SACDIYO KASHIFTAY SIR WEYN SAGAL SOMALI QABKA E ULA DHAQMI JIRTAY TEAM 22 & MUQALKA LAGA DUUBI RABAY

  Рет қаралды 129,210

Ahmed Kallaa

Ahmed Kallaa

Күн бұрын

#FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
FOLLOW

Пікірлер: 211
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 ай бұрын
Sacdiyo waxay u muuqataa qof degan oo aqyaara ah , sagal ma jecleysanin dhaqankeeda dadkaan allaha kala badbaadiyo
@Aragsan5576
@Aragsan5576 2 ай бұрын
Haa iyada bariskedi iska cidaysay Timkan guul ban urajayn
@nailsissak3207
@nailsissak3207 3 ай бұрын
Mashallah soo dhawaada team 22 waa idin jecelahay garabkiina baan taaganahay qaranyahow ha dhicin ❤❤❤❤❤
@SagalSiman-xe6xp
@SagalSiman-xe6xp 2 ай бұрын
Masha allah sacdiyo wajigaad run laga dheehan kawraa ❤
@AbshiroYaasiin
@AbshiroYaasiin 3 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena udgoon scw
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 3 ай бұрын
Masha Allah tabrikallah sacdiya faridi Allah ha ku xifatiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Jameela-b2p
@Jameela-b2p 2 ай бұрын
SAGAL ASALKEEYA MEEL BAHIA H MIYEY KA SOOJEDAY WAYOO DADKAN SHAQO ÀA UKENTAY LAKIN HADEY NASAB TAHAY QOF SHAQO WADAGEN CAY IYO ANAA AMIR MAJIRTO WAXA WALL LAGU YAHAY WA RER BADIYO SAGAL SOMALIYA MAGACA SOMALI ISKA JAR EE KENYA IS KU DAR DIINTA KUGU YAR SAGAL EE DIINTA WAXAY KUFARTO RAAC DACIIF BAA TAHAY 4:50
@HaniHussein-i7k
@HaniHussein-i7k 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@BilaadMaxamud-kr1fw
@BilaadMaxamud-kr1fw Ай бұрын
Rrrrrrrre5s😢i😊0​@@Jameela-b2pqgf😊yqdrd51ddyd
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 3 ай бұрын
Walle Sagal waa ibliisad ummadda dhibtay balaayo kuugu dhacday subxaanallah
@ZainabAden-h3g
@ZainabAden-h3g 3 ай бұрын
Bisinka ibliis qof Muslim ah lama dhaho. Afgaaga wax kula hadh wllo Waxan wa aduun dambi aadan qaadi Karin hakagalin dadka
@Dheeman-ky7tu
@Dheeman-ky7tu 3 ай бұрын
​@@ZainabAden-h3gQofka Muslimka ah AA Qofka afkiisa Iyo Adinkisa Laga nabadgalo maxay tahay Muslinimada lasheeganaayo hadayba qabiil dhan lacaayyo maxay tahay Muslim nimada hadiiba Shan NIN baan kukortaarayaa oo kukufsanaayo waana Ku fadeexaynaya Gabdhaha Lagu leeyahay Somaliyeed Muslimka waa qofkanlaga nabadgalo ha la idinka nabadgal
@zeynababdullhizeynab1769
@zeynababdullhizeynab1769 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk adiga muslinimada kasaar ayada hada wa Muslime
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 ай бұрын
​@@ZainabAden-h3gdad waxaa jiro I laiska kaxun
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 ай бұрын
Sacdiyo wlhi wa gaber Qalbi fican Oo dadka ixtiraamta.Masha Allah
@istahilmaxamed-wo1uz
@istahilmaxamed-wo1uz 2 ай бұрын
M.a sacdiyo malintan ku arkey ila mnta Wan ku jeclhy wanan tagerayna❤
@NaimaOsman-cq9rw
@NaimaOsman-cq9rw 2 ай бұрын
Mashallah gabdhan qof wanagsan wa❤hadalkeda LAGA dareema
@munafarahisman2166
@munafarahisman2166 2 ай бұрын
Mashaa.allah.guuleso.dhamaantiina.team.22.sagal.waa.qof.xun.oo.laba.wajiila.ah.keep.goig.22❤❤❤❤❤❤
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 3 ай бұрын
Dulmileey waaye qof daasi subxanalah dankale abaayo sacdiyo odaygaagu muu shaqo raadiye asga masuul idinka ahee sagal waa qof walan masyr bay kaqaaday dagidiina
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
WAXAAN AHAY QAREEN DHALIN YARE AH SACDIYO MA ISNAQAAN EE SHEEKADAN MARKAAN DHAGEYSTEY WAA RUN DAACAD BAAN U FAHMEY INAY UGA HADLAYSO.FROM WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 3 ай бұрын
Alla Somali ya illahay na soo hadee Bal kuwa wax diraya Maxa dhibay. Maxaysa ka helayan umad iney isku sii guban subaxanallah. Sidas baa loo garqaataa adoon iswareerinin, qof ka cirdigiisaaa u gafin yaa qof ka waxad ka dhibsatay loo sheegtaa!!! Marka Sacdiyo waxa tahay gabar garasho dheer oo dagan badan ka muqato and I like her acting manshallah markay riwayada jileyso manshallaha hormar wacan iyo meel kheyr qabta allaha idinka siiyo abaayana iyadana xaqa allaha tuso sheydankana ha ka dajiyo wadna ku mahadsantahay sida u cafisay. ❤️✋👍👌💯💕
@MaandeeqCadey-o9i
@MaandeeqCadey-o9i 3 ай бұрын
Masha allah sacdiyo sharaf iyo karaamo waligaa ha ujawaabin qof cadiifadaysan
@CabdulaahiJamac-n1z
@CabdulaahiJamac-n1z 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤masha alaah sacadiyo qali.saxibadaya.qaali.ah.ka gudub waxa.walabo.oo.kaasoofaray.saxibadada❤❤❤❤❤❤❤❤
@khayr_jecel
@khayr_jecel 3 ай бұрын
Sacdiyo fariid weligaaa ibnu aadam adoon looma noqdo, Alle weyne. Keligii addoon u tahay mana ku dayacayo ❤❤❤❤❤
@XAFSA-m7c
@XAFSA-m7c 3 ай бұрын
Sacdiyo &team 22 waa idin wadana❤❤❤❤
@DeqaAhmed-p9q
@DeqaAhmed-p9q 2 ай бұрын
Sacdiyo wll dar ilahy ban ku jeclahay ilhy haku xafido qof wanagsan bathy
@MaxmedAbdilaahi
@MaxmedAbdilaahi 2 ай бұрын
Sacdiyo alla ha xafido❤waa dulqaad badantahay maashaa allah
@shukrijama5399
@shukrijama5399 2 ай бұрын
Mansha Allah sacdiyo waa Goob guulayso sister ❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤💔💖😍😍🔥🔥❤❤
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 3 ай бұрын
Doqon mar walba waa iska sidaas waayo waa la arkay dadnimadeeda iyo dabacadda Sagal qof dambe ma siri doonto inshallah
@umaamina1885
@umaamina1885 3 ай бұрын
Sagal waxay tahay dhaqankeda aya laga garan karaa ilaahey ha so hanuniyo waxa ka muuqdo kibir iyo badownimo marka sacdiyo dagan horey u soco abaayo anaga garabkaga taagan adiga iyo teamkaga guuleysta
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
Mashallah sacdiyo wa qof fican ad ayan uu jecelahay lakin sagal wa qof kibir badan oo modaysa inay dadka ka sarayso balse waxay tahay aya iska yaar horey uu socda team 22❤
@abdiosman335
@abdiosman335 2 ай бұрын
Gabar degan oo aan xumasn aan ku hadleynin mashaa aallah
@basroibrahim7526
@basroibrahim7526 3 ай бұрын
Naagta Sagal la leyahay waa baastarat wayna ka muuqataa Isla weynida
@SundusChamac
@SundusChamac 3 ай бұрын
Haa ani awal sagal la jiray lkn wadar iyo waxid ya walan
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 3 ай бұрын
Sagal Dad Waaween Intaas la eg Rabtaa in Ragaateeyso Sidii in Ka Aqli Badantahy 🥵😎
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 3 ай бұрын
Sagal.wa.rer.badiyo doqona caywa calyo guelysta sacdio iyo sucdi dhaman team 22❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
SAGAL NA WAAN ARKAY IYADOO HADLAYSA LAAKIIN CAY IYO HANJABAAD BAY KU HADLEYSAY MANNA FIICNA TAASI JAW
@NawaalAbdi-n6k
@NawaalAbdi-n6k 3 ай бұрын
Wxey isku maleysaa sagal iney tahy qofka adunka ugu xoog bdn
@Anahar-j9k
@Anahar-j9k 3 ай бұрын
Sagal waa naag xuno.reer baadiye ah cuqadadi dishay qabiil bey kuwaaltay Dadka hadaad isa fahami weydaan banaan kaa lag maraa sucud waa naag aad u jilicizan may ahayan iney oohin Afka furto hadii lagu dulmiyo waa la isa difaacaa cadow gaag waa la iska dhiciyaa loom.ooyo.naagahan waa naago fulayo aan aqoon sid la iski difaaco naa loom.calaacalo cadow gaag wuxu rabo bu idin dhihi
@Qamar-wj9nc
@Qamar-wj9nc 3 ай бұрын
Waji muufo, maxishooto, odayga axmed inuu qabo baan u maleeyay, ileeyn cunuga asada beey kufsataa ileeyn isku fac maahee,,,
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Ай бұрын
Hhhhhhhh
@DeeqoAadan-s7h
@DeeqoAadan-s7h 3 ай бұрын
Sacdiyo waxaa tahy gabar dagan dadka cafiska badan allaa jecel
@xaliimosaban9009
@xaliimosaban9009 3 ай бұрын
aduun kan ugu jeclaa sagal qoskeda ilaa Djibouti waa kalaso hadli jiray salido ay ibin jirtay ayan waydiin jiray lakin wan nacay naagta mano sheganaysa
@IqraNashaad
@IqraNashaad Ай бұрын
Sacdiyo ooo dhan ayaa saas u ad adag m.a horay oga socda ❤😅
@naimabarre7088
@naimabarre7088 3 ай бұрын
SACDIYO WAA NAAGTA UGU ASLUUBTA BADAN KOOXDAS WAA QOF DAACAD AH ALAHA XAFIDO ❤❤
@Nimcoabdihashim
@Nimcoabdihashim 2 ай бұрын
Sacdiyo waa qof qalbi wanagsan masha Allah horay usoco abaayo❤❤❤❤🎉🎉
@AminaXaali
@AminaXaali 3 ай бұрын
Naag sxb magasho 😂😂 uf
@GeweyDerow
@GeweyDerow 2 ай бұрын
Mansha Allah sadiya waxan kujecelasha asturatka sidha eye udaqmesow, Sagal o isqawenesow maxane, o titeydha banaka kenesow
@nuuraibraahim953
@nuuraibraahim953 2 ай бұрын
Masha allh sacdiyo waa Gabar fiican iska cafi wllshy❤❤❤❤❤
@MalyunMaxamed-oq4se
@MalyunMaxamed-oq4se 3 ай бұрын
Sacdiyo Waa.sax
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 3 ай бұрын
Masha alah masha alah sacdiyo alah ku xafido adi iyo qoyskaagaba
@Qamar-wj9nc
@Qamar-wj9nc 3 ай бұрын
Sacdiya waxaan ku taageeraa xishoodkii somali lagu yaqaanay baa ka muuqda
@nacimanacima5717
@nacimanacima5717 3 ай бұрын
Sacdiyo sharaf badan ❤❤
@hiboahmed-d5w
@hiboahmed-d5w 2 ай бұрын
Wa miskin wihi inantani😢❤
@NappaEppenle
@NappaEppenle 2 ай бұрын
Sacdiyo gbdh sharaf leh ❤bay u muuqataa Oo diin leh ❤
@fatimamahamud7694
@fatimamahamud7694 3 ай бұрын
Sacadiyo walahi waa qof nasabah nolow inaader
@XaliimocaliCali-z6h
@XaliimocaliCali-z6h 2 ай бұрын
M,sh,Allaah sacdiyo sharaf cid wax kaa qaadi carto ama bini aadan majirto abaayo sharaf iyo karamo inshaa Allaah Asc❤❤❤❤❤❤
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 3 ай бұрын
Madkiinad waye gawadhaan wlhi we love you abaayo
@amransiciid5632
@amransiciid5632 2 ай бұрын
Oo gabadhan waxano dada baa basatay mid garaacda maalaga waayay tiimkan dhan
@fartuungeedi37
@fartuungeedi37 3 ай бұрын
Masha Allah waa gabar aad u degan guuleyso abaayo ❤❤
@XAFSA-m7c
@XAFSA-m7c 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤sacdiyo waa baariyad
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 ай бұрын
Sacdiyo waa very nice layd mash Allah
@amransiciid5632
@amransiciid5632 2 ай бұрын
Maanhsa allah waa inan dagan o wanagsan
@SafaCabdiraxman-h7f
@SafaCabdiraxman-h7f 3 ай бұрын
Masha lah sacdiyo keep going
@SmilingBanjo-zz2pd
@SmilingBanjo-zz2pd 2 ай бұрын
SI wacan bay u hadashay gabadhu mashallaah hadii lays fahmi waayana in la kala tagaa xala
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn 3 ай бұрын
Asc. Illaah iimaanka ha nogu sugo yas Rabi. Umada Illaah in aad nabed geliso ayaa wanaagsan Adoonsina Illaah ayaa Adoon loo yahay mida kalena Illaah ayaa laga baryaa Irsaaqad waasac ah oo xalaal ah.
@WiilWaal-b6u
@WiilWaal-b6u 3 ай бұрын
Masha Allah wallo alle ku xafido sacdiyo wllo
@miski.abdiaziz114
@miski.abdiaziz114 3 ай бұрын
Waryaa muslima oo qofaan jiliin lee sameeyno oo wada shaqayno siduu ìi gumeysan karaaa yaab badnaaa 😢😢😢😢
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 2 ай бұрын
Sax walaahi aniga qof anigoo kalaa see ii gumeysanaa .Sacdiyo iyo Sagal waa masaakiin oo walaahiya🎉
@FathiApdi-l1b
@FathiApdi-l1b 3 ай бұрын
MnshAlaah sacdiyo wagabr dagan❤😊
@jhussain1507
@jhussain1507 3 ай бұрын
Walaahi Sagal waay kamuuqata waa rer baadiiyo jahiilad ah sidaay u dhankaxeeyso aan ka aarkag waxyar oo ixtiraam ah xitaa malaha waxaa ficneed inaad dhegaha ka tuuntaan insha allah waag arkeeysa wax beerka katuuma doqonta
@caishafaarax7136
@caishafaarax7136 3 ай бұрын
Gbaryaan waa qaf maskin ah guulesto wlll qaaali
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 ай бұрын
Sacdiya gabar wanaagsan baan kubartay intay rawaayadaha jilaysay
@foossahardid4895
@foossahardid4895 3 ай бұрын
Sacdiyo waa gabar fiican oo actorad ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@siradm
@siradm 3 ай бұрын
Laakiin Sagal ayadaba team ayay ka soo tagtay, yaa eryaday oo kadaba qayliyay
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 3 ай бұрын
Sax shukri ey lashaqeyjirty
@Simanshop-pj1jz
@Simanshop-pj1jz 3 ай бұрын
Riaqa Ilaaheya aa hayo
@Sabirin59
@Sabirin59 2 ай бұрын
Sacdiyo qof dagano gob ah bay u egtahay❤️gulayso say u hadlaysa I cajabisay fariid biyo wate iyo budo wate way isku bahan yihiin ban ahayn bay tiri🥰🤘 o hadalkii kuso gaba gabaysay jah waxanba ka bartay mahmahdan cajiiba❤💯😆 naag nool o sidagen u hadashay isdifaacid iyo caac badan lahayn wixi jiray runta ka shegtay waliba si dagan nag nool waye wadar iyo waxid yaa walan warun.sidedaba hadad aragtid dad is haysta cid unba khaldan hada iyaga wa mid kaliya bal idinkuna bari kamaalin haysku so fariisanina meel intiina hada wada joogta sida gabadhas bad u siman tihiine iyadaba wad isku fiicnayden shalaye maantana wataas marka biniadamku isku halayn maleh Ala run badana ubaxu biyaha badan wuku dhintaa wa mahmah xaqiiqa ah o cajiiba❤ nagtaas wa doqon masayrtay doqon tuna markay nimcada ku jirto isma garato balseh hadhow bay shalaytantaa bal kawaran inay Adigana guriga kugu xiratay rabtay xasbunalaah ilahayow An balayo guryo nagu xiran o na mishimin bal maxay nag asaageda guri kaga xiranaysa may caadi ugu baredho wa doqon fulay ah malaha iyada sidaas loso gali jiray o guryo lagu xiran jiray qofka nacaska wixii isaga lagu samayn jiray bu isna sameeya dhilo daba malaasan o xumana ku darsatay wayeh🤮 ilahow adan ka magan galnay wixii sidaas iyo si kasii kadaranba uxun xasbunalah iyada khaldan wayna idiin baahan doontaa idinka wa doqon iyo xaalked far kaliya fool ma dhaqdo tiktogeeda qurunka iyo cayda buxda wad yaabi halkasaad ka garanaysa inay iyadu khaldan tahay dhilada yaa yaqanay waxas iyago dhan views kii baka galay halkas wa waxan cidi Aqon o cidla ka xiiqayay qofka Akhlaqdisa iyo shakhsiyadisa waxa lakala ogada marku xanaqo Ama dhibato jirto Akhlaq xumada cayda dadka video yadoda ayso qadanayso gabadha sucdi bayku walatay🤢 waxay iska haleyen iyo waxay isku haystan ilahayba oge waxan uqoray qoral naa dadka iskada o gabadha video u dhig iyaduba kumaso qadate danahaga raaco sucdi horted laguma Aqone qoral nocasa ban u qoray wata delete garaysay oo I balok tay kkkkkk war doqoni horta runta necebaa yaab😡wa akhiru samaaan🙆😂🤲ilahow runta nagu dil iyo khaatumo wanagsan❤💯 Xitaa hada kahor kuwa caana sidas ban ku arkay mid fananad ahayd baa sidaas ii baloktay Ala malaha Anigu runtiiyo lugo leh ban ahay dadban ka yabsaday noc walbe leh😎🤣🤣🤣🤣ilahayow dadka caanka shartoda naga hay malaha way dhiban yihiin ilahow haday iqoran tahay inan caan noqdo midan fasahad iyo wali lahayn isii banankii mare maradisa geed ma qabsato❤ wa xaqiiq sida boqorada istelka gabadha la dhaho kale wayadan danbe tahayba okay ah iyo si kasii fiican in dhulka lojogo👸❤️👏👏💯
@Munalalachanel
@Munalalachanel 3 ай бұрын
bisinka Tv caylaga soo god binaayo ceeb wey icaydey uun baa kufilin
@rodamahamoud
@rodamahamoud 2 ай бұрын
Asc team 22 It's verry verry team
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 3 ай бұрын
Sacdiya fariid hore u soco cid ha u joojin
@nuroducale7302
@nuroducale7302 3 ай бұрын
Masha allàh sacdiyo waa Marwo sharafleh
@abdiosman335
@abdiosman335 2 ай бұрын
Ilaahaa irsaaqda haya waa qof waalan iyadaa hoigi doonta ee samir sacdiyo
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr
@NADIIFOMAXAMUUD-mn8cr 2 ай бұрын
M.a sacdiyo gabar degan❤
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 3 ай бұрын
Sacdiyo. Masha.Allah. ❤❤❤❤
@faadumkxasan6144
@faadumkxasan6144 2 ай бұрын
Masha alaah
@fatimamahamud7694
@fatimamahamud7694 3 ай бұрын
Sacadiyo waaliga haujabin abaayo
@maryammohammed229
@maryammohammed229 2 ай бұрын
Masha.alah. tabaarka.allah
@NastehoHassan-l2k
@NastehoHassan-l2k 3 ай бұрын
Masha Allah Team 22❤❤❤
@rahmahassan7793
@rahmahassan7793 3 ай бұрын
Mansha allh haw jawabina naagaha amus baa lagu dilaa
@dahaboabdullahi9671
@dahaboabdullahi9671 3 ай бұрын
Form Teem 22
@NasraAxmed-fq2vc
@NasraAxmed-fq2vc 2 ай бұрын
Asc❤❤❤
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 3 ай бұрын
Sacdiyo wa gbar wngsan❤
@bilanali7417
@bilanali7417 3 ай бұрын
Mashallah
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 3 ай бұрын
Kkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉SADIYO KEEP GOING LONGER LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH HAA KOUSIMANHINNENT HAY SAGAL BEYNALEY BISINKA HAA ROUNTAA HALILIYER SADIYO😅😅😅😅😅😅PAS OUTAGE NAAGTOU WAWABAA DAWLADDE ASBIYALLAH WA NIRBOURDE IS
@ismaailibrahim4165
@ismaailibrahim4165 3 ай бұрын
Alla macag
@KaahoCalicad
@KaahoCalicad 3 ай бұрын
Sacdiyo horay usoco❤❤
@aminasaid7006
@aminasaid7006 3 ай бұрын
Oo sagal waa moryaan
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 3 ай бұрын
Filim hada kahor jileysay sagal oo edo kumataleyday ahmed shukri janalkisa kadawaday 2021ki waxey aheed edo xun oo gabadha disha markaa ayan isdhihi jiray jiliinkeda wabaa kulel ileen waaba kadacad jiliinkaas waji xuux wasofashilmitay😂😂
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 3 ай бұрын
Wa Rountaa MARWO 👨 SADIYO Y DNONT CARE YOU DNONT CARE GARAN IYO GABIL.ISMAGADIKARRANNE❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉LONGER LIFE KEEP GOING AMINE ALLAHA AKBAAR SCW SCWSCW IS A GREAT COUPLE 💑 MACHALLAH ALLAH TABARAK ALLAH ALLAH BLESS YOU ALLAHA AKBAAR SCW SCWSCW IS A ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@AyaanJamac-rd3bh
@AyaanJamac-rd3bh 3 ай бұрын
Mansha Allah sacdiyo❤❤
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 3 ай бұрын
WALLAAHI HGD CAADI MAHAAN WAXAASA GOOBASHO AH XITAA KAR SIDII RIDWAAN U HADLAYA WAA ISU BAHAYISTEEN ARINKA SAGAL
@Dheeman-ky7tu
@Dheeman-ky7tu 3 ай бұрын
Hg cidnakuma gooban adigu ma Dadka cudurka hg ladhaho kudhacay ayaa tahay tankale markay hg caynaysay max oga celin wayseen hadaad Hada in runta Laga sheego diidaysaan
@ZahraHusseinFarah
@ZahraHusseinFarah 3 ай бұрын
@@Dheeman-ky7tuhadana team 22 maahan hg sucdi bas hg ah intakale waa sagal familkeeda marka lagareebo sacdiyo iyo deeqo
@younusmahamoud9784
@younusmahamoud9784 3 ай бұрын
Sacdiyo Waa Gob❤❤❤
@FardowsaAdan-ce3tx
@FardowsaAdan-ce3tx 3 ай бұрын
Masha Allah abayo naag nool ayaa thy guleso
@AnisoAbdi-fz9nw
@AnisoAbdi-fz9nw 3 ай бұрын
Sagal qof fican Maha waa araktida aanqabo
@fowziahuseeinwehliye4356
@fowziahuseeinwehliye4356 3 ай бұрын
Ridwan isaq numbarkisa yaa igu cawin karo waa rabaye
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 ай бұрын
Smli midkaan qalad ayay kafahmeen midgaan dad ah majiro waa erey laysku caayo ee qabiil midkaan ladhaho Kama dhalan smli waxan maqlay cid aad uqurux badan fardamada kudheereeya ayaa waxaa kamasayray cido kale saa awgeed ayay iskugu tageen marka way dulmiyeen cidaas ilaa maantana way dulmiyaan oo midgo ayay ugu wacaan waana jaahilnimo waxaa macquul ah smli inay ladagi ladahay umad kahoreeya inay hoos udhigaan lkn kuwa qaadanaya dulmiga hajoojiyaan inkastoo layskugu tagay
@NajmoXaashiabdi
@NajmoXaashiabdi 3 ай бұрын
Sacdiyo gabar diin leh abayo dhag ha uu dhiigin😢
@FarxaanCabdullahi-b3s
@FarxaanCabdullahi-b3s 3 ай бұрын
Zxp Ak soqabo
@ABDIWAHIDALI-s6e
@ABDIWAHIDALI-s6e 2 ай бұрын
Sagal qof xun ayey ahayd, sida yuhuuda ayey u dhaqantaa, ninka qabana waa laga roone ayada ayaa iska wad wadata
@casiloGedi
@casiloGedi 2 ай бұрын
Naagtaas qabiil dhan bay caayaysay mar aan dhagaystay ma la fiyoobo
@kiinay4946
@kiinay4946 3 ай бұрын
Sagal somali soo qabo aan dhageesanee
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 ай бұрын
Wllo please subscribe isar
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 19 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
DAGAALKA SAGALSOMALI IYO SUCDI #ARIMAHABULSHADA
13:31
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 54 М.
ARIN UGUB AH | GABAR LAGA HELAY XINIIN RAGEED YAAB KA ADUUNKA
31:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 115 М.
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 705 М.
NINKAYGA KUQABTAY NAAG EEDO II EHED SARIRTAYDA WADA JIFAN
39:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 513 М.