No video

fannaanadda caanka ah ee Siteey Maxamed Sheekh "Qosol-wanaag.

  Рет қаралды 50,256

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Wareysi xiiso leh oo Goobjoog TV la yeeshay fannaanadda caanka ah ee Siteey Maxamed Sheekh "Qosol-wanaag.

Пікірлер: 106
@ubahabdiomargrundlaggandev6611
@ubahabdiomargrundlaggandev6611 2 жыл бұрын
Masha Allah, aad baad u qurux badan tahy waa marki u horaysay ee aan arko, lkn magacaga qof’aan aqonin oo Somali ah majiro
@umufarah3532
@umufarah3532 Жыл бұрын
Waayo waayo waqtigeenii macanaa ma soo noqo naayo siteey maxamed sheikh qosol wanaag🥰🥰🥰 xusuus ayaan galay
@zakyarab238
@zakyarab238 2 жыл бұрын
Maama siteey Alloow ku deeyso Alla maxaa cod meceed maasha Allah One of the best ❤❤ Xaqiiq inaa kusoo raaxeesatay waqtigaadii Allaha cimriga kuu barakeeyo
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
Quruxley
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
Xasuus 88kii ila 89kii aduun
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 жыл бұрын
"Meel walba ka muuqo waa lagu muuna beelaa" siteey qosol wanaag. 🌹 👍 👍
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
Xusuus waye Walhi Ahmed inshaar illaah u naxariisto jannadii Fardows ka waraabiyo yaarabi intii dhimatey
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 2 жыл бұрын
Sitey waa fankii oo qof ah, riwaayado badan iyo heeso badan oo aan la xusin ayaa jira, weriyaha wax badan ayaa dhaafay sida in uu weydiiyo imisa riwaayadood ayaa dhigtay, heesaha ugu badan yaa la qaadday, abwaanka heesaha ugu badan lahaa iwm. Riwaaydaha Sitey ay ka heestay ee aan la xusin:- 1. Shamaala 2. Fikir iyo farax Jacayl 3. Raxmadii Rabbigaa lagu raaxaystaa 4. Sharraxii la tumayey sheekaa ka dambeysey. 5. Ha fogeyn ubadkaaga hana guur fududaan. 6. Shan u yar ha ii sheegin. Sitey Maxamed Sheekh (Qosolwanaag) Waaberi legend.
@NuunkaAbuukar
@NuunkaAbuukar 2 ай бұрын
Maasha allaah ina adeerteey siteey maxamed sheeq❤
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Жыл бұрын
Masha Allaah Siteey Qosolwanaag Codkaaga Weli Isma badalin Woow Xasuus qaaliya Igilisay
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 2 жыл бұрын
Masha alah quruxley fanandena codkeda jeclaa waku salmey sitey manta igu horeyso aragtidada
@hagajiye8549
@hagajiye8549 2 жыл бұрын
Waaaw fananad igadheh jeddah K S A ku arakay hadan qaldanen cfmd ku ♥️ nolow wa ♥️ qaran
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Woow siteey ma isbadalin😢😢muqdisho caday waa u xiisay insha alaah next year 🇸🇴💕🤲🏽🤲🏽
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
Waa dadkii hore waa xasuus Masha allaah heesaha hirgeley hadda waxaa la yabay fanaan in heestod meel u socoto iyo meelkale la ogen ayaa lagu leyahay aniga fanaan waa fanaan iyo heesba waa tii hore illaah ha u naxariisto jannadii Fardows ka waraabiyo wallkey Ahmed kiileer
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 8 ай бұрын
Yaa salaam kaaba galaaskeenii. Badri ma taqaan. Macalinkii carabiga. Abuukar qeyliye qataatow ma taqaan
@deeqoowdalnuurshe879
@deeqoowdalnuurshe879 2 жыл бұрын
Waan ka xumahay in wariye aqoon wareysigiisu yaryahay loo soo diro fanaan Qaran sorry Mama Siteey Sheikh "Qosol-Wanaag" Bro baro habraaca wareysiga very disappointed.
@ahmedxaabsade7259
@ahmedxaabsade7259 2 жыл бұрын
Siteey waa Fananada an ugu codka macan banadiriga cod fasiix ah
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Sitey maxmad shiiq (sitey qosol wa naag) cimri dheer iyo cibaado suuban allaha ku siiyo 🤲
@shukriwehliye1295
@shukriwehliye1295 Жыл бұрын
Oolba Ool aa ka weyn Ilmana Adoogood Walaashey qaali Fanaanadeeni weyneed Siteey Maxamed Shiikh(Qosolwanaag) Waa ku Salaamay kal iyo Laab❤❤❤🎉🥰🙏❤️
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Mar dambe wax ha wareysan ma tihid weriye xirfad leh. Walaal aqoontaada soo dhis.
@ahashi7828
@ahashi7828 8 ай бұрын
Maasha Allah Siteey Mohammed sheekh Illaahay ha ku xafido
@ahmedsharif5118
@ahmedsharif5118 Күн бұрын
Allah unaxariisto
@mhassan9288
@mhassan9288 3 ай бұрын
Joog adiga Jooog Janno waaye miin is....Whattt! Legend Siteey noolow
@D4LM4R
@D4LM4R 8 ай бұрын
❤❤❤ Cimri Dheer Iyo Caafimaad Siteey. Codkeeda macaan waa kusoo koray. ❤❤❤
@ahmedibraahim262
@ahmedibraahim262 2 жыл бұрын
SITEY WAA FANAANAD HEER CAALAMI AH
@user-dn8cd4os3p
@user-dn8cd4os3p 6 ай бұрын
Waaaaaw❤.sitey
@liimooni.acooking7099
@liimooni.acooking7099 Жыл бұрын
dad dadkii hore le waye sitey wa ku salamay walashey an jeclahay
@mudiali719
@mudiali719 Жыл бұрын
Manshallah siteey
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
Indhaha ilmeyey xasuus badan aan galey Somali ma noqon doonta sidii hore cawa waan sexan wayey
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 2 жыл бұрын
Xasuus Waaye I used to listen Growing up Beledkii aa ku dhashay Boondhere #Xamar Cadeey
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 2 жыл бұрын
Masha allaah fanad qaran siteey maxamed shiikh qosol wanaag allaah haku xafido daiman insha allaah 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mahdinuur81
@mahdinuur81 2 жыл бұрын
Maama siteey maxed sheekh allaha ku dhowro fananad qaali ah cod dahabi ah
@somnews6954
@somnews6954 Жыл бұрын
Siiteey wariye Seerbiya ayay u baahantahay inuu waraysto..Waa fanaanad weyn sxb waraysi jajaban lama rabo
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 Жыл бұрын
Dariskeyga xalaasha Siteey qosol wanaag
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 Жыл бұрын
Siteey Qosol wanaaaag 🎉❤ codka isma badalin wali 🔥🔥
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын
Siteey cod mucjiso ah ❤❤
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 2 жыл бұрын
My sis mansha allh guleysta Adi wariyaha
@cilmituni3251
@cilmituni3251 10 ай бұрын
Siteey maxamed sheekh qosol wanaag
@abdulkadirabdi827
@abdulkadirabdi827 Жыл бұрын
Wawww mashalh ilahey haku xafido sitey qosol wanag
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Mamadii idhashaa my favorite song ❤🇸🇴
@abdullahiibrahimwardhere9609
@abdullahiibrahimwardhere9609 2 жыл бұрын
siteey qosal wanaag fanaanad aan jeclahay marka hore waan ku salaamay
@mustafibrahim4034
@mustafibrahim4034 Жыл бұрын
Walaahi waa fananad qaran siteey weli codkeda isma badlin alaha ku xafido
@ismailmoalim2159
@ismailmoalim2159 4 ай бұрын
MaashaAllaah waa fanaanad culus.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Siteey Qosol Wanaag Masha allah Alaha Ku Xafido Walaashiis
@Shamz__
@Shamz__ Жыл бұрын
Maansha allay nice voice
@ismaaciilxuseen9352
@ismaaciilxuseen9352 2 жыл бұрын
Masha allaah marka hore Wan salaamayaa fananadeeni qaran siteey qasol wanaag goob joog idinkana Wan idin salaamy waxan kaloo idinka sugenaa fananiin kle o Levalki hore ah thanks
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
Thanks 🙏 thanks you siteey iyo soo sarahs
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 Жыл бұрын
Qoftaan Wariyeheedii muusan helin. Waxaa we filayaa in ay Sacuudiga ku qarsoontay waayaddii danbe!
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf 2 ай бұрын
Walay dumaye da.imow i daryeelee dira diralayashee dool yaxas ha qadee ha tafe
@abdifitahadan7632
@abdifitahadan7632 Жыл бұрын
Xasuus waqti macan ayaan ku jirnay
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 8 ай бұрын
Siteey Qosol Wannaag, taaggeeraan u ahay.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
A/qadir Sajan Reer BoonDheere Waaye, Riwaayada Sharaxa Heesta Bushi Jaceyl Oo Sameeye,
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
Yaa ii soo buwiyaa cawa
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 10 ай бұрын
Siteeey qosol wanaag❤❤
@naciimoxasan7902
@naciimoxasan7902 Жыл бұрын
Sirey maashaa.alaah
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Жыл бұрын
Wariyahaan Ruwaayadaha Magacyadooda Buuge Ugu Qoran Yihiin Maahan Kuwoo Isaga Xasuusto Yaa Ila Qabo😅
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
Wow waa hees iyo song nice 👍
@alinuur609
@alinuur609 2 жыл бұрын
Mashallah nolow fananad qaran
@bushracadey2319
@bushracadey2319 2 жыл бұрын
Waxaan ladhacay wariyaha fanaanada asaa suu xasusina heesaha 🤣🤣🤣🤣🤣
@guwa1980
@guwa1980 Жыл бұрын
The best of the best❤❤!
@alijama103
@alijama103 2 жыл бұрын
Waan ka xumahay wariye aan garanayn habka fanaaniinta loo waraysto ayaa barnaamijka soo daaye. Wuxuu ka bilaabay ruwaayadii koobad Wuxuu ku booday tii u danbaysay. Fadlan baro sida loo waraysto fanaaniinta qaranka sida Silteey oo kale.
@nuurdiinaxmed9171
@nuurdiinaxmed9171 Жыл бұрын
Masha allah 👍
@aminaomar4129
@aminaomar4129 Жыл бұрын
Fanaanad qaali ah
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Waaaw waayo waayo iyo nabadii baan soo xasuusday walaahi xadaa i dhaqaaqday
@abdiwahidabdallah9939
@abdiwahidabdallah9939 2 жыл бұрын
Wariyihii ku haboonaa Ma aha Kan Waxan mamada ka sugeynay Wareysigaan 30 sano Aniga kuma qancin wareysigaan Sorry 😐
@HMS33
@HMS33 2 жыл бұрын
waan idin Salamay Salaan gobeed
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
All fanaan wallayey ahaayen
@libaaxaafrika9259
@libaaxaafrika9259 2 жыл бұрын
Siteey Qosol Wannaag. waa ku sallaamay. Alxamdu-Lillaah dalka haddaad ku soo noqotey.
@mohamedsidou7755
@mohamedsidou7755 2 жыл бұрын
Qeyb labaad hadey surta gal tahay waa taariiq mahadsanid
@yaacamooocamoyaa895
@yaacamooocamoyaa895 2 жыл бұрын
Asc hobaalada wabar s.m.sh.qoosala.wanag waala yaqana.noolow
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
Thanks 🙏 thanks 🙏
@abubakarozman1017
@abubakarozman1017 4 ай бұрын
Abdulqadir cisman calasow warkiisa intu ku danbeeyi
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 2 жыл бұрын
SITAY QOSOL WANAG IS ASTUUR MAMA WAQTIGA DHALINYARADA WASO QADATAY EE MARKAN DHINACA ALE FIIRI CIBADA SUBAN IYO CUMRI DHEER ALAAH KU SIYO AMIN AMIIN AMIIN YA RABI
@lipanfaarah9508
@lipanfaarah9508 2 жыл бұрын
Xijaab marabno
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
Wow marisa karbon
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 жыл бұрын
Maansha alaah siteey wakusalaamay salaan sare abaayo xijaabka waa ayad quraan ah quruxeey xijaab qaado intaadan xijaaban
@lipanfaarah9508
@lipanfaarah9508 2 жыл бұрын
Yaahuu ! Haku mashquulin dadka
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 жыл бұрын
Xijaab qaado mashquul mey noqotay
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 жыл бұрын
Libaanoow aduunyada waa tilka ayaam waana mataacul quruur hesaha gabadhaan aad aa udhageysan jiray xasuusna weey ii leyihiin ani lakiin waqtiga waa socdaa mana soo laabto shalaayna waa danbeeyaa
@lipanfaarah9508
@lipanfaarah9508 2 жыл бұрын
@@ijaaboosoble1320 khuraafaadka iska daa wll
@lipanfaarah9508
@lipanfaarah9508 2 жыл бұрын
@@ijaaboosoble1320 shahwada raggu waxa lagu sameeyaa xiniinyaha lkn quraanku wuxuu qorayaa lafdhabarta tan dumarkana kalxanta markaa tee baa saxah
@suleymaankaariye4172
@suleymaankaariye4172 Жыл бұрын
Sitey dad oodhan heesahaaga raaxadooda mafahmi karaan waxaan xasuustaa aniga oo aad gacanta iqabatay ood riwaayad imaatisay idinka oo gobol ka dhigaya riwaayad
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
In Aad adigu wareysato ma ahayd in Baakaay iyo in uu wareysto
@ahmedibraahim262
@ahmedibraahim262 2 жыл бұрын
MAHADSANID SITEY QOSOL WANAAG
@Omar-bn3cb
@Omar-bn3cb 2 жыл бұрын
Ma kuladaawana waa kula dhageeysany
@suyuhao7592
@suyuhao7592 2 жыл бұрын
Caruurnimo soo xasuustay ......
@mctv8749
@mctv8749 2 жыл бұрын
Marka qabiil tv lagu geeyo waa iska sidan. Wax uu ka yaqaano qofku wareysanayo & sida loo wareystaba ma lahan. 🤡
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
lamagood waaye Siteey Qosol wanaag muxuu ka kasaa Hareri inuu wareysto ayeey aheed
@aliahmed5074
@aliahmed5074 2 жыл бұрын
Fadlan qoortaada naga astur
@mohammedmusa1934
@mohammedmusa1934 Жыл бұрын
Sawdku waa sideedii wali
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
1sanno ayaa la sugi jiirey hada galabta la su alifaa cawa waa lagu heesa dhedhen malle
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
hhhh
@bashiirshombe1482
@bashiirshombe1482 Жыл бұрын
¹93
@farhiajama5944
@farhiajama5944 2 жыл бұрын
Heestaas anigu luul jaylaani baanku maqlay diradiraayaashii doonyaxaas
@alimahamed8166
@alimahamed8166 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa is kalahaa sitey qosol wanaag. Waa ruwaayadii maxaa keenay maseerka
@abdullahiabdurahman505
@abdullahiabdurahman505 Жыл бұрын
Waa runtaa luul jeylaani waa qaaday laakiin waa dagaaladii ka din laakiin riwaayada waxaa ka qaaday sitey maxamed sheeq waxaana ka heesaayay riwaayada luul jeylaani sitey iyo maryan naasir
@shukriwehliye1295
@shukriwehliye1295 Жыл бұрын
Walaal Luul ma laheyn heestaan waxaa lahayd Siteey qosol wanaag hees Kale oo isla ruwaayaddaas ku jiray ayey laheyd Luul jeylaani wuxuuna ahaa heeskaas Guul waan giyoo waayay.
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 жыл бұрын
BUSHAARO BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTEENA KZbin.KA MEELKASTO JOOGTAAN
@suleymaankaariye4172
@suleymaankaariye4172 Жыл бұрын
Sitey dad oodhan heesahaaga raaxadooda mafahmi karaan waxaan xasuustaa aniga oo aad gacanta iqabatay ood riwaayad imaatisay idinka oo gobol ka dhigaya riwaayad
BAR FANKA IYO SUUGAANTA MARYAN NAASIR.
34:45
Warbaahinta Qaranka
Рет қаралды 32 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
Fanaanada Siteey Manookto Halkee Ku Danbeysaa?
5:10
Dalsoor
Рет қаралды 342 М.
#aqoonsoafrica madaxweynayaashii somalia soo maaray
3:40
HIILLO MEDIA
Рет қаралды 49 М.
Salaada Jimcaha Iyo Xamar Weyne 🇸🇴
13:32
Aslah Aba Safi
Рет қаралды 13 М.
African Pizza and Daafi delivery service
9:28
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 10 М.
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 656
MULATO II GRASS FARM, BEERTA CAWS & CALAF , MOGADISHU SOMALIA
20:49
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН