Fanaanad Caan ah oo Waraysi Xiiso-badan lala yeeshay + Madxweyne Biixi waxay ka Aminsantahay

  Рет қаралды 35,086

Dhamays Media Production

Dhamays Media Production

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Fadumo cabdillahi kaahin maandeeq ILAAHAY cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban ha ugu deeqo
@FarahAbdul
@FarahAbdul Жыл бұрын
Ma shaa Allah shaw way nooshay waxa aan moodayay in ay geeriyootay 90's ilaahay ha noo daayo Faadumo Maandeeq😊😊😊😊😊😊
@allahu-akbar7891
@allahu-akbar7891 2 жыл бұрын
Waa inantii hablihii hore ugu qurux badnayd Allow kuu gargaar, alxamdulilah haddii Allah ku garan siiyey jidka toosan ka hor geerida
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 Жыл бұрын
Faadumo cabdilaahi kaahin maandeeq waxey ka mid aheyd fanaaniintii hore ee waaweyney ilaah baa weyne ee waaberi ilaahow imriga kuu siyaadi caafimadna ku sii waa quruxdii oo qof ah somaliland guul insha allah
@MohamedUmal
@MohamedUmal 7 ай бұрын
Fadumo cabdilahi kaahin alle haku daayo
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Maansha Allah tabarakallah Fanaanadi Weynyd Fadumo Abdillahi Kaahin (Maandeeq) Allah Swt Cimriga Cafimaadka Kuu Siyaadi
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Hooyo maandeeq cimriga Allaha ku barakeeyo Wariyaha runtii mahadsanid wareysi an xinif lahayn baad qabatay sxb
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 2 жыл бұрын
Alle cimriga ha u barakeeyo Faadumo Cabdilaahi Kaahin (Maandeeq) waxa ay ka mid ahayd hablihii fanka Soomaalida bilaabay gaar ahaan British Somaliland waxa ay ahayd fanaanadii 2aad ee fanka waqooyiga bilowday waxa kaliya ka horaysay Guduudo-carwo AUN
@abdirashidkhalid5540
@abdirashidkhalid5540 5 ай бұрын
Beenta jooji British Layne gumaystaad Ku jirtee 1961 oo qaranka somaliyeed jiray bay fanka Ku soo biirtay Awoowgaa adoon Buu u ahaa gumaysiga😂😂
@ah5023
@ah5023 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah Cimri dheer iyo cibado suban ayan illahay kaga baryaya edo qali mashallah ku soco Mashallah Barakallah fiik
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 2 жыл бұрын
Eedo macn ilaahay cimri dheer iyo caafimaad baan kaaga rajaynayaa. Sidaad U dhantiin dad qaali ah baad tihiin❤️
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 Жыл бұрын
Macha alla,Fadumo Abdullahi Kahin,maalmaahaasi ay Fadumo soo gashay fanka 1961kii, waxaan joogay Hargeisa. Macha alla, waa la daawan jiray Fadumio, marka ay shaqo tagayso, ee zy ku socoto Radio Hargeisa. Allahay, cimariga ito caafimaadka ha kuu barakeeyo Edo Fadumo.
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Fanaaniintii hore mooyee hadda fanmajiro.iminka wa is qawis iyo futu lul wasmo cadiyeey wadan kuwan danbe.Mandeeq fcm ku noolow ❤️💐🍃👏👏
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
".. Mash Allah tabarallah. Fadumo C/laahii Maandeeq. Cafimaad iyo cimri dheer iyo cibaado Suuban...
@ahmedalsomali5615
@ahmedalsomali5615 2 жыл бұрын
تنهههنتتأ
@ahmedalsomali5615
@ahmedalsomali5615 2 жыл бұрын
ممو
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 5 ай бұрын
Waa Eddo maandeeq Afka Shiinaha ku heesaysa !
@abdikaniabdillahi2350
@abdikaniabdillahi2350 Жыл бұрын
Mansh alh maaandeeeq wey nooshay inkastooy age keedu boqol sii galayo hadana dheeman bay ahayd waagii fanka hadashe waa culimo
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 2 жыл бұрын
Manshalaah
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 жыл бұрын
Manshalah mamma nolow wadeni somaliyed
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 жыл бұрын
Boqoradii codka ee faduma cabfilahi kahin mandeeq eedaday macaan
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Fanaan waa kii hore een soomaliya nabadii lakiin hada waa aduun dhamaday faadumo waa qof qabylad ka maqan dahay waana waxa aan ujec lahay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
baleeg maandeeq xishoodkeedii wey la gabowday halkan ka sheegimaayo
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
waarun 30 sano qofku haduu dhasfo codkiisu wuu isbedelaa
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 2 жыл бұрын
Was heegadii ku dhashay. Maxaad waraysiga gaarka ah ee taariikhda Maandeeq khuseeya iyo Muuse biixi iska galay? Bal siduu u bahdilayo eeg hoobaladaas. Ka saar oo qoraalka iyo sawirka aan is khusay adeer.
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 жыл бұрын
ILAAHAY CIBAADO SUUBAN HA KUGU DILO. MARKAY IS CUNTAA, LA WADA CARARAY.
@xkhaalid798
@xkhaalid798 2 жыл бұрын
Eedo alle haku daayo janadana ha kugu casuumo eedo sharaf ayad ku leedahay dadka
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 2 жыл бұрын
Ma ina biixibaa dhalinyara ah uu ku dhalikaraa dhaga adaygana waa askari
@CadeGude
@CadeGude 2 ай бұрын
1983 baa baa muuqaalk😂duubistu timi
@Dhamays
@Dhamays 2 ай бұрын
Thnks
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Wariyuhu aqoon cilmi iyo mid dhaqan dhaqaale midna ma laha ha yaraado laakiinse garashadii guud meeday
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 10 ай бұрын
waxaan u jeedaa maswirka maandeeq iyo axmed iyo fanaanad kale oo aan u maleeyo inay shankaroon tahay marka heeskaan ay wada heeseeyeen ma heli karnaa. maandeeq riwaado badan ayay meteshay waxaan codsaneynaa inaan helno riwaayadii mooyaale iyo himilada inaan maqalno
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 10 ай бұрын
axmed mooge
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 10 ай бұрын
mooyaha maxaa la dhahaa
@CadeGude
@CadeGude 2 ай бұрын
Ninkani weriye maaha Wuu ka fhexgalay sheekadii Sangub baa mari noo soo googooyey Waa maxay meelay marinaysey
@Dhamays
@Dhamays 2 ай бұрын
Thnks
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Madaxweynaha dhalinyarada ah wa kee tolow Kkkk
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 2 жыл бұрын
Fadumo ha la waydiyo in ay Dadka waa la nolow oo nabad a hada Heestasi waxa horted qadi jirtay Cabab Maxay fadumo u xusi wayday canab Aadan
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Yaa alifay ma la socotaa horta? ruwaayad bay ku jirtay maandeeq baana idaacada u duubtay procedure baa jiray barigaa markaa abwaankii sameeyay iyo idaacada radio hargeisa uunbaa ka jawaabi kara laakiin maandeeq baa caan ku ah kuna duuban idaacadaha Laga yaabaa gabadha kale mar qudha inay qaaday cid u maqashayna ma arag anigu adiga ka hor macnaheeduna maaha inaanay jirin laakiin anigu maandeeq uun baan waligay ku maqli jiray
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
@@dantiigarad1 maandeeq baa ugu horaysay ku suntan leh heesta qof wuu ka daba qaadi karaa laakiin DNA-ga heesta qof uun baa leh qofkuna waa maandeeq heestan ninkii hadlayaaba hayska hadlo.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Maneeq habray yar maxaad tidhi codkaa inga soo tijaabiyaa haber yar hada kuwa uga cod xun baa uga taageero badan why addunak bilaa macnuu maryaa
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 2 жыл бұрын
WAA SAX
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
ILAAHAY baanad been u sheegin xaqiiq weeye taasi
@farhiyomohamed933
@farhiyomohamed933 2 жыл бұрын
Muuse shaani bay tiri dhalinyao way baqadaye farmaajo ayay kawaday
@axmedmaxamed8128
@axmedmaxamed8128 2 жыл бұрын
Faadumo waxay tidhi muuse biixiye hada may odhan farmaajo.
@ramlajama8355
@ramlajama8355 2 жыл бұрын
Ahmed Mohamed Mandela mataqaano xaarmaajo waxay taqaanaa muuse biixi abdi xildiid maxaad kawada xaarmaajo adeer waxba kama yara mbc hawaalanina
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
@@ramlajama8355 wall qof aan waxba ku dhimin lama cayee muxu ku dhimey farmaajo o aad ugu gaftay so muslim ma ahid
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 Жыл бұрын
Intaan gabanyo adiguun kugu gooni haaba,hablihii ila gudboonaa rag u wada guntadaye,.
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 74 МЛН
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 10 МЛН
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
DEGDEG: Faadumo ibraahim oo Habeenkii u Wareegtay
18:59
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 40 М.
Qaraam-ka Iyo Mahadhooyinkiisa, Sheekooyin Xiiso Leh (XUDAYDI)
23:42
XAASASKII MAXAMED AXMED KULUC AHN@bulshadacusub
8:25
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 33 М.
Radio Hargeysa | Wareysi Fadum Cabdilaahi Maandeeq oo dhan
33:08
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 4,9 М.
Wareysi Xiiso Badan | ihn Muuse Ismaciil Qalinle & Heeso
28:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 44 М.
Waraysi Xiiso badan Oo La La Yeeshay Fanaanada Sahra Axmed Jamac
15:47
FIKASHADII ISLAAN CABDULLE IYO GABOOD-FALADII KACAANKA.NABADOON YASIIN CABDISAMAD.
14:46
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 4,3 М.
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 74 МЛН