Qalam jalam aniga xasuus gaar ah bay igu leedahy 2010kii ayaan tagay aroos miyiga ah sida caadada u ah inta lajoogo habenkaa arooska dhalinyar ayaa heesta oo marba laba ayaa la kiciyaaa deetana heeso iskugu hal celiya waxa dhacday inan baa heestaa muuse ismail qalinle qaadayay markuu marayay qalamjalam jalam qalam jacylkuye sawkan jiirta ila koray jarta dacalka iga lulaly.... waxan muudayay in musik afka ah garaacanayo😂 bari danbe ayaan heestii maqlay alle ha unaxariistoh qalinle 🙏
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
@@mukhtarbaaz5574 Aamiin. Gaafka Mayi iyo magaalaba waxaa lagu madaadalan jirey hees, ciyaaro iyo cerdhada oo la furo. Waad ku mahad tahay sheekada nala wadaagtay.
@abdelahiabdirihmanjama40004 жыл бұрын
Alow unaxariiso fanaankeenii muuse ismaaciil qalinle waxa uu ahaa nin codkiisa lajeclaa miyina kusoo barbaaray mar uu kasheekeey naayey mulaxamiiste c.kariin jiir wuxuu yiri markaan dhagaysanaayo waxaan umaleeyaa inuu ila joogo wa a uu soo maray hobolada waaberi iyo onkod
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Aamin
@somalipure88354 жыл бұрын
M I Qalinle wuxuu kamidyahay Dadka Ay adagtay In Ha Helo muuqaalo iyo Waraysiyo ? Cawayska Dalmar Su.aal Xagaad ka Hesheen waraysigan Radio Hargaysa ayaa ugu Taariikhwayn warbaahinta Soomalida ma Radio Hargaysa ayaad kasoo xigateen ? Codka ma moodaa in la edit gareeyay Maxaa ka khaldan Alle hawnaxariisto Hobolkii Codka Goonida ah lahaa Muuse ismaaciil Qalinle
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Walaal waxaan ka helay radio hargaysa. Codku aad bu u xumaa wakhti dheer bay qaadatay inaan xooga hagaajiyo. Heesaha Waan badelay qaar cod fiican baan galiyey. Waa sidaad sheegtay wax videos ma arag ihn Qalinle. Thanks
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Aamiin
@haniahmed34814 жыл бұрын
@@caweyskadalmar ala plz plz video baadh wll
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
@@haniahmed3481 walaal waan raadin. Laakin waligay ma arag. Wakhti aad u dheer baan dhageysanayey ilaa 1970s. Mahadsanid
@haniahmed34814 жыл бұрын
@@caweyskadalmar mahadssnid wll adigu qalinle ma arag tay ala waa jecelahy inaan muuqaal ka arko dad baan ka maqlay radio 📻 hargaysa buu yaal muuqaal kiisu
@somaliboy30542 жыл бұрын
Alllaha kuu naxariiso🥲
@caweyskadalmar2 жыл бұрын
Aamin
@cumarsharmarke1178 Жыл бұрын
Aamiin
@ahmeddiiriye46244 жыл бұрын
Goormuu dhintay Qalinle
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Walaal ma garanayo
@xajiyowabdi95353 жыл бұрын
1994 san maqlai
@xajiyowabdi95353 жыл бұрын
1997 Gacan kaxaqdaran baa dishsai
@CSeerbiya3 жыл бұрын
@@xajiyowabdi9535 lama dilin ee wuxuu xanuusty degmada Hodan ee Muqdisho ayuu ku dhintay 1997 TB ayaa ku dhacday siday ii sheegeen ragu ay rafiiq ahaayeen
@mohamedyare19172 жыл бұрын
@@CSeerbiya alaaye rahma dabadeedna xamar ayaa lagu aasey miyaa wllo
@Salma.Ismail Жыл бұрын
Qalinle Rahmullah
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@monitoryourhealth10423 жыл бұрын
Xaqiiq lama helayo codkiisii wax udhigma qarniyadan dambe
@jajkamedia37162 жыл бұрын
Zhp qlinle oo muuqaala soo gali please
@caweyskadalmar2 жыл бұрын
Walaal cid haysa muqaal AHun Qalinle ilaa hada lama hayo
@saleebaanmaxamuud41192 жыл бұрын
Zxb qalinle muuqaal miyaan laga hayn horta alle hawnaxariisto ee
@caweyskadalmar2 жыл бұрын
Aamin, maya ilaa hada cid hayso ma arag, KZbin kana kuma jiro.