FAHAD YAASIIN OO FARIIN QIIRA LEH U SOO DIRAY MW XASAN SHIIKH (3498)

  Рет қаралды 41,502

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 9 ай бұрын
VIVA Fahad Yasin 👍🙏🏼🙏🏼🇸🇴🇸🇴 💯
@nuuraabdi8090
@nuuraabdi8090 9 ай бұрын
Xasan Allaha naga hor wareejiyo
@casalasal6466
@casalasal6466 9 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allaah Allaha naga horwareejiyo badal kheyr lehna allaha noogu badalo
@issakmahad2676
@issakmahad2676 8 ай бұрын
Ali yare ma asaga gari kara Fahad Yasin, xafi- dahullaah, waddani caqli badan, guleyso Fahad, insha'allah.
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 9 ай бұрын
Xasan sheekh iyo intii lashaqaysata ilaahay sharkooda ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi, guuul Guuul somaalida dacadaa.aamiin aamiin yaarabi
@mahmoodahmed9229
@mahmoodahmed9229 9 ай бұрын
Sharmuutadii tuugsan jirtay sharteeda alle ha na mootiyo
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 9 ай бұрын
Waxaa culus oo meesaan lah Aallaah ha xafedaa Fahadyaseen waan nen iqoon iyo iqle lah gaajana ma qabo oo waa nen eemaan lah Xafedullaah ❤❤❤❤❤❤❤
@CaliAbdi-km2xd
@CaliAbdi-km2xd 9 ай бұрын
Fadyasiin guul
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 9 ай бұрын
🇸🇴 ILAHAYOW n'a amaanso 🤲 ILAHAYOW n'a dhaafi xasan iyo kooxdiisa 😭💔 Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲
@husseinismail2420
@husseinismail2420 9 ай бұрын
waan jeclahay fahad yaasiin guuleyso
@fatimabdullahi3310
@fatimabdullahi3310 9 ай бұрын
Viva farmaajo viva fahad Yasin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 9 ай бұрын
Maashaa'allaah ilaahay ha ku xifdiyo garaad xasan weli
@fatimabdullahi3310
@fatimabdullahi3310 9 ай бұрын
Waa Runtas❤❤❤❤❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 9 ай бұрын
Ilaahey waxan kabaryaa Xasan munaafaq iyo xamsa marxuum xaqdarada uu cunaa yo kansar aalaha uga dhigo oo dhuunta iyo caloosha kaga sha ,si kuwa kale ugu quustan Allah no badbadiiyo Somaliya AAMIN YAARABI.🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@HareedAdan
@HareedAdan 9 ай бұрын
Fahad yaasiin ma asga gaarikara. Guul Fahad.
@sakariyecumarismail9027
@sakariyecumarismail9027 9 ай бұрын
Inaad isbarbar dhigtaaba qalad kugu ah lakiin viva fahad yaasiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 9 ай бұрын
Reer aakhiraad maxkamadda rabbi ayeeu horjòogaan Xasanna taas ayaa xukumaysa dulmigiisa
@farhiyoabdisharif2258
@farhiyoabdisharif2258 9 ай бұрын
FAHAD YASIIN WAA SIRDON SOMALIYED O GEESI AH THANKS NEXT PRESENT OF SOMALIA 🎁🎁🎁☪️🕋✍️✍️✍️💯💯🙌🏻🙌🏻😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎁🎁🎁 HADAN AN HELAYNIN FORMAJO 😭🤲🇸🇴🇸🇴🎁😍😍😍🙌🏻🙌🏻♥️♥️
@casalasal6466
@casalasal6466 9 ай бұрын
ASC WLLE MAASHA ALLAAH AMIIR FAHADYASIN XAJI DAHIR MY HERO XAFIDAHULAH CAQLIGA GARASHADA IYO AQONTA ALLAHA U BARAKEEYO CIMRI DHEER IYO CAAFIMAD ALLAHA SIIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@maxamadshiikh8384
@maxamadshiikh8384 9 ай бұрын
War weeyn buu ku hadlay fahad Yaasiin haddii warkaa laqaadanaya Fahad maanta ayuu runta sheegay❤
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 9 ай бұрын
ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Aadam Iyo Bahda SMC Runtii Waa Barnaamij Aad Qiiro Iyo Xanuun Badan, warka Jira Run Ka Sheeg, ( Maah Maah Soomaaliyeed ) Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer 🇸🇴🇸🇴
@hasanbassey334
@hasanbassey334 8 ай бұрын
5:54
@halawi9252
@halawi9252 9 ай бұрын
FAHAD YAASIIN GUUL IYO XIBIGA NABAD IYO NOLAL.FARMAJO ,INASHA ALLAH GUUL.
@saidabdi136
@saidabdi136 9 ай бұрын
Fahad Yaasiin caadi maahan Alle ha deystee.
@zainabsulman3881
@zainabsulman3881 9 ай бұрын
Soomaalidu waxay dhahdaa fandhicil ma xaaraan baa mise waa xalaal! Markaa Ey lag site inaad xurmadle Fahadyaasiin Xaajidaahir ku jimaysid baaba xaaraan ah👍💪
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 9 ай бұрын
Fahad yassin waa dadka farakutiriska ah somalie ubahantahay dawled hogaminkara gormada usoqoro yassin oqon baa hadleysa wana sifooyika laago yacano qofka cilmigaleh marka jamahirto mesha mareso muhu damar moryana shegàaya ali yare mata bosdadi heshey oo waa hassan dhiqo moryanba moryankisa latula qadaraska xabala ah laqodayo horey ugar siyasiyenta hawiye 50 sano dabe kuwa umadona fahad gadhimayan wahan ah rer sitti fahad viva
@ismahaan12
@ismahaan12 9 ай бұрын
Waxba Culis oo miisaan&Mugbaleh Murtida Runtaa ah Xanbaarsan Fahad Yaasiin,Kankale Waa Laba wejiile calooshiisa la ciyaar ah,Maba xishoonaayo shalay dadkuu kabaha usidey Buu afkiisa Ku cunayaa Sax maahan dhaqankani Lamana qaadan Karo Waxan Ku fhihi lahaa Lacag Waa lahelaa balse Sharaf lama helo Yaa Beri Aaminaaya Cali yare cali
@anisaidleh619
@anisaidleh619 9 ай бұрын
Asc Adan cali yare cali waa Demeer Ciyayay oo damer male.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 9 ай бұрын
Fahad Yasiiin , Waa runtiis, Waaloo dhameeyey Xasan dhiiqo, haduu waxfahmaayo👈🤔
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 9 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 9 ай бұрын
Kudar Macallin Lugeeya ama Adam Ingiriis Haa Heey❤️👏
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 9 ай бұрын
Cali yare warkiisu wax nuxur ah malahan waa qof dhadhamo raac ah
@abdiali4991
@abdiali4991 9 ай бұрын
Fahad is another level
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 9 ай бұрын
Ajakis ilaahay ha u naxariisto
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s 9 ай бұрын
😢 Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲
@AbdimananmahmoudRashid
@AbdimananmahmoudRashid 9 ай бұрын
Fahad yaasiin waaruntiis guul
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 9 ай бұрын
USTAAD/WADANI FAHAD YAASIIN vs JAAHIL/MABDA'LAAWE ALI YARE ALI.
@aliabdalla8647
@aliabdalla8647 9 ай бұрын
Wano aburiis ay ka Herseya xasan munfaqa alle ma yaqan ee hunguri ayu yaqan
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 9 ай бұрын
Aliyare Ali Waa Caado Qaate, Qurmoon👈
@abdimuxumed954
@abdimuxumed954 9 ай бұрын
Tan fahad yaasiin ayaa miisaan iyo macnaba leh tan cali yare wa fadlan kushubo
@MursalJaamac-z5g
@MursalJaamac-z5g 9 ай бұрын
Cadaalada haka tegin, Villa Somalia ka taliya ha dhih9n ee madaxweynaha Jamhuurida federalka ah ee Soomaaliya dheh. Ama mucaarad noqo Ama muxaafad. Xaliye from Garoowe.
@abdisiratabdille2685
@abdisiratabdille2685 9 ай бұрын
Amin
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 9 ай бұрын
Adenow iyo fahadow damiirka islamnimada sheegayso mayaqaanbalse aqoontisuwaa d'il dhacday 'boob hantida umada iyo ka ganacsiga dhiga ciidamadii qaranka iyo shacbiga soomaaliyeed
@halimaahmed9602
@halimaahmed9602 9 ай бұрын
Viva fahad Yaasiin
@SaedCade
@SaedCade 9 ай бұрын
Aliy yare ali,waa nin baahan oo balag loo tuuray, hadalkiisu wax xikmad ah malaha in lagu mashquulona maba mudna.
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 9 ай бұрын
Habargidir awalba afka kama hadashee dhuunta aykahadashaa marka caliyare laguyaabimaayo mataataciisa dhuuninimo nabad iyo nolol iyo fahad yaasiin ubaahna nindhuuni ah alaanaga wadey alxamdulilaah
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 9 ай бұрын
Qormada FAHAD YAASIIN AYAA KA miisaan iyo saameeyn badan mida Cali JIKO ku jire waayo waa bilaa xikmad
@KhaalidQali
@KhaalidQali 9 ай бұрын
Tuugada burburisay dalka warkoda wamaqala cali yare ilaah ceeb loomadhinto
@alimohamud4740
@alimohamud4740 9 ай бұрын
Tan Fahad ayaa fiican
@muuminabduqaadir1739
@muuminabduqaadir1739 9 ай бұрын
Viva fahad yasiin viva
@engcabdulaahi574
@engcabdulaahi574 9 ай бұрын
fahahat yasin wa nin jira cali yare wafatlan ku shubo
@jamalahmadbadani3890
@jamalahmadbadani3890 9 ай бұрын
asc caliyàre damiir lacaged
@fatimabdullahi3310
@fatimabdullahi3310 9 ай бұрын
Viva N&N
@fahiimaabshir5792
@fahiimaabshir5792 9 ай бұрын
Fahad Yaasiin baa Musa qormada wanaagsan
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 9 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@OmarGuure-ep1xl
@OmarGuure-ep1xl 9 ай бұрын
Caliyare caadifad hawiye ayuu kahadlayaa markaa waan Barney wajigaa dhabta ah Naga yaasiin macalin .
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 9 ай бұрын
2:40 Murran kuma jireen taa. Cawaanta Garaadka yar inuu banaanka keeni laha. War Xasan waa Kufaar Kufaar Dhaafay. DIIN ba ma qabato. EEBAA DULEEYAY. MAQAL IYO MUUQAALBA.
@FaraxMaxamud143
@FaraxMaxamud143 9 ай бұрын
illaaaahay qof kacabsanwaayay bini aadan warkiis waxba kuqaadan maayo
@cabdicisman4744
@cabdicisman4744 9 ай бұрын
Cali yaree csli warakasaawaatuusaeelasoo
@abdimuxumed954
@abdimuxumed954 9 ай бұрын
Cali yare cali haduusan damiir laawe xun uusan ahayn suaasha xasan baahabe ku socota muusan kasoo jawaabeen In Shilima ah ayuu daydayayaa
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 9 ай бұрын
asc waxaa miisaan culus leh qoraalka fahad yacin. qoraal ali wax macna ma samayno waa qoraal uu ku durayo fahad lkn ali yare hore ayaa loo ogaaday waxa uu yahay.
@jamalahmadbadani3890
@jamalahmadbadani3890 9 ай бұрын
asc walee waa u dhameyay bas hadii wax damiir ah kudan beeyo.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 9 ай бұрын
ALAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaashoCiise-r1j
@CaashoCiise-r1j 9 ай бұрын
Aad iyo aad fahad baakuleh
@MahdiSupportsParty
@MahdiSupportsParty 9 ай бұрын
Tan Fahad
@MahdiMohamed-o3x
@MahdiMohamed-o3x 9 ай бұрын
Fahad damiirkisaa nool dhalinyarada mustaqbalkooda lagu ciyaarayna tusaale buu u noqon lahaa haduu awood hugaanimo helo
@Sahraomar-ln4hg
@Sahraomar-ln4hg 9 ай бұрын
dad qabyaalad iyo hunguri filootau
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 9 ай бұрын
Yes, isagaaba dilay, laakiin adiga maxaa kaa galay. Fahad & farmaajo ayaa dilay waana xaqiiqo lagamana noqonaayo. Kolley waxaan rabnaa in la soo saaro.
@aminamohamed1570
@aminamohamed1570 9 ай бұрын
Macalinka plz waydii Sh Ali wajiis iyo Sh cabdulxay gubraha la faagayo ma banaantahay mise waa xaraan
@bshir1001
@bshir1001 9 ай бұрын
In aad isbarbar dhikto callooshii kawarqabe aan utureyn dalka iyodadka xaraashka reer damujadiid kuhaayaaa dalka
@sahalorhaye5407
@sahalorhaye5407 9 ай бұрын
F guuleyso
@abdiali4991
@abdiali4991 9 ай бұрын
Iska daya quburaha waa haalka loo noqonayo qof walba uu dimanaya madaxwene allah kaa baaq subxanallah
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 9 ай бұрын
TALO ILAAHAY BAA KU KU FILAN
@KosHure-nw1wx
@KosHure-nw1wx 9 ай бұрын
Bob fahad yasiin ❤❤❤
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 9 ай бұрын
horta qoraalka hasoo barto ali jiko
@MoussaMasoul-mw5tp
@MoussaMasoul-mw5tp 9 ай бұрын
Tafahad.ayaamiisaanleh
@ahmedabdulahiqaasim7709
@ahmedabdulahiqaasim7709 9 ай бұрын
Miisaanka culus Fahad
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 9 ай бұрын
Qoramada Fahad waa mid ISTARATEJIYAD KU DHISAN BALSE TAN CALI AYRE WAA MID Caadifad ku dhisan
@maryamoinahaazhim1133
@maryamoinahaazhim1133 8 ай бұрын
Maya
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 9 ай бұрын
Cali jeeb ku jire shalay jeebka farmaayo maantana jeebka xasan 😂😂😂
@2009noor1
@2009noor1 9 ай бұрын
Suxaanallah bal aan aragno inuu qabri qaado oo lugu aaso markaa anyaan arkeenaa xaalkiisa. Waa cajiib meedka kama fakanayo bal maax isoran dadka nool oo madaxweene uu yahey.
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 9 ай бұрын
Jees jees miyaa macalinka?
@SaedCade
@SaedCade 9 ай бұрын
U dhameeyey maahee waa aasay😂😂😂😂
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 9 ай бұрын
Asc macalin dhirbaaxo xun ayuu ku dhuftay hassan lkn hassan maaha nin damiir damqada leh waa tuug caadaystay in dhulka boobka
@dahirmohamed156
@dahirmohamed156 9 ай бұрын
Waa kala aqoonbanyihii, waxaa aqoonbadan fahad yaasiin. Isuma dhimaan labada nin.
@KhaalidQali
@KhaalidQali 9 ай бұрын
Cali yare waa nin wareersan
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 9 ай бұрын
Cali waxow noqday Cali Gamuun lasoofay 🤣😅😂🤣😅😂🤣😅😂
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 9 ай бұрын
Soomaalidu waxay tidhaahdaa Doofaar abidkii ma daahiro Kuwa Isbaarada Dhiiga iyo Boobka Maalka aanay lagay ku koray dee miyay wanaag fahmayaa Fahad lama qabiil ihi laakiin waxaan kaga kalsoonahay kuwa iigu xiga ee xumaanta falaya
@Darar-j2s
@Darar-j2s 9 ай бұрын
Fahad Yacin est une bonne personne
@nboss8028
@nboss8028 9 ай бұрын
Qormada fahad waa qormo cajiib an oo laga dareemaayo masuuliyed iyo diin tan cali yare waa qoraal daciif ah
@CaliGoshe
@CaliGoshe 9 ай бұрын
Su aasha fahad yaasin ayaa saxan waxayna qeexaysa mas uuliyada lo igmaday iyo mida qarannimada inuu ilaaliyo ahayd iyo mida islaam nimo manta noole bari manoola xita qabrigiisa ayu kahadlaya su aasha fahad
@nazdalaan
@nazdalaan 9 ай бұрын
Lugta doorada, dadkaan wadanka ka taliya waa dadkii ugu hooseeyey Somaalida, markuu dalku caadiga ahaa, xitaa QAB-QOFNIMO ma leh. They used be untouchable.. استغفر الله
@hassanyasin5498
@hassanyasin5498 9 ай бұрын
Warka waxaad nooga bilaawday uma baahna in aan fahad yaasiin idinkaga faaloodo hadana waxaad nooga sheekeysay taariiqdiisa.
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 9 ай бұрын
Qori buu sidiisii qaadan lahaa, hawiyana uu kicin lahaa, jidadkana iska_rogooyin ciida ayuu ku rogi lahaa isagoo jawaan moxoga sita
@saidabdi136
@saidabdi136 9 ай бұрын
Cali Yare Cali adigaaba sheegay inuu digaaga ka shiili jiray madaxtooyada marka muxuu qiimi leeyahay.
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 9 ай бұрын
JAWAABTA FAHAD YAASIIN MABA U TAALLO CALI YARE BUUBAAYE
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 9 ай бұрын
Fahad yasen is right 👍
@aliabdi8347
@aliabdi8347 9 ай бұрын
KAWAANLE FAHAD YAASIN, MA WAX BUU KALA OGYAHAY?
@suadabdi5
@suadabdi5 9 ай бұрын
Waxba ma dhaheen said xasan sheikh waayo xasan ma naxo damiirna ma leh qabuura badan wuu gadan
@SukritiXasan
@SukritiXasan 9 ай бұрын
Nin baa laga sheegey barasho horteed ha i Nicin hada cali yare waa bartey cajiib nin weyn oo asagu is caayaya
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 9 ай бұрын
Ta Cali waqolof madhan
@warsamecalihalaw7179
@warsamecalihalaw7179 9 ай бұрын
Nin mushaahar AMA xogaa lakisha loo qoray madax dii wax ka digital tayna ku casi garoobey xigmadi ka dheer
@أبوصمي
@أبوصمي 8 ай бұрын
mida fahad yaasiin
@ilyaas2000
@ilyaas2000 9 ай бұрын
Sharmuudka naagaha ku dhagdhaga iskuma sawira ee la yiraahdo cali yare cali hadalkiisa wuxuu la mid yahay sida naag is qoreysa oo shaqadoon ah oo xasan shiikh u salsalaaxeysa si dhac dhac uga hesho yaahu
ROOBLE XASAN SHIIKH FAHAD YAASIIN LAFTAGAREEN (5454)
3:01:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 8 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
DEG DEG: RAG WEERAR CULUS FULIN RABAY OO LA QABTAY
14:07
Hussein Abdulle Mohamed
Рет қаралды 8 М.
FAHAD YAASIIN MUXUU KU SOO KORDHIN KARAA MW XASAN SHIIKH? (5452)
1:21:43
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 8 М.
PROFF DALXA OO DIFAACAY RW XAMSE (5451)
27:11
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,1 М.
CABDIQAYBDIID SHEEKADA XASAN SHIIKH UU WADO MA SOCONEYSO
29:29
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,5 М.
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
Mursal Faladagan xitaa Qaramada Midoobay waxba kama qaban karto
11:14
CASHARKAN WAA KU CELIS GAAR AH
3:56:14
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН