FANKA & SUUGAANTA FANAANKA MAXAMED MAXAMUUD CIGE BUSI Q 3AAD

  Рет қаралды 29,002

BAALGORAY MEDIA (BAALMED)

BAALGORAY MEDIA (BAALMED)

Күн бұрын

Watch Subscribe share Like and Comment
BAALGORAY & SLNTV Programs
Heeso,Ruwaayado, Music, Documentary Films and Much More. Subscribe NOW

Пікірлер: 61
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 4 жыл бұрын
Ilahay naxariistiisa ha siiyo maxamed m cige iyo dhamaan muslimiinta qabrigana ha u waasiciyo isagaa qafuuru raxiimee
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
ILaahay naxariista waasaca ah ha siiyo oo janadii ha geeyo Aamiin insha Allaah.
@w410921
@w410921 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto.
@muktarosman9706
@muktarosman9706 3 жыл бұрын
Illaahay ha kuu naxariisto
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 5 жыл бұрын
Maxamed maxamuud cige busi Fanaan Buuxa AllaHa cimriga kuu barakeeyo
@horyalhomes5725
@horyalhomes5725 4 жыл бұрын
Axsan fanaan Busi Alaha kuu naxariito
@faysalyusuf363
@faysalyusuf363 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto maanta lagu aasay hargaysa
@fatimajama3245
@fatimajama3245 4 жыл бұрын
Allowo kuu naxariiso😣😭😭😢
@abdinurseefka
@abdinurseefka Жыл бұрын
Ilaahoow u naxariisto heeestaan aad u jeclahay waa heesta ma wada sheeykaysana ama shamis
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Rabbi naxariisti janno haka waraabiyo
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
allow kuu naxariiso aamiin oo qabriga u nuur aamiin
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 4 жыл бұрын
Busi allah yaraxma raaxiimiin
@layloisse4080
@layloisse4080 4 жыл бұрын
Allha unaxariisto
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 Жыл бұрын
Alaayarxama
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 4 жыл бұрын
Alle how naxariisto
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Yaasalaam Fanaan buuxa MMC BUSI
@nuur3272
@nuur3272 5 жыл бұрын
Nin culus
@muusecabdi2887
@muusecabdi2887 4 жыл бұрын
Caawa.ayuu.geeryoody
@mohamedyasiin8280
@mohamedyasiin8280 4 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto 2 7 2020 ayuu geeriyooday
@cabdisamadmahdicabdiraxman8623
@cabdisamadmahdicabdiraxman8623 7 жыл бұрын
Nasab waa halyeey qaran
@madhaafaanmedia112
@madhaafaanmedia112 5 жыл бұрын
Waa Cawaale aadan aabihii lkn " Aadan ma jiro ee waa Cawale Maxamed Busi
@munocadey6621
@munocadey6621 2 жыл бұрын
Kkkkkkk arintaan MA runbaaa
@abdallahashi4498
@abdallahashi4498 5 жыл бұрын
Axyaa fanaan qaliya mmc busi
@inadiiriye1483
@inadiiriye1483 7 жыл бұрын
Somaliland dalkayga waa hees aad u qaali ah KZbinkana kuma jirto iyadoo daawasho ah barnamijkan ayan ka dhex helay waana heesti ugu horaysee somaliland loo qaado
@alleyaqaan8161
@alleyaqaan8161 4 жыл бұрын
maxay isu yihiin maxamed maxamuud cige busi iyo abwaan maxamed xassan cige
@cagaaranecagaarane3923
@cagaaranecagaarane3923 3 жыл бұрын
ok
@zahrasahin8145
@zahrasahin8145 5 жыл бұрын
Qoomluud ayaba lagu soo edeeyw
@bobbybrown1726
@bobbybrown1726 4 жыл бұрын
Aamus wasakhad ye dadka dhintay ha caayin
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Sahra hadan baabin. Weligayab maanu maqal. Ma naagaha ayaa dunid ka dhamaaday.
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Weliba maanta wuu inaga hooseeyaa. Walaalnu soo ducee.
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Waayo qiyaamaha waa lagu waydiin doonaa.maxaaf ku jawaabi doontaa khaaliqa ayaa kaala xisaabtamidoona.
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Xubna haaguna way kugu markhaati kicdoonaa.
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 4 жыл бұрын
Zxb horta maxamed cumar huryo qabiilkee ahaa ma aha qabyaalad inan ayaaan sharad ku kala dhiganay asxbeey
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Wuxuu ahaa ciidagale mase aqaan hadde inaad ciidagalaha laftarkooda taqaanid, abwaan Soomaaliyed buu ahaa Alle haw naxariistee lkn haddii ay daacad kaa tahay reerkuu Alle ka dhaliyey waa ciddaas aan kuu sheegay boowe.
@sarahussein5872
@sarahussein5872 5 жыл бұрын
Wabu u eegayey qoomaluud.
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 4 жыл бұрын
Doqon af xun ayaad tahay malaha waad hoos dhigatoo waad u soo urtay markaasaad wax kale ku sheegaysaa waa aabe sideed caruura ka tagay ee afka qadhmuun xidh
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
@@abdulkarimy5949 dadka carurta wasa horta maxay somalidu u difacaan😁 yaab !!?war waliga hadifacin caruur wase ama paedophilia waxa lo yaqaan afka qalaad.hadu kula dhashay iyo hadu ku dhalay ba qof caruur hungurya lama ixtraamo.
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 4 жыл бұрын
@@sarahussein5872 maalinta qiyaame miyaad ilaahay la hor tagaysaa marxuunkaasi inuu caruur wasay oo aad been abuurka intaa leeg dhabarka ku qaadanaysaa u malayn maayo in aad caafi maad qabto waayo qof caqligiisu u dhan yahay qof kaloo muslima kuma tilmaami karo waxaa aad afkaaga soo marisay wax ku tilmaamayana ma maqal aan hadaba talo ku siiyo hadii in uun adiga gacani hore kuugu dhacday aad ayaan uga xumahay waana lagu caawin karaa dambiilahaa kugu gafayna xadkiisaa la marin karaa laakiin cid kale oo ceeb ka saliima ha ku tilmaamin waxaasoo kale. Aniguna ilaahay ayaan ka magan galay inaan noqdo qof waxaa aad sheegayso ah oo lagu yaqaan inaan difaaco balse ka ugu horayn lahaa qabashadiisa ama sheegistiisa inaan ahaan lahaa hadaan xukunkiisa hayana dil ayuu ahaan lahaa bulsho islaamana meel ugama banaana qof paedophile ah
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
@@abdulkarimy5949 walaal weli difaac adag bad ku jirta oo aad ninka ku difaacayso. Anigu qiyaama la hor iman mayo lakiin, caqligu haku shaqeeyo muxu queen saleena qofka la baxay u isga umda ugla soo dhex baxay? Oday kala oo fanan aha oo aan isga ahayn mu sheegin. Wuxu yidhi gurgisa ayu i geeysan jiray. Marka bulashada waxas oo miidhan ba ku jira hadhowna wa la difacaya.
@abdi1502
@abdi1502 5 жыл бұрын
Sida aan maqlay waa ninka yaasiin sacad muuse ka dhigay
@xabaalocasodaadmadhedh9
@xabaalocasodaadmadhedh9 7 жыл бұрын
axyaa busi
@mubarikahmed9971
@mubarikahmed9971 7 жыл бұрын
xabaalocaso daadmadhedh RSS 3rdduhhfu
@zahrasahin8145
@zahrasahin8145 5 жыл бұрын
Soo tuu wiilka yar lahaa wa uu ikufsaday uf wiilka queen salina labaxay ayaa yidhi ninkan ayaa Jamid ahaa dadkii ikufsaday
@diniali9095
@diniali9095 Жыл бұрын
ninkani sheeko kale ayuu galay waxaad weydiisay waxa uu yahay laxan sheeko dheer ayuu galay laakiin anaa kaaga jawaabaya laxan waxaa layiraahdaa abwaanka ama fakeraha murtida markuu soo gufaaco murtida katimid maskaxdiisa meeshii lamarsiinlahaa ama qaabkii lagu wejihilahaa laakiin hebel iyo hebel ayaa saas uheesay jawaabtu saas maahan makhaldana saaxiibkeyga martida ah laakiin adiga waraysanaya ayaa khaldan sababtu waxay tahay su.aashii aad weydiisay jawaabteedii kumuu siin waanad kuqanacday this guy write and you wrong...
@abdi1502
@abdi1502 5 жыл бұрын
Qandha ku dishey maxaa taqwa la,aan ka muuqata
@sabonagisomaliland5469
@sabonagisomaliland5469 5 жыл бұрын
Walawayn waxbayahay fanaandoon noqon Kari waayay xaaaaasid
@abdi1502
@abdi1502 5 жыл бұрын
@@sabonagisomaliland5469 huuno reer hargaysa ayaan ahay lkn balwad iyo taqwa la,aan baa ka muuqata,adna la mid baa tahay
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
xaywaan jaahila ayaad tahahay macnaha taqwada ma taqaanid
@abdi1502
@abdi1502 5 жыл бұрын
@@abdimagan3482 shayaadiinta ramadaan waa la xiraa,marka sheydaan baad tahay
@abdi1502
@abdi1502 5 жыл бұрын
@@abdimagan3482 adiga taqwa waa kaa badiyaa marka iska marqaan
@abdi1502
@abdi1502 5 жыл бұрын
Balwad dilootey ayaa ka muuqata
@sabonagisomaliland5469
@sabonagisomaliland5469 5 жыл бұрын
Bal makhruuqadan la mallaasy ee xaasidka lagu maray day talentless shut up
@omaryusuf4060
@omaryusuf4060 5 жыл бұрын
miyu ku guirsanaya
@abdi1502
@abdi1502 5 жыл бұрын
@@omaryusuf4060 adiga haku guursado
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Waxay isku lod ahaayeen oo weliba waqtigaas markay is garab joogaan ka weyn da' ahaan Cabdulqaadir Jubba, ka daawo riwaayadda Masiibadu Adduunyada iyadaa u macalina. Lkn sidaad sheegtay balwaddu qofkeeda waa dishaa. Maanta Jubba waxaa la moodaa inuu jiro 30 jir Busina waadigaa arka.
@abdi1502
@abdi1502 4 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed jubba 6 sano ayuu ka yaryahay marxuumkan
@agdh7177
@agdh7177 4 жыл бұрын
Ilaahay ha U naxariisto
Proff Ingiriis : Sodon sano kadib burburkii dowladdii kacaanka
23:13
KABAN MACAAN IYO HODAN AFRIK IYO MAXAMED IBRAAHIN
10:13
filfil studio production
Рет қаралды 341 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,6 МЛН
MADASHA HALABUURKA QAYBTA LABAAD EE M M CIGE BUSI
38:38
MK ALI
Рет қаралды 9 М.
Nabi Amaana
11:15
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 16 М.
Barnaamijka Madasha Hal Abuurka  Fanaanka Maxamed Maxamuud  Cige  BUSI
26:21
Googoos Media Production
Рет қаралды 15 М.
Heestii(gabagabo colaadeed) AUN xarago
8:40
Qarami Media Pro
Рет қаралды 22 М.
USTAAD BUSI HEES CUSUB ROODA 2018
7:05
Digaale Music
Рет қаралды 2,3 М.
BAR FANKA IYO SUUGAANTA EE RADİO MUQDİSHO03 01 2013
1:06:03
Leyla Cadceed Osman
Рет қаралды 104 М.
Maxamed Maxamud Cige Busi 🔥Iyo Heesta "ALLAHAYOW HAWEEN DAA"
7:37
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 18 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39