FANKA IYO SUUGAANTA SUBXAAYO 2018 SNTV

  Рет қаралды 13,231

Hamdi Jirow

Hamdi Jirow

Күн бұрын

DHAMAAN ASXAABTADA SOO BOOQATO BARTA AAN KU LEEYAHAY KZbin WAXAAN SI XUSHMAD LEH UGA CODSANAA IN AY SUBSCRIBE DHAHAAN SI AY ULA SOCDAAN BARNAAMIJ-YADA AAN SOO GALIYO BARTAAN.
WAXAA SI FUDUD KU HELI KARTAA FAANKA KU MARTI AH BARNAAMIJKA FANKA IYO SUUGANTA SNTV OO AAN AHAY SOO SAARAHA IYO TABIYAHA BARNAAMIJKA
KU SOO DHAWOOW GACMO FURAN

Пікірлер: 22
@marshaalmuumin1466
@marshaalmuumin1466 4 жыл бұрын
2001 Nasiib waxa u yeeshay in odeygaan meel la fariisto isaga iyo sheey mire iyo cali baashe alla ha u naxariisto sheey iyo cali baashe. subxaanyo markaas hargeysa soo galay oo intaan ka dhalin yar. organ weyn waxa siiyay xiligaas ina afdiinle maaDama uu aroos u qaraacay.
@Cumar-jh6nb
@Cumar-jh6nb 4 жыл бұрын
Ninkiii ku garanaya un baa ku yaaqaaanaa ilahi haku sharfoo♡♥♡♥♡♥★☆★☆★☆
@abdirizackmohamed4426
@abdirizackmohamed4426 4 жыл бұрын
Yusuf mumin subxaanyo Xl weye Allaha kuxafido legendary ❤️💯
@dalhagaaje6660
@dalhagaaje6660 4 жыл бұрын
Ustaad yuusuf subxaanyo waad baa u salaamayaa waxaan jeclaan lahaa Inaan barto orgenka lknse aad baa u kala fognahay.
@abdulahianshax6071
@abdulahianshax6071 4 жыл бұрын
inaba caadi maaha ustaadka looga haray musiga ilaah haku sharfo subxaanyo
@abdulahianshax6071
@abdulahianshax6071 4 жыл бұрын
masha allh aad aya uga helay runtii musiga subxaanyo
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 4 жыл бұрын
ninkan Music-ga Uu tumo kuwa kale wan ka dhex aqaan i love it 💪
@saedcasioti4358
@saedcasioti4358 4 жыл бұрын
Mucalimuu subxaaanyo ciyaalka danbe Wxy la bilowdeeen maftuux Legends subxaanyo iyo karama waxa ay tumaan music stable ah o degen
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 3 жыл бұрын
Legendary yuusuf sheekh muumin subxaanyo
@abdibashe567
@abdibashe567 4 жыл бұрын
Caleeg wll yusuf muumin (subxaanyo) gacantu ku ma godo. Waxaad tahay qof muuqda.
@shamsudiin6167
@shamsudiin6167 Жыл бұрын
Ninka kaliya e lagu daydo wa furinle ader maclin
@Cumar-jh6nb
@Cumar-jh6nb 4 жыл бұрын
Suupxanyo ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@nunebiyami5069
@nunebiyami5069 4 жыл бұрын
Ahmed wali baa kalabaxay hargaysa
@ahmedindho1414
@ahmedindho1414 3 жыл бұрын
Haa lkn subxaanyo ayaa music abuuritaankiisa kaga wacan. FuRINLE wuu ka gacmo fudud yahay subxaanyo xaga faraha tumid ahaanta.
@sharifaboosto2481
@sharifaboosto2481 3 жыл бұрын
asc macali sub xaanyo waxaa ku salaamaya ardey gaaga ubaxii kacaanka shingaani
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Axmed Wali furinle inta Aad u tagto soo weydii oo dheh Yaa Music sida loo garaaco organka Itoobiya kugu barey 😂
@salmanhussein8501
@salmanhussein8501 2 жыл бұрын
Ubax fahmo
@cadnaanheykaltv5757
@cadnaanheykaltv5757 4 жыл бұрын
Waxan rabaa naambarkisa yaa isiyin karaa walalow
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 2 жыл бұрын
Axmad wali ibrahim furinle iskada hees afrikan ah ee asian ayuu tuuma
@alimahamed8166
@alimahamed8166 11 ай бұрын
Alow alle ma furinle ayaad na leedahay waa macalin Keyboard. Nin music yaqaan maahid
@cumarahmed134
@cumarahmed134 4 жыл бұрын
Macalin qaaliya nooleeyaha fanka yuusuf sheekh muumin ibraahin subxaanyo
@cumarahmed134
@cumarahmed134 3 жыл бұрын
Nooleeyaaa fanka alle hadaayo macalin gacan macaan waaye
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,8 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,4 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,7 МЛН
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 06/10/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:26
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 10 М.
MUUSIKISTE SI LAYAAB LEH U CAAYEY SUBXAANYO ARIN CUSUB
1:30
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 1,5 М.
Sida Heesaha Musig Loosaaro
14:54
Mohammed Abdullahi Adan
Рет қаралды 50 М.
Macalin Xudeydi "Dhallinyarada ATM waa dhiig cad oo loo baahan yahay." 10 - 10 - 2014.
6:49
Anti - Tribalism Movement (ATM)
Рет қаралды 210 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
WAX KA BARO SIDA MUSIC ORGAN KA LOO TUMO
14:22
Abwaan Shooli
Рет қаралды 14 М.