Fanaaniinta Hargaysa - Garoowe Iyo kuwa Xintama waxa iga xiga Amxaar Xurmiyo Sharaf igula nool”

  Рет қаралды 25,154

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Пікірлер: 209
@adamjumale4871
@adamjumale4871 3 ай бұрын
Reer Sheikh isxaaq is dajiya caadi iska dhiga, welcome back to Somalia. 🎉🎉❤🎉🎉
@leenamohammed-o1s
@leenamohammed-o1s 3 ай бұрын
Never ever again
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 2 ай бұрын
@@leenamohammed-o1smatihid somaali this is between somalis leave us out
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 ай бұрын
Garowe kumaba taqaanee idinkaa xaasidiina oo umad aan waxba idiin dhimin sidii coomaadigii madafiic la dul fariistay oo muuse juudaan ku fiirsanayay
@ShacirShacir
@ShacirShacir 3 ай бұрын
Wlhi kuwani qof yaqaanah malahan zxp wey iska hadliin ma ahane😂😂
@makebravo7133
@makebravo7133 3 ай бұрын
CIIC IYO ILMO MALO BAAHNO NOCA XINTAMOW
@Hada23234
@Hada23234 3 ай бұрын
Garowe marka maqlo saqir lakufsanaya arka maxa labarta ma xumanta laga baranaya 😅😅😅😅😅
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 3 ай бұрын
Garowe kuwaasha ciyaal amxaaro
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 2 ай бұрын
@@Hada23234 oo ilmahaa ilmo somaaliyeed ma ahan miyaa dufowoow noo dhig afkeena oo dalkeena ka guur
@HodanabdiHassan-ez4dc
@HodanabdiHassan-ez4dc 3 ай бұрын
Kuwasaa hada mogdisho inta imaan lagu so dhaweyna heesaha naceybka ah qadaayo🤔
@makebravo7133
@makebravo7133 3 ай бұрын
UF QADAADWEYN WASA WIXI IDIN YIMAD
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 2 ай бұрын
@@makebravo7133waa intee rabaan
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
hal nin heestiisa waa adiguba shiiq ma tihid.
@AïchaLaReine-v2b
@AïchaLaReine-v2b 3 ай бұрын
Anigu waaxaan ku noolahy djabouti walaahi waxaan ku dhaaranayaa magaca alle hadii ethiopia iyo wax lamida dhulsoomaaliyeed ku soo hamiya qofka ugu horeeya ka dagaalgala
@Snuxy
@Snuxy 3 ай бұрын
wallaal jiraad tahay dhiigu biyo maahan noolow walaal
@zakariyemaxamed9757
@zakariyemaxamed9757 3 ай бұрын
Sitibaa kadhawyd inaad tagtokasoodagaalanto kkkkcanfartaad kacelinilahyd ciisaha beenta daa raganimadu runtay kujirtaa
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 ай бұрын
Guuuuuuuuul guuuuuuuul somaliland jun 26 1960❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 3 ай бұрын
Subxanllah kuwan dhulka somalida halaga raro hargeisa somali ba leh not Ethiopian ee dhulka somalida noga bax
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 2 ай бұрын
Waa runtaa wallahi Ethiopian baa qabsaday iyagoo dhan dhex galeen, ku dhex nool, la dhex nool 😂 kana dhaleen😂
@MariaXarago
@MariaXarago 3 ай бұрын
Away dhabayacdii isaaq uniikin jiray iyagoo dhulabhnte isle waxyeela😂
@ahmedtamanmahamoudahmed7126
@ahmedtamanmahamoudahmed7126 3 ай бұрын
Ictiraafka cirkaa idiinka dhaw dhe ama Oromo ku hees ama af xabashi
@kayseduale1771
@kayseduale1771 3 ай бұрын
Kani waa xaqjir miyaanu ogayn in itoobiya ay tahay 50/100 Muslim Xataa qawmiyada amxaaradu muslim badan leedahay miyaanay ahayn dhulkii nugaashi ee axaadiis looga hadlay
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 ай бұрын
Amxarka hoyada ugey dhulkna isga gura wx dhinta tihin si fcn bu idin galy siyad bre
@Alihabad12
@Alihabad12 3 ай бұрын
Go aan halaga gaaro dhamaantood inta heestaan qaado no more xalfad 😡😡😡😡
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 3 ай бұрын
From🎉 Berbera Xabashigu i iigama dhaw soomaalida laakiin soomaalidu waa dad xun Yeelkeedeee ilaahay baa naga beeray soomaali sababtoo ah markay dhulbahante iyo isaaq is laynayeen bay kala hagaajin lahaayeen oo ay ka khaldan geed ku xidhi lahaayeen😢😢😢😢 intaanay xaaladu halkaas gaadhin
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 3 ай бұрын
ACUUDUBILAHI MINA SHEYDANI RAJIIM GAAL HILIB CEYRIN CUNA,SOMALI MUSLINA KULA AH BAD SIDA ORANEYSA. WAR XAGEE LEYDIN SITAA WAXBA IDIN SITEE SUBXANALAH.
@aminayusuf517
@aminayusuf517 3 ай бұрын
Somali waxba iskuma aha waa kuwii yidhi dhamaan isaaq ha la isugu tago ee dagaal la galay somaliland dhamaan markii laascaanod, idinma rabto somaliland ciday doontay wax la qaybsanaysaa somalinimo idinku haysta
@MaxamuudFarax-p8p
@MaxamuudFarax-p8p 3 ай бұрын
Axamaroland ku qorta Dee Somaliland ka daya o somaliga mesha ka Sara an indeynee😂😂😂😂😂
@omarabdi3332
@omarabdi3332 3 ай бұрын
"KUU DHALAA, KUU SII DHALAA, KUFRIGII MAANDHIHIIS NOQON" BY Mohamed Abdulle Hassan.
@Hada23234
@Hada23234 3 ай бұрын
Guul somalilnad ❤❤❤❤❤❤❤
@Dsalam114
@Dsalam114 3 ай бұрын
Waa marqaan iyo cabtooy soomaali nacayb amxaaro jacayl iyo diin cay iyo qaldaannimo
@joogdheerchannel2202
@joogdheerchannel2202 3 ай бұрын
Anigo xamar Ku dhashay walina Ku noola heesta dhameysta waa reer funny ah😂😂😂😂
@kafiosaid746
@kafiosaid746 3 ай бұрын
Waxaan la yaabanahay inta le eg oo wada xanuunsan very sad faradara qaylinaya jini miyaa idin aqoonsaday xamar iyo gorowe la,aantood sharaf ma yelanaysaan
@MiinaApdi
@MiinaApdi 3 ай бұрын
Aniga waan idin jeclaa From Galmudug lkn qalbigaa iga dhaawacdeen wlhi😢😢😢😢
@mohamed88466
@mohamed88466 3 ай бұрын
Ma kala goynta dalka ayaad jeclayd ileen wax kale ma hayaane
@makebravo7133
@makebravo7133 3 ай бұрын
ILMADA YAXAASKA MALO BAAHNO LAXDI FIQIBAABA IDINKA DHASHE WANAGAN ISU HAYNA MUXU AHAA
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 ай бұрын
Balyo jeclow ano hg ba kuleh
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 ай бұрын
​@@makebravo7133naga amus dhaqyahey dawarsanesa e galada his sexta uf .ma fiqi bad gartan wx dhinta tihin
@makebravo7133
@makebravo7133 3 ай бұрын
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 WLLO IDINMA NEBCIN HADAD SHACABKA GALMUDUG TIHIN WAXASE JIRA KUWO IDINKA MIDA AMA HAWIYE BA AN DHAHO MARKAY XILKA QABTAN IN AYNA ISU KALSOONAYN WAXABAD MOODAA INAY DAAROOD TUKAAN U LEEYAY AY U SII HAYAAN SOMALILAND IYAKA FOGEEYAY HALKA ETHIOPIA KA ICTRAAFAYSO ISAGAY AHAYD INU AQOONSADO ASAGAY FAAIIDO U AHAYD LKN WAXU NOQDAY GURGUURTE NIN TUKAAN DAAROOD LEEYEY HAYA WAN IDIN SALAMAYA WLL
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 2 ай бұрын
Alla waxaan in caruurta lagu barbaariyo fikrad wanaagsan maahan waa khalad wallah, shacabku waa wada somali mar bay is wada dagaaleen hadana way iska wada celin cadowgooda guuud oo dhulka somaaliyeed jooga ama kusoo duula, inshaa allaah.
@gem2144
@gem2144 3 ай бұрын
LACNATULLAH CALAL KADIBEENUL MUNAFIQEEN
@shamsoyahyeahmed5329
@shamsoyahyeahmed5329 3 ай бұрын
Subhanallah maxey dhaheen kun jeer xabasha ka dhow aaaa alla hoyoy mcney dadki wey kaso dhamaatey subhanallah 😅😅😅
@fartunahmed7224
@fartunahmed7224 3 ай бұрын
Ictiraaf alle ayaa idin haya ma anagaa idinka hortaagan caqliga markuu gadaal kaa galo waa iska sidaan😂😂
@cadbiqadirqadiro1854
@cadbiqadirqadiro1854 3 ай бұрын
Xaaraan Bay kaa tahay on aad axmaar ka Sugto ee
@kafiosaid746
@kafiosaid746 3 ай бұрын
Kuwa waxa so qaday xamar iyo garokwe mamnooc ayeey ka yihiin
@HoodiyoAyaanlay
@HoodiyoAyaanlay 3 ай бұрын
Qalbigay ka bukaan 😅
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 2 ай бұрын
𝗞𝘂𝗹𝗶𝗴𝗼𝗱 𝗪𝗮 𝗗𝗮𝗱 𝗟𝗮𝘀𝗼 𝗪𝗮𝗱𝗮 𝗾𝗮𝘀𝗕𝗮𝗬.😂😂
@mawlemagan
@mawlemagan 3 ай бұрын
😂😂😂 Ma xamishaa fara baxsi u tihiin hadda. Ordaya oo aada dhulka Soomaaliya ka guura.
@AbdirisakMahadhusein
@AbdirisakMahadhusein 3 ай бұрын
Dad la iibsaday Ayaa iimuuqda lkn waxaa is weyn mudan kuwan markay xamar yimadaan is Loo Gali doon
@CabdicasiisAxmed-ph4et
@CabdicasiisAxmed-ph4et 3 ай бұрын
Muqdisho tuugsiga hala imanina anagu waxba idinkuma falaynee fulaynimo waa tii oromo idiin galisee
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 3 ай бұрын
Af LIBAAX baad kujirtaa ee barito hasoo ooyin,BIYO KAA BADAN iyo DAD KAA BADANBA WEY KUHAFIYAAN, waa iga talee maad kajoogtaan
@OmarionJunior83
@OmarionJunior83 2 ай бұрын
We don’t need you if you go habashi or amhar🤷‍♀️ if you staying come back free Somalia 🇸🇴✊ Our land and sea is not sell.👊💪
@abdikadirhonestman632
@abdikadirhonestman632 3 ай бұрын
Dhilaa idin dhashee waa inoo airportka MUQDISHO hddba cag soo dhigtaan waan dhex fadhiyaa ani waxbadan leydin soo dhoweeyee😅
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 ай бұрын
Hes yay ka ooyayan War xasadin batihin maxaidin haya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 3 ай бұрын
Hawiye iyo majeerten aya dadkan walala ah meeshan fog gaarsiiyey
@leymoonl4297
@leymoonl4297 3 ай бұрын
Xoolo hadaa maqashp waa afarta habar Isaaq ladhaho. Yaahuu magaca Somali noo dhiga
@TablettManyitems
@TablettManyitems 3 ай бұрын
Somaliland forever ❤
@luulluul1427
@luulluul1427 3 ай бұрын
subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@cma5179
@cma5179 3 ай бұрын
Markahore amxaarku kulamaqo inaad kaxigti soomaali kale , isugumidbaa utihiin. Tan labaad garowe iyo puntland waa lagu soo khafiifay ayaantaan 😂😂 habartii socaan saar istiraahdaaba garowe haku soo waalato.
@AsadAhmedMohamed-h4g
@AsadAhmedMohamed-h4g 3 ай бұрын
Viva Dhulbhnte idoorka cabadee
@ishaabdullahi8261
@ishaabdullahi8261 3 ай бұрын
That’s why u never trust Idoor daba cuyuun
@alimaadhiin20
@alimaadhiin20 3 ай бұрын
𝐇𝐨𝐲𝐚𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐱𝐦𝐚𝐚𝐫𝐤𝐮𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐬𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐢𝐛𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧𝐢𝐦𝐨🇸🇴 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐦𝐢𝐝 𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐡𝐚𝐝𝐮𝐮 𝐦𝐮𝐬𝐞 𝐝𝐨𝐟𝐚𝐚𝐫 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐢𝐛𝐬𝐡𝐚 𝐱𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐧𝐚𝐝𝐡𝐞𝐱𝐭𝐚𝐚𝐚𝐥 𝐡𝐨𝐲𝐚𝐟𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐬𝐞
@Waxtar
@Waxtar 3 ай бұрын
What 😳😳😱😱😱 this can’t be real, wow
@shabeel7467
@shabeel7467 3 ай бұрын
Fatraalkan gadhka weyn runta hoos ka akhriso yaa kalb. Kun jeer Itoobiya nooga dhaw cadowga Somalia.
@AyanYoussouf-ft6ed
@AyanYoussouf-ft6ed 3 ай бұрын
Farakhh
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 ай бұрын
Siyad bRa yaqin shaqdina rer lafa site
@AyanYoussouf-ft6ed
@AyanYoussouf-ft6ed 3 ай бұрын
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079non ictiraff inshallahh in the worl
@husseinfarah1995
@husseinfarah1995 3 ай бұрын
Reer Sheeq Isxaaqow Hees walba qaada waxad Doontan sheega waligina Somali kama go eesan Somali waxey wada jir ku heli weday kala tag kuma heleso Xabashi shalay adiga ila saaray see maanta igu soo celinesa Muse Juudan yuu idinka waaalin Reer Sheeq Isxaaqow 😅
@Halima-v8c
@Halima-v8c 3 ай бұрын
Horta tobanka heestaan. Qaadiyo kii soo alifay iyo macaa kuwa moosikada u tumayaba xabsi abadiyaa haloo jaro oo aan cafis lahayn
@AmalLibaan
@AmalLibaan 3 ай бұрын
islamaha mesha fadhiyo maxey la xanaqsanyihiin heesta kuma faraxsano miyaaa 😢😂😂😂
@waayeelwayeel4320
@waayeelwayeel4320 3 ай бұрын
erayadii muuse biixi cabdi laxankii dr adna aden music by cali guray edit faysal cali waraabe camare man xildhibaan shaadh isku duba ridkii nuux taani iyo axmed muuse bixi
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 3 ай бұрын
Indeed
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 3 ай бұрын
Lol😂😂😂😂 hadhow be dhihi donan kuwa tamashlenaya bil ka iguyara bishas
@mustafexuseen-uu5xi
@mustafexuseen-uu5xi 3 ай бұрын
faqashtii baroorbaa ka dhacday xaasidkii xaasidku dhalay
@hanadfuad7417
@hanadfuad7417 3 ай бұрын
garowe kafogaad idorow cuqdada baa idiin diishee
@HoodoMaxamuud-j1i
@HoodoMaxamuud-j1i 3 ай бұрын
Hognay reer ku show hal aqli ahba ma laha bisinka 😂waa isku wada mid😂
@umumunawar4442
@umumunawar4442 3 ай бұрын
Mamada garbasarta caadh wadhadato wey ka xuntahay heestan
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 3 ай бұрын
Abwanku waa muuse juudan heesta laxankana waxa sameeyey faysal faaruq musigana waa abii axmed
@abdikarimabdullaahi9619
@abdikarimabdullaahi9619 3 ай бұрын
War so tii buluuga iyo cadaanka la isku xirijirey Waa u hoosgaliyeen wallaahi Kkkkk
@maryanruncooking5376
@maryanruncooking5376 3 ай бұрын
Dadka qar mesha fadhiya wa madlun😅😅
@JAY.4040
@JAY.4040 3 ай бұрын
Bani aadam ka xun ball idinku keena Mida kalle Yaa wax idiinku falaya Runta markii aay timaado Somalida kale iyagaa isu walaala waxna iska celinkara ama kalinka hajoogo ama nfd ama jibuti midba kakle wuu ogyahay Marka afunku Ayaa dullsaara ilaaheey ha Ina kin dhaafiyo
@adanaxmed9919
@adanaxmed9919 3 ай бұрын
Abwaanka heestan sameeyay in loo sameeyo xaflad wayn oo lagu maamuusayo looguna mahadceliyuu istaahilaa
@abdirahmanshire3909
@abdirahmanshire3909 2 ай бұрын
Ka nacawdu sheydaamadaad, nacam tiraahdaane . Naar-quutayaal iyo kufraad, nebiya mooddeene Naartii waxaa idinku guray, nibiriyaashiiye Nasaarada waxaw taabacdeen, waa najuusnimo e. Naagow tihiin ferenjigii, noloshka dheeraaye Nacalluhu kuwuu fuulay baad, daba nushlaysaane Naamuuskiin wuxuu jabay markaad, nacabka raacdeene.
@SahroAbdulle-j2e
@SahroAbdulle-j2e 3 ай бұрын
Aaminow xamar adigaa iska xanibay 😮😮😮😮😮😮 e jeelka iska ilaali
@iqraabdinuurmaxamed1258
@iqraabdinuurmaxamed1258 3 ай бұрын
Kuwaan iyaga isku dhaga hadlaya oo qalbigay ka bukaan 😅
@BrigadSpecial
@BrigadSpecial 3 ай бұрын
Issaqu sidu uu fhan Yahya madaxa kajiraan yihin uu jibuuti aya calan leh oo somaliya calan leh aya laxsi kunoqotay issaqland hayso adigu alkasareh aya laga bihiya
@HoodoMaxamed-uw5mn
@HoodoMaxamed-uw5mn 3 ай бұрын
Dadkan qof aqli salim ah leh kumajiro😂
@fadumoaden5113
@fadumoaden5113 3 ай бұрын
Walee xaar beey ka kaceen reer isaq na waxad isku dhibteen itobia injireey uf walee waad urteen uf fananiinta hesaha qadaya waxaa koow ka ah asma love dhabayaco moqdisho ayan kugu sugenaa af biijo iyo wixii la hal mala afbiijo car imow moqdisho
@amalianasrani894
@amalianasrani894 3 ай бұрын
Reerku ma fiyowyihiin cilaaj haloodiro
@ilwaadIsse
@ilwaadIsse 3 ай бұрын
Yahud yahudu dhashey awelba faido ma laheyn
@fartunosman3503
@fartunosman3503 3 ай бұрын
Maamoowinka wey yaaban yihiin
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 21 күн бұрын
Kun jeer ka dhow
@Hani-ww6is
@Hani-ww6is 3 ай бұрын
Nacala idin ku talo soomali naceec ey qawaan waxaan ka keenayo uf
@makebravo7133
@makebravo7133 3 ай бұрын
NACASKI MIYA KANU SHEKHA ISKA DHIGAYA
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 ай бұрын
Riyo ku xukuma dee iidoor wagaashw
@Queen_Ssdf256
@Queen_Ssdf256 3 ай бұрын
Naagta buuran ee nimanka xigta magaceed
@Munasar-dg7xd
@Munasar-dg7xd 3 ай бұрын
nadiro neyrus waa😅😂
@fartunosman3503
@fartunosman3503 3 ай бұрын
Grad jaamac Lee nilii soo diraa gala dagaalka
@HuseinUgas
@HuseinUgas 3 ай бұрын
Kuwaan magacyadooda comentida ha lagu soo qorò please si loo aqoonsado
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 ай бұрын
Acuudu bilaah acuudu bilaah
@MaxamedxaaajiCabdiraxmaa-yn4cw
@MaxamedxaaajiCabdiraxmaa-yn4cw 3 ай бұрын
Adigaba laHaystaa maxad kahadli
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 ай бұрын
Ma hoyadaba l hesta mase wad riyotay
@Nasrinaaxshe
@Nasrinaaxshe 3 ай бұрын
Dhalin yarada Heestaan Qaaday malahan Aragti Fog waxaana marin habaabiyay dad waawayn
@hah7064
@hah7064 3 ай бұрын
Down down xaasidnimo hhh
@aminayusuf517
@aminayusuf517 3 ай бұрын
Odaygan wadaadka sheeganaya yaa ku yidhi Ethiopia waa gaalo uun, adeer iska aamusa waxba ma ogidine somali jaahil weeyan Ethiopia inta Muslim ka ah baa badan iyaguna gaal bay ku waasheen.
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 ай бұрын
Nabal iwrn xukumada wa galo .adinkuna abalkina siyad bara yawanay
@aminayusuf517
@aminayusuf517 3 ай бұрын
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 so what, adiga meel ha ku gayso somalinimo dhimatay
@FatimaAbdirizak-mk1eo
@FatimaAbdirizak-mk1eo 3 ай бұрын
Walee sidas ictiraf ku heshan 😂
@maadiyomadadaallo4381
@maadiyomadadaallo4381 3 ай бұрын
Yaahuu
@cadbiqadirqadiro1854
@cadbiqadirqadiro1854 3 ай бұрын
Wali wuuna idin wasin axaamr
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 3 ай бұрын
Balaayo afka idiinka gashay idim alle
@badriabdifarah5454
@badriabdifarah5454 3 ай бұрын
iidoor caadh axmaaro.
@nimcoabdi8386
@nimcoabdi8386 3 ай бұрын
Very sad! But this doesn't represent the people's thinking.
@cabdimaxamed-lw6or
@cabdimaxamed-lw6or 3 ай бұрын
guul
@ozzylink
@ozzylink 3 ай бұрын
BELIEVE ME I AM GARAXJIS ISAAQ. 98% of Somaliland citizens are PURE ISAAQ & NOT A SINGLE PERSON LIKES ZOOMALIA. The leadership of Somaliland is the representation of our feelings & thoughts. THE CHANCES OF MUUSE BIIXI WINNING THE ELECTION IS HIGHER BECAUSE HE DISLIKE ZOOMALIA let that be a school lesson for you since the majority people in Zoomalia are manly uneducated
@mohamedawale7284
@mohamedawale7284 3 ай бұрын
It represents us the public of Somaliland Haters down
@cabdimaxamed-lw6or
@cabdimaxamed-lw6or 3 ай бұрын
@@mohamedawale7284 xxxccc
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 2 ай бұрын
@@mohamedawale7284wll matihi somaliland waxaa tahay waxaan wax aheen
@mohkibirdiid
@mohkibirdiid 3 ай бұрын
Talow kuwa comment in macalaa iyaga lala hadlayo uma haystaan comment ilmo ah ayay soo qorayaan 😂😂 *Maxay ka xumaanayaan *oo ay ka xanaaqayaan *aqoonsi waa xornimo *waa kaa xaasidkii ilmada *xunbada daadiyee maqlaay *Xornimo somaliland *ayay ka xanaaqayaan
@deqaissa7045
@deqaissa7045 3 ай бұрын
Yaahuuu illahow soo hadee reer ayeeydey waa fogadeen abwaankii allifey illahay buu ugafey fananiintuna waa iskaga shubo
@xuseencabdilaahi8147
@xuseencabdilaahi8147 3 ай бұрын
Heestani wakhtegeedi bay timi
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 3 ай бұрын
Dadka markeey quluubata ka dhintaan waa iska sidaas dad beey dhahaan nacasiin baad tihiin bal kuwaan yaa ka nacasan
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
Ka ku qarxinaaya yaa ka nacasan ee kuwan ka jeceshahay adigey wax kaa si yihiine orodoo is daawee. Hees waaye.
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
xasaro aad jaar tihiin kun jeer xabashaa ka dhow waa run shabaab 1000 1000 yey dadka u qarxiyaan
@Alihabad12
@Alihabad12 3 ай бұрын
Go aan halaga gaaro dhamaantood inta heestaan qaado no more xalfad 😡😡😡😡
@SahroAbdulle-j2e
@SahroAbdulle-j2e 3 ай бұрын
Aaminow xamar adigaa iska xanibay 😮😮😮😮😮😮 e jeelka iska ilaali
@HoodoMaxamed-uw5mn
@HoodoMaxamed-uw5mn 3 ай бұрын
Dadkan qof aqli salim ah leh kumajiro😂
@huskaroble3615
@huskaroble3615 3 ай бұрын
Dumarka sedexdaa ee kurasta ku fadhiya, indhaha beey taageen!!! Waaxay dhiiqadan cml 😂😂😂
@abassadan2541
@abassadan2541 3 ай бұрын
😂😂
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 ай бұрын
Cali Zaki 4 asbuuc kohor R wasaare Xamza C bare Sowkii nayroobi Calanka buluuga Ah U heesayey Amiin yare Iyo najma nashaad Muqdisho maamuuskii iyo milgihii Aad ku mudateen Idin kama geyn Xalaal caleeyk Bal dib dambe Uga soo dega..in sha Allaah Qof kasta ee ka soo muuqday Clip kaan abwaanka curiyey Meel kasta oo lagu Arko halagu xiro.
@aymanal-said6596
@aymanal-said6596 3 ай бұрын
Inalilah wa ina ileyhi rajacun 😮 wa dad 80 jir siyad barre wali la dagalamaya u mamulayo marfuc qalam ban maqli jirey umad dhan o sidana dunida waxa la mid ah uun yuhuda 😢ala yaa Heyta iiga kiin jara cuqdad land
@axmedxayoow7.
@axmedxayoow7. 3 ай бұрын
"Haddii shalay laysku dhacay Dad gobi kuma kala dhintaan Dhibaato kol soo martee Waxaas dhalashaa ka wayn.".
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 ай бұрын
Ethiopia kuwii la jogay ayeeyba gumeysataaye xagee ka galeysaan teda kale aqonsi ku siinba meysee hadii xitaa ay been kuu sheegta waxba tarimeyso hallow
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 3 ай бұрын
Kuwan somali maahan doofaarad sool garabkiinaa nahay san miyey la soo istageen cawan caadiya
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 3 ай бұрын
Kuwa mesha fadhiyo qarba xanaqsan san xal ma aha aye leyihin 😆 🤣 😂 biihi hada ma itobian noqday
@xuseencabdilaahi8147
@xuseencabdilaahi8147 3 ай бұрын
Waxay ka xanaaqayaan aqoonsiyo Waa xornimo allayacisak abwanka sameeyay
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 ай бұрын
SiyD bare yaaanay ablkina😅😅😅😅😅😅
@ShacirShacir
@ShacirShacir 3 ай бұрын
Show rerku axmaaro bey isku badalin kulahaa kuwa Garawiyo xamar dagah ..Axmaradaa igadhow muuse daba cayuuc baa filimkaan kadambeeyah lknse maxey kugu talaah kuwa heeysta qaadey wa inoo IL io aragti wa inoo muqdisho Wa iga balan in ad xabsiga liinta kucabeysaan😂😂😂😂😂😂
@makebravo7133
@makebravo7133 3 ай бұрын
BY BY BY BY BY
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 ай бұрын
Sland sowteey kala tagtay iidoor wagaash gosta sadaxdiina magaalo cid kale xukumi meysaane
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u Ай бұрын
Adeer Nebiga Maxamad yaa xadiis kii yaala amswswbc Baraka Allah bi xabuush. Lama dhihin bi soomaal.
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 142 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 22 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 55 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 11 МЛН
NIMCAAN HILAAC  OO SI HEER SARE LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA MOGDISHO 2024
15:53
Goodax Media Production
Рет қаралды 248 М.
Hees Hobeeya Puntland waataa hagaagtee
5:52
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 443 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 22 МЛН