Galka Baarista: Halista Daacish ee Soomaaliya kadib dilkii Bilaal Al-Sudani

  Рет қаралды 125,904

VOA Somali

VOA Somali

Жыл бұрын

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay inta ay la egtahay halista kooxda Daacish ee Soomaaliya kadib markii dilkii Bilal al-Sudani, oo ahaa hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda uu dareenka caalamka kusoo jeediyey Soomaaliya.Bilal al-Sudani ayaa dhammaadkii bishii Janaayo waxaa gobolka Bari ku dilay ciidamada Mareykanka. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Пікірлер: 60
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsanid Wariye sare haaruun mcruuf waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo
@Shacabka1987
@Shacabka1987 Жыл бұрын
❤waa barnaamijka keliya ann VOA ka dhageysto❤ waan ku wataa Harrun macruuf🎉
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Khawaarijta nuuc walbey ahaadan meeshi lagu arko ayaga iyo wixii dhalay waa in dab la qabad siiyaa sababtoo ah iyagaba asxaan nooma Falaan wixii khawaarijtaan dilayo welcome xataa hadey yahuud tahay nacalaa dhalee hala waso ✌🏾✌🏾✌🏾😂
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Жыл бұрын
thank you harun macruuf
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 Жыл бұрын
Haaruun macruuf legend 🙌 👏 weeyee
@nidaamiyepro9805
@nidaamiyepro9805 Жыл бұрын
Waa ruwaayad marba hadiiba lahelaayo xogta xubnaha ugu sareeya maxaa diidaya in askartooduna lalaayo sida bilaal loodilay oo kale 300 oo nin maaha waxa meesha jooga ee halasheego runta
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴
@Abdi547
@Abdi547 Жыл бұрын
Great reporting
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 Жыл бұрын
Puntland iyo daacish heshiis ayaa ka dhaxeeyo shaki kuma jiro. ilaa hada lama sheegin dagaal la taaban karo o labada dhinac ay ku dhamaadeen. sey ku dhacday arintaas ?? koonfurta somalia shabaabka iyo dowlada somalia dad badan ayey iska laayaan, xirooyin ciidan ayaa la jabsaday halka daacish iyo puntland ay wadaan shimbirayahow heesa.
@CabdullahiCase
@CabdullahiCase Жыл бұрын
Argagixisadu waa bahallo, gashan suuradda aadanaha, waxa aan qabaa in fikirkaas ilaha uu kasoo burqanayo laxiro. Waa khatar amni oo handadaysa jiritaanka qof kasta oo soomaali ah.
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Жыл бұрын
dacish wan necevnahay waxan kasiinecebnahay amerika maxaa yeelay ayagaa naas nuu jiya
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Ninka la leeyahay Abuu ayaan ee Sweden 🇸🇪 jooga waa jaajuus, waayo hadduu shabaab ahaa xagee uga baxay? Sideesa dib ugu laabtay Sweden 🇸🇪 isagoo qaxooti ahaa markii hore? Ilaa hadda magaciisa ka garta waa jaajuus kamana bixin ee hala ogaado!!
@mahadmohamednourmahadinho7360
@mahadmohamednourmahadinho7360 Жыл бұрын
Haaruun macruuf 🎙👊❣️
@kawsarsalaad
@kawsarsalaad Жыл бұрын
Asc
@mohameddugsiye8552
@mohameddugsiye8552 Жыл бұрын
Haruun macruuf waa nin wariye caalamiya
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Al shabab ragado inta badan isma yaqanan waxaa yaab leh nikaan dhahaayo dhamaan waa aqanaa leh ma run baa waxaa u sheegayo arista kale haduu al shabab ka baxay dowlada isweeden seey uga ogolatay inuu ku so laabto dal keeda oo markii hore qaxotiga uu ku ahaaa waxaan timir lafbaa ku jiro walee aakhiro warbaa jiro
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 Жыл бұрын
Waa jaajuusiin lasoo dirsaday walal
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 Жыл бұрын
Awalba jaajus buu ahaa, hadane voa waxey nooga dhigeysaa nin xog ogaal ah cml, waaa wax lagu qoslo runti
@cabdallacaraale7531
@cabdallacaraale7531 Жыл бұрын
Xaqqa ha guuleysto baadilkana hadhaco American ka Waa Cadowga muslimiinta meel walbay joogaan , Safka gaalada cida Lajirta Ama jecel Ayagay ka midyihiin. Waa Aakhiro zamaan Muslimiinta Ayaga dhexdooda cadow tooyo ladhex dhigay , halka gaaladiina Ay u midobeen Muslimiinta. Yaa Allah nooso celi Khilaafadi muslimiinta Gaaladan kibirtay Aan Meel Saarnee.
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Is qarxi calaacalka naga dhaafe 😂😂😂😂
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
Awoowe mareykan in uu cadow yahay la iskuma haaysto ee maxaad adiga noo qarxinaysa oo aad noo laynaysaa
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
@@muktarmohamud937 😂😂😂😂😂 jawaab laguuma haayo lkn waa lagu cunaa lee ✌🏾😂😂😂😂😂
@maxamedxasancali3817
@maxamedxasancali3817 Жыл бұрын
​@@Somali12222 Nin jahli hareeyey ayaa tahay oo aan waaqici fahansaneen. Ama waxa tahay munaafaq.
@carafatcamo
@carafatcamo Жыл бұрын
Waa balan in aan dabar jarno American iyo daba dhilifkasta ee ridoobay
@IsmaanGuuleed-ly5qg
@IsmaanGuuleed-ly5qg Жыл бұрын
Waan bogadinaa galka baarista
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
11:15 Gaalku Sida Africaan ka buu mooday, Lagiin. Gaalo waaye Somaliya MA Rome baa Ama Spain.
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 5 ай бұрын
Balidhidin wan kasoo shaqeeye😂 wallahi baqdin iyo hurdo la'aan ayay nagu rideen dhowr habeen😢
@abdirahmanismail9759
@abdirahmanismail9759 Жыл бұрын
🫀
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Haarruunnoow meeqa ama immisa gaaladda u shaqeeysa oo double ama triple agents ah, ayaa ku dhex jirta Ciidan_ka, NGO_yadda, Al Shayaadiin, kuwa ku Qaraab_ta Shaar_ka Siyaasadda, Weriye_yaasha, Quraafiyiinta Suufiyaasha, iwm ?.
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Maamulka Puntland waxay daacish ka saari karaan buuraha maalmo gudohooda laakiin MASHRUUC LACAG LOOGA QAATO MUNAAFUQIINATA GAALADA AYEY KA DHIGTEEN.
@Wasiirka98
@Wasiirka98 Жыл бұрын
10sanno ayay 200wiil iska saari laayihiin badhyo culustu 😂😂😂😂😂
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
Gaalka barista ummada islaamka...khawaridja gaalka no gu hibiyeye
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
4:08. Sidii Muuse-Biixi beey Caruurta iyo hoos-galeen.
@xogeuruuriyemedia5743
@xogeuruuriyemedia5743 Жыл бұрын
Mark isaga shababa
@oneatatime4468
@oneatatime4468 Жыл бұрын
Arimaha sidan oo kale ah lamaso dhigo halkan oo kale balse ficil baa lobahan yhy hase ahate waxan idin shegaya dadka inad ushegtan inay halis kuyihin oo kaliya
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Su'aashuse waxeey tahay : Meeqa ama immisa gaaladda u shaqeeysa oo double ama triple agents ah, ayaa ku dhex jirta Ciidan_ka, NGO_yadda, Al Shayaadiin, kuwa ku Qaraab_ta Shaar_ka Siyaasadda, Weriye_yaasha, Quraafiyiinta Suufiyaasha, iwm ?.
@Abdullahiprodcast
@Abdullahiprodcast Жыл бұрын
Meel Yar hde heestan hala go,doomiyo sun halgu buufiyo ,duqymo aan kala joogsi.lahen xqiiq mudo yr kdb ayaga bnanka imanyo
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 Жыл бұрын
Waa dad muslimiin ah Sidee loo duqynaa ma cawan baa thy subxnllh hanoo joogaan meeshood
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
Meel Aya walal diyaaradaha dabka halagu rusheeeyo
@Abdullahiprodcast
@Abdullahiprodcast Жыл бұрын
@@asmaaabdirahman3051 islam.wa nabd galyo ee ma ahn qalqal galin iyo dhiig daadin wa mujrimiin
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
War hala waso nacalaa dhelee muslimiin kulahaa yahuud waaye muslim Walaalki muslimka ah ma dilo 😂😂😂😂✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
@@asmaaabdirahman3051 Muslim aa? Horta gobolka bari majoogta
@thebeast09876
@thebeast09876 Жыл бұрын
🤮🤮🤮🤮 Very sad, this is the intelectuals
@daahirhassan967
@daahirhassan967 Жыл бұрын
waxaa jiraa dad reer putland oo argagixisada garab siiyo u adeega
@carafatcamo
@carafatcamo Жыл бұрын
Islamic State Somalia wey xakumi insha allah
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 Жыл бұрын
Soomaliya hadaba wa dal islaam ah ee waxa aad raadinaysa in balaayo reer galbeed ku so dhiibay in aad somaliya keentan ilahay umada islaamka ah haidinka qabto cadow bad tihiin
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН
Sprinting with More and More Money
00:29
MrBeast
Рет қаралды 189 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 457 М.
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
Galka Baarista: Sidee ku timid dayn cafinta Soomaaliya?
18:39
VOA Somali
Рет қаралды 16 М.
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 97 М.
SIR IRAN LAGA HELAY | HUB HALIS AH I RUUSHKA OO AARGOOSANAYA
17:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 6 МЛН