Fanaan naftiisa ka gaday masooniyada iyo Qoomamadii qabsatay

  Рет қаралды 660,937

DADWEYNAHA ,

DADWEYNAHA ,

Күн бұрын

**********************
ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
**********************
Email: maadmed23@hotmail.com
**********************
muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
*********
instagram @dadweynaha14 .www.instagram....
**********
qisooyin kanaalka dadweynaha
qiso cajiib ah
#dadweynaha

Пікірлер: 1 400
@amendiria5673
@amendiria5673 4 жыл бұрын
Aad bu u cod macan yahay marku quranka akhrinaYo mnsha Allah
@mohamedinacali2561
@mohamedinacali2561 2 жыл бұрын
Wll waaa runta cod mcn
@Munadalac
@Munadalac 2 ай бұрын
Keeweye kaas midka fananka Miya Muslimi doona
@XalimaSacdiya-qs1kq
@XalimaSacdiya-qs1kq 2 ай бұрын
Wallahi waxaan ma aamin saneen lkn hada waan aaminay illaahayow na amaanso
@arwaxmohamed
@arwaxmohamed 2 ай бұрын
😢
@XafsoXilkesXilkes
@XafsoXilkesXilkes 2 ай бұрын
Amiin🤲
@JiheeyeYT
@JiheeyeYT 2 ай бұрын
Walaal waxad aamintay sheydanka inuu awood leyahay ilaahey ka cabso waxa ayraban in arkan dad yiraa waa rumeysanay sida hada qoraalkada ka muuqdo ha xayeesiin sheydanka awood malaha wax la aamina malaha
@munafaysalgas22
@munafaysalgas22 4 жыл бұрын
Ilaahoow shaydaan wax hanoogudarin ilaahbaa diin macaan nasiiyay aloow diinteena noo adkee
@yussufbinuahmed3781
@yussufbinuahmed3781 4 жыл бұрын
Wuirouipti
@abdiraxmaanfarxaan7759
@abdiraxmaanfarxaan7759 3 жыл бұрын
Ameen
@hudamuy6676
@hudamuy6676 2 жыл бұрын
aamiin yaa rabi
@cawo-cali-ladne7839
@cawo-cali-ladne7839 2 жыл бұрын
Amiin
@aqontacusub8785
@aqontacusub8785 2 жыл бұрын
Aamiin😰
@khaalidyusuf7967
@khaalidyusuf7967 4 жыл бұрын
Waxaan ilaahay kaaga baryayaa inuu Riyadaada kuu rumeeyo insha allahu
@___Joseph__
@___Joseph__ 4 жыл бұрын
Haduu Islaamay waa Mansha Allah Alle ha udhaafo dambigiisa Anigana waan fahansanahay Micnaha Maansooniyad
@marwadimohamed5786
@marwadimohamed5786 4 жыл бұрын
@Joseph Moha wll maansoniyada maxa lagawada adigoo raali ah ?!
@shariifmukhtar
@shariifmukhtar 4 жыл бұрын
@@marwadimohamed5786 wall oo koox siir Ah sheydanka iYo Dajal cawar cabudan
@___Joseph__
@___Joseph__ 4 жыл бұрын
@@marwadimohamed5786 waa kooxo Yuhuud ah oo si qarsoodi ah ushaqeeya kuwaas oocaabuda Ibliis iyo Masiixu dajaal Aduunkqqn aad ujeedo iyagaa maamulo @Sahanka Xogaha channelkaas baad warbixinno fiican ka heleysaa
@fadxicali3660
@fadxicali3660 4 жыл бұрын
@@marwadimohamed5786 wll buuga yaala telegramka somalibooks# Ee layidhaa antakristoos kaa akhri
@abdiasismuse4099
@abdiasismuse4099 4 жыл бұрын
@@___Joseph__ ilaahay ayaa maa mula aduunka wax ay yihiin ma jirto hadii aad sidhaba ilaahay u aamin san tahay iskadaa binu aadam ee shaydaan ayaan wax kaa qaadi karin ma ogtahay cumar binu khadaab waxa uu nabigu scw yidhi wado ma maro haduu maro shaydaan kuna wadada kale ayuu kasii cararaa waxa uu waxaas uu kugaadhay waa saaxibul xaq ayuu ahaa waana gaf wllkayyow inaad tiraahdo caalamka waxa ka dhacaya iyagaa ka danbeeeya maansooniyadu
@MuscabPedri
@MuscabPedri 2 ай бұрын
Inta tiktoka kasoracday dhac kusii😂😂
@mumtazali-xm7jd
@mumtazali-xm7jd 2 ай бұрын
Way kan😂
@BarwaqaJamac
@BarwaqaJamac 2 ай бұрын
Wanakan
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 2 ай бұрын
3 sno ka hor ban dhagaystay Wan kuso ceshtay😂😂
@RAXMORUUXI-zs1rp
@RAXMORUUXI-zs1rp 2 ай бұрын
Wa ikan😂 😳
@CabdisamedCabdirazaaq
@CabdisamedCabdirazaaq 2 ай бұрын
Same😂​@@cabdiwahaabnadaara7945
@fils_flah6652
@fils_flah6652 4 жыл бұрын
MASHALLAH walahu aad ban u farxay markan maqlay ninkan wuu islamay oo mugdigii buu ka soo baxay. Ilahay umadda ha wada hanuuniyo
@adnan-hl2hq
@adnan-hl2hq 3 жыл бұрын
Aaamiin
@shijo2055
@shijo2055 2 ай бұрын
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك، ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي، وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت، من قالها حين يمسي، فمات من ليلته؛ دخل الجنة، ومن قالها حين يصبح، فمات من يومه؛ دخل الجنة🤲🤲🤲
@fadumomohamet8872
@fadumomohamet8872 4 жыл бұрын
Alxamdullilah alle ayaa mahad leh ee Islam naga dhiga
@sumayaandherfamily4213
@sumayaandherfamily4213 4 жыл бұрын
Subhanllah subxanllah mansha allah haduu ilhy kasoo furtay wlhi arin cajiiba qabsatay mahadsanid huno ❤️
@axmedrast4626
@axmedrast4626 4 жыл бұрын
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم
@kassim2539
@kassim2539 4 жыл бұрын
Magaciisa wa maitre gims wa xesa af fraansisa thanks from djibouti 🇩🇯🏆🥇
@zamzammohamed847
@zamzammohamed847 4 жыл бұрын
Asc wll u have amazing voice and I like it may Allah bless you
@cabdallaismailhadraawi1106
@cabdallaismailhadraawi1106 4 жыл бұрын
Walal fanankan magaciis
@zamzammohamed847
@zamzammohamed847 4 жыл бұрын
@Filssan Hasan yeah he have got a nice voice
@abdirizak4572
@abdirizak4572 4 жыл бұрын
Really it's true
@abdirizak4572
@abdirizak4572 4 жыл бұрын
Masha allah wan ku taagerna
@mohamedhusein5
@mohamedhusein5 4 жыл бұрын
Indeed he has an amazing voice ما شا شاء الله
@WllKefin
@WllKefin 2 ай бұрын
Inta maansooniyada kasoo horjeedo 🎉🎉like
@Munadalac
@Munadalac 2 ай бұрын
Dee dhamanteena
@khaledmohamed9763
@khaledmohamed9763 4 жыл бұрын
Ku mahadsanid xogta muhiimka ah ee xiisaha leh eed nala wadaagtay bro,waan kaaga mahadcelinanaa wakhtigaaga.
@hothanabthichama4081
@hothanabthichama4081 3 жыл бұрын
Diinta dhaptaa io farxada dhaptaa waa diinta islaamka ❤
@freeefire53202
@freeefire53202 2 ай бұрын
Ilahow naga badbadii kuwaan😭🤲
@ilyaasgelle2019
@ilyaasgelle2019 4 жыл бұрын
I Am so glad that I've found the most interesting channel thanks brother you're the best
@apdiqaniapokor9310
@apdiqaniapokor9310 4 жыл бұрын
Weligay intan youtube dawanayay oo 7 sano ah intaan xasuusto waa commentigii ugu horeeyay aan bixiyo.! Fadlan muuqalada nocan ah noso badi thnks alot.👏🏽
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
Wxaaa ka dawataa ayadoo faahfaahsan chanelka sahanka xogaha
@halimaayanle1793
@halimaayanle1793 4 жыл бұрын
Kula mid anba comnt ma qoro
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 жыл бұрын
@@halimaayanle1793 sababta waxa weeye quruxley ayaad tahay comment dambe ha soo qorin 😅
@bashirabdulkadirkhalifhash4903
@bashirabdulkadirkhalifhash4903 4 жыл бұрын
Waxa dawatam sahanka xogaha asaga ah baraha nolosha dhabta ah wax walba arkaysaan o adunka ka jira jna indhol ahayd igan fadlan dawada sahanka xogaha
@Zaam495
@Zaam495 4 жыл бұрын
2 comments inaa bixisay aya iso baxday
@wanaagsamemedia2532
@wanaagsamemedia2532 4 жыл бұрын
الحمد الله على نعمة اسلام
@asiaaar5002
@asiaaar5002 4 жыл бұрын
Wallo Waxaad muddantahaye Millions Allah haku barakeeyo Carabigaana ku tuuro Si carabtu chanel ka kale inoogu xidhmaan😂😂
@issajibriil1603
@issajibriil1603 4 жыл бұрын
Xaaskeyga diinta masonic ayee heysataa dhib neh kuma qabo
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 жыл бұрын
@@issajibriil1603 wax kasta waa hishiis lkn inaad wanaga la.jeclata fiican inkasto waxad aminto lagaa badalin karin
@issajibriil1603
@issajibriil1603 4 жыл бұрын
@@sumayafaraxsumayafarax932 somalida intooda badan waa dad aan waxba ogeyn war gaaladaan ay necebyihiin carabta Ayaa hoos tagto oo kacabsato
@issajibriil1603
@issajibriil1603 4 жыл бұрын
@@sumayafaraxsumayafarax932 maogidiin Miyaa diinta masonic doqonka sacudiga maamulo in uu maalgaliyo taas ma ilaawsantihiin
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 4 жыл бұрын
@@issajibriil1603 wllo aniga carabta kama hadlin lkn naagtada hadey diinta qadan wayso inaad iska fureyso waa wajib oo ilahay baa sheegay wan ogahay carabta diinta ayey ku gambadaan wax ka daran ma jiro aniga carab warkooda ma.amino
@maanoh_qoslayeh
@maanoh_qoslayeh 4 жыл бұрын
Kanaalkan dadweynaha wuxuu leeyahay xikmado u gaar ah taasoo qofka soo jiidaneysa allah yaxfiidak akhii❣️👏
@ubahsaid2970
@ubahsaid2970 4 жыл бұрын
Walal Allah haku xafidoh🤗🙌🏼Amin✊🏼👍🏾
@yaasiincarab486
@yaasiincarab486 4 жыл бұрын
Calamadahan wallahi fananin somali ah aya Ku arke waanba ku Warersana
@NathifoSharif-ts5ci
@NathifoSharif-ts5ci 2 ай бұрын
Manta maxa aragta 😢
@barbayare1747
@barbayare1747 2 ай бұрын
​@@NathifoSharif-ts5ciwixi dhan waan aragnay😭😭😭
@izumi4954
@izumi4954 4 жыл бұрын
Codkiiisa ManchallaH Haka Ilawina😂💔 Huno hore usoco♥️👑
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 жыл бұрын
Masha allah anigaa ku cod macaan
@izumi4954
@izumi4954 4 жыл бұрын
@@abdulwahabaden2116 nin Is fashnaY Wa Ri isnuGteY wall😌 mana aminsanih Inad ka Cod wcnTHy Inankan ChanelkaH leh😏
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 4 жыл бұрын
@@izumi4954 wn kaftamayaa wlle noolow quruxley
@amiincabdi2004
@amiincabdi2004 4 жыл бұрын
Waan ku jeclahay hanaan
@amiincabdi2004
@amiincabdi2004 4 жыл бұрын
Waan ku jeclahay hanaan
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 2 жыл бұрын
Mashalah Janalka dadweynaha Guul baan inoo rajayn Waxbadan waan Maqlay maansooniyad balse xog dhamaystiran Baan Maanta Ka helay Muuqaalkan waxan daawanayaa Xili duhur ah 12:55 Taariikh 14/3/2022 ❤✍
@maliifigure7616
@maliifigure7616 4 жыл бұрын
Ugaas horta mrka 1aad aad baad umahadsantahy 💜 Marka 2aad wxaan kaa codsanayaa inaaad mowduuc gaar ah kaga hadashid maasooniyadda Mahadsanid
@Ilyas_gamerp
@Ilyas_gamerp 4 жыл бұрын
Mansha Allah codkisu quranka ku akhrinayo mcn
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari 2 ай бұрын
After Omar BaBar like ta dhac kusii😢
@Just2facts2
@Just2facts2 4 жыл бұрын
الحمد لله على نعمة الاسلام
@queenqaali6521
@queenqaali6521 4 жыл бұрын
Aad Baan uga calool xumaaday 😢😢😢balse Dib baan ka farxay allaha waxaan uga baryaa in uu baadiyo waxey eheed qiso wax laga baran karo🙏
@nacimaabdulahi827
@nacimaabdulahi827 4 жыл бұрын
😂😂
@sabriina444
@sabriina444 4 жыл бұрын
Qolooyinkan sanadkan bilowgiisii ayaan maqlay, walaahi waana kana baqay ba ,illahay umada Muslimiinta ah haka badbaadiyo , fadlan nosoo badi video yadan oo kale mahadsanid wll
@nawaalcllahi7200
@nawaalcllahi7200 4 жыл бұрын
Yeeeeeees new video mhdsnid wllky aad baan kga mhd celinaya comments kama bixiyo bdnaa lkiin wn jclhy chnelkda
@awalegodane8585
@awalegodane8585 4 жыл бұрын
Illahawo nabad baadi adaa awoodle🌎🌍🌏🤲🤲🤲🤲🤲
@mcentertainmentchannel1741
@mcentertainmentchannel1741 4 жыл бұрын
Masooniyada mxey thy fadlan mowduuc kasoo samey ustaad tankz keepgoing pro💥👏👏
@ruun14
@ruun14 4 жыл бұрын
Sahanka xogaha ka fiirso asa sharxaayo
@ednafaysal1-kz6sj
@ednafaysal1-kz6sj 2 ай бұрын
Allow omar na uga sahal😭😭😭🤲🤲🤲
@Easymoneymaker2
@Easymoneymaker2 2 ай бұрын
aamiin
@cabdixakiimmohammed4321
@cabdixakiimmohammed4321 4 жыл бұрын
Alahuma najinaa qolyaha maasooniyadaa waa Danger, teeda kale ilaah amarkii waan iska jeclahay hab soo tabintaada iyo kaftanka
@hafsamohamed3701
@hafsamohamed3701 Жыл бұрын
masha Allah quran ❤️😿
@rafiiqofficialchanel
@rafiiqofficialchanel 4 жыл бұрын
Inta jeclaaday shekadan like sara
@abdinasirmoalim8568
@abdinasirmoalim8568 4 жыл бұрын
waan ka helay lkn noo soo baddi plz fanaaninta eey dileen
@ugaas-
@ugaas- 4 жыл бұрын
Alhamdulillah
@yossefsaidyossef5393
@yossefsaidyossef5393 4 жыл бұрын
I Appreciate you bro sida aad xogaha muhiimka ah noogu so gudbisid👏
@Xarago319
@Xarago319 4 жыл бұрын
Allow sheydaminta iyo kuwa u adega iyo balado dhan adanu ka magan galnay caanimo marabo alle sideyda ha igu dilo iyo jidka towbada wngsan leh kuwa fanka iyo qawananta iyo jidka sheydaminta racayna allha so hanuniyo amiin
@Safiyo-p3z
@Safiyo-p3z 2 ай бұрын
Aamin.
@karimadnaan6753
@karimadnaan6753 4 жыл бұрын
Wll mawduuc gaara oo ad kaga hadleyso masoniyada no so samey
@Norwey000
@Norwey000 4 жыл бұрын
Sahanka xogaha ka dawo. Channel kasa ka hdlay
@mohaann1285
@mohaann1285 4 жыл бұрын
Sax waayye pro sahanka xogaha ayaa si fiican uga hadlaya maansooniyadda
@shuraim4762
@shuraim4762 4 жыл бұрын
Mahadsanid Janalka waa ka tirsannahay muddo badanna waan ku xirnayn wixii nooga aadanna waa fulinaynaa Adinguna barnaamijyada noocaan oo kale ah nosoo badi dad badan bay laayeen qolyahaan oo la diriray fanaaniin, siyaasiyiin, madax . intaba marka waxa ka cosan lahayn todobaad kii ugu yaraan mar mowduuc oo kusaabsan dhibaatooyinkooda nala soo wadaag Mahadsanid
@sundusmahamud7982
@sundusmahamud7982 4 жыл бұрын
cod qurux badan m.a ilaahy hakudhooro🥰😍thnkz wll qaaliya😍🥰
@youngash6411
@youngash6411 4 жыл бұрын
Mashallah Barack Allah feek
@zaakirmaxamed5230
@zaakirmaxamed5230 4 жыл бұрын
war fanaanka cod macaa allaha mahad leh oo soo hanuuniyay
@ruuzaeyaa9501
@ruuzaeyaa9501 3 жыл бұрын
magcis wllo
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 4 жыл бұрын
Wa qiso mcan wxna nooga iftiimisay cabadatu shayadinka iyo siday dadka uula dhaqman oo wadax dawasho ah mahadsanid bowe
@said77-i5
@said77-i5 4 жыл бұрын
Thanks ustaad🙏
@kingstone9992
@kingstone9992 4 жыл бұрын
Wow mash'Allah i really appreciate you bruh 🙏
@suhaybdaahir5178
@suhaybdaahir5178 4 жыл бұрын
War Alle nimco ayuu Ugu deeqey ما شاء الله 🙏🏽♨️💯💢 Yaadareemey♨️💯💢
@rimaabdinour7640
@rimaabdinour7640 4 жыл бұрын
Muddo badan ka hor ogaaday kuwaas qurunkooda Allaha naga badbaadiyo
@mohammedjimjam2666
@mohammedjimjam2666 4 жыл бұрын
Hormar ka xawligaa oo uu channelkaagu ku socdo baanba ka shakiyy anigu😂😂 Wankula kaftamayaa caaqil🙏😜
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
maansooniyaddu cidda kashifta ma jecla ee guul allaha weyn xaggiisa uga timid baa u soo hooyatay ee adigu xaasid ha noqon
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
Istaqfullah 😂😂😂😂
@mohammedjimjam2666
@mohammedjimjam2666 4 жыл бұрын
@@azlmcl198 Haye wll mahadsanid
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
@@mohammedjimjam2666 haye wll adaa mudan
@ciraaqrvp8364
@ciraaqrvp8364 4 жыл бұрын
Al Hamduli Laahi Hadu islamay
@nastehoahmed1499
@nastehoahmed1499 4 жыл бұрын
Ilaahow sheydan waxnogu darin arag xumadiisa Acudu billah mina sheydani rajiim Gaalo kasyara🤦‍♀️
@nanitaipraahim1317
@nanitaipraahim1317 4 жыл бұрын
Mnch Allah wll dar Alle ayn ku jclh ♥️
@bejeero3412
@bejeero3412 2 жыл бұрын
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
@jidkanuura1471
@jidkanuura1471 4 жыл бұрын
Masha Allah muslim ayuu ahaa ilaahey ayaa badbaadiyey
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Nikan qisadu ku socota magaciisi waa *gims* waa frencis Heesihisa kuwa loogu jecel yahay tana kow ka ah *maluma - hola señorita (maria)* 🎵 Waana Muslim mr Gims 🕌 Wadadan waxaa qaaday *Michel Jackson* Oo aakhirkiina ay maasoniyadu shirqool qorshaysan ku dileeen.... Mahadsanid walaaLkeeen👑😍👍....
@bushrodiamon122
@bushrodiamon122 4 жыл бұрын
Hesta muuqaalka qisadiisa uu ku shegy magced
@umalqueen1247
@umalqueen1247 4 жыл бұрын
Wll heestiisa awkuso bandhigay dhibta maasoniyada magaceed
@greatshidane
@greatshidane 4 жыл бұрын
gims le prix a payer Waa heesta uu ku sheegay qisada dhabta ku dhacdey kaga shekeynayo
@amal-4c3
@amal-4c3 4 жыл бұрын
Maluma miyaa mise kan kale oo laqaaadaayo?????
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
@@amal-4c3 heesta Vedio ku jirta weeye wLaal
@cabdilaahiaspiima6604
@cabdilaahiaspiima6604 4 жыл бұрын
Masha allaah cod ayuu ilaahay siiyeu mar haduu soo islaamay 🤙
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Nimankaan waa yahuud waana shayaadiinta dadka Waana noocya badanyihiin qeybtaan kaliya ma aha waxeyna u shaqeeyaan qaab qarsoodi ah
@abdimaalikahmed2815
@abdimaalikahmed2815 4 жыл бұрын
yahuud iyo diintan shaqo isku malahn maansooniyinta waxay caabudan buur ku taalo masar
@Mowgajunior22
@Mowgajunior22 4 жыл бұрын
Run wye we qeybo bdanyihin wey jirta qeybta cabuda burta kutala masar sidokle wejiran kuwo yahuud lashaqesa firi calanka israel 🇮🇱 xidigta dhaxda kutala wa calamada masoniyada oo labo mar lasidulsry sfcn ufiri calnkoda hada ilama aha ina sfcn uarkesid lkn googl gali
@Norwey000
@Norwey000 4 жыл бұрын
@@abdimaalikahmed2815 shaydan kay cabudan wa calamada shaydanka 3 ges kas
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 жыл бұрын
@@abdimaalikahmed2815 wll yahuuda ayaa asaastay waana dad diyaarinayo siduu dajal kusoo bixi lahaa
@laylaali2724
@laylaali2724 4 жыл бұрын
Glad to see you people are awake.
@cabdiraxmaancade351
@cabdiraxmaancade351 4 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك
@ahmedothman9791
@ahmedothman9791 4 жыл бұрын
Salamaad ilahay ha inaga badbaadiyo Shaqsigii ama bulshada aan ka dhisnayn xaga diinta iyo aqoonta kaleba waa uhalis inuu shabaqooda ku dhaco
@ozakadezaza2183
@ozakadezaza2183 4 жыл бұрын
Masha allah thanks 🙏 wll qaali
@cjmaslah8683
@cjmaslah8683 4 жыл бұрын
Masha Allah
@aswanabdi
@aswanabdi 4 жыл бұрын
subxanallah wll masoonita fahfahin badan inoga soosame alleh haku barakeyo
@yaHyaIzlaw19
@yaHyaIzlaw19 4 жыл бұрын
Walaal Noo soo Badi Sheekoyinkan Oo Mansooniyada la dhaho🙏🔥💖💖
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd 2 ай бұрын
Ilaahayow uma kabadbaadi yaa rabbi raxmaan.
@murtidhawr01
@murtidhawr01 4 жыл бұрын
1M iyo ka badan waad istahishaa wlhi aad bn u jclhy kanalkaga iyo sada wax usaa gudbisid keep going wll 🖤
@KaafiSomali
@KaafiSomali 3 жыл бұрын
wow muqalka anigoo rabin uu dhamaday micnaha wu ila gabtay carabigaiga gadan dadweynaha 👏🏽
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
Chanelkan sibaan ujeclahe wlhi❤🥰🥰 Hal video xitaa ima dhafto video walbana commenti wnkaso bixiya iyo like🥰
@umumaxamedcade178
@umumaxamedcade178 4 жыл бұрын
Msha allh wall qisadan waan kahelay runtii wall qali hormar wacan 🙏
@zuhuurmustafa3779
@zuhuurmustafa3779 4 жыл бұрын
Yaya oo caribigii ba ku tuurtee😂😂waan jeclahay luuqadaas❤
@sacaruxani2680
@sacaruxani2680 4 жыл бұрын
MASHALLAH HADUU ISLAAMAY MASOONIYADDANA WAAN FAHANSAHAY
@yaxyecabdinaasir4645
@yaxyecabdinaasir4645 4 жыл бұрын
Keep going br0😊✊ Ch. DADWEYNAHA❤❤
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 жыл бұрын
Kan waa Maître gîms wana shaydan heesahiisana ha dhagansaniina👍
@hamzeabdi6fridasroskolan906
@hamzeabdi6fridasroskolan906 4 жыл бұрын
Wow challkan 👍🏾👍🏾 Keep going brother 🤲🏿
@Hijabilover102
@Hijabilover102 4 жыл бұрын
Shayadiinul insi iyo shayadiinul jini Rabi ayan ka magangalney Acudu billahi mini sheeydhani rajiin
@sadamhusein3364
@sadamhusein3364 4 жыл бұрын
قال تعالى: يريدون ليطفئوا نور الله بأفواههم، والله متم نوره ولو كره الكافرون
@abdishakuurahmed1570
@abdishakuurahmed1570 4 жыл бұрын
Thanks wllo no soo baadi barnaamijku maansooniyad
@moreadyofficial3063
@moreadyofficial3063 4 жыл бұрын
Alle ayaa Mahad leh Naga dhigay muslim
@faaraxgeele5362
@faaraxgeele5362 4 жыл бұрын
Nin kan codkiza top wlh mnsh allh
@abdirahmanyoseph900
@abdirahmanyoseph900 4 жыл бұрын
Wllky alle wuxuu ku siiyay cod soo jiidasho leh oo barnaamij kasta ood soo galiso aniga xiiso gaaraa iiqabta please muuqaalada inoo soo fara badi inshallh
@liibandayib918
@liibandayib918 4 жыл бұрын
Waad naga mudan tahay inaan kuu galno in limada intaad noogashay mahadsanid walaal
@afnaanmohamed8198
@afnaanmohamed8198 4 жыл бұрын
ASALAMUALAYKUM warahma Tulaah Salaan ka dib waxaan codsanayaa inaad soo badiso muuqaalada saan calam ah.. aad baan u xiseeya aniga ka shekhsi ahaan markaa waaa iga CODSI....😊😊😊
@mohamedothman9883
@mohamedothman9883 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll wax badan ban ka faiday no so badi cashiradan cml🙂
@idylmohamed8845
@idylmohamed8845 4 жыл бұрын
Haa wa run ninkan waxa la dhaha"maitre Gims" subhan Allah!!!!.
@abukaromarsalad3291
@abukaromarsalad3291 4 жыл бұрын
Aqirka marka caaan noqota lacag darteed malaga yaaaba ine ku qaldaan sxb qaar somali ah ayaa kamid ah waxa tahay qof adag rabi fahan wacan siiyay masha Allah wllh
@madinaguedi9565
@madinaguedi9565 4 жыл бұрын
frere Save vous que vous ave une voix d'or? que Dieu te protèges mashallah
@Malikahmed961
@Malikahmed961 4 жыл бұрын
7:46 masha allah ❤😇
@MohamedDhagjar-f1i
@MohamedDhagjar-f1i 2 ай бұрын
Still whatching 2024 😮😢
@hiigsomedia
@hiigsomedia 4 жыл бұрын
Masha Allah carabigana noogu soo jeedi mararka qaar waa mawduuc muhiim ah
@ruunjanno9083
@ruunjanno9083 4 жыл бұрын
Anagu hadan muslin nahay hadana somali sii nahay say noloshena inta kadhiman noo maamulan way adagtahay say ila tahay ☝️
@zakariyeibrahim6827
@zakariyeibrahim6827 4 жыл бұрын
Nabiga kusaliya scw scw
@djdakirofficial5415
@djdakirofficial5415 4 жыл бұрын
Scw
@SomalitupeMaxamedbaahse
@SomalitupeMaxamedbaahse 2 ай бұрын
2024 io sheekada oomar aniga oo horeba u ogaa
@jihaanhaji5793
@jihaanhaji5793 4 жыл бұрын
Masha Allah codkaga wll ☺️😍
@abu-xikmac_raxmanc_laahi2847
@abu-xikmac_raxmanc_laahi2847 4 жыл бұрын
Cajaa'ib waad iga qoslisay runtii inta dambe Kulahaa Yaa yaa carabibaan ku tuurtee😅😅
@KhadijaSayidAbanur
@KhadijaSayidAbanur 2 ай бұрын
,ماشاء الله تبارك الله
@badridaahir8103
@badridaahir8103 4 жыл бұрын
Asc sxb waan kusalaamay free MANSON'S waan fahansanahay waxay yihiin waa shaydaan caabud ibliis caabuda. Noomaadse sheegin in uu islaamay iyo inkale xogta noo dhamaystir oo muu islaamay in uu islaamay uunbaan u fahamaye
@haisalokla4658
@haisalokla4658 4 жыл бұрын
قصص حلو ماشاء الله هل ممكن مزيد قصص
خواطر باري : ولد اقوى تاجر مخدرات في الأرض
9:01
خواطر باري - khawater barry
Рет қаралды 1 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 20 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 27 МЛН
Sababta Cajiibkee loo Diley Michael Jackson! Macluumaadyo Sir ah
37:56
هذا الهكر فضح اسرار امريكا للعالم !!
17:42
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 621 М.
Bob Marley | Sidii ay Maasooniyaddu u dishay fanaankan!
10:27
Sida loo adoonsado fanaaniinta caalamiga ah Qaybtii 2aad
12:42
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 236 М.
رحلة البحث عن اسامة بن لادن
19:30
Hamza Abdrzaq
Рет қаралды 3,9 МЛН
Sida loo adoonsado fanaaniinta caalamiga ah qaybtii 1aad
19:08
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 342 М.