FADNA OO KA JAAHIL BIXISAY

  Рет қаралды 184,244

AJ & Fadna

AJ & Fadna

2 жыл бұрын

kzbin.info?sub...
Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
/ @ajfadnafamilyvlogs8664
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: / fadna_1
Snapchat: Add me / fadna11
joinhoney.com/ref/sm2xs7k
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
Contact: aj.fadna@gmail.com

Пікірлер: 899
@AJFADNA
@AJFADNA 2 жыл бұрын
Qisoyiin xiiso leh kzbin.info/aero/PL6He0ywBMq_l1C07T24oP1JNhNtWy06TU kzbin.info/www/bejne/fnPSmqGZnKaYoZY kzbin.info/www/bejne/oHndiI2AqbiBqJY kzbin.info/www/bejne/oHndiI2AqbiBqJY SHAFIA FAMILY | DILKII XAASKI KOWAAD IYO SADEX GABDHOON AY XAASKA LABAAD DHASHAY kzbin.info/www/bejne/hmqxYmeAZ72ipLM kzbin.info/www/bejne/mWSziK1oZtlkl6s JAMEL XASASKIISA INTUU DILO AYUU LACAG $$ KU GUULAYSAN JIRAY...KADIBNA 30 SANO XABSI LAGU XUKUMAY kzbin.info/www/bejne/lXmnpn-FpZWfoM0
@hanaantamaam1637
@hanaantamaam1637 2 жыл бұрын
Aqliga illhy ayaaa dadka siiye yes dadka isku mid ma ahan aduun hormaray oo waxan jognaa wax kaste la hagsan karo
@yehhjaduhaijinnka1900
@yehhjaduhaijinnka1900 2 жыл бұрын
Abaayo caalamka waa la hurmaray wax bdn ayaa jira sida kaniini oo lais ticmaalo asagana awid guur masoo marin abaayo waad fahami kartaa adigaba wax garad ayaa thy 🧕
@calicabdi5701
@calicabdi5701 2 жыл бұрын
Kamaal hal arin ayuu kuqaldanaay oo kaliya waxay ahayd oo kaliya in gabadha waalidkeed in uu laxariiro si ay iskugu duceeyaan laakin daf dalaq wax jiro ma ahan hadda kahor ayaa wiil gabar guursaday kabacdi ayaa waxaa la ogaaday in gabadha aabe iyo hooyaba lahayn oo watada lagasooqaaday saasna cid kale kusoogorsadeen kabacdi aabaha wiilka guursaday dhalay ayaa xanaaqay kuna yiri wiilkiisa hadda fur gabadha si uu ubadbaado mustaqbalkaaga danbo (micnaha waxaa ulajeedaa caruur haday dhasho gabadha caruurtaas abootadood adeerkood abtiyaashood waxaas dhan way rabaan lamana garanaayo waalidka waa muhiim marka muhiimada waa in lafeejignaada)arinka waalidkana waa muhiim in la eego markasto
@najahomar2597
@najahomar2597 2 жыл бұрын
Haa aniga caruur badan ayaan dhalay ilaa sheego ilaa gaalada uma moodaan hadii aan qaarkod isla socono walaalaha miyaa ayay dhahaan marka dadku isku mid mahA
@wizo4683
@wizo4683 2 жыл бұрын
Fadnaay qaar aan waxba dhalin lana guursan ayaa yeesha stretchka marka yaanay raggu khalad fahmin gabadh walbo waxa leh e ka jaahil bixi .
@Qaylo
@Qaylo 2 жыл бұрын
Waaba arinta aaN Ku wareersanayn inteena iskaabulada 🤣🤣 mhdsanid #marwo_Fadna❤🙏
@idman1634
@idman1634 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 2 жыл бұрын
Haaheey waa say sheegtay ani gabadh aqaano sadex dhshay siduu jidhkeeda u qrx badanyhy inay wx dhashay lama modo markey dadka u shegto intaan ogeen way yaabaan mashallah ❤👏
@nuraadan5840
@nuraadan5840 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@farhiyamohamudmohammed8127
@farhiyamohamudmohammed8127 2 жыл бұрын
🤣🤣
@nabiila_mohamud
@nabiila_mohamud 2 жыл бұрын
Waxba ha wareerin aboowe qof wax so dhashay hdi ey ku tiraahdo gabar ayan ahay ma fahmi krtid ila aad qolka kala tagto kamaalna waxa macqul ah inu dareemay lkn choice kiisa ey eheed kuna qaatay side thy mrka somali ma waxey raben inu dhaho marka guri galnay kadib ayan ogaday iyo sheeko kle wr dadkan lama qancin kro😏😏
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 жыл бұрын
Soo laabasho wacan wlaashay 😍😍😍😍😍
@AJFADNA
@AJFADNA 2 жыл бұрын
Thank you walal
@zaraisse321
@zaraisse321 2 жыл бұрын
She might be wrong for doing this to her kids but there is always a reason for everything and I am never understand community will never understand why she did what she did please let’s pray for the sister and leave her alone as much as we can my prayers go out to the children Walahi 🙏🏾🙏🏾
@aishamohamedhassanhassan3847
@aishamohamedhassanhassan3847 2 жыл бұрын
Wllhi I have seen a woman who did the same thing hani did but her reason was because she fell in love with this guy and he didn't want I woman with children that is why she said she never had kids and introduced her daughter to him like she was her sister,I am not saying this is the reason hani did this but it could be 🤷 aduun madaxa kusocdo ayaan jognaa abayo shartisa Ilahay hanaga hayo
@thestylez5507
@thestylez5507 2 жыл бұрын
Understand won’t do nothing cuz at the end of the day what she did is beyond imaginable
@abdimainmahamud4753
@abdimainmahamud4753 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH gabar wanaagsan oo caqlibadan / si fiican ayaad U sharaxday waana aqaan hooyooyinka isku mid ma aha
@Africa569
@Africa569 2 жыл бұрын
Masha allah you are amazing you explained wisely. Thanks sister.
@nasrineabdu7564
@nasrineabdu7564 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ku xafido adiga iyo familkaga huuno. Cafimad ku nololada. We love you
@Alhamdullilaah1
@Alhamdullilaah1 2 жыл бұрын
Gabar jaamiciyad ah maasha allaah tabarakalah ❤
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 2 жыл бұрын
Maasha allaah gabar caqli badan baa tahay aniga 5 ayaan dhalay xatee gaaladaa iga diida inaan intaa dhalay maasha allaah
@Xoia_Aisha
@Xoia_Aisha 2 жыл бұрын
Masha Allah mida kale jirka is badalaaya kuma xirna inaad wax dhasho iyo in kale intee jirta gabar ah oo stretch marks leh cayil dartiis oo xitaa naasaha jilcaan marka gabadhii iska shaqeeyso waxna lagama dareemayo jirkeeda
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Very true wllo You explained well Thank you sis❤️🌹
@samiraqasim6767
@samiraqasim6767 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله ربي يسعدك ويحفظك جزك الله خير صح كلامك يا اختي 👍😍😘😍😘❤️❤️❤️❤️
@reyaj1554
@reyaj1554 2 жыл бұрын
You spoke the truth sister. If a man has been around he will know for sure and many of them was asking him that question on KZbin. Got me mad I will tell ya. Without operation, a "kegel" alone could get it really tight. As for the breast, some mothers can't/won't breastfeed kids by choice or simply can't. Also even if you breastfeed your kids it doesn't mean that your chest change dramatically. As well genes has lot to do with body changing. I got friends that are skinny and their body haven't change much. Thanks for making this video it will educated some.
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 2 жыл бұрын
Kamaal is a good hearted, polite and well mannered guy.
@amaladan5579
@amaladan5579 2 жыл бұрын
Please he knew what he was doing she said herself she told him yesterda he just wanted to came Sweden like many young men like him she was free ride
@mohanouh1523
@mohanouh1523 2 жыл бұрын
@@amaladan5579 hhhhh free ride 😄😄😄 that one got me
@abdallaomar4330
@abdallaomar4330 2 жыл бұрын
I'm a doctor, I agree with u that kegel exercise does a major role!
@arawelo9504
@arawelo9504 2 жыл бұрын
Waaa run wiilkan wiildhawrson inu yaha lagayaba 👍👍
@naimay4570
@naimay4570 2 жыл бұрын
Ma sha Allah ❤ welcome back Fadna 🤗
@maaabaa3057
@maaabaa3057 2 жыл бұрын
Dirisle jawabtisa wuhysta MnshallaH PaYo And you today is my first time to see you I like it the you talk intelligence grl
@halimaisse6884
@halimaisse6884 2 жыл бұрын
Asc kamaal wuxu cadeyey in uu aha wiil wanaagsan oo saqakaznimo iyo qudhun soo marin inta aad sheegtayna waa mid xaqiiqa
@Tuuneey7011
@Tuuneey7011 2 жыл бұрын
Yes you are right sis alhamdullilah I have 6 kids 3 cesarian and 3 normal delivery I don't have straight marks on my body alhamdullilah also the cesarian I had one place 3 times it heals quickly no one notice I had c section after two years alhamdullilah Maashaa allah and I don't look like I had all my kids and my age as well please and please kindly say maashaa allah as a Muslim sisters and brothers fadna you are right 💯
@nurae2280
@nurae2280 2 жыл бұрын
Maasha Allah sis Fadna good to see u again 😍
@ubahlifestyle4396
@ubahlifestyle4396 2 жыл бұрын
Saxiix wallahi dadku isku wada jir maaha hablo ayagoon caruur dhalin dil dilac yeshay ayaa hada la arkay
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Barauszahlung hayska yareeyaan Iyo jiifka faraha badan, Waayo hadaad jiif iyo cun u dhaxayso meelkastaa ku fidaysa Taasbaana keenaysa dildillaaca. Shaqada gurigaa inoo Sport ah. Dhaqdhaqaaqa hala badiyo.
@Tebisshow
@Tebisshow 2 жыл бұрын
Waa kuwa cuna big power ka
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Bariis ban kawaday qoralkayga bilaw giisa
@bintuhassan927
@bintuhassan927 2 жыл бұрын
Fatna abaayo ciyaalka see kuu yihiin aad baan kugu xiisanay wadajirkiina allah idinka dhigo kuwii saaas iskula jira aduun iyo aakhiro
@asliaj1937
@asliaj1937 2 жыл бұрын
ManshAllah wlloh Qaali welcome back 🥰
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 2 жыл бұрын
Masha Allah waa runtaa sister illahay ha ku barakeeyo caruurtada iyo odaygagaba si fican ayaad u sharax day
@AJFADNA
@AJFADNA 2 жыл бұрын
Amiin Mahadsanid walal
@abdihassan4785
@abdihassan4785 2 жыл бұрын
Sifiican ayaad nooga jaahil bixisay thanks sister.waa waxa aan is waydiinaayay.
@Hodaneey
@Hodaneey 2 жыл бұрын
Masha Allah Allahuma Barak walal qali si wanaagsan Bad u sheegtay 😍😍
@hornafrica9497
@hornafrica9497 2 жыл бұрын
Mansha alaah walashey qaaliga ilaah ha ku xifdiyo
@Yana-tu3el
@Yana-tu3el 2 жыл бұрын
Maanshala xabibti ♥️ runtaa Ka hadashey waa vedio education ah Jazakalah Allah kheyran ♥️♥️♥️
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 жыл бұрын
Gabar fiican baad tahay qoskaga allaha dhowro
@hudaahmed7523
@hudaahmed7523 2 жыл бұрын
Welcome back fana quruxay wllo 🥰
@cryptocarrency
@cryptocarrency 2 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾 family gan waan jeclahay Wlhi
@muminochanel5191
@muminochanel5191 2 жыл бұрын
Manshallah fatna you are shining 😍😘🥰🥰😘😘😍💕❤️🥰🥰❤️💕💕😘🥰❤️❤️❤️
@bileali8846
@bileali8846 2 жыл бұрын
Welcome back abayo qali ❤🙏
@samiyafarah2782
@samiyafarah2782 2 жыл бұрын
Welcome back Quen🥰
@penbook5176
@penbook5176 2 жыл бұрын
Masha Allah fadna ilaahay cafimaadka ha kuu siyaadiyo khayr iyo meel wacan kuu rajaynayaa 😍
@mumtazabdi5261
@mumtazabdi5261 2 жыл бұрын
Fadna keep going sis❤️
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 2 жыл бұрын
MashaAllah fadna
@iskufilandumar1434
@iskufilandumar1434 2 жыл бұрын
Mashallah abayo qurxu Allah kuu xafido ♥️
@unique45016
@unique45016 2 жыл бұрын
MaaSHAALLAH beautiful explanation 🤩 I hope they will understand not all women are the same
@xafsasaid_00
@xafsasaid_00 2 жыл бұрын
Asc fadna maasha alaah maanta waad qurux badan tahay
@zuzuofficiall4759
@zuzuofficiall4759 2 жыл бұрын
KZbin so boqo wlkyow am wlshy ba
@bingewatch8029
@bingewatch8029 2 жыл бұрын
Asc fatna masha'allaah si fiican aad isharxday thanks xabbti
@ugbaad48
@ugbaad48 2 жыл бұрын
Masha Allaah ♥️wad nuureysaa wllo
@hawoadan3577
@hawoadan3577 2 жыл бұрын
MashaAllah good advice faduma
@qureshfarah865
@qureshfarah865 2 жыл бұрын
Welcome back my queen 👸🏻 sister
@hanimaxamed3886
@hanimaxamed3886 2 жыл бұрын
Dirisle waa geesi waa run wllhi qosool 😘🥰🤲💪
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 2 жыл бұрын
Welcome back Queen Good to see you ❤️❤️🥰🍿✌️🙏
@shushi7846
@shushi7846 2 жыл бұрын
MaashaAllaah Afka allaah kaama gooyo😂🤣👍
@xamdadhamac1233
@xamdadhamac1233 2 жыл бұрын
Masha Allah wallshy caqliga haku daayo ❤
@Ayuubb1668
@Ayuubb1668 2 жыл бұрын
Allah bless you sister u and your family
@rukiahussein8710
@rukiahussein8710 2 жыл бұрын
Abaayo walahi markaan ku arko waan iska farxaa mansha allah ilahay ha ku barakeeyo
@AJFADNA
@AJFADNA 2 жыл бұрын
mahadsanid walal amiin adna ilaha haku sharfo
@user-vu7zl3ts5v
@user-vu7zl3ts5v 2 жыл бұрын
الله يسعدك ويحفظك وخليك اهلك عسل ماشاءالله
@MD-dq5kl
@MD-dq5kl 2 жыл бұрын
Well done sister 👏 thanks for doing this 👏 your are smart girl now idiris will know a lot after he wach this video 📹 😀
@bosstime8971
@bosstime8971 2 жыл бұрын
War dadku xan iyo War jecelaa intee qisooyin iyo sheekoyin lasoodhigayay maaysan daawan jirin lkn maanta marki ladhaho qofaa loo jawaaba weey iskugu soo aruurayaa somaali maxamad lkn Ani horaan ujoogay meesha oo qisooyinka oodhan waan lasocda dadka ay xantu keentay maahi team Aj &fadna
@Imraan53
@Imraan53 2 жыл бұрын
Same
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 2 жыл бұрын
Gabar aqli badan.m.a fadma qurux❤❤🥰🙏
@fathiali1536
@fathiali1536 2 жыл бұрын
Video faaido badan leh keep going ❤️
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 2 жыл бұрын
Thank you for educating our brother and all of those others out there.
@najmaabdalla3415
@najmaabdalla3415 2 жыл бұрын
Accurate !👏👏
@sadiyaali1607
@sadiyaali1607 2 жыл бұрын
Mashallah jazakallah khayr wle waa runtah keep going
@adanomar5035
@adanomar5035 2 жыл бұрын
Masha allh merci 🙏
@ummosaara580
@ummosaara580 2 жыл бұрын
Maasha allah wll si wacan baad uga hadashY
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 жыл бұрын
Absolutely masha allah abyo
@aishaomr6351
@aishaomr6351 2 жыл бұрын
welcome back Favorite person 🙏❤👸
@cookwithkhadraqaali
@cookwithkhadraqaali 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo welcome back
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
Maasha Allah Wall Aan U Duceyno Gabadha Dhibaataa Jirta Asxaabey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir
@allishamaxamuud4684
@allishamaxamuud4684 2 жыл бұрын
Anigaa qiso kuu haayo intaa kaala soo xariiraa
@AaranMediaGroup
@AaranMediaGroup 2 жыл бұрын
Masha allaah walashey aad ayaad umahadsantahay🙏🙏🙏
@rodajibril7168
@rodajibril7168 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarika Allah. FADUMO CAQLI BADANAA
@Jamalosman665
@Jamalosman665 2 жыл бұрын
Wcs family mashaAllah guul iyo barwaaqo hore usocodah inshallah 👍👍👍👍👍👍👍👍
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah my lovely sister welcome back
@sumayaabdihassan4929
@sumayaabdihassan4929 2 жыл бұрын
Masha allh allah haku siyadiyo cfmdka mcny💛💛💛
@zamzamahmed3997
@zamzamahmed3997 2 жыл бұрын
Masha Allah tawaraka Allah sister I agree with you👌❤
@ifrahmohamud4895
@ifrahmohamud4895 2 жыл бұрын
Walal wey iska cadahay kamaal wey qiyaantay xataa aniga kamaal oo wali dhaaran ayan fahansanaa inla siray
@assoumaahmed7168
@assoumaahmed7168 2 жыл бұрын
Good morning ! and yes you are right sister because I am the proof because I am a mother of two children and I had my first son at the age of 19year in short, I never closed my belly after childbirth because it's not possible since I'm having a caesarean but yet I never had scratches or my body changed. I have the same height and weight q than the day I got married when I've been married for 8 years. I'm 25 now but I have the body and face you are right sister because I am the proof because I am a mother of two children and I had my first son at the age of 19year in short, I never closed my belly after childbirth because it's not possibly married and for the caesarean, you can't see my scar... Otherwise for more information I've never needed to do sports and Yet neither my body nor my face have changed since I weigh 46 kilos, in short, the same weight as when I was young.
@mohabergn8219
@mohabergn8219 2 жыл бұрын
Mashaa Allah walalo very true 👍
@abdizakiklt
@abdizakiklt 2 жыл бұрын
Cafimad Buxa Ku Rajeynaya Insha Allah Wlshy
@sahram335
@sahram335 2 жыл бұрын
Fadna abaayo waad nuuraysa masha Allah bal nalawadaag waxa isticmaashay
@rahamasalah786
@rahamasalah786 2 жыл бұрын
Masha aallh guull😍😍😍😍
@iqraabdi3180
@iqraabdi3180 2 жыл бұрын
MashaaAllah fadna May Allah give you shifaa and bless your family ameen. Finally someone said it and you are 100 percent right there are so many innocent boys out there who have no knowledge about such things. Thanks for spelling it out
@mjkitchen-cookingwithhooyo8625
@mjkitchen-cookingwithhooyo8625 2 жыл бұрын
Aaamiin Faadna caafimaad iyo barwaaqo aan kuu rejney naa adna inoo Soo ducee. Waa masiibo iyo ceeb cusub ee na soo wajahday,Soomaalida qurbaha dhibki suu u socde ciyaal kaaga inkir iyo nin labaad guurso waa dhib walaahi !!!
@zainsharaf7887
@zainsharaf7887 2 жыл бұрын
M.a positive idea keep going sister
@SuhuuSuhu
@SuhuuSuhu 2 жыл бұрын
Waanu ku xiisanay my sister 🤩😘
@forzaacmilan36
@forzaacmilan36 2 жыл бұрын
Fadumo maasha allah ilaahey caafimad ha ku siiyo waxaad tahey qof qalbi fiican oo daacad ah👍👍👍👍
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 2 жыл бұрын
Maasha allaha habo.
@halimasadiaabdisalama6335
@halimasadiaabdisalama6335 2 жыл бұрын
Allha ku caafiyo xabiibtii bi idnilaah 🤲🏻🤲🏻🥰
@mydreamchannel3318
@mydreamchannel3318 2 жыл бұрын
Masha Allah fadna qurux well said ❤️
@sucdihalane5607
@sucdihalane5607 2 жыл бұрын
Masha Allah walaashay 👍👍👍👍💯♥️♥️♥️♥️💋
@rolaothman7700
@rolaothman7700 2 жыл бұрын
Absolutely right 💯
@najma8198
@najma8198 2 жыл бұрын
Waa runti idirisle👌👌👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@foosmohamed1078
@foosmohamed1078 2 жыл бұрын
Thanks 🙏 fadna I like the way you told. Truth And you are very smart girl Nimankaan social media oo iska hadlaayo i si fiican ha u dhageystaan
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 2 жыл бұрын
Mansha Allah keep going macanto
@rahmoadan9723
@rahmoadan9723 2 жыл бұрын
Masha Allah ♥
@nazrazead
@nazrazead 2 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you
@deeqoabdi8019
@deeqoabdi8019 2 жыл бұрын
Mashallaha sis
@marlaaragchannel7297
@marlaaragchannel7297 2 жыл бұрын
We miss you qali dumar welcome back 🙏🥰😍
@-KaylaCrownOfRaurels-
@-KaylaCrownOfRaurels- 2 жыл бұрын
The whole situation looks suspicious 😒 I really don’t know what to believe subhanallah both side this guy Kamal his side of story doesn’t add up also the girl side is mind blowing now a days social media is going whole another level of corruption it’s all about money الله المستعان اللهم ردنا اليك ردا جميلا 🤲🏽
@zamoo3479
@zamoo3479 2 жыл бұрын
Welcome back sisteryyy🥺😩💞
@Naaladun
@Naaladun 2 жыл бұрын
Mashaallah sis
@hinda1515
@hinda1515 2 жыл бұрын
Mansha allaah 👍💯💯
@linaabdoulkarim8206
@linaabdoulkarim8206 2 жыл бұрын
Wa runta jizakalah masha alaha
@BulaalMediaEnt
@BulaalMediaEnt 2 жыл бұрын
Ilahi ku siyadiyo abayo manshalaha
@sahrawadhowr4570
@sahrawadhowr4570 2 жыл бұрын
Allah ku xafido 💓💓 fadna
@caligaiidchannel1254
@caligaiidchannel1254 2 жыл бұрын
Adna wlhi ad ban u jeclahy barnamijkeda mansha allah wllo
@umuraage8617
@umuraage8617 2 жыл бұрын
Masha allah nuur calaa nuur waa alle mahadii hadaad caafimaad qabto and soo noqod wanaagsan wllaashey.
@ayaanmusse1686
@ayaanmusse1686 2 жыл бұрын
Caqliga alle haku barakeeyo fadna
@qadrasaid7974
@qadrasaid7974 2 жыл бұрын
Fadna waa runta in dumarka qaar jirkodu is badalin aniga waxan dhalay 13 caruura sagaal baa hada nool oo joogta wiilkayga curad waa 24 jir reer buu leyahay oo gabar baa u joogta dadka markaan dhoho wiilashan waa weyn anaa dhalay beenta naga bay idhahaan afar kabadan maadan dhaline marka waa nimco alla bixiyo alhamdulilah
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 60 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
00:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 7 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,5 МЛН
Waxaan doonaya inaan qayliyo😫😫😫
3:08
AJ & Fadna
Рет қаралды 12 М.
Skincare aan mar mar isticmaalo
7:06
AJ & Fadna
Рет қаралды 10 М.
New Short Film "Istanbul" Director by Pracitamool
29:16
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
100 Nin Oo Badlihi Ma Bakhtido « SHALCAW «
17:01
Maaweell
Рет қаралды 161 М.
Жизнь КОМАРА (смешное видео, юмор, приколы, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 7 МЛН
Пугает людей игрушкой аллигатора в воде
0:14
Короче, новости
Рет қаралды 2,6 МЛН
1 or 2?🐄
0:12
Kan Andrey
Рет қаралды 22 МЛН
5 маусым соңғы эфир!
2:27:39
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 212 М.
Её Страх Вполне Обоснован 😂
0:17
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,8 МЛН