Fandhaal Podcast 66 | Tijaabadayda Aan Kula Wadaago .

  Рет қаралды 38,070

Omar Inshar

Omar Inshar

Күн бұрын

Пікірлер: 237
@shakowaaw1791
@shakowaaw1791 Жыл бұрын
Maanta waxaan wacay gabadh aan saxiib ahayn oo aan is naqqanay numbekeeda waxa iga qabatay walasheed waxay igu tidhi waxay dhimatay bishan sadexdeedii allow u naxariis mushtaaq 😢😢
@queensister2406
@queensister2406 Жыл бұрын
😢😢
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Wan ka xumhy wll midaas oo kale Aad ayee u xanuun badantahay allaha qabriga ha u waasaciyo nuur allaha uga dhigo
@Guulguul
@Guulguul Жыл бұрын
ALLAAHA u naxariisto waa labo kala barisay kala warla arinkaan yaa ALLAH.
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
Allaha unaxriisto 😭
@Aafraax
@Aafraax Жыл бұрын
Ale haunxriisto amin
@suldanpashir
@suldanpashir Жыл бұрын
Sxp Omar kwrn hdi aad channel Arabi ah aad sameen San laheed wxaan ogahay 💯 inaad sameen tan kaween aad yelan laheed oo millions dad ekugu xirnaan lahaayeen 🤝
@pdf5_
@pdf5_ Жыл бұрын
Wakula qapa channel carab samaysto 5million heli lahaa
@Sucdiiina
@Sucdiiina Жыл бұрын
Somalida dhaqamadeda midka ugu jeclhay wye salanta iyo xaldada ay ku weydinayan wlhi aad ba u jeclahay xita qofka isbaratan wxa ugu horeya u ku dhaha wye wll sethay masha allah wlhi wa ku fana ina somali ahay alxm🇸🇴❤
@jigjigavision1
@jigjigavision1 Жыл бұрын
Man😢walal waan fiicanahay adigana sidookale ayan kuu rajaynayaa ❤❤❤❤❤
@mohamedyussuf7133
@mohamedyussuf7133 Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto😢 Hooyadey jamcihii So dhaafnay Ayeey dhimaty Runtii Hoyo la'aantu Waa mugdii ilahay hooyoyinken ha uwada naxariisto
@engcabdimacain
@engcabdimacain Жыл бұрын
Aamin wll
@suhaybnasir-l8n
@suhaybnasir-l8n Жыл бұрын
samir iyo iiman wll
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir Жыл бұрын
Aaaamina
@abdjrtheintertainer6589
@abdjrtheintertainer6589 Жыл бұрын
Talo ahaan waxaan soo jeedin lahaa In dhibaatatada laga dhaxlayo daawashada aflaantaas xun iyo caadadaas laga dhigo kooros Jaamacadaha iyo schoolada si loo badbaadiyo jiilkeena soo kacaya❤
@FaaraxMaxammad-ps2nu
@FaaraxMaxammad-ps2nu Жыл бұрын
waa rayi ficn wlle
@KoKoBulleFuns185k
@KoKoBulleFuns185k Жыл бұрын
Allaha is One ☝️
@abdimajidabdulleadam9843
@abdimajidabdulleadam9843 Жыл бұрын
Gabaygii igu horeeyay ee carabi aan xifdiyo ayuu ahaay waagaan F2 ahaay. Qifaa nabkii min dhigri xabiibii. Aduunyo.
@mohaxikam4452
@mohaxikam4452 Жыл бұрын
قفا نبك من الذكرا حبيب ومنزلي Aad iyo aad sxb f2 baan kusoo qaatay sidoo kle
@hafsamohamed5738
@hafsamohamed5738 Жыл бұрын
Jazakallah wll runtii intaan barnaamijka dhageeysa naayay waxaa ii soo baxay meelo badan oo dad ka mar kastaa igu amaanaan inaan ku wacanahay
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 Жыл бұрын
Waa mahadsantahay waxa ka bartay ina waxa ku fican tahay jogteyso oo ka miro keento 😊
@abukerjowhari642
@abukerjowhari642 Жыл бұрын
Alx ale ayaa ku mahadsan waan fiicanahay
@xuseenfadal
@xuseenfadal Жыл бұрын
Hooyooyinkeen eebbe hawnaxariisto wixii dhintay iyo inta noolba, anigu waan fiicanahay walaal cumar inshaar, barrehayaga weyn sidoo kalaan kuu rajaynayaa eebbe hakuu gargaaaro.
@hassanabdisamed6843
@hassanabdisamed6843 Жыл бұрын
Wcs Walalken Cumar inshaar Alxamdulilah Dhaman. Waan kaaga mahadcelinayaa Dadaalkaga Runti Guulayso Marwalbana Mawadicda sidaa Noogu soo xushid kusii dadaal. Shukran Sayidi🙏
@shalaychannel2201
@shalaychannel2201 Жыл бұрын
Zxp channel KZbin oo carabi ah furo wllhi billahi tallhai wan kugu kalsoonahay inaad meel fog gaaraysid
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 Жыл бұрын
Alxm huno sonqad wanagsan saxurti ban karinaya eega I like muqaladada markan jikada kujiro inan arko I feel like ina ila jogto okale ood ilashekeysaneso hargabki see kanoqotay adi?❤
@MohamedSidcali-o8x
@MohamedSidcali-o8x Жыл бұрын
Gĝggggĝ
@mohaabdi11
@mohaabdi11 Жыл бұрын
Hargabkii waan ka caafimaadey lol😁
@iki2743
@iki2743 Жыл бұрын
​@@mohaabdi11😂😂😭
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@yasircade8207
@yasircade8207 Жыл бұрын
Omar inshar wll qoralkeyga hada aragto Ereyga yacni iska yarey
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
Dadka ayagoow wada banii aadan ayaa hadana kala macdan ah masha Allah ustaad cumar nin waliba meesha ku quman yahay xooga ha saaro guul ustaad
@munaahmed5187
@munaahmed5187 Жыл бұрын
Wll cumar inshaar alle haku xafido wax badan ayanka faaiiday xikmada iyo caqliga saliimka ah alle haku siyaadiyo
@عباسمحمدايذو
@عباسمحمدايذو Жыл бұрын
Mahadsanid godoomiye cumar
@pdf5_
@pdf5_ Жыл бұрын
Hada kahor baan video adoo lagu wareysanayo ayaan arkay meel la isugu yimid omarow😅
@Cubeyda104
@Cubeyda104 Жыл бұрын
Omar inshaar saxib documentaryo faaido leh maad noo sameysid Runtii waad ku mahdsantahay .
@abdialiibrahim9469
@abdialiibrahim9469 Жыл бұрын
Shukran ustad omar inshar mowduucyadada way in canfacaan horaay usoco macalin ❤❤🔥
@Maxamed.Cali09
@Maxamed.Cali09 Жыл бұрын
Alle haku sharfo macalin sidad nola wadagtay qisadada dhirigalinta wadata
@maxamedaadan4531
@maxamedaadan4531 Жыл бұрын
Alxamdulillah dhamaan waa lafican yahay waan kusalaamay cumar inshaar
@SipeerckmeCabdle
@SipeerckmeCabdle Жыл бұрын
Wala isoducey xanun xunbaihaya Isoduceya walal😢❤
@hothoapdi7028
@hothoapdi7028 Жыл бұрын
Alle haku caafiyo
@MiskiCumar-rc3gp
@MiskiCumar-rc3gp Жыл бұрын
Mansh Allah alle macalin cumar inashar alle haku barakeeyo cimiri iyo cibaadadaa alle haku dheeereyo👀👍👍👍👍✌✌✍️✍️✍️✍️✍️✍️❤❤🙏😎✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@hassanhero9916
@hassanhero9916 Жыл бұрын
Gudoomiye❤🎉omar inshaar
@Khadiija-ov3kp
@Khadiija-ov3kp 10 ай бұрын
Masha Allah 🌹 we have one of the best culture in the world ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilyaascabdirisaaq-kw2sl
@ilyaascabdirisaaq-kw2sl Жыл бұрын
Hooyo yinkeena alaha unxariisto inta dhimatey inta nool alaha inoo xafido
@salmoabukar1408
@salmoabukar1408 Жыл бұрын
The best KZbinr 👌 ❤😊
@feysal361
@feysal361 Жыл бұрын
Omar inshar😊🎉
@siciidqalbi9433
@siciidqalbi9433 Жыл бұрын
Niyaw shee kooyinkanoo kale aad ban ujeclahay
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 Жыл бұрын
Mansha alah akhiiiii ❤❤❤❤ Jasaaaka lah Bariidada waa qayb kamida niyad-Samaanta Axsaan iyo wanaag ayaad u sameysay Walaalahaa Mahadsanid waa Hadyad qayral caadiya mansha alah akhiiii ❤❤❤❤❤❤❤
@saabiraadam4445
@saabiraadam4445 Жыл бұрын
یاعمر انشار ۔۔ ماشاءاللہ
@naagnool8113
@naagnool8113 Жыл бұрын
Waxan ku ficanahay side ku baari karaa
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Жыл бұрын
Aniga qodobada aad sheegty waxaan isku arkey qodabkaa hogaamiya nimada glaska marka joogo macaliminta mostly aniga ayay idhahaan khadar kac xataa ardeyda shalay xataa waxaan lahayn glaska soo jeedin mowduucyo then macalinka wuxuu I dhahay mnta khadarow adu iska naso markan kasoo baxay glaska midka mida ardeyda ayaa I dhahy waar khadarow waa digii public speaking ahaa maxa ku hely mnta wlhi waanku dadaalaya qodobka aniga uun xataa maaha mcl saaxiibkyga ugu dhow aamin isna waa sidaas uun meeshan tagno waan ka muuqana uun isma faaninayo waa dhab wlhi waanan ku dsdaalaya insha Allah
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Жыл бұрын
Jazakallah kheyran omar❤
@HamseMohamed-o3c
@HamseMohamed-o3c Жыл бұрын
Geographicka wadamada soo badi ustaade
@AshrafDaacad-bc3di
@AshrafDaacad-bc3di Жыл бұрын
Qofka ugu horayo 1#first
@abdisamedomar8073
@abdisamedomar8073 Жыл бұрын
Waan ku salaamy gudoomiye cumar su.aal aan ku waydiiye citizen Qatari ah miyaa tahay waxaan maqlay sida sharci khaliij ah loo helo way adagtahay
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
Wa,alaykumu salm warahmatullahi feecan alxamdullilah
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 Жыл бұрын
Taas ajar ku jira waxa kale waa bilaa ajar
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 Жыл бұрын
Masha Allah barkaAllah maskaxdaada Allah kuu daayo waana kaa muuqataa daganaashahaaga iyo sida aad wax u soo gudbiso kuma aqaan kumana arag lkn hadalkaaga ayaan ka fahmey Masha Allah barkaAllah baan ku leeyahay
@ahmeddu7772
@ahmeddu7772 Жыл бұрын
Thnks bro
@sahroaadamduraan2942
@sahroaadamduraan2942 Жыл бұрын
Jzaakallahu khyran Saanoodhiirigalisay
@thenouh
@thenouh Жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay ❤
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 Жыл бұрын
Mansha allah is dheh
@AhmedHassan-vj3lk
@AhmedHassan-vj3lk Жыл бұрын
Isku daygu waa muhiim🌟 ustaad
@inkirjeestotube3366
@inkirjeestotube3366 Жыл бұрын
Masha allah ustaad Cumar.
@khaalidqandac8328
@khaalidqandac8328 Жыл бұрын
maashaa allaaaaah❤
@abdenaserhaje4419
@abdenaserhaje4419 Жыл бұрын
Mashaalaah!mashaallah!masgaallaah! جرا
@MuuseJawle
@MuuseJawle Жыл бұрын
M a wll setahay dhankaga❤
@Bashiirbarako
@Bashiirbarako Жыл бұрын
Alxm waan fiicanahay wl l adiguna inaad fiicantahay baan filaynaa
@Ibnu_haashim
@Ibnu_haashim Жыл бұрын
Cumar Waan Isku dayay Inaan Kula soo xiriiro Lkn Dhib badan ayaan ka maray illaa markii danbe Aan helay Suhayba badqas Oo Iyadana markaan cabbaar Cod isla wadaagnay Ugu danbayn Ka dalbaday inay Igu xirto Abu Faysal. Waxaan lawadaagi lahaa iyo wax walba waan u sheegay Codkiina way dhagaysatay illaa hadana waan sugaynaa.
@daruur0261
@daruur0261 Жыл бұрын
Mxaa uga baahan tahay
@القُرآنمنهَجنَا-ظ6ض
@القُرآنمنهَجنَا-ظ6ض Жыл бұрын
Waa kuu fiicanahay alxm . Adigana inaa fiicantahay kuu rajeynaa
@ayandayib6228
@ayandayib6228 Жыл бұрын
Mansha allaah hibo fiicanbuu illaahy kuugu deeqay
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
أناس معادن كمعادن الذهب والفضة
@Beeraha762
@Beeraha762 15 күн бұрын
Waa fiicanahay sxb
@salamali54
@salamali54 Жыл бұрын
Aniga yaranteydii waxaa ku fiicnaa ila iyo hada xataa sàadaalinta iyo waxbarashada iyo sheegida waxyaabo aanan arkin sidey u egyihiin ku fikri jiray anoo wali arkin markii meeshii tagano isla waxaa ku fikrayey arko cajiib
@AbdullahiJimAle-e8m
@AbdullahiJimAle-e8m Жыл бұрын
ماشاءالله تعرف العلوم اللغة العربية
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 Жыл бұрын
Alxm
@XudayfeCigaal
@XudayfeCigaal Жыл бұрын
Omar Mzhallah waan kaaga mahadcelinayaa Dadaalkaaga
@maryamocwahaabaadam8579
@maryamocwahaabaadam8579 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته عمووور ....الحمد لله بخير وأتمنى لك كذلك
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Жыл бұрын
Alo no naxariso dhamanten❤😢
@OGSOOR
@OGSOOR Жыл бұрын
Mzhallah ustaad Xifdullah❤❤
@qanyaremohamed1397
@qanyaremohamed1397 Жыл бұрын
M.a wllky cumar waa sax hadalkaaga
@hafsahappy7813
@hafsahappy7813 Жыл бұрын
M.a wll hore usoco wannabadqabna alxamdulilah🖤
@Liverpool366
@Liverpool366 Жыл бұрын
Iina jawaab Si Aan uogaado iney iaragtey iyo inkale
@iqromaxamed7962
@iqromaxamed7962 Жыл бұрын
Alhamdulillah mhdsanid ustad
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 9 ай бұрын
mashaalaah
@munocabdimayow23-km1cz
@munocabdimayow23-km1cz 9 ай бұрын
Mash allah
@fadacosman8091
@fadacosman8091 Жыл бұрын
My teacher cumar allah haku dayo
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli Жыл бұрын
Waxaaad moodaa galbeedka markaad ka hadlayso in aaad joogto Wax kasto Aad ka sheegto Walahy waa xaqiiqo Mahadsanid ustaad
@xamzabashiir57
@xamzabashiir57 5 ай бұрын
Keep going brother ❤❤❤❤❤😊
@Fiona.786
@Fiona.786 Жыл бұрын
Sheeko time mii😆😆hada wxd ilee thy mudane lagu wici jirey. Hada wxd naga sugesa Ina mudane kudhahno😂😂😂
@MohamedSame-w3t
@MohamedSame-w3t Жыл бұрын
Gudomiye hore usoco
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын
Ok❤
@abdiasismohamed7172
@abdiasismohamed7172 Жыл бұрын
War nio sharaxaada waxa aad soo jeedinayso ka soo fiirso waqti ha kaaga baxo si aad wax tayo leh dadka ula wadaagto 🥰
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv Жыл бұрын
Maxad ka darentay masul 😂
@abdiazizahmedgurey6737
@abdiazizahmedgurey6737 Жыл бұрын
Badow nimo lafta kaaga jirto iyo jaahilnimo waxa lagu soo jeedinaayo waa ma quraan dhurwaa baa?
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 Жыл бұрын
Maxaad ku dhaleceyneysaa sxb
@Aafraax
@Aafraax Жыл бұрын
Alhadulialh weyi yaa cumar
@ghalibabdalla4833
@ghalibabdalla4833 Жыл бұрын
Cumarowo qofkii ug horeeyey ahy pin iisra
@xamdiciiseaxmeddagaan5090
@xamdiciiseaxmeddagaan5090 Жыл бұрын
Omar inshar👋
@AxmedyuusufCeeleye-es6nr
@AxmedyuusufCeeleye-es6nr Жыл бұрын
Kolka na iskaaya tusi cumarow zxp
@HamseMohamed-o3c
@HamseMohamed-o3c Жыл бұрын
Mhdsanid ustaad omer ❤❤
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
Allah baa noo kaa soo diray macalinkena alx ina adduunka isku zaman joogno wllhy waxa tahay naxaris eebe nagu galladay cimri dheer cml wngsn io cfmd allaha ku siiyo run ahaanti dabeecado bdn bn wadaagna jannada allaha nagu kulmiyo🙏
@dekacizman4024
@dekacizman4024 Жыл бұрын
Wcs warxma omar inshar wanu nabad qabna alxm adigana sidasbanu ku rajeyn❤
@Maxamed.Cali09
@Maxamed.Cali09 Жыл бұрын
Cumarow burco ayan joga malin dhowyd ilaa 10 qof ayanu dukan wax ka iibsanaynay wana la amusna nin naga mida aya laso garaacay misuu yidhi "hello ma adigiiba yaa ahlan wasahlan" hal mar ayaanu wada eegnay Waxan ogaaday dadka aan wada tagnayn 2 qof mooyee inaanu azxaptada nahay wllhi waan yaabay
@inawadaad7000
@inawadaad7000 Жыл бұрын
ربنا يبارك فيك عموووور الغالي
@Guulguul
@Guulguul Жыл бұрын
Wcs wrx wbrk walaal ALLAAH wuu na nabad bariisiiyay ALLXAMDULILAAH sidoo kale addi see tahay.
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Жыл бұрын
Alxm fcn
@CabdiraxinAxmed-jo6tf
@CabdiraxinAxmed-jo6tf 22 күн бұрын
Wasn barinay❤
@MohaKp-tp6nb
@MohaKp-tp6nb Жыл бұрын
Wllhe waxa igu cawisaan sideen iska dhaafi lahaa sigesiga nolosheyda dhan wey bur burisay go.aan marar badana ka qatay waxan is arka anigo dib ugu laptay iso duceeyo wllhi bohol baan ku jiraa😢🙏❤️
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 Жыл бұрын
Kali nimada iskadaa inshaAllah
@MohaKp-tp6nb
@MohaKp-tp6nb Жыл бұрын
​@@verygoodboy5724 i.a wllkei🤴❤️🙏
@samiiraabdi597
@samiiraabdi597 Жыл бұрын
Wllo isninti iyi khamisti soon inshlh ilaheybaa kagoyne
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 Жыл бұрын
5sano wad adiga dhiman doona 😂😂😂
@MohaKp-tp6nb
@MohaKp-tp6nb Жыл бұрын
@@samiiraabdi597 oke walshei mcn taladaada wan qatay❤️🙏
@somaliweynhamarcadey
@somaliweynhamarcadey Жыл бұрын
omar sheekada marka la dhageyso waxa walahi la fahmaya in aad tahay qof madhan ama qof liita oo daaciif ah jow kow now bow
@aqoonhanochanal1245
@aqoonhanochanal1245 Жыл бұрын
Waan jeclaan lahayn in aad in aad qabatid tababaro waaywayn madaama aad ku fiicanthy
@NasraNuur-d4q
@NasraNuur-d4q Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@adanpoicismaan-eg7cj
@adanpoicismaan-eg7cj Жыл бұрын
Wow
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 Жыл бұрын
Masha Allah 🎉🎉
@EngYounis
@EngYounis Жыл бұрын
Qofka Top Level noqonaaya wa ukaduwanyahay runtii dadka kle... Oo yaraantiisaba waa la'arkaa halka uu kufiicanyahay.
@xamdiciiseaxmeddagaan5090
@xamdiciiseaxmeddagaan5090 Жыл бұрын
Omar inshar👋
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 Жыл бұрын
Xasus ayaa igalisay aniga xiligii iskulka aad ayan ugu ficnaa War sojedinta ilmaha dhan way cabsan jiren aniga macalinka aad ayuu ijecla xataa idacadaha ayan tagi jiray edaha markasan kasoo hadli jiray waxan xasustaa malin in dadkii idacada jogay waxay idhahen ma saxafadaa soo baratay lkn aniga Dan kamasii gali jirin
@IsmailMohamed-ff1ny
@IsmailMohamed-ff1ny Жыл бұрын
runtiii codkaaka wuu wanagsanyahay base ayuu leeyahay waliba tabinta ku fcnthy
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if Жыл бұрын
75% adiga leee iska sheeekaynaya Oo is Faaaninaya Waxaaax Camal Mar danbe Hanala Hor Immaaan walalo thanks ❤
@caishadayib
@caishadayib Жыл бұрын
Bal mowduuca fahan wxo ku yiri
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if Жыл бұрын
@@caishadayib walalo mawduuca waa fahmay lkn inta mar ee uu tusaale asaga iska soo qaadanayo bal u fiirso oo fahan adina thanks
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
Naftaydaay Gacalo | buug naf-la-hadalka ku baraya.
8:02
Sahanka
Рет қаралды 51 М.
Sidee uga bixi kartaa Cabdikhasaarenimada ?
1:15:44
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 26 М.
Daawashada Xun | Gaashaan | Marabtaa in aad libaax noqoto ?
19:53
Dareemida qiima la aan | waxaad tahay ma taqaanid ? |
11:44
OGAANSHO
Рет қаралды 181 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН