Fanaan caan ahaa oo isu bedelay Samafale danyarta caawiya.

  Рет қаралды 7,936

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 21
@HanaGucci-tm4hu
@HanaGucci-tm4hu 6 ай бұрын
Masha alaah abtiyo proud of you illaahay baad ka helaysaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 7 ай бұрын
Masha allaah waxan isku ahan reer London waxa wadan khar illaahay hadinka abal mariiyo wan idin salaamayaa from America 👍
@Abz_146
@Abz_146 6 ай бұрын
Maaha Allahkhatumo wanagsan Allah dhamanten ha inagu sugo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amalabdi6617
@amalabdi6617 7 ай бұрын
Illahayoow kheyr ku sii yaa rabii makasiinta illahay caawi yaa rabii
@zakirboss143
@zakirboss143 7 ай бұрын
Fu'ad Foundation 🎉🎉
@somaliboy8819
@somaliboy8819 7 ай бұрын
Fu'aad Cumer, Rabbi hakaa abaal mariyo wanaaga aad samaysay. Waxad tahay tusaale nool oo lagu daydo👏
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 7 ай бұрын
Masha Allaah tabarakaraxman Inankaa yar ee Fu'aad waa inanka aan heesihiisa dhegaysan jiray waxbaa igu odhanjiray ilmahaasi waa ehlukayr oo muxsin buu ku dambaynayaa waana taa Ilaahay i tusay noolow hooyo (go ahead )garab kaga Rabbi ha galo ❤
@siradm
@siradm 7 ай бұрын
Masha Allah waa runtiis, mmtvna waa iney markasta wax ka soo duubaan
@cartancartan8452
@cartancartan8452 7 ай бұрын
Mnsha Allah
@slandprince7210
@slandprince7210 7 ай бұрын
Heestaa waxa lahaa Cabdi Fanax Allah ha ka soo hadeeyo isna.
@ASWADXASAN
@ASWADXASAN 7 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن ❤🎉
@hyusuf2207
@hyusuf2207 7 ай бұрын
Masha Allah hore u soco
@hamzemohamed7634
@hamzemohamed7634 7 ай бұрын
Fu’aad cumar cabdi ileeye noolow
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 7 ай бұрын
Maasha Allah
@AnasSuleeman
@AnasSuleeman 7 ай бұрын
allow kuu gargr aakhiroiyo aduunba waxan ogsoona one day in oo soo bixi doono qof saas ugu adeeega dadka muhiimadana siiya dadka aadka u durufaysan
@RiyaDiiNolosHa3289
@RiyaDiiNolosHa3289 7 ай бұрын
QoFki ugU horyy ee arka xiTa Codku ma shqynyoH pin i taBto mm Tv wn ini TagryeH 😊🎉
@slandprince7210
@slandprince7210 7 ай бұрын
Ku dayasho ayaad mudantahay Allah ha kaa abaal mariyo..
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 7 ай бұрын
Hadda maxuu la haysayaa waa yaabe allah soo hanuuniyo
@abdirizakomar7491
@abdirizakomar7491 7 ай бұрын
waa hadal une xaaran maaha
@slandprince7210
@slandprince7210 6 ай бұрын
Waa hees bilaa muusiga walaal
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 6 ай бұрын
@@slandprince7210 quraanka ayaa ka fiican muu sheego
DEGDEG AABO DAHIR OO GARAACAY MARWA KHADIIJA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
32:14
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 8 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 24 МЛН
waar deeg deeg ah ayub abdurezak
18:25
Dhulmar media official
Рет қаралды 1,8 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 35
20:27
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 148 М.
Gergera Dam  in  Eritrea
23:32
Bereket Feday
Рет қаралды 25 М.