Mnshallh faisa abayo wa mhdsanthy inbdn bnkugu xiranhy kma dhargo vedioydada ❤ Sual abayo qasilka waxa jira laba nooc e ke fcn in la isticmalo igjwb ado raliya
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Qasilka dabiiciga isticmal abyo kan adka u cagaran waxa ka fcn kan cadiga o dabiciga ah
@Zakariyeaxmed-r2c2 ай бұрын
❤❤❤❤@@Faizasworldbeauty
@MuniraMaanka-c1y2 ай бұрын
@@Faizasworldbeauty Haa sax hye abayo wa mhdsanthy❤️💕
@SaharaGedi-f7x2 ай бұрын
Masha Allah aaad iyo ayaa umahadsan tahay
@HamdiyaMaxamed-p7b2 ай бұрын
Asc habo waxaan ku waydiinaa marka aan umariyo caruurta bac hadaan madaxa ugaliyo dhib maleedahay
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Carurta 5 sano ka yar malo marin karo 5 sano hadi ay jirto bac ugu her nus saac hau marsanato ka bdn haugu dhafin
@HamdiyaMaxamed-p7b2 ай бұрын
@Faizasworldbeauty thanks habo❤️
@zamzamdahir4142 ай бұрын
4sano maloo marinkaro miyaa abayo
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
5sano a loga bilabaa 4 sano wa lo marin kara lkn ka yar maloo marin karo nus saac ka bdn haugu dhaafin
@@Faizasworldbeautywlshy sida dag dag leh eed noga soo jawabtid su,alaha wad kumahadsnthy ❤❤❤❤
@Zahruji-o8p2 ай бұрын
Thanks xyti sid anagu farxiso Alle hagag farxiyo❤❤🫶💯💋
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Amin xbbti shukran ❤❤
@Amina-hd4bn2 ай бұрын
Noo soo badi ❤❤
@SaharaGedi-f7x2 ай бұрын
Shygran xabiibti qaaliyah
@deqaabdi76272 ай бұрын
Madhaa allaah absayo
@ماریہعمر-و8ز2 ай бұрын
asc habo qasilka iyo basasha tinta way iga dkeynaysa maxa ku badali kara tankle habo subuga ariga iyo lo da ke tinta ufcn
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Qasilka dabiciga timaha ma adkeyo hbo subag o dhan timaha wa u fcn yhy
@najmarashiid47312 ай бұрын
Mashaa Allah xppti xine ma ku badalan karaa qasilka
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Haa xbbti wa ku badalan karta
@hodancabdilaahi82892 ай бұрын
ما هو أفضل حمام کریم للشعر الجاف
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/a4SuY6Oda7KnhNksi=ErTbJ92ZcIVCKZqb استخدمي هالماسك مفيد لترطيب الشعر ❤
@HamidaMahammed-r1y2 ай бұрын
Asc abyo sethy timaheyka wey ika jajaban marka shaleynayo wax badan aya ika go.ayo maha uu ficn please please iso jwb abyo mcnto
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Timaha jajabka qalelka a u keeno qalelka ka ilali waxa isticmasha maskatka mayuneska io avocadoda io mooska ka sameysan salida qumbahana isticmal
@MeranawInQatar2 ай бұрын
super yummy
@SuleeqoZuleqy2 ай бұрын
Abayo saliida qumbaha asigo orginal Muqdisho kuma badno yacni fake sida qashinka camal ugu badan saliid fican aan markasta marsano video noku so samey ama hda hore uso dhigte isheek❤
@HalimaxasanKaahiye2 ай бұрын
Kenya ka dirso dad sobaxaa iso qad dheh ama qumbaha saliidiisa guriga lagu sameeya you tupe kafiiriso
@SuleeqoZuleqy2 ай бұрын
@@HalimaxasanKaahiye hye abayo mahadsanid qumbaha salidisa ee guriga lagu sameyo hadaan sameysto tinta way i baxe moho
@HalimaxasanKaahiye2 ай бұрын
@@SuleeqoZuleqy waa lagayaba tinaha baxo hadii aad leedahay waye waana kujilcaan xariir jajabka ka ilalisaa ani waa osticmaala mida saxda ah maba shiirto somalia mid shiir bdn oo gasac cagaaran kujirto arki jiray
@asmaaxmed-d2p25 күн бұрын
😮ilmo maw marin kara
@abdirishidmaxamedxasan2 ай бұрын
Asc habo Habo green coffee calosha mayareyaa
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Haa wa yareya wa fcn yhy wa lagu caatoba
@AbdirahmwnEedey2 ай бұрын
Diktoordeena fiicaney allh kuxafido wll
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Amin wll shukran
@fatxi87702 ай бұрын
Abyo tinta jilcisada leh mala marin karaaa blz ii jwb
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Haa abyo wa la marin kara
@fatxi87702 ай бұрын
@Faizasworldbeauty thanks abyo
@RaadiyaMaxamed-j1z2 ай бұрын
Timahaygu wa qalayl salida lowska wa I anfaci wajde salid fican I sheeg 3:12
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Saliida qumbaha isticmal timaha qalalan ad ugu fcn thy
Timahaygu wa qalayl salida lowska wa I anfaci wajde salid fican I sheeg
@uqbaadahmed40042 ай бұрын
Aflaqo said igu ah wax iga bixiya haadii ay jiraan
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
Aflaqada in la jaro wye tinta hoos laga jaro
@uqbaadahmed40042 ай бұрын
@ waa jaraa hadane weeso galeysaa marwlbo
@muniirohuseenmohamed2 ай бұрын
Ilmo yar maloo marin kara xbbt 6 jir ah
@Faizasworldbeauty2 ай бұрын
6 sano wa lo marin kara xbbti ilmaha 5 sano a loga bilaba
@MuniraMaanka-c1y2 ай бұрын
Mnshallh faisa abayo wa mhdsanthy inbdn bnkugu xiranhy kma dhargo vedioydada ❤ Sual abayo qasilka waxa jira laba nooc e ke fcn in la isticmalo igjwb ado raliya
@RaadiyaMaxamed-j1z2 ай бұрын
Timahaygu wa qalayl salida lowska wa I anfaci wajde salid fican I sheeg
@RaadiyaMaxamed-j1z2 ай бұрын
Timahaygu wa qalayl salida lowska wa I anfaci wajde salid fican I sheeg