Soomaalida jilliinka ilaahay baa u sahlay waa very talent,Adduunka Jilliinka waxaa looga soo baxaa jaamacado. Sucdi,Sacdiyo,Sagal,Deeqo,Asad,Axmad,Saylac,iyo wiilka cusub intuba way kala daran yihiin. Hore u socda.
wow!! mansha'allah waa flim qurux badan keep going guys sucdi waa real actress seylacna waa legend well done 🔥🔥🔥
@fiidowmrk7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@AsmaAlicigal7 ай бұрын
Waan kuu saaray
@AragsanCaddey7 ай бұрын
Aaamiin
@nasrocabdi40727 ай бұрын
Please 🙏 team shaqo adag hayan hal mar 300k aan garsiino❤😢
@MaxamedBashir-e6p7 ай бұрын
Okay 🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@MaryanQurux-kf7ru7 ай бұрын
Walahi 5 iney galaan ayaaa uqalmaan😢😢
@anabellarobleh10777 ай бұрын
Mashallah filimka zamzam aya kuso birtay horey uu socda team SAGAL family ❤
@fowsiyodaahir48197 ай бұрын
Waqti wa so dheersan flimkan thanks Inta fahamatay asad iyo Abdulkadir wado dhashan oo hooyadii la dilayay dhashay Abdulkadir Axmed jiilkiisa wan ka hela reer qasaali tv ka wadan jiray flimka ku jiray top waaye af tahana
@drceelqode32427 ай бұрын
Walal run AH waa lkn abdulkadir iyo asad marka filimka laga yimaado
Sacdiyo waa gabadh qurux badan waana gabadh raaliyo ah ninkii helaa nasiib iyo ayan badan Hadii ay nin leedahayna ninkaasi aadbu unasiib badanyahay rag badana ka nasiib badanyahay ilaahayow nasii gabadh raaliyo ah akhlaaq wanaagsan diin iimaan buuxa leh oo aan war wareeg naago lasocod aqoonin danteedana garanaysa reerkeda mustaqbalkedana ilaashanaysa oo nadaafad badan maseyr badan mnsha allah aamiin yarabii Hadii ay gabadh intaa aan sheegay oo dhan leh ha ila soo xidhiidho insha allah waxan raba inaan mustaqbal ka dhigto insha allah bi,idni laah
@AishahersiDhabaney7 ай бұрын
16 sano ay reer leedahay hayaat pretty aabeheed qabo
@MandeqBile7 ай бұрын
@@AishahersiDhabaney waa walhi mar dhow Lee o gaday ani❤
Family an jeclhy. Ayatiihin Runtii. ❤❤❤. Inta nolol jirto jiraa dhamantiin. Nosobadiiyaa 😊😊
@bellaguul8407 ай бұрын
MashAllah ❤❤❤
@maryanabdi32187 ай бұрын
Heedhe sagaleey saylac meel iska saar taniyo filimkii hore islaantu kadhamaan la yahay 😅😅😅
@aminaidris4267 ай бұрын
Waa lahjadiisa
@bassflix59827 ай бұрын
@@aminaidris426🤣🤣🤣🤣🤣 ma caay ayaa lahjad ah😮😮😮
@Love-oi1hy7 ай бұрын
Mohamed iyi Asda Mx waye 😅😅😅
@SuleqasheikhAhmed-pn2uf7 ай бұрын
Meshaas ayyba ogu dilin Marko Yara mahamed Marko weynathna Asad 😂😂
@ancaamcaaqil93287 ай бұрын
Qofti funny ga ahayd ba kuso birte hadana riwayada 😂😂😂😂😂ma maraboob ba tahay kulaha
@MandeqBile7 ай бұрын
😂
@faniali63407 ай бұрын
Ar filimka hadaan fahmay waaba film shidan eyshcalaa
@Drs__InaApdu123-io4qf7 ай бұрын
sheekada dhaaadheer gaagaabiya ama jarjar
@CadeBagare20247 ай бұрын
Ha wlHi 😂😢
@MAXAMEDAADANMANUUR7 ай бұрын
Scw
@NaleeyCali-j6f7 ай бұрын
Scw scw. Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤
@faadumocabdi5037 ай бұрын
Sucdi wa nagta shida filmka😅😅
@InaCabdi-l1n7 ай бұрын
Mashaa alaah filin cusub❤❤❤❤
@NuuroTahliil-i1d7 ай бұрын
Jacaylka weeye anigaba walay hayaa kulahaa ar axmadaa😂😂😂😂🎉❤
@KaltumaMuktar7 ай бұрын
Sudi cadi maha
@SucaadCabdiqani7 ай бұрын
Walhi kii hore kanaa kadhamc san m.a❤
@maryanCraxamaan7 ай бұрын
Haaaa
@bassflix59827 ай бұрын
Omg😮 show nimanka sidaan ooga hadlaan xaaska kale😮 subhanallah
@drceelqode32427 ай бұрын
ABDULKADIR IYO ASAD WALALA DHAB AH MIYAA HADALKA IYO QAABKA WAA ISKA LEEYAHIIN AMA SXBO FOG WAQTI DHEER AH WAA OO QARAABA AH IGA DABA GEEYA TEAM SAGAL FAMILY
@UbaxmaxamedAbdi7 ай бұрын
Waa seedigii
@XaliimoQalawe-pu4vx7 ай бұрын
Saylac zxptinimda maahe wx kle man lgu aaminin😂
@abshirohussein84067 ай бұрын
😂😂😂
@Siyatgedi7 ай бұрын
Background mxa way nagtas qawan oo darbiga kudagan
@muunaqorsne6867 ай бұрын
Walle yaabay😮
@Siyatgedi7 ай бұрын
@@muunaqorsne686 subhanallah
@qiisojaceyl4367 ай бұрын
Deeqa fuunanad gamca dhera ah ha xidhat ❤❤❤
@QadrushinaxajigamailMsfaraxzna7 ай бұрын
Nin nooca lee waayo madama kulahaa waa qrx dhacayso 😂😂 bila waji
@UmuSara6 ай бұрын
Imtixanka ka wayn ma jiro min waynta runti wayo min yarada kalsoni aye qabtaa
@nejmahoney91357 ай бұрын
Asad sawti maxamad la odhan jiray marku yara😂
@Ifrush-l8o7 ай бұрын
Goor mee waa gii hoyadi io abihi dhalen baa😂
@nadifamohamed52977 ай бұрын
Maanta anaa ugu horeeyo 😮😊
@ashheart97617 ай бұрын
Wow oo waa asad walaalkiis horay u socda ❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaawoyaasiin59157 ай бұрын
Ader ahmed waayo arag waye wax badan ayan ka faa.iiday