No video

Fandhaal Podcast | 27 | Naftaada Ma ixtiraamtaa .

  Рет қаралды 64,969

Omar Inshar

Omar Inshar

Күн бұрын

Пікірлер: 217
@c.maalikmaxamed9644
@c.maalikmaxamed9644 Жыл бұрын
Wllkey cumar ilahay baa iikaa soodiray adiga wax badan ayaan kaa faaiday wll kheer alaha kusiiyo aduun iyo aakhiro❤️🤲
@xasaanyare3653
@xasaanyare3653 Жыл бұрын
Runtii mowduucyadaada wax weyn ayey noo faa'iideyaan allaha ku sharfo ustaad omar
@maryamamohamed3126
@maryamamohamed3126 Жыл бұрын
Mahadsanid wllkey cumar inshaar Cimri dheer oo Cibaado leh Aduunyo meelsan leh Aakhiro janno leh Ilaah Haku siiyo Expert of the life Mahadsanid Mar lapaaad🥰✨️💫💜
@nimcodayibadan2381
@nimcodayibadan2381 Жыл бұрын
Runtii mowduucani wxa badan ayuu I intiifiyay thanks omer imshaar 🥰
@liiabdalla4413
@liiabdalla4413 Жыл бұрын
Aad baan uga helay barnamijayadan aad ku so gudbiso janelkan. Run ahanti janalkaga kale kan baa ka jecladay 😂. Mahadsanid cumar inshaar.
@zakiaabdikni128
@zakiaabdikni128 Жыл бұрын
🙆‍♂️🙆‍♂️😳
@xasaanyare3653
@xasaanyare3653 Жыл бұрын
Qofka ugu horeya maanta fadlan like ii saar
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 Жыл бұрын
Video gaan ogaansho ayaa ku soo qaladay var kaa wan kaa haaya omar bweyne ayaana ka soo salaami haayaa
@cabdinaasirmaxamuud559
@cabdinaasirmaxamuud559 Жыл бұрын
Waaban so daawaday Muqaalka wll Cumr wn ku mahad celinYa noloshayda wx badan ayaad ka badashay🥰💯♥️✊
@mame-pu1vj
@mame-pu1vj Жыл бұрын
Aniga waxan isku Arkaa qof dhex dhexaad ah wn ku qanacsanahy sidu Rabigay ii Abuuray Alxamdulillah ❤ waxan dhihi lahaa Gabdhaha makeup ka Marsada inay iska dayan Marka hore faaido uma leh lacagtane wu ka dhamynaya waxana laga yabaa in Hadhow dhibato so gaadhsiyo wajiga madama La garanyn wxa laga sameeyy
@abdulkadirosman6165
@abdulkadirosman6165 Жыл бұрын
Mashalah wlo kalsoonidu waa muhiim
@mame-pu1vj
@mame-pu1vj Жыл бұрын
@@abdulkadirosman6165 haa wll Alxamdulillah
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Жыл бұрын
Ixtiraamka nafta xalay ayaa niyada ku hayay waaw mowduuc ayaaba ka soo sameesay MashaAllh
@hassanabdisamed6843
@hassanabdisamed6843 Жыл бұрын
Waqtiga aan firaaqada ahay KZbin-ka kaliya aan Mawaadiic aan wax ka faaiidayo kadhagaysto Waa Ogaansho iyo walal Cumar inshaar❤️
@alsacadatv7294
@alsacadatv7294 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء Walal cumar codkiisa marlan maqlo waan farxaa
@munaahmed4164
@munaahmed4164 Жыл бұрын
I love ❤ brother l was listening you more than 5 years keep going you Wright
@dhiirigalintachannel2918
@dhiirigalintachannel2918 Жыл бұрын
M.a jezaka allah kheyr
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 Жыл бұрын
7sano ayaan indha shareer wataa mana baxo ilaa aan xirto mana foolxumi saaid wa caadi arageyga lkn kslsooni xumo hda isdhaho indha shareer la aan ina qaawanhy aya modaya
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 Жыл бұрын
Taas waa la qabsasho aniga kula mid baa ahay
@ashrafshijaaci4565
@ashrafshijaaci4565 Жыл бұрын
Thanks ustad
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Runtii waxaan ku sii siqayaa 26 mana marsan make up habeenkii arooskayga waa xiligii iigu horaysay ee aan marsado kadibna kuma laban Alxmdu llh 100 💯 waan ku qanacsanahy abuurka alle isiiyey
@barcelona1038
@barcelona1038 Жыл бұрын
Thanks for Omar inshar 🙏🙏🙏 Mow duuc yadaan Soo Badi wll Qali siiba aniga wax badaan ayaa iquseeyo 🙏👍
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 2 ай бұрын
Wlhi waan qosley dhibkas dad badan qabo adiga cod waab 100%100 niyada maa noo dhiseesaa cod halaas leedahay ka duwan dadka 🙌🙏🏾
@yuusufliibaan1380
@yuusufliibaan1380 Жыл бұрын
Jassakallah sheikh Omar inshar thanks 🙏🙏
@Xogogaal-s4k
@Xogogaal-s4k Жыл бұрын
Wcs aad ayo aad baad u mahadsantahey insha allah wxaan rajeynayaa in ay boqol xaqadood kor udhafan taxanahan
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 7 ай бұрын
لقد خلقنا الإنسان في احسن تقويم
@Najiibyare464
@Najiibyare464 Жыл бұрын
Aniga ayaa ugu horreyo maanta ❤️
@LibaanMedia
@LibaanMedia 10 ай бұрын
Maashaa allah walahi wa podcast aad u qiimo badan oo anfacaysa dadka badi ilaa hadaynu gaadhsiino dadka 85% waa 5 star kan oo kale ani ahaan aadbuu ii anfacay
@mohayaasir1812
@mohayaasir1812 Жыл бұрын
.manshallah teacher Omar respect
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar Markasta waxa aad noosoo gudniyaa mowduuc muhiim ah
@sidiiqshabrhamjr
@sidiiqshabrhamjr 10 ай бұрын
Mashalah allah cimriga iyo caqliga haku barakeeyo , runtii mufakir da'yar ayaadtahay wll
@hoodoubax8666
@hoodoubax8666 Жыл бұрын
Masha allah caqliga illahay hakuu barakeeyo
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 Жыл бұрын
Masha Allah jazaka Allah kheir ustaad Omar inshaar
@samedoon3821
@samedoon3821 Жыл бұрын
Good point ayaan ka faaiday podcasts kan, maalinta wakhtigeeda la gaadho si gaar ah ayan uguso mahad celinaya walalkay omar inshar oo aan abaal weyn u hayo.
@cabdinuurmuxiyadiin5959
@cabdinuurmuxiyadiin5959 Жыл бұрын
M.a Omar ilahay ajar keeda ha ku siiyo mawsuuc yada wanagasan aad Nala wadaagto
@Bujeti
@Bujeti Жыл бұрын
asc akhii cumar Alle qayr hku siiyo. een ma inoogu warami kartaa podcast qaas ah ka hdlaya tacliimu daati jazakallahu qayrn.
@rumaney7353
@rumaney7353 Жыл бұрын
Aad u qoslay wlhi ri'i ciyeso 😂😂 maba dhageysto whatsapp ka codka aan ku dubo
@abdiazizahmedgurey6737
@abdiazizahmedgurey6737 Жыл бұрын
100k, hala gaarsiiyo kanaalkan pls♥️♥️
@munaahmed4164
@munaahmed4164 Жыл бұрын
I love my self even my family and friends nows l 💓 the way l looks
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
Mansha allah Walal Wallhi qalbiga ayaad nooga warameysa Talo wnaaagsan Baad noo Soo tabineysa
@abdullmedia
@abdullmedia Жыл бұрын
ManshaAllah
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 Жыл бұрын
Maanshaa Allah walal cumar codkaada waa qurxanyahay aniga waa ka helay Allaha ku barakeeyo
@somyanouh2117
@somyanouh2117 Жыл бұрын
Xaqiiq marka ku bartay bee nolosheyda wax badan iska badashay ustaad omar aduun io aaqiro ba allaha ku liibano wax yaabo badan ayan ka bartay jasa kallah
@adnaxasan2335
@adnaxasan2335 Жыл бұрын
Wllkay wll manta ayaa arkay chanalkani wllhi waa u bogay Thankz wll
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 Жыл бұрын
Best KZbinr in somali ❤ channalkan Iyo channelkaga kale Ogaansho marwalba youtube ka an sogalo wan Eega notificationkaga inad wax so galisey iyo inkale dhiirgalin iyo Cilmi baad marwalba noso galisaa walal from Jigjiga Somali galbeed
@maaidaabduqadir9290
@maaidaabduqadir9290 Жыл бұрын
Walahi omarow waxaan kabartay walikey mana Baran Allah haku xafido 🥺💜🐐
@daudabdimahad2730
@daudabdimahad2730 Жыл бұрын
Wallahay waxad tahay psychologist. Marmarka qaar markan whatsappka an cod qof ugu diro o an dib u dhagausto wan isla yaba o waxan is dhaha qofka sidan u hadlya ma adiga , ila ay i garsiisay marmarka qar inan ja dorbido inan cod diro inan qoral qoro .
@Iskutashi
@Iskutashi Жыл бұрын
Ustad cumar Waxaan ka codsanaa in barnaamishkaan Aad application podcast noogu soo gudbiso app kaas ayaa KZbin ka nooga fiican.
@daadirmoha2030
@daadirmoha2030 Жыл бұрын
Keep going wllka💙
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 Жыл бұрын
Walalkeyow runta ayaad abaartay waana jeclahay muuqaaladaada wax badan ayaan ka faaiidaa runtii Allah ku sharfo labada daaroodba
@zahramuqtaar3299
@zahramuqtaar3299 Жыл бұрын
😁ani biraayada markaan isku fiirinayo qof iga qurxoon inuu jiro uma maleeyi 😹mucjisada camera isku sawir markaan isdhaho ayaan nooc kale noqdaa 😢
@abdirizaqmoha9037
@abdirizaqmoha9037 Жыл бұрын
aduunka shayga ugu cadalada badan waa muraayada, waxana jira mid maskaxdada ka dhaco ( yaqiinta) hadad aaminto qurux waad qurux badantahay foolxumo waad foolxuntahy
@FjOfficial-F
@FjOfficial-F Жыл бұрын
Camerada qof walba ma qurxiso dad kaa foolxun oo wxaa arkeysaa hdana sawiro shidan galaayo adne aad sawir foolxun galeyso Lkn la qabsi waaye in bdn aa sawir gashid waa in bdn aad sawirada ku sii quruxbadnaneyso haka nijad jabin midaas
@abdisalam2298
@abdisalam2298 Жыл бұрын
Cumar wlhi illahay dartii ayn ku jeclahay 🙏🙏🙏
@leyloahmes-ev2nh
@leyloahmes-ev2nh 9 ай бұрын
thanks pro
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 Жыл бұрын
Al ustaad Omar Inshar Shugran in badan Macalinka Nolosha
@user-td8uf2vo7f
@user-td8uf2vo7f 9 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
@abismedia882
@abismedia882 Жыл бұрын
mashallah zxp wax bdan ka faiday wllhi allah ku barakeyo 🙏🥰
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 Жыл бұрын
ManshaAllah tabarakalah jazzakalah
@umulkhayrmaxamuud6218
@umulkhayrmaxamuud6218 Жыл бұрын
Keep going wll omar inshaar
@rukiyaabdi9787
@rukiyaabdi9787 Жыл бұрын
Jazaakallahu kheyr wiilkeyga cumar wacyigelintaada qaaliga ah miisaan kaada xasanaadka ha kuu saaro
@dagandaacad5042
@dagandaacad5042 Жыл бұрын
M.a wll omar podcast kaada wanjeclhy lkn daqiiqadaha nagu yar oo anago rabno naga dhamana جزاك الله خير ا
@rashkapoi4044
@rashkapoi4044 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@IlhaanIdiris-jy7ly
@IlhaanIdiris-jy7ly Жыл бұрын
Masha allah tabarakalah omar insher
@xamzabashiir57
@xamzabashiir57 5 ай бұрын
Omar inshar keep going 🎉
@abdikadirQulle
@abdikadirQulle Жыл бұрын
Markii hore chenalka weyn ayaad soo dhig 🤣
@Bashiir-Ibraahim
@Bashiir-Ibraahim Жыл бұрын
Haa Wu is ilaabay lagayaabaa
@khadarcaafi0708
@khadarcaafi0708 Жыл бұрын
Video yowga daawo markaan dhahay this Video is private iso baxdaay Mar kale inuu so galiyo sugayay
@sakariyemahbuub6001
@sakariyemahbuub6001 Жыл бұрын
Keep going pro
@UmumuxamedAsal
@UmumuxamedAsal Жыл бұрын
Mahadsanid wall Omar inshaar
@Abu-hikmah
@Abu-hikmah Жыл бұрын
Waayo arag run sheeg ah 🤗 Omar inahaar😍mahadsanid
@siciidmaxamed7124
@siciidmaxamed7124 Жыл бұрын
Wll cumar inshaar aad ayaad ugu mahadsantahay aqoonta aad na siisid. Barnaamijyadaadu wey igu yaraadeen. Halkaas ka sii wad dedaalka
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Cajiiib 😍😍✅
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 Жыл бұрын
Thanks
@nasri8654
@nasri8654 Жыл бұрын
Cumer inshaar alahaku hakuxafido zxp alahaku xafido alahaku xafido aad baad umahadsantahy
@faisalabdulle2063
@faisalabdulle2063 10 ай бұрын
Thanks Inshaar
@ismailali3501
@ismailali3501 Жыл бұрын
Omar inshar podcast horey u soco macalin
@ifrahcabdi1444
@ifrahcabdi1444 10 ай бұрын
walahi nin dhiiri galiye kaa cod macan ma arag wll qaali
@xaawoxuseen9943
@xaawoxuseen9943 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad qeer Allaah kusiyo anagana Allaah nuga Anfaco
@abdiwahabmidhka4013
@abdiwahabmidhka4013 Жыл бұрын
Mawduuc muhiima kalmadan ayaa iga anfacday waxa adiga kugu saabsan markaad eegayso ama aad dhageysaneyso waa ay xunyihiin lkn dadka qaar waxay utahy woow wax caalamiya
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 Жыл бұрын
Mar walba oo aan project anba mashruuc gacanta ku hayo, aad baan u jecelahay inaan podcast kan dhagaysto. Adbaad u mahadsan Omar Inshaar.
@rukiyaabdi9787
@rukiyaabdi9787 Жыл бұрын
Asc alxamdullilah waan ku qanac sanahay waan ixtiraamaa waana jec lahay sida uuilahey ii abuuray waana ku shukriyaa nicamkasta ooisiiyey walillahi xamdi
@fatimaabdirazak3943
@fatimaabdirazak3943 Жыл бұрын
Qanaacada abuurista alle ee alle ii abuuray 100% ayaan ugu qanacsanahy alxamdulilaah makeupna ma isticmalo waxan jeclahay camerada bila filterka ban jeclahay jeclahay nolosha dhabta ah
@MohaAmiIn.
@MohaAmiIn. Жыл бұрын
😃xitaa tahriip si adan acraafta oga mid ahaanin
@BarowTube
@BarowTube 8 ай бұрын
M.a pro
@umulkhayrmaxamuud6218
@umulkhayrmaxamuud6218 Жыл бұрын
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
@filsanxuseencabdi2958
@filsanxuseencabdi2958 Жыл бұрын
Shukran ustaad💯🥰
@Kingarmaan56
@Kingarmaan56 Жыл бұрын
Hashoonin 😂😂😂😂😂dhagta ii iigu sheeg 😂😂😂😂😂😂😂😂
@kooshin6569
@kooshin6569 Жыл бұрын
Chanalka aan ku xeranahy 🤏😎❤️
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Walaahi waa qoslay Cumar. Ciladaa cod delete garaynta waan arkay.
@aliyahbeauty6547
@aliyahbeauty6547 Жыл бұрын
Mahad sanid 🧠🧠❤
@yousufugaas
@yousufugaas Жыл бұрын
Jogtenynta malinlaha ah ayay kagamid tahay ee horay usgusoco mardhow 100 podcasts ayan kasugaya insha Allah
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 Жыл бұрын
Anagana codkaaga aad ayaan fahmaa bilaa xabeeb waxaan ujeedaa waa cod saafiya
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 Жыл бұрын
alla ani mustaqbalka aya ka baqaaa iyo musqusha ila soo gaar plz video plz😢😢😢
@nimcoyussuf9150
@nimcoyussuf9150 Жыл бұрын
Mahadsanid ustard umar💫
@Mohamed...nasiib
@Mohamed...nasiib Жыл бұрын
Ina inshar wankusalamay wllky
@mohamedasad7301
@mohamedasad7301 Жыл бұрын
Mansh Allah aad u mahad santahay wll Omar Inshar
@abdirahmanahmed-727
@abdirahmanahmed-727 Жыл бұрын
Cumar wll sanaddo dhowr ah ayaan ku xirnahy chanelladaada ogaansho iyo omar inshaarba Markasta waxbaan kaa faaiidaystaa shukran wll
@hassanade5318
@hassanade5318 Жыл бұрын
Ustaad cumar inshaar waxaan rabaa inaan ku weydiiyo mowduci ahaa (daawashada filimada galmada) malaga dhaxli karaa inee kuu horseedo inaad noqoto qof bilaa xiriir ah aanba gabar shukaansan karin hami maba ulihi ? Majiraa qof ciladaas ila qaba misa waa kaligey?
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 Жыл бұрын
Anaa kula mid ah zxp
@abdiqaadirmaxamedjaamac
@abdiqaadirmaxamedjaamac Жыл бұрын
2danbi waye daawada flim das 1 xaaraam ayaa dawaneysa 2 inaa biyo baxdo siigada Marka hada joojin karin Waxa ku dhahi laha Siigada same 1 asbuuc Flimdna daa hada wada joojin Kartid waa mesheda
@obayd4617
@obayd4617 Жыл бұрын
Haaa sxb iyadaa usabab ah
@maryanl804
@maryanl804 Жыл бұрын
Talo qaata illahay dartiis u joojiya cfmdkiina waa u darsnthy aakhirna waa halaag aduunkana waa cudur aan dawo yeelan guursada toobadkena oo duceysta in alle idinka ma doobeeyo
@ifrahismail1558
@ifrahismail1558 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Omar 🤍
@sabariinhassan1459
@sabariinhassan1459 Жыл бұрын
I am firs 😍
@user-fu4yr8by1n
@user-fu4yr8by1n 11 ай бұрын
Muhiim maahan inaad qofka koowaad noqoto lkn waxa lasheegaayo inay wax kaabadalaan baa fiican walaalka
@zakariyemamow3510
@zakariyemamow3510 Жыл бұрын
Wacaleykum salam waraxma tulalahi wa barkatu bro insha allah dayip
@asmacalibeey2821
@asmacalibeey2821 Жыл бұрын
Jasaaka allah wax badan baan kaa faa'iiday
@kooreye275
@kooreye275 Жыл бұрын
جساك الله يا اخي عمر انشار🙌
@leaderzimba4344
@leaderzimba4344 Жыл бұрын
Wllkie Omar inshaar ilha ku siyaadiyo cilmi kasto aad raadisoh ❤️🥰
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
Ma /xa xishonin dhegtad iso dhowey 😂😂 Omar inshar اسطوره dhegda maka weeyn tahay kulaha 🤣😂
@inawadaad7000
@inawadaad7000 Жыл бұрын
Dhagta ii soo dhawee ii sheeg ha xishoonin hhhh Ku aaway aan Ku sheegeee😄😄
@the_prince_abdulkadir
@the_prince_abdulkadir Жыл бұрын
😂😂 ri' ciyeeyso 😅😅😅 waa run taasi xaqiiq
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
DOPAMINE & MEELAHA LAGA HELO | ADNAN & SIRKA PODCAST
33:57
AS PODCAST
Рет қаралды 19 М.
QOF KA DUWAN DADKA NAFTAADA FARXADEEDA
8:54
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 451 М.
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Sahan Podcast
Рет қаралды 75 М.
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 42 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 88 М.
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35
Ha Guursan Dumarkaan | Fandhaal Podcast | 33| Red Flags .
27:02
Omar Inshar
Рет қаралды 71 М.
Dhiiri galinta kaliya aad u baahan tahay !
17:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 46 М.