Arsnal xita hadu raya ahan leheewn 10aaad joogi lahayeeen wara no keentay
@Mursalsiciid-g4o18 күн бұрын
United is back
@abdaal81817 күн бұрын
12😅😅😅😅😅
@MohamedIsxaq-dp3uo18 күн бұрын
Islow Abqariga Wyn wan joga Sxb From citizens
@the.manager143.18 күн бұрын
Islow cambiaso dab waaye Italy fiirso
@abdaal81817 күн бұрын
Brighton 3 vs man united 1
@AbdimajidHajiHussein17 күн бұрын
Ibrahim Arab maxa ka qaldan man united kaalintee joogto xitaa ma oga waana falanqeenayaa cuqdad haysa
@Rakuub18 күн бұрын
Notenham forest ayaa qaadaysa horyaalkan
@AnissaaliAnissa17 күн бұрын
Waa macquul no surprise😊
@HaamidCali-g6q17 күн бұрын
MESHAN WAJIYO CUSUB KENAH
@makaranmoha758816 күн бұрын
Manchester 2 1 brighton
@mohamedzaki315817 күн бұрын
OMAR BORASH NEW GRELISH NOQONE MEEL KU QORA ABDIRISAQ😂😂
@daacadcabdirahman18 күн бұрын
Reer arsenal cabsi cabsi baa ka muuqata
@mohacade877318 күн бұрын
Garnacho wali caqligiisa makala go,in
@Yaaskacadde-cz2rh18 күн бұрын
muxuu kala go'aa sxb asiga aaba wuxuu iska dhigaa inuu yahey ronaldo 😂
@mohacade877318 күн бұрын
@Yaaskacadde-cz2rh wlh taas asiga ku lumaayo sida rash o kle
@fankaciyaaraha106318 күн бұрын
talo ahaan hadii an wax idinku biiriyo qabka ad isticmaleysiin waa qaab analysis cml ah lkn sida ad wax u wadiin waa nooc write report gudbinayo
@iloowanas704018 күн бұрын
Macalinkan man utd hadu mamulka ka xishodo asagoo is dhahayo yey ku burinin ha isku weydin lacag wu ku fashilma lee
@AxmadDaahir-xf4fe18 күн бұрын
Ala maxa man united Naceeb idin ku jiraa 😅
@CadeQaliif-f6x18 күн бұрын
Bacbacle
@MohamudAHMED-q2i17 күн бұрын
Manutd 1: 3 Brighton.
@daacadcabdirahman18 күн бұрын
Waar Liverpool kooxdan aad yasaysaan 3:2 dirqi ah bay ku badiyeen xanuun united ah baa idin hayee
@CabdirisaaqMaxamedaadan-j2c17 күн бұрын
Wax koox naceeb ladhahyo mjiran nio 😂 lkn waxa Laga hadlayo waxa wye bandhiga Laga filayay lama imanin kooxda ubaxeysen xita ma yaresto lkn sida dhecdina Ture bases logu samenyay onana kulanka nigu hayay maye 2_3 goal la dhalin kariyen marka kooxdada waxey ku xun tahy hdi lagu shego mahan in lagu neceb yahy hda man city marki sidan camal dialo lugtisa kuso baxdeyn kadib mxa dhacy inta kulan daba joog ah la qaracyay wad arktay marka wa sas sxb hdane brighton lo baxaya oo koxdi haben hore 1000 mar ka quality sareyso oo kubada ku dajinesyo marka wali united kow maso joogto process socdo maclinka fist 11 xita mahysto