FANAAN CAAN AH IYO GABAR UU DHALAY OO CUDURKA DILAAGAA KU DHACAY

  Рет қаралды 205,092

Abdukadir Ali Abdi

Abdukadir Ali Abdi

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Comments ✔Plz Thanks
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Comments ✔Plz Thanks
✔Fadlan Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Comments ✔saar
SI AAD U DAAWATO MUULAQO CUSUB MAHADSANID
KZbin channel:
/ @abdukadiraliabdi
FACEBOOK PAGE ✔ / smc24.tv
WEBSITE www.somalimc.com

Пікірлер: 154
@proton3362
@proton3362 2 жыл бұрын
Imankade waa zaid ...mash'Allah Allaha siyo cimri deer iyo cafimad Allaha inasiyo
@yonisabdullahi1055
@yonisabdullahi1055 6 жыл бұрын
MAA SHA ALLAH, ILAHAY BA KU MAHADSAN BADBADIYEY SABIGA YAR, RUNTI HOYADANA WA QOF QALBI ADAG ALLAH HABARAKEYO, ANAGA IYO INTI KALE ISLAMABA HANAGA BADBADIYO AMIIN
@wakiilcaashaq8270
@wakiilcaashaq8270 6 жыл бұрын
MaashaALLAH wll waxaad tahay qof iman leh oo ALLAH tala saartay. intii xanuunsana ALLAH caafiyo
@rabiileomar7395
@rabiileomar7395 6 жыл бұрын
Waa hooyo niyad fiican oo ilaahay aamin san. Hadal qiimo iyo xikmad ku dhehan baan ka faa iday. Good somali woman
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 2 жыл бұрын
Alaah u naxariisto Abe hudeydi Idiley adiga neh sabar iyo imasn Your strong woman mashalaah
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 23 күн бұрын
Alle haydin caafiyo wll idinka iyo wixii muslim ah oo xanuunsan
@sagaljamali7190
@sagaljamali7190 6 жыл бұрын
xanuunkaas Markaan Maqlo waan ooyaaa waayo hooyadey macaan buu sabab u noqdey alle ha u naxariisto janatul fardowsana alle haka waraabiyo gabadha yarna alle sidaaa Hakaga dul qaado
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Sagal Jamali, walaal ilaahay hooyo macaan naxariistii jano haka waraabiyo, qabrigana ha u nuuro, adigana samir iyo iibaan Allah haka siiyo walaal.
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 6 жыл бұрын
Sagal Jamali Amiin walaal Illaheey ha unaxariisto qabrigeeda alaha uwaasiciyo
@ilovetheboss8987
@ilovetheboss8987 6 жыл бұрын
Sagal Jamali ameeen ameeen walal
@huskyjamapuntland1385
@huskyjamapuntland1385 6 жыл бұрын
Sagal Jamali Aamiin walaalle allaha hooyana Jannatul Firdows al aclaa haka waraabiyo.
@umumaryamabdullahi4275
@umumaryamabdullahi4275 6 жыл бұрын
Amiin Allah u naxaristo
@saidmacalinyuusuf9972
@saidmacalinyuusuf9972 6 жыл бұрын
Ilahaye cafimad taame haku siiyo ilahay baa caafimadka iyo cudurkaba hayee Masha Allah qof iman labatahaye ilahay haku siyadiyo
@luulosman4608
@luulosman4608 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahi imanka kusiye hakusiyadiyo. Cafimad warane haku siyo
@أحمدفارحبلى
@أحمدفارحبلى 2 жыл бұрын
alle barakeeyo waa marwo caqli badan yaqiin quto dheerna leh arin walba oo soomartayna samir ku adkaysatey masha allah
@naimoahmed7734
@naimoahmed7734 6 жыл бұрын
Maa shaa Allah imanka waa shey qali ah,ilahay hausaidhiyo gabadha,i know wat it feels like to have cancer thats wat am goin thro bt i always say Alhamdullilah
@hanadabdiali4427
@hanadabdiali4427 6 жыл бұрын
Nimo insha Allaah you will be fine soon abayo may you live longer abayo life is test to see your faith in Allah.
@naimoahmed7734
@naimoahmed7734 6 жыл бұрын
Thanks Hanad,thats the only thing that makes me strong,everythng is qadarullah n i believe someday i ll b cancer free in shaa Allah
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 жыл бұрын
Naimo Ahmed Asc wll see thy hada macaafimaada mxaayeelay 10 bilbaa kasoo wareegatay inaad ka caafimaaday bn kuu rajeeynayaa insha allh
@AbdukadirAliAbdi
@AbdukadirAliAbdi 5 жыл бұрын
Way ka caafimaaday wll alxm
@precioususuf2041
@precioususuf2041 4 жыл бұрын
Naimo Ahmed walashay qaali Allah ban kuu baryayaa inu kaa dulqaaado xanunkaas.
@muhammedmahdi7154
@muhammedmahdi7154 2 жыл бұрын
Masha alah waa maamo qalbi fiican oo ilahay isku xidhay ilahay ha caafiyo intii xanuunsan oo dhan alahuma aamiin yaa rabii 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@mohamedgiire7496
@mohamedgiire7496 7 жыл бұрын
Maan sha alaah Hooyo yaqiinteedu wanaagsan tahay , oo caqli badan
@husseinaden9960
@husseinaden9960 6 жыл бұрын
Ilaahay caafimaad hakuu siiyo dhamaan familkaaga iyo intii muslim ah cancerka hanaga dul qaado
@leilaiddy2991
@leilaiddy2991 7 жыл бұрын
walaasheey aad ayaad unasiib badantahay masha allaah
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 6 жыл бұрын
Wuxu qoral xuma. Gabadha hadlaysa waa walaashay idil hudeidi. Walaashay kuma dhicin cudurka dilaaga. Gabadhay walaashay dhashay baa cancer ku dhacay. Hada wayka bogsatay. Abahay buu cancer ku dhacay wanu kaa bogsaday. Alxamdulilah waa allah mahadi.
@suhaibuthman7962
@suhaibuthman7962 6 жыл бұрын
Asc wll Zainab Hudeidi waxaan haynaa dawada rasmiga ah ee Cancerka waxaan joogaa hargaysaa waa dawo dhaqameed rasmi ah oo dad bdn ku bogsadeen fadlan hadaad u baahantihiin ila soo xidhiidh
@AbdukadirAliAbdi
@AbdukadirAliAbdi 6 жыл бұрын
Masha allah walaal adigoo Mahadsanid halkee lagaala soo xiriiri karaa email ama telfoon sheeg Waxaa aqaan dad badan oo qaba cudurkaas
@suhaibuthman7962
@suhaibuthman7962 6 жыл бұрын
Suhaibuthman@gmail.com 252634026059
@AbdukadirAliAbdi
@AbdukadirAliAbdi 6 жыл бұрын
@@suhaibuthman7962 Mahadsanid wll
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 жыл бұрын
@@suhaibuthman7962 Xagee lagaala soo xidhiidhin
@sadiafarah7486
@sadiafarah7486 6 жыл бұрын
somali media ok bro sheekada dad wawayn baa galay way dhamatay waana joojinaya hadalhaynteda waana uduceyay alaha u cafiyo caruurta
@AbdukadirAliAbdi
@AbdukadirAliAbdi 6 жыл бұрын
Sadia Farah mahadsanid walshey adna allaha ku xifdiyo mahadsanid
@ahmedqabayo557
@ahmedqabayo557 6 жыл бұрын
Masha allah waa hoyo fiican allah ha ucaafimaadiyo gabarta yar cafimaadkana ha usiyadiyo hada ayhayso
@abdirazaqabdulle5467
@abdirazaqabdulle5467 6 жыл бұрын
Allahu Akbar ,Allahu Akbar, Allahu Akbar, Allahii Caafimadka siiyay Gabadhayar baa mahadleh. Wllale Allah hakaaga dhigo danbi dhaaf xanuunka , murugada iyo intii aad soomartay Aamiin. Gabar aan dhalay Ayadoo jirta 11 Sano Ayaa waxaa laga helay (Brain Tumor ) walaashay intay sheegtay Ayaa laga helay, indhaha ma noqon weershe, waxaase udheeraa madax Xanuun saa'id ah. Madaxa biyaha Allale ku abuuro jirka ayay ugudbaan. Biyahaas Burada Ayaa celisa SaaS ayuu madax -Xanuunku ku biloowdaa. Alxadulillah maanta gabadhaydu waa 14 jir Allah waxuu siiyay caafimad dhamaystiran. .Allahu Akbar. Allah waxaa uga baryayaa caruurta xanuunsan iyo Dadkoo dhan in caafiyo Aamiin Aamiin Aamiin.
@zahrahennabeauty4923
@zahrahennabeauty4923 6 жыл бұрын
Abdirazaq Abdulle walal xage jogta Masha Allah
@cookwithme6363
@cookwithme6363 6 жыл бұрын
Ameen Thuma Ameen .
@munahasan8674
@munahasan8674 6 жыл бұрын
Allahu Akbar allahu Akbar ILahay bacafiyay masha Allh
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 2 жыл бұрын
Wlshy qaali tumor ka ama burada waxa loo qaybiyaa benign iyo malignant marka malignant gu waa cancer iyadaana fida, benign tuna waa noncancerous oo maaha cancer mana fido ee waa bura caadiya.
@odasodas930
@odasodas930 2 жыл бұрын
Alhmdullilah walashay Allah ba cafimad gu siyay MashaAllah
@asmaaasmaa-kg6yt
@asmaaasmaa-kg6yt 6 жыл бұрын
Cudurkaaan markaaa maqllo waan iska oooyaaa coz awoowahey An dunida ugu jeclaaaa ayuu ku dhacay una dhinty alla ya raxma awoowe mcn janatul fardowso alle haku geeeeyo
@axmedshadam8344
@axmedshadam8344 2 жыл бұрын
Mashaa Mashaa tabaarakalaah runtii hadalkeeda wuu iqiira galiyay allaah haa kuu ziyaadiyo iimaanka iyo yiqiinta
@khadijahhussein3459
@khadijahhussein3459 6 жыл бұрын
masha Allah wa qof imanleh ilahy hukusiyadsho
@abdirisaksugulle2810
@abdirisaksugulle2810 2 жыл бұрын
Walaashey ha dhihin hadey wadankii joogi lahaayeen madaaweysmi laheyn meel walba Alle wuu joogaa sidaa ula soco
@cabdixakiinharuun1195
@cabdixakiinharuun1195 6 жыл бұрын
mansha alaah alle haku caafiyo HOOYO wacan baad tahaye oo waliba alle talo saratay mansha alaah
@xasanismaaciil5878
@xasanismaaciil5878 2 жыл бұрын
Maasha allah Hooyo allah kuxiran iimaan leh yaqiinta aamin san
@maxamedcaydiid4350
@maxamedcaydiid4350 2 жыл бұрын
maan sha allah aad baan ugu farxay waraysigaa inantaasi bixisay
@khadramohamud823
@khadramohamud823 6 жыл бұрын
Alxmdulilaah ilahey asaga mahad leh ilahey caafimaad badan hasiiyo.
@subunqali2540
@subunqali2540 6 жыл бұрын
Mansha Allah illahayow imanka no sug
@maryammoh1450
@maryammoh1450 2 жыл бұрын
Masha allaah rabbi baamahadleh alif xamdila calasalamatik illaahay haidin baarigo farxad kuwaara wll iimaank iyo caqligaba hakuusiyaadiyo mumin mountain wll waa kafaaratul dunuub
@AbdukadirAliAbdi
@AbdukadirAliAbdi 6 жыл бұрын
FADLAN SHARE GAREEYA KA QEYB QAATA WACYI GALINTA CUDURKAAN HALISTAA SI DAD BADAN U OGAADAAN IN UU DAAWO LEEYAHAY MAHADSANIDIIN
@kingkhalid2362
@kingkhalid2362 2 жыл бұрын
Ilaahay hakuucaafiyo lakiin waasax mihiimadu waacisbataal kawarama dadka aanhaysan dhaqaale iskudaweeyaan dhibka haysata ayaa niyadjebinaya
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 жыл бұрын
Alhamdulilaah ilaahay caafimaad sariica ilaahay hasiiyo
@mohamedpurji9862
@mohamedpurji9862 6 жыл бұрын
mnsha alah mnsha alah hooyo qlb wngsan ilhey haku dhowro ilwad wlo
@cabdikariimaxmad5352
@cabdikariimaxmad5352 4 жыл бұрын
Alle haka baxsho intii muslim ah
@nasracilmi9077
@nasracilmi9077 6 жыл бұрын
masha Allah caqli badanaa alle hakuu barakeeyo walalo
@one1893
@one1893 6 жыл бұрын
Manshaallah walal Allah hakuucafiyo gabadha
@sulubgeele915
@sulubgeele915 6 жыл бұрын
Waxaan eebe kabaryaynaa in Ilaahay kuu caafiyo adiga iyo cidii kale ee dhibaato haysato
@umuaziza5097
@umuaziza5097 2 жыл бұрын
Masha allah hoyo iiman qawiya leh m.a
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
Allaha ka dulqaado xanuunkaasa iyo inta bugtaba dhamaan
@umuriyanriyan6930
@umuriyanriyan6930 2 жыл бұрын
Ilahay hacaafiyo cudurka Allah ayaa keeno nabiya ayaa xanuunsanayay Allah cido jeclaado ayuu imtaxaana allaha caafiyo inta umad islaam ah exanuunsa
@qamarmuhyadin5139
@qamarmuhyadin5139 6 жыл бұрын
Allaahu akbar allaahu Akbar allaaha akbar
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Alle haku Caafiyo aamiin yaarabi
@simranabukarabdulkadir2388
@simranabukarabdulkadir2388 2 жыл бұрын
Illahey haku cafiyo iyo inti muslim ah
@ramlamohamed3427
@ramlamohamed3427 6 жыл бұрын
Ilahy ha caafiyo ayada iyo cidkasta oo xanuusan wa qof ilahy aaminsan ilahy inad talo sarato ad ayey uficnthy wayo ilahy wuxuna ku qorin makugu dhacayan really gabadhan wax wngsan ayey ku hadlaysaa sida dadku u takooran qofka xanusan ilahy ayaa caafimadka io xanunkaba hayo ilahyaw na caafi oo na cafi
@luulosman4608
@luulosman4608 6 жыл бұрын
Ilahi aya Mahad iskaleh
@maxamedsomali6974
@maxamedsomali6974 6 жыл бұрын
Masha allah
@aragsanmaxamed4599
@aragsanmaxamed4599 7 жыл бұрын
mashlllaaah alxmdulilaaaah
@aminaizmail8046
@aminaizmail8046 6 жыл бұрын
Masha alllah
@kaysaro7772
@kaysaro7772 6 жыл бұрын
Subxaanallllah AllahuAkbar Aya allaaah. .. Wlhi WA cibro qaadasho
@hamzevia3971
@hamzevia3971 5 жыл бұрын
manzha alllah alleh ay amahd izka leh
@ibrahinhassan6400
@ibrahinhassan6400 2 жыл бұрын
Qof imaan iyo daganaasho ka muuqata ayaa tahay sabarkaaga allaha ku rizaqo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Illaahay caafiyay ayaa mahadleh
@fardowsonuur946
@fardowsonuur946 6 жыл бұрын
Alxamdulilah illahow adiga mahad iskaleh
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 6 жыл бұрын
Masha allah ilaah baa mahad iska leh
@farhansworld2446
@farhansworld2446 2 жыл бұрын
Masha alaah
@ruqiyomaxamuud6877
@ruqiyomaxamuud6877 5 жыл бұрын
Alle ha caafiyo
@shamsohassan5405
@shamsohassan5405 6 жыл бұрын
Masha Allah sister Alx
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 2 жыл бұрын
Alx wall allah Ha ku caafiyo habo
@abdikaremali1647
@abdikaremali1647 6 жыл бұрын
masha alh gabdh zidas u hadly za wllhy waa mshalah
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 4 ай бұрын
Walahi waa runteed magaca qudhiisa ku dilaya
@saacidiabdullahi835
@saacidiabdullahi835 2 жыл бұрын
Masha,ALLAH erayaro saameynleh .
@midnimo3593
@midnimo3593 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@buubiomar8470
@buubiomar8470 6 жыл бұрын
illhy hku cafiyo wllhy cudurkaas illhy ha inga badbaadsho
@yaxyeceymoy9196
@yaxyeceymoy9196 6 жыл бұрын
Buubi Omar masha Allah
@dahirmaxamed6760
@dahirmaxamed6760 6 жыл бұрын
Allah ayaaa awoodisa wax kasta kaweyn thy allah ayaa mhdleh
@murayomuriidi6538
@murayomuriidi6538 4 жыл бұрын
Allaha cafiyo
@NimcoDagn
@NimcoDagn 6 жыл бұрын
Alle hakaa dulqaado wl
@sacdiyomaxamed6603
@sacdiyomaxamed6603 6 жыл бұрын
Allahku caafiyo inanta yar
@laylachans3288
@laylachans3288 2 жыл бұрын
Asc manshaalaha amiin amiin
@jamaalmaxamedfaandhe9612
@jamaalmaxamedfaandhe9612 2 жыл бұрын
Maasha allah waa hooyo niyad fiican
@eastsideandwestsiderider9439
@eastsideandwestsiderider9439 5 жыл бұрын
Abo I alaha ku caafiyo in sha alaah
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
ilaahay hacaafiyo inshallah
@xamdanuur5583
@xamdanuur5583 6 жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo adiga , ahaha and inantaada Alle denbidhaaf ha idinka dhigo
@qalbicabdulle9545
@qalbicabdulle9545 6 жыл бұрын
Masha Allah Allah kuxafido
@libansharif8239
@libansharif8239 6 жыл бұрын
aaaaax yaa allah
@sihammire1475
@sihammire1475 5 жыл бұрын
alxamdullilah haduu eebe caafiyey
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
Manshallah manshallah
@hindaomar1725
@hindaomar1725 7 жыл бұрын
alxamdulilah ila hay baa mahad leh
@sahraapdi298
@sahraapdi298 6 жыл бұрын
ilahay haayno gargaro dhaman umad muslinka
@guledabdullahi3574
@guledabdullahi3574 6 жыл бұрын
Allaha cafiyo amin
@abomahir3828
@abomahir3828 6 жыл бұрын
Allah haku caafiyo masha Allah.
@nimcocadey
@nimcocadey 6 жыл бұрын
Masha,Allah qadarta qofkii Aaminsan walaahi waxba ma Arkaayo
@mubarikmohamoudabokor7727
@mubarikmohamoudabokor7727 2 жыл бұрын
All thnks to allaah.
@libaaxoow8970
@libaaxoow8970 3 жыл бұрын
Hoyoo macnto 👌 thanks you 😘
@naxariis
@naxariis 6 жыл бұрын
dawadiisa waa la yaqaan
@shukrihussein3768
@shukrihussein3768 2 жыл бұрын
Wll halkee lagaaga soo xidhiidhi karaa
@shaaficicabdi9050
@shaaficicabdi9050 2 жыл бұрын
waa runteeda niyadàan Ka noolnahay
@taajirkp8035
@taajirkp8035 5 жыл бұрын
allaha caafiyo
@hodandalmar5752
@hodandalmar5752 2 жыл бұрын
Gabadhan aabeheed sanadkii hore ayu covid19 u geeriyoday allaha u naxariisto
@Umucaisha935
@Umucaisha935 2 жыл бұрын
Magaciis fanaanka dhalay
@hbkali2615
@hbkali2615 6 жыл бұрын
Allle haku cafiyo gabadhada hoyo
@fatxiyusuf6598
@fatxiyusuf6598 6 жыл бұрын
Brkalaakufiika
@alihussein2838
@alihussein2838 5 жыл бұрын
Mashallah
@xamdanuur5583
@xamdanuur5583 6 жыл бұрын
Waxaad thy hooyo iman buuxa leh alle ha ku siyaadiyo
@leilaiddy2991
@leilaiddy2991 7 жыл бұрын
wlhi cudurkaas markaan maqlo waxaan soo xasuustaaa abaaheey mcn nasiib muusan uyeelan in uu kadaawoowo tiisana way dhamaatay
@maxamedmuuse3592
@maxamedmuuse3592 7 жыл бұрын
Leila Iddy allah ha u naxariisto
@nastehnasteh879
@nastehnasteh879 6 жыл бұрын
Leila Iddy y
@bluerain3282
@bluerain3282 6 жыл бұрын
Alhumdulliah
@fahimajama6467
@fahimajama6467 2 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@zeitunmohaa7419
@zeitunmohaa7419 2 жыл бұрын
It's just
@rahmaabdi2183
@rahmaabdi2183 2 жыл бұрын
Àĺlah ha ugargaaro
@zamzamxuseen3189
@zamzamxuseen3189 2 жыл бұрын
Subxaallah
@laylohasasanabdi6609
@laylohasasanabdi6609 2 жыл бұрын
M,a
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Shamsaaynacadceed waa lay yiraaah.xamarwadajir.
@yaasiinduco9634
@yaasiinduco9634 2 жыл бұрын
Subxana allh
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 2 жыл бұрын
Inanta waysku Khaldaysaa benign waaka aan fidin kan fida malignant baa layiraa
@midnimo3593
@midnimo3593 2 жыл бұрын
Mahad sanid
@Umucaisha935
@Umucaisha935 2 жыл бұрын
Fananka dhalay wa keee?
@maxamedsheekhgaabow8941
@maxamedsheekhgaabow8941 2 жыл бұрын
Wasmo
@sadiafarah7486
@sadiafarah7486 6 жыл бұрын
idil xudaydi naa ilahay ha kuu caafiyo inanta yar dayntad iga qadatayna iska keen waad is ogtahaye
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Sadia Farah , subxaan! Soomaalidu dhib badanaa, oo walaal miyaad personal u weydiisatid ma halkan baa deyn la isku weydiistaa.??
@puntlandsomalia9604
@puntlandsomalia9604 6 жыл бұрын
Sadia Farah kkkkkkkkk soomalidu waa jinni bal meeshay daynta Ku waydiinayso fiiri balo Ku dagtay.
@nawaalcali5314
@nawaalcali5314 6 жыл бұрын
Sadia Farah wllo ilahay ka baqo waxaasoo kale waa ceebe daysaba ilahay darti hadadan dayn karayn waa Hooyo dhibaataysane gurigeeda ugu tag
@mohamedmohamud3984
@mohamedmohamud3984 6 жыл бұрын
asc
@huskyjamapuntland1385
@huskyjamapuntland1385 6 жыл бұрын
Waa Comment raadis baan u malaynayaa.
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 116 М.
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,5 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,6 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 37 МЛН
6 KUN OO SANNO KA HOR AYAA LA DEGANAA GOOBTAN!
8:31
Mustafe Dayo
Рет қаралды 13 М.
Ceeb loma dhinto Aisha aya Ninkedii Hore video kasoo qarxiyay
8:03
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 313 М.
14 WIILAL  SHIDAN QOFKAAD KA HELIN KA SAAR KAN UGU DAMBEEYO REEBO
12:48
deg deg taliye shub oo fashil kala kulmay
20:23
Kaafiye TV
Рет қаралды 3,7 М.
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15