XAASIDKII JACEYLKA QAYBTII 1

  Рет қаралды 69,711

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 189
@Zusan1380
@Zusan1380 3 ай бұрын
Dadka ku hayo wxan waa dhaqan xumo ma nin ajnabi ka ah bee jecel ushegani leheed mis wxa la jili leheed dadka kle ku haayo habaalyo sow ma ogid inee iyda so caansartay oo horteeda la jeclaa dadka hada telfonka qatay buuq naga daay
@AbassNur
@AbassNur 3 ай бұрын
6:18
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 ай бұрын
waxan oobuuq ah yaakugaliyay
@zamzammahdi7948
@zamzammahdi7948 3 ай бұрын
Sucdi iyo sacdiyo la,aanted ma nuurayo meshaneti😂😂
@Xlish
@Xlish 3 ай бұрын
Walee Ben maha
@MaryanHassan-fp2wm
@MaryanHassan-fp2wm 2 ай бұрын
Waa saa sheegtay runtii
@Msscris
@Msscris 3 ай бұрын
Wxn Filin maha la dhumo habar yahy warerty uf sucdi io Sacdiyo wax ku ahed
@Zusan1380
@Zusan1380 3 ай бұрын
Adaa habar ah io wxa ka daran ee dadka ka dhamaaw naagah aad shegsid yaa ka hor taagan uf yaa yaqaanay sagal horteed shala mobila qadatay waa hadlee
@FaisaFani-ym2is
@FaisaFani-ym2is 2 ай бұрын
Haaa wlhy sucdi waa mesha shideysay❤
@XamdaMuxumed-g3c
@XamdaMuxumed-g3c 2 ай бұрын
Runtii tani wa wax ma garato😒
@amina9670
@amina9670 3 ай бұрын
Kan soo Asad walaalkiis sax waaye soo lama dhihin? See dumaashidey sidan ula hadli karaa??? 2daan aqlaaq maleh 😮😢
@KowsarCumar-p6c
@KowsarCumar-p6c 3 ай бұрын
Yada ayay walaalyihin
@iqrayussufhassan8224
@iqrayussufhassan8224 2 ай бұрын
Sagal walalked waye
@Subeyra
@Subeyra 3 ай бұрын
Wax koloo kuladhiga maad weeyday wlaalkaa iskadhaaf uf
@degaghedi1738
@degaghedi1738 3 ай бұрын
Sagaleey waa inaad qabiiladii aad meesha cidladaa kacayday raali gali ileen qofku waa gafaa lkn gafkaas ha ku tagin
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 3 ай бұрын
Teamkii aa beelo ahaa wllhi marka kala jabten oo is dagaashen sagal cidlo baa noqotey adiga iyo wllka wax isla jilaa imtixaan aduun baa fiicna
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Warun wllhi
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 2 ай бұрын
wlloh wada dhashay miyaa
@ugbadosman2616
@ugbadosman2616 3 ай бұрын
Kan lugahaa u toosiyaa intaa hargaysa joogtan ka faaiidaysta handicap ta geeyaa
@KhadraMaxamed-lp9ql
@KhadraMaxamed-lp9ql 3 ай бұрын
Naaa mashiidna filimku kii hoore ka fiicnaa😊
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
😂 somha
@Nimco-hussein
@Nimco-hussein 3 ай бұрын
Day kii cagaha waynaa iyo wlshii oo jacayl isla jilaya laa xawlaa 😂😂😂😂
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Sow ma aragtid
@Nimco-hussein
@Nimco-hussein 3 ай бұрын
@@ilahancumar8146 haa qalbiyeey aduun aabihii wasay oo wlahii views daryeed jacayl u jilayaan ayaan joognaa dee 😂😂😂
@مليونمحمد-ه8ح
@مليونمحمد-ه8ح 3 ай бұрын
Sucdi meleyku jirin mala nuraayo
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 3 ай бұрын
Naagahan commentska ku ceytamaya yaa idin yiri caaya gabadhan sagal la dhaho shaley hadey sucdi is qilaafen maku farxeysin marka mise sagal besa eedeyneysin oo ceyneysin sucdi iyo sagalba waa dad walaalo ah sheydan baa dhaxdooda soogaley haduu teamkii jabey baaba macnaheedu ma ahan ineysan nolosheyda wadaneynin sagal
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
Ad oo weyn wa laba gabdhod oo ino Siman cayduna ma ficna wayo bari ka maalin way heshin kara
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 ай бұрын
Sucdi la aanteed awaar
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 3 ай бұрын
Sagal ninkale oo lajisho filmka maweydey please waa ceebwaxani jooji cidkale because mafiicna walaalkaa inaad waxaa lajisho waan kutaageeraa laakiin tankugu taageerimaado waaceeb sheekada bedel
@MohamedAhmed-rt3tg
@MohamedAhmed-rt3tg 3 ай бұрын
meeshaan oo sacdiyo iyo sucdi joogin I dhaafi
@AbdirashidOmarAli
@AbdirashidOmarAli 2 ай бұрын
Waan isujoonaa neurobiology naagaha aawadato iyo adiga😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Subeyra
@Subeyra 3 ай бұрын
Naakan maxaa kaqaldan walaakaas maaha naa qofkale oo kulajila raadso mcnto waaceeb Sidan rag kale malawaayey bisinka
@AbdirashidOmarAli
@AbdirashidOmarAli 2 ай бұрын
Sooxa neeroobi waa joona Islington imo naag matahaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@LhadarKiiko
@LhadarKiiko 3 ай бұрын
Sagl soomaliyaa zxp. 😮😮waan kutaageera waxn jooga zaaxilnookalay lamrkaygan kusiinaya
@saqiragedi9804
@saqiragedi9804 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ mach Allah mcney
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 3 ай бұрын
Walalkaa miyaa jecel ku dhigeysaa? Waa maxay waxaa aqrinaayo bisinka ka saaar qeebtaa abaayo waa dhaqan xumo
@AsmaShali
@AsmaShali 2 ай бұрын
Waar cidrabtaa majirto filimkan waayo qof xun weeyi wajigeeda kibirsan kibirkana allaale tan hayna qaladkeeda sixin iskadhaafa
@ZainabAden-h3g
@ZainabAden-h3g 3 ай бұрын
Waaw mashaallh walashay qaali ala Ku jecluyaa huno
@sapnuushpea1973
@sapnuushpea1973 3 ай бұрын
Sagal kor uweyn 😂 wxn film mhe umada kla tag
@najmabashir247
@najmabashir247 2 ай бұрын
Duud wayn muraayad iskumad fiiriseen hadad is arkeyso kelya wayn
@AbdirashidOmarAli
@AbdirashidOmarAli 2 ай бұрын
Wiilashii oo dhan anee isooraacen enaag matahaye😂 imoowo waxbo habootenin
@najmabashir247
@najmabashir247 2 ай бұрын
Naa xooleysana ma walaalkeed bay jacayl la jilaysa oo shukaansanaya😂we waalatay😂
@XamdaMuxumed-g3c
@XamdaMuxumed-g3c 2 ай бұрын
Ayy sagal sacyashan may oga marantay sucdi iyo teamkedii😂😢
@FarhiyaAbdi-f1t
@FarhiyaAbdi-f1t 3 ай бұрын
Dharga gaaban iska dhaaf qof weynbaa taheee
@Ronaldomisse-xj4ty
@Ronaldomisse-xj4ty 2 ай бұрын
Sagal iskiifo wixii h.g falowga hakala laabteen
@HalimaAbukar-k9y
@HalimaAbukar-k9y 3 ай бұрын
Naa diinta illhy ka xishoo ma waalkaa kula dhashay se jcyl u la jishaa ma mid kala weyday bisinke mida kale yaraantaadii soma shukaansan nin miyaa filim walba shukaansi moyoo wax kale majili kartid miyaa yaab anaga aragnay 😂😂shukaansi jecel😂😂
@Zusan1380
@Zusan1380 3 ай бұрын
Naa diin haga been sheegin nin ajnabi mee la jili laheed wllkeda gormuu danbi noqoday wxa dhib malhan beenta iska daa
@Deeqajaamac-w4h
@Deeqajaamac-w4h 2 ай бұрын
Ceeb weynaa walaalo waxas samaynaya bilaa damiirsanaa wuxu
@FaisaFani-ym2is
@FaisaFani-ym2is 2 ай бұрын
Naa sagaleya habrahan xageeh ku xareys naayen oo kaso deysay hhh
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 3 ай бұрын
Kkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂
@SahraJimal
@SahraJimal 2 ай бұрын
Adigaa nacayeey hadan hawiyo nahay uqdudan kuu haaynaa
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 3 ай бұрын
Wad walatay walalka mad filim jaceyl la jileysaa jahilad
@aminaidris426
@aminaidris426 3 ай бұрын
Sagaleey walalkaa waa ceeb inaad jaceylkaaga ku jisho laakiin film ka cusub waan soo dhaweynayaa
@Fartuun.qaali-x2b
@Fartuun.qaali-x2b 2 ай бұрын
Kihoreba weylajileysay
@fadumomahmoud804
@fadumomahmoud804 3 ай бұрын
Asad ma lanacay marki lagu soo canbaxay away
@SucaadMaxamuud-u7t
@SucaadMaxamuud-u7t 2 ай бұрын
Sagaley misyou xabiibti❤
@malyunabdullahi1940
@malyunabdullahi1940 3 ай бұрын
Waxan film miya😂😂😂😂😂😂😂
@hawabella87
@hawabella87 3 ай бұрын
No dulmi no qabiil naya 😂
@AnissaOsman
@AnissaOsman 3 ай бұрын
Mashallah Sagal . ❤from Djibouti merci infiniment. Wan Ku tagerna.
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 3 ай бұрын
ASC TABARAK ✋ ⏹ 🚏 🚦 ✋ ⏹ 🚏 SAGAL SOMALI OUI REER DJIBOUTI 🇩🇯 ♥ ❤ 🎶 👌 PARLENT FRANCAISE EDUCATION FRANCAISE ♥ ❤ 🎶 👌 💖 SAGAL MERCI MOI J SUIS UNE MERE DJIBOUTIENNES DJIBOUTI 🇩🇯 😀 😄 😊 😘 😉 🇩🇯 😀 😄 😊 LIVE 🇺🇸 Fargo ND WA KOUTAGAYRRAA WAA WABAR JAIILLOOO EN ADVANCED ♥ 😢 😆 ❤ 😄 😍 TOI ET TON MARI ASAD 😆 😄 🤣 😑 😀 😂 😆 ET TES ENFANTS TRES LONGU ENT VIE J T AIMER AU PROFOND DE MON COEUR GOOD 👍 😄 😆 😀 👏 ❤ 👍 LUCK.TON COPIN ABDOULKADIR HORREYHOUSSODAS 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@malyunabdullahi1940
@malyunabdullahi1940 3 ай бұрын
Ninka ma jisba mise dalba
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 2 ай бұрын
😂😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 ай бұрын
Subxanalaah markasta dhaqan xumo walaalkaa miyaad jaceylaaga kujileysaa
@Sundus724
@Sundus724 3 ай бұрын
Walal ruma Miya 😮
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 ай бұрын
​@@Sundus724haa waa walaalked la dhashay markey irdaha iska soo xirtay ay dadkii la sagaashay walalked jacayl la jileysaa
@Nusaymamoha
@Nusaymamoha 3 ай бұрын
​@@hawohosh9198 mawalantii mexey malinkii asad waxa isame u lahayd belo waa belo markuu dhahayo naa ma walantii lagu sii qaad wllked se wxn cml ugula timda wxn oo kale illahow nacafi anaga xitaa ilen waxas ban ba dawanee 😢
@Nusaymamoha
@Nusaymamoha 3 ай бұрын
sagaley filimkaan igu dar dee ana xaasidka metelayeee from hargeisa😂😂❤🎉
@aneizamostaphaaniza1138
@aneizamostaphaaniza1138 3 ай бұрын
😂😂
@Nusaymamoha
@Nusaymamoha 3 ай бұрын
@@aneizamostaphaaniza1138 Naa manan kuso baxayn istaqfurullh😅😅
@sahracadanxubey1929
@sahracadanxubey1929 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@aishaabdikarin7926
@aishaabdikarin7926 2 ай бұрын
Waw mashidantahe manta dadka stelba kuqaracday
@cabdisolomadaw4967
@cabdisolomadaw4967 3 ай бұрын
Hada wixi ka dabeeya waana ku xidhanye janka waayo waxa uu xusaye magaldi geesiyda ee burco
@CiisecabdulaahiFaarax
@CiisecabdulaahiFaarax 2 ай бұрын
Mash allh🎉
@ilhanmohamed4753
@ilhanmohamed4753 3 ай бұрын
Dumashi sagaley caadawka haa jabo
@Nicimasu
@Nicimasu 3 ай бұрын
Flimy ayna sucdi ku jurin ilama mcna❤😂
@xamdacali1044
@xamdacali1044 2 ай бұрын
Guulyso sagleey
@Funnychannel-f8x
@Funnychannel-f8x 3 ай бұрын
I camir abyo 😂😂😂😂
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Naa bal lugaha qarso
@shaktikamaal5280
@shaktikamaal5280 3 ай бұрын
HORAY USOCO SAGAL ADIGA IYO SAXIIBTAA DUNIYO WAXII HORE KATAG
@FaraxAbdikarim
@FaraxAbdikarim 3 ай бұрын
Sagal miyaa cartay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maryan3892
@maryan3892 3 ай бұрын
Waa Islaan weynaatay hadana cowradeeda istura la xishoodka waa muhiim markaad tahay ruux weyn oo diin leh
@kawsarsalebaan5699
@kawsarsalebaan5699 3 ай бұрын
😂
@SumayoAhmed-hv2lz
@SumayoAhmed-hv2lz 3 ай бұрын
Ku nacay balo ku dawatey
@NaleeyCali-j6f
@NaleeyCali-j6f 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@xukunyusuf2611
@xukunyusuf2611 2 ай бұрын
Saxib
@AshwaaqMaxamed-h3l
@AshwaaqMaxamed-h3l 3 ай бұрын
Horta Wan yabe qoftan labis mataqan miya awalbo qarka sare qof uweyn aqli maleh
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
@@AshwaaqMaxamed-h3l 😂😂😂
@xukunyusuf2611
@xukunyusuf2611 2 ай бұрын
Xbbbti ❤❤
@AmiinoAbdulhi13
@AmiinoAbdulhi13 2 ай бұрын
Wow😢
@foosiyamuhaned3772
@foosiyamuhaned3772 2 ай бұрын
Cajuusad garbo wayn oo marana oydo 😂😂😂😂
@mdrgirl9761
@mdrgirl9761 3 ай бұрын
Nayaahee waa gabadha maad kale keen ooreer burco ha kaftamiin badawadyahay balaayaa idin daawata from Djibouti
@maxamedkhadarmaxamud6870
@maxamedkhadarmaxamud6870 3 ай бұрын
Filimku wuucusubyahay hadagdagina
@AbdourahmanAbdourahmanAbdillah
@AbdourahmanAbdourahmanAbdillah 3 ай бұрын
Machallah reer Djibouti i spenk franch je vous aime wallahi sagal somali 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@Supr93
@Supr93 3 ай бұрын
what man the house look I don’t heart once☝️but is That into men
@AminaAbdiabdillahi
@AminaAbdiabdillahi 2 ай бұрын
Moi aussi chui une djiboutienne j'espère un jour voir asad et sagal je l'aime vraiment
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 3 ай бұрын
BEYNALEY WEYNTA big LIAR sister you JALEOUSE WOWEN hybrid WOWEN NAAGOO SAXIBBEMALAYTY😅😅😅
@FatimaSahra-xh4hy
@FatimaSahra-xh4hy 3 ай бұрын
Dhaga hadal Mooyee film kle maka wayy😮😂
@deganomar9100
@deganomar9100 3 ай бұрын
SaGal uskak😢
@rukiamohamed6699
@rukiamohamed6699 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@SumayoCabdibari
@SumayoCabdibari 3 ай бұрын
Lacagta kufaneyso maa wllkaa lugaha ugu tosidi fan aan kuta lahen bad heysaye
@xamdacali1044
@xamdacali1044 2 ай бұрын
Naa ilahay ka baqo oo orad camal yeelo
@ABDIFATAXWARSAME
@ABDIFATAXWARSAME 2 ай бұрын
❤️🥰❤❤❤
@kowsarkami
@kowsarkami 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@AbdiqadirMuse-g2e
@AbdiqadirMuse-g2e 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉
@SamiyaCabdi-kz2vy
@SamiyaCabdi-kz2vy 2 ай бұрын
Masha Allah ❤
@Halima-v8c
@Halima-v8c 3 ай бұрын
Ma habartii waalayn oo dharna dhigatoo masaryk baabiyoo isku shubantaa naa iska tartiibi bawdharka doqon yahay
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 3 ай бұрын
Oo adigu maxaa attention ka qof usiine naa naftada hormari umada ka leexo
@YeyeE-o5s
@YeyeE-o5s 2 ай бұрын
ruwayadi horobe sxb ahyen hada maxuman noqaty caadi iska dhiga
@nuuraibraahim953
@nuuraibraahim953 3 ай бұрын
Waar dadkan wada qaylinaa Waxay dee asad baaku dhahy nin kle Lama jili kartid😂😂😂😂
@A-M-C-ij3sf
@A-M-C-ij3sf 3 ай бұрын
❤❤❤
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 2 ай бұрын
Ma anigaa mise sagal waxay u eegaatay prince Harry & megans daughter Lilibet
@ifraahahmed9991
@ifraahahmed9991 3 ай бұрын
Mashalah qali hure usoco
@Xaawomuuseciise
@Xaawomuuseciise 2 ай бұрын
Cidkale ma weyed
@HalimoAbubaker
@HalimoAbubaker 3 ай бұрын
MACHALLAH ALLAH TABARAK ALLAH SAGAL 🙏 💖 SOMALI PARLER FRENCH J SUIS TRES CONTENTE KE TU PARLER FRENCH-SPEAKING FELICITATIONS HAMBALLOS GRONTUALATIONS ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉LOVELY 😍 👌 👍 🥰 ☺ LIKELY LOVELY 😍 👌 👍 LIKELY LOVELY 😍
@HooyoAsha-v8n
@HooyoAsha-v8n 3 ай бұрын
I am sorry is he not your brother you have now there talents 😅😅😅😅😂😂😂😂
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ShirhanHagi
@ShirhanHagi 3 ай бұрын
QUEEN JISAARR HA U JOOJJIN❤❤❤
@NajmoIbraahim-wf1xb
@NajmoIbraahim-wf1xb 3 ай бұрын
Woow maashaa allaah kaligeed boqorad allaha iikaa xafido sagal qurux🎉❤❤cadawgaaga cagta ka hoos ❤❤keep going 🎉
@radwayar9182
@radwayar9182 3 ай бұрын
Sagal qurux
@SahraAli-m8b
@SahraAli-m8b 3 ай бұрын
Yaa.danboo.fiimkaad.fiirsanaa.naagtii.nimanka.saaxiibteed.u.balansaneysay.walee.ceebtaadaa.banaanka.taalo.oo.aaway.ninkii..iyocaruurtii.walee.jid.xunaad..cagta.saartay.aaway.asad
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 3 ай бұрын
Adigu iskaka tagey yaa ku yiri fiirso naagayahoo dadkas waxey isku dagaalen mataqaanidiine dadka ka daaya commentska qaldan
@sayinabjamacYartaReersool
@sayinabjamacYartaReersool 3 ай бұрын
Ninka socod kisaa I dilayi dalbo muu leeyahy😅
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 3 ай бұрын
Teamka wada jirku ku quruxsanaa hada mawa igu socdo filimka
@FartuunmaxamedXasandaahir
@FartuunmaxamedXasandaahir Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MunaNasiib
@MunaNasiib 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
Mashallah Sagalay horey uu soco ❤
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Cabdi qadir sxbki wan isnaqan wllhi jar ban nhy😂😂
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
Maasha Alaah sagal.waan.wada.joognaa.sland
@MaqauudAbdi
@MaqauudAbdi 3 ай бұрын
Nya ubuxu wakii so dhawenta😂
@Awooda57
@Awooda57 3 ай бұрын
Msha allh ❤❤❤
@AbdulWahabAbdAllah
@AbdulWahabAbdAllah 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
DHOOF PART 45
20:45
Family Sagal Channel
Рет қаралды 11 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 5 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 71 МЛН
Xaasidkii Jaceylka Part 3 Filim Cusub 2019
21:07
So News
Рет қаралды 256 М.
JACAYL LACAG GALAY PART1 IYO C/jibbuti
6:48
Abdullahi Jibbuti (MIDSAN TV)
Рет қаралды 23 М.
DHOOF PART 44
20:01
Family Sagal Channel
Рет қаралды 23 М.
IMTIXAAN ADUUN PART 5
23:39
Family Sagal Channel
Рет қаралды 113 М.
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 214 М.
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Astaan
Рет қаралды 1,3 МЛН
Xaasidkii Jaceylka Part 2 Filim Cusub 2019
25:47
So News
Рет қаралды 287 М.