Fandhaal Podcast | 37 | SIMP | Nooca Ugu Xun .

  Рет қаралды 54,615

Omar Inshar

Omar Inshar

Жыл бұрын

Пікірлер: 320
@HindiAfsoomaali19
@HindiAfsoomaali19 Жыл бұрын
cilmigaan kaa faaiiday wlhy schoolka xitaa kama faaiidin wllo omer inshaar ilahaay haku xafido aakhiro iyo adduunba 🥺🥰👊
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
wlal , adiga waxaad matashaa naftaada , umanoolid inaad qofkale copy-yeeso waxaad unoshahay inad naftada matasho , magacaga kusoqoro , qofkale magac samestay iyo sawirkiisa haku raadin dad kusooraacaan(subcribers) ama follower's . waxaan wax wanagsan ma'ahan sxp waatalo kusiiyay wlalkada kaaween okle .
@khadarabdinazir3544
@khadarabdinazir3544 Жыл бұрын
@@Alon_404 adiga magacaagi meeye
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
@@khadarabdinazir3544 magacaa donto kusoqoro laakin waxaa ceeb ah magac nin rag ama dumar shaqeesatay inaad followers iyo caan nimo kuRaadsatid.
@Muxammed22
@Muxammed22 Жыл бұрын
كنت أتابعك ما يقارب ستة سنوات ولم أملل يوما بسماع برنامجا أم موضوعا أعددتها. شكرا لك أستادنا الغالي.
@diamondhaji1835
@diamondhaji1835 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad runtii dalkii ayaabay ka buuxaan iskaba daa qurbe iyo meelo kale
@queena_cishqi
@queena_cishqi Жыл бұрын
💯💯💯💯👏👏👏👏 Gabrkastoo halaawday Waxaa kadambeeyo rag bilaaa masuuliyada ha ahaado waalid ama walaal Waxaan kukoray bilaa aabo lkn nasiib wanaag waxaan leeyahay walaalo aan ixtiraamo ila jecel inaan gabdhaha ugu wanaagsanado waana kaxishoodaa walaaladey inaan madaxoda hoos geeyo oo ladhaho waa tii waalaakeed Gabarkastoo sideeydaa oo agoona waxan leeyahay maahan ceeb inaa bilaa aabotahay ee waxaa ceeba inaad naftaada ixtiraami weeyso🧕🏽🥰😍
@mohalyrics5827
@mohalyrics5827 Жыл бұрын
Gabar maxaa haleynaayo gaari miyaa
@umalkairabdiali
@umalkairabdiali Жыл бұрын
Aaaaa
@mohakhalif319
@mohakhalif319 Жыл бұрын
@Moha Lyrics simping... listen what the lecture is saying
@queena_cishqi
@queena_cishqi Жыл бұрын
@@mohakhalif319 waa sax waa mid kamida kuwii laga hadlaayay Atenshin buu raadinayaa😏
@mohakhalif319
@mohakhalif319 Жыл бұрын
@queena_cishqi ignore him.. tell him gabadhaha saxda ah are looking for strong and free thinker man
@cuud5134
@cuud5134 Жыл бұрын
Alhamdulillah Cumarow Waligey nin i ma amrin Aniga iyo walaalahayba hooyadeen oo nolosha mooyee eysan qof kale macalin u noqon ayaa na korisay waanna badbaadnay marka nin kaliye maahee hanuunka Allah ayaa watee Allaha hanuuniyo ummaddeena..
@aishasheikh9139
@aishasheikh9139 Жыл бұрын
Mash Allah waa mowduuc muhiim ah runti ragga nuucas ah manta aad ayey u badan yihiin waxad arkaysa adigo jidka socdo midba iskala ka qabsan asago ku aqoon markas buu iska so jaraya Macanto,qaliyey , iyo erayo lamid ah xata internetka way nagu dhibeen midba kulaso hadli adigoo xataa u jwbin wa kan calaacalkiba ka dhamaday. Mark wll wa sida hore u shegtay gabdhaha waxay Kahelan ragga ad adag nagadaya jileeca raggow be strong💪
@abdullahishdaahir6342
@abdullahishdaahir6342 Жыл бұрын
Diyr wye wll
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@abdullahishdaahir6342 😁😁
@abdiweliibrahim8868
@abdiweliibrahim8868 3 ай бұрын
Lkn ogsonow ragas iney bataanna dumarka masuul ka ah hdeysan sawir ama video halesan Aysan so dhigi lahyn muusan ka bixiyen comment qaldan so gabdho noqda gabdho dhowrsan,xijaaban,aqlaaq leh
@idil4561
@idil4561 Жыл бұрын
Aadbaan ujeclhy bodcastiyadada wlh wxbdna wey iga badaleen saan usugo ma malernkrtd inty xalaqada kle soo dhaceyso alha kuxafdo 😍😍😍
@ismacilleejo
@ismacilleejo Жыл бұрын
Alle haku xafido walashey
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 Жыл бұрын
Ustaad waad mahadsanthy mowduuc kaste oo aad ka hadasho si waafi ah oo cad ayaad uga hadashaa 🌺
@janagale6469
@janagale6469 Жыл бұрын
Wadankena in aynu badalno anago Naga sugayaa aan dinta barano dadkane barno Aqon waa sida ugu fudud aan ugu hortagi karno xumanta💯
@farhiaayaanle1353
@farhiaayaanle1353 Жыл бұрын
wle maanta waaataganthy xaqiiqatan nin xaaskiisa qawanthy ooo rali ka ah subxaallah cidna yaaan la dulmin raga iyo dumarka qofkastaa xaqbuu leyhy😢 si ixtiramleh haloo wada noolaado😍 mahadsanid wll cumar جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
@naagnool8113
@naagnool8113 Жыл бұрын
Cumar madaxeey😂🤣 caqli ayaa kugu fakaday masha allah alle weyne haku saa'idsho anaga dhalin yaro hada nahay runtii wax badan waa kaa kororsanay waana na dhistay bani aadamna wax sheegid digid iyo baraarujinna kama maarmo🙏🏻💖
@faysamaxamud5469
@faysamaxamud5469 Жыл бұрын
Runti aad baan ugu farxaa markasta oo an arko vidoe aad leedahay Ustaad Omar ... Mahadsanid waxa aan jeclahay in aadn ka nasan in aad wax no faaidayso
@khadradahir7762
@khadradahir7762 Жыл бұрын
masha allah this was my first podcast aan ka dhageysto OMER inshar wuxuna aha mid AAD iyo AAD xaqiiqda jirta uga hadlay jazakallah akhi 🤲👍
@ashwaaqsayd7846
@ashwaaqsayd7846 Жыл бұрын
Ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay cumar inshaar ilaahay janada hanagu kulan siiyo hadaan aduunka ku kulmi wayno Inshallah 💖💖💖💖💖💖💖💖🌹🌹💖💖💖💖
@cabdallecasio6737
@cabdallecasio6737 Жыл бұрын
Hadii aan saxnahay dhamaan podcasti yadaadu waa 38 fandhaal Mansha allha runti dhamaan ugu yaraan waxbaan ka faaiday thnk you omar allah yaabrik
@muhiadianosman5202
@muhiadianosman5202 Жыл бұрын
ASC wll Cumar waxaan jeclaan lahaa inaad dad ku soo Marti qaadid podcast si ay bulshda ideas 💡 ugu soo biriyaan sidoo kale muqaalo videos mahadsanid
@lhamlaham432
@lhamlaham432 Жыл бұрын
Walal Cumar inshar Aawalan Mahadsanid Taniyaan Hadad siidaan ku si socotit waxan rajiynayaa in qeer kamid ah dadkaad kahadleysid iiney ka waanti qadtan in Shaa Allah wan ku faraxsanahay eereyadada walal wan ku Jecelahy 💌🇸🇴
@abshirqeeyre1903
@abshirqeeyre1903 Жыл бұрын
Wlle Omar dadka intooda badan way Ku jecel yihiin HAL iyo labo wareersan hadalkiisa ha dhagaysanin ❤️❤️
@ayaanxuseen8919
@ayaanxuseen8919 Жыл бұрын
Woow omer inshar my favorite KZbine and role modelka wxn rajeynaya ina malin qadid the best KZbinr of world 🗺 I.n
@nimcomahamed2135
@nimcomahamed2135 Жыл бұрын
Insha allah
@anisomohamed9164
@anisomohamed9164 Жыл бұрын
DUMARka raga ad adag jeclyhiin waxtarka leh nin jilacsan damac badan maba jeclin hadaa DUMAR nahay
@Sayf6677
@Sayf6677 Жыл бұрын
Anigu Aabe waligay ma arag sidoo kale wll iga weyn oo wiil ahna ma lihi alxm samankaan fitanka badana waan ka badbaaday
@abdiyare9036
@abdiyare9036 Жыл бұрын
Masha allha walalkey wax usheg bal jariyadka raqiska ah wan sugayey inta ad ka hadleysiid mowducan mahad saniid 💯&💯
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 Жыл бұрын
Sxb dhalin badan oon anigu kujiro wacyogooda wax badan ayaad kabadashay ustaad cumar inshar allh hakuu siyaadiyo caqliga iyo aqoonta
@raxiimacabdiwali8273
@raxiimacabdiwali8273 Жыл бұрын
Mahadsanid abuu Feysal cumar inshaar
@aragsan1888
@aragsan1888 Жыл бұрын
Taas waxaa la yidhaahdaa stockholm syndrome waa qofku inuu jeclaado qofka wax yeelaya qofkaas maskixiyan caadi maaha adna waad amaanaysaa
@abdifitahmoalim5246
@abdifitahmoalim5246 Жыл бұрын
wow mowduuc muhiim ah wacyiga jira kahadlaya ragaas meelwalba ayey jogaan marbad isleedahay ma kireysanyihin damiirkoda ragnimo iyo damiir diinba ineysan laheyn baad dareemeysaa mrkad aragto allaha ina hanuuniyo dhamaan
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS Жыл бұрын
Nin raga dhulka iskuma jiido ismana bahdilo waa run legend 🔥
@abdikannicirro4391
@abdikannicirro4391 11 ай бұрын
Ustaad Alle haku barakeeyo Nolosha dhabtaa bnkaa bartay
@abdisalaam4077
@abdisalaam4077 Жыл бұрын
Mahadsanid, ustaad Cumar.
@abdirahman125
@abdirahman125 Жыл бұрын
Alxm whi waa ku farxay inaan ka mid ahayn simp sbbto ah mar walbo oo aan arko naag dayacan waan ka xumaadaa, oona ka xanaqaa , ciitaa hadii aanan aqoon waan dhibsada , sbbto ah waxaan dareemaya qiiro ah inantas inay walashay oo kale tahay,
@garaadcabdi103
@garaadcabdi103 Жыл бұрын
You don't understand the meaning of simp
@abdirahman125
@abdirahman125 Жыл бұрын
@@garaadcabdi103 wan fahmay lkn isku fahan manihin , oky
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Жыл бұрын
Subxanallah qof i dharbaxo marbo ama xuman i qura qof madaxa i sarto bn raba ane inan sarto bn raba 4 xas wey u bananthy lkn wa inu i garab tagnado mana ha in u xumantyda cabudayo raga soomli ayago waxba heysn dumarkoda an dacdro kamuqato bey gursdn umana maleynayo in ragena bararujin nucas ah u bahan yihin lkn in layira wr rabi kabaqa o ubadkina iyo dumarkina sidas u dhama
@AabahaKhibradda-qi5co
@AabahaKhibradda-qi5co 5 ай бұрын
SORRY JIILKEENA WXY AABAYAASHEN SEEGEN [XUMEEYEN] INAANU SAXNO HA WRWRN
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar inshar
@H.A.M320
@H.A.M320 Жыл бұрын
Badanaa inta qof oo tiktok ugalo inay keliya arkaan jaariyaat raqiizka ah.I believe hadaysan simp yaal badan jiray leheen inuu tiktok lanici lahaa.Shukran ustaad Illahy haku barakeeyo.❣️
@nadiramaxamed9579
@nadiramaxamed9579 10 ай бұрын
جزاك الله خيرا استاد عمر انشار دائما تتكلم مواضع مهم جدا👏
@craxmaandaadir3712
@craxmaandaadir3712 Жыл бұрын
Dadka oo dhan adiga cml haday ahan lahayen xita somaliya nawad ayaa la heli lahaa wlhi guleyso wll ❤
@zuhayb9
@zuhayb9 Жыл бұрын
Maansha allah bodcastiyada aad ayaan uga faaiiday Jazaka allah
@dramenaadow1029
@dramenaadow1029 Жыл бұрын
Masha Alllah mahadsanid mr inshar ✊
@alsacadatv7294
@alsacadatv7294 Жыл бұрын
Aad ban ku salameya walal Fandhaal podcast ad ayan u jeclahay xalqada 1...........37 wan la socda الحمد لله 🤲
@Soyaalka12
@Soyaalka12 Жыл бұрын
Thanks ustad omar inshar 🙋‍♂️
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad omar Allah ha ku barakeyo
@Sugarplumfair12
@Sugarplumfair12 Жыл бұрын
Good content that is needed in our somali community.Keep it up
@Motivationer288
@Motivationer288 Жыл бұрын
mansha Allah we went through a thicket, thank you, Uncle.
@zakyhmohamed9572
@zakyhmohamed9572 Жыл бұрын
Masha’ Allah barnaamij wacyigeena kor u qaaday.
@YoungAbdo
@YoungAbdo Жыл бұрын
Mahadsanid walal, casharadan muhiim weeye
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
Wacyiga waa muhim 💯✔🙏shukran
@laylayare5405
@laylayare5405 Жыл бұрын
Absolutely ur right my brother may Allah swt bless you
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Waa muhiim in laga hadlo mawduucan waana masuuliyad bulsho wlo Alle haku barakeeyo .
@ifrah_
@ifrah_ Жыл бұрын
Comment-ga ma u badni,hadana vedio-yada aad so dhigto ma I dhaafaan. Hadii aad awoodo waqtiga noo badi. Shukran Ustaad.
@fartuunfilsan4607
@fartuunfilsan4607 Жыл бұрын
Masha Allah waa mowduuc Muhiim ah waana kaaka mahad celinaayaa, ma jirto gabadh uu dhalay aabbe wanaagsan ama uu la dhashay nin ragg ah oo waxaas iyo wax i dhaw xitaa ku fikiri kara maanta waxaan aragnaa ragg wada dharkii ragga balse aan ragg wada eheen yacni waxaan ula jeedaa dayuusyo bey uwada badan yihiin waayo waa dayuus ninka aan u damqan oo aan xumaanta ka reebi karin walaashiis,iyoxaaskiisaba tan kale raaga maanta badankood fuded aan la aqoon baa haaya tusaale asoona aqoon kuu lehen boo kusoo raadin hadii aad tidhaahdo halkeey igu baratay ama aad ka keyntay nambarkeyga daciiftinimadiisa waxooba ku leeyahay iska daa aan is barano waxaan rabaa in aan saaxibo noqono yaah yaab markaa tidhaah sideen ku noqonaa i dhaaf duliyahow woxooba ku leyahay adi waad adagtahay gabdho wanaagsan baan saaxibo la ahay wax dhib ahna ma jiro oo wax walba isku sheganaa subxanallah, wllhi maanta raggii sidaas bey wada noqden in yar oo Rabbi u gargaare mooyee.
@user-nq1xq7ni2j
@user-nq1xq7ni2j Жыл бұрын
Sax waan kaa faa'iday jazaakallaah kheyr .
@marianruun1157
@marianruun1157 Жыл бұрын
Rabi haku sharfo wll abaalkaga lama gudi karo booska Walkley cml baad iigu jirta جزاك الله خير الجزاء
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@xanaaniskufilan7305
@xanaaniskufilan7305 Жыл бұрын
Wlhie manta wax fian ayan kaa bartay thanks 🙏 omar inshr
@abumoalim
@abumoalim Жыл бұрын
Masha Allah, Ustaad Cumar waxaa kahadashay mowduuc aad muhiim u ah, Nimanka noocaas ah - Simp - aad ayey usii badanayaan, laakiin waxaa loo baahan yahay RAG ama RIJAAL, Allahul mustacaan.
@faataxmire8512
@faataxmire8512 Жыл бұрын
thank you walalka wayn 🤩 wada madaw ah ayaad iga sooleexisay anoo aminsayn wax layidhaahdo xuquuq so thank you 🤑
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 Жыл бұрын
Fandhaal Podcast, ogaansho, mulkiilaha omar inshar 🥰😍. أحبك في الله 🧡.
@shuushuu9564
@shuushuu9564 Жыл бұрын
Please ha isku garaacin xaaska, si aad u muujiso raganimadaada. Hadii kale waxaa dhici Karto in aad isku waysaan
@queensuad3301
@queensuad3301 Жыл бұрын
Xaqa ayaad ka hadashaa wlhi xataa waxaad ka hadashaa wax ay tahay in laga hadlo بارك الله فيك
@naimoh3796
@naimoh3796 Жыл бұрын
Soo badi video kuwan oo kale ah wll mahadasanid
@abdisamedjama4113
@abdisamedjama4113 Жыл бұрын
From beginning to end ✨ 😌 🙏 Omar
@user-pl8ul3bw8g
@user-pl8ul3bw8g Жыл бұрын
كثر الله امثالك اخوي استفدنا منك كتير
@abdirahmaan419
@abdirahmaan419 Жыл бұрын
Simp = Daanyeer from Xaliye 🤟
@mohamuttabdulahi6333
@mohamuttabdulahi6333 Жыл бұрын
Masha allah Allaha kaa Abal mariyo zxb Omar inshar
@maxamedxasan3944
@maxamedxasan3944 Жыл бұрын
Casharkan aad ayuu ii an facay xaqiiqdii shukran borother
@aishaamar
@aishaamar Жыл бұрын
Aad iyo aad ayaa ustaad umahadsantahy
@Cabdullaah114
@Cabdullaah114 Жыл бұрын
Barnaamij wanaagsan 💯 Ku soco sxb sare
@aminamuqtarhussein5500
@aminamuqtarhussein5500 Жыл бұрын
Mhdsnid wll wax badan baan kaa fa idnay Jazakalllah aniga hadda leeba arkay chnalkaaga Waana Wada Faa,ido Allah kaa abaal mriyo🤩
@maryamocabdullahi3323
@maryamocabdullahi3323 Жыл бұрын
Masha allh alle haku xafido wllky
@cuudceyn
@cuudceyn 8 ай бұрын
M.a I really appreciate your podcasts. If I be honest you are my motivation your podcasts are changing my life. Best luck for you omaar
@maslaxmahdi3981
@maslaxmahdi3981 Жыл бұрын
Allaha haku xifdiyo
@abdiabaa1081
@abdiabaa1081 Жыл бұрын
Waa muuqqaal muhiimadiisa leh
@Ciyaalka
@Ciyaalka Жыл бұрын
Xogtan iyo mid ka badanba waan ogahay oo macalinka ayaa erey erey ii fahansiiyay, balse Raga badankooda arintan fahankeedu wuu ku adag yhy. adna waad ku mahadsanthy sida heerka saraysa eed u soo gudbisay.
@hass5496
@hass5496 Жыл бұрын
Keep Going wllka👊 runta ad Ka hadashaa👌
@feyrouzmahad785
@feyrouzmahad785 Жыл бұрын
Mashallah wa muwduuc muhiim ah wlhi markasto wan isweydiin jiray wan aan u necbahy ragaa nucaas ah asigo waxkasto xita i sameyey waxan is dhahy ama adi neceb thy wllshey Ayan weydiyey iyada xita waxey igu tiri ma jecli
@sulaimanfaarahofficiall626
@sulaimanfaarahofficiall626 Жыл бұрын
aad iyo aad walibba waxbadan ayan ka faaiiday xalaqoyinka noocanoo kle ah" mahadsanid
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
SIMP iyo Jaariyaat waa labo xoolo
@user-hb2up1jf6h
@user-hb2up1jf6h Жыл бұрын
Ina reply kuuso galo aa rape lkn 🤣hdalki omar baa qaate
@alinuurfiqiabdulaahi6663
@alinuurfiqiabdulaahi6663 11 ай бұрын
Ustaadkey Allah ka barikeyo wax badan ayaa kaafidey
@niciimaomer-ei3sg
@niciimaomer-ei3sg Жыл бұрын
ماشاء الله شكرا عمر اشار
@ismacilleejo
@ismacilleejo Жыл бұрын
Alle haka raali noqdo wll omar illaah baan ku dhaartee guurkii waan ka qalbi jabay marki aan arkay gabdhaheena sida ey u dhaqmayaan waliba marba marka kasii danbeysa sida ey usii fogaanayaan hal shey ayaa noo furan ka dhalin yaro ahaan in aan anagana wacyiga qeybteena ka qaadano inteena SIMPS KA Ahna alle xaqa soo garadsiiyo illaah baan ku dhaartee wey I xanuunjineysaa marki aan arko gabar somaliyeed oo qaawan misana niikineysa bal mararka qaar waxan is weydiiyaa xitaa hadii eysan aabo iyo wll midna laheyn aaway qaraabadi iyo dadkii ey ka dhalatay gabdho iyo wiillalba xaqa alle hana garadsiiyo 🤲🤲
@miskicismancilmi3765
@miskicismancilmi3765 Жыл бұрын
Masha Allah Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid adeer omar 🥰🥰 Rabbi raali kaa noqoy
@zayidka8899
@zayidka8899 Жыл бұрын
Amiin ader qalih
@ahmedhusseinelmi7604
@ahmedhusseinelmi7604 Жыл бұрын
Masha allah wllkey Cumar inshaar allah kubarakeyo👑❤
@DREAMER__10
@DREAMER__10 Жыл бұрын
Hye axmadow
@im7somali
@im7somali Жыл бұрын
Wll omar adigoo raali ah muqaalka ugu yaraan 30 daqiiqo ka dhig, sababtoo ah moowduucyadu aad bee xiiso u leeyihiin ✅️✅️🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056 Жыл бұрын
Ragaas Ilaahay hasoo hanuunsho xaqana hatuso Aamiin 🤲
@abullomar8085
@abullomar8085 Жыл бұрын
Ilahey haku sharfo walal
@user-hb2up1jf6h
@user-hb2up1jf6h Жыл бұрын
Jazakallah ader mcn 🙏🙈Imtixanka dowlada allaha noo fududeyo dhamanten😻
@Deeqow
@Deeqow Жыл бұрын
Aamiin
@NOURI0
@NOURI0 Жыл бұрын
Omar inshar zhp the day of attasis ee soudi Arabia ka soo hadal thanks wll
@maxamedsadiiq4444
@maxamedsadiiq4444 Жыл бұрын
Mashaa allaah
@Axmeds222
@Axmeds222 Жыл бұрын
Mahadsanid wll 100%
@xasanyare7660
@xasanyare7660 Жыл бұрын
Omar nin wax badan og Thanks
@garuuntech
@garuuntech Жыл бұрын
Thanks Stad
@rahma_h2y
@rahma_h2y Жыл бұрын
شكرا ع مجهودك المستمر جزاكم الله خيرا💜
@mohanedsimba
@mohanedsimba Жыл бұрын
Rabi haku xafido zhp ❤️‍🔥
@kingkang3024
@kingkang3024 Жыл бұрын
M.a ustad thanks
@abdullahimohamedabdi1113
@abdullahimohamedabdi1113 Жыл бұрын
Part 2 in aad ka sameyso ayaan jeclaan lahaa Mr omar
@mklsl3663
@mklsl3663 Жыл бұрын
Marka hadii aad garaado xaaskada yacni taas miyaa nin adag ka dhigeeyso ha dhiira gelinin arimaha nuucaas ah adigoo og dhibaatoyinka soo wajaho dumarka qaasatan dumarka somaliyeed niman ayaa ka qaadan karo fikirkaada aad soo gudbineysid biri ka maaline ku dhibaateynkaro xaasaskooda
@caakifah
@caakifah Жыл бұрын
Wax hagaaji ayu is leyahay waa nin dhul carbed ku nool mba ogoba in maanta garacistaa iyo dharbaxada uushegayo intay rag isku dayaan inu gurigodu ku dumi kro
@ismailahmed4876
@ismailahmed4876 Жыл бұрын
Mansha Alllah Ustad cumar
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 Жыл бұрын
Walaal cumar inshaar ilaahey ha ku barakeeyo Waa inaan iskuulo u furnaa dhalinyarada si anshaxa suuban loogu tababaro oo loo wacyi geliyo
@Mohamed-wp8ib
@Mohamed-wp8ib Ай бұрын
Masha allah❤❤❤
@c.c.536
@c.c.536 Жыл бұрын
hadalkaagu dhinac ayuu ka raran yahay
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Wallaahi kan meesha saaran waa Simp weyn waligey waxaan oo kale ma arag. War ninyow Cilmiga iyo caqliga Alle ha kuu daayo meelo fog baad wax ka aragtaa anaguna waxaad nagu soo kordhisay wax aanan xitaa labadayada waalid ka baran. Mahadsanid in badan.
Fandhaal Podcast | 38 | Eber |
42:15
Omar Inshar
Рет қаралды 44 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 54 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 15 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
087 | Akhris Aayatiin leh | Fure dhan kasta ah.
35:15
Sahan Podcast
Рет қаралды 26 М.
DOCTOR-KII OOMAAR GACANTA KU HAYAY I NATIIJADA HORUDHACA AH?
14:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
#SE01 EP 5 MAYA KU DHEH - Fikradaha Xaliye - Podcast
43:44
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 67 М.
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
BARNAAMIJKA BUUNDO 1-AAD | Abdalle Ahmed - Hormuud CFO
1:17:17
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Omar Inshar
Рет қаралды 40 М.
BUUNDO: EP 1| Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries
36:41
Mohamed Omer
Рет қаралды 106 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 54 МЛН