Fadumo axmed dimbiil

  Рет қаралды 689

amareh adaweh

amareh adaweh

Күн бұрын

Nuur daacalow

Пікірлер: 4
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Anaa duday markii uu Sama ila dul joogee Doqoniimadaydiyo Dumarnimo iqaado Iskadaa danteydiyo Horaan nabad u diidee Ma dayn karo aduunyadan Intaan dib ugo nooloo Deymo aragtidiisay Indhuhu doogsadaan Deegaanta roobkiyo Ubaxoo dilaacow Nuur daalacoow Dabeyl caafimaadow markale Dib makuu arkaayaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Nafsi waa dabayliyo Duufaan dhacaaye Shaley Kii an diidaan Maanta doonayaaye Waxaan daawanayaa Dayaxiyo cadceedee Ma dayn karo aduunyadan Intaan dib ugo nooloo Deymo aragtidiisay Indhuhu doogsadaan Deegaanta roobkiyo Ubaxoo dilaacow Nuur daalacoow Dabeyl caafimaadow markale Dib makuu arkaayaa 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖 Doobtii jaceylkaa Haatan igu dilaacdoo Wax dabnaha la saariyo Cunta doonimaayo Dabiibkii naftaydiyo Dawadayda weeyee Ma dayn karo aduunyadan Intaan dib ugo nooloo Deymo aragtidiisay Indhuhu doogsadaan Deegaanta roobkiyo Ubaxoo dilaacow Nuur daalacoow Dabeyl caafimaadow markale Dib makuu arkaayaa
@abdirahiimmohamed4078
@abdirahiimmohamed4078 4 жыл бұрын
Thanks walal soo badi heesaha qarama qoraalkagan jeclahay waa sax walal plz so badi
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
@@abdirahiimmohamed4078 mahadsanid wll inshallah waan soo badinayaa
@yassirmuhumed4306
@yassirmuhumed4306 3 жыл бұрын
Waxaan xasuustaa fadumo axmed 2003 jarmalka xafladii iigu horaysay xaflad ayay tumaysay iyada iyada iyo qomaal oo isqaba
Taariikhda Faadumo Axmed Dhimbiil, By Cumar Seerbiya
33:08
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 160 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 539 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 50 МЛН
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 32 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 9 МЛН
Heestii:~ Yaa u kala warama
5:40
Hal Abuur channel
Рет қаралды 3,4 М.
🇩🇯 La Force Navale de Djibouti 🇩🇯
2:36
Djibouti Pays des Braves
Рет қаралды 22 М.
WAAR Dag Dag AH September 16, 2024
11:45
Sharma Media
Рет қаралды 323
FATOUMA AHMED SONG DJIBOUTI CONCERT 1991
4:32
mousta volcan
Рет қаралды 406 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Neima Djama Miguil - Habeen ba ku galay
3:55
Sahan tv
Рет қаралды 1,8 МЛН
Faadumo Axmed  Dhimbil Ahun | Miyaa Shalay Lasoo Celin
6:15
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 16 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 50 МЛН