Faraaciintii masar iyo somaalidda, Muxuu ahaa xiriirkii ka dhexeeyay? Punt-Land 🇸🇴

  Рет қаралды 43,144

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Faraaciintii masar iyo somaalidda, Muxuu ahaa xiriirkii ka dhexeeyay? Punt-Land 🇸🇴

Пікірлер: 203
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 2 ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في غزه 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@Raajakuus
@Raajakuus 2 ай бұрын
Aamiin
@osmanshuaib
@osmanshuaib 2 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@CaishaMohamed-sg3mq
@CaishaMohamed-sg3mq 2 ай бұрын
Amiin yarbi
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 2 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa RABBI
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 2 ай бұрын
بسم الله ماشاء الله تبارك تاريخي عجيب شكرن جزاكم الله خير
@CiidKhalif
@CiidKhalif 2 ай бұрын
Somalia dhul barwaqo ah🇸🇴💕
@Kaambe
@Kaambe 2 ай бұрын
Puntland state of somalia❤🇸🇴
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 2 ай бұрын
Meesha ka aamus habaryahay meeshu tiktok maaha boowe
@shakirabdiqadir5328
@shakirabdiqadir5328 2 ай бұрын
Sxp calnka shisheeye iska dhig madam aad tilmaagsid qeyb lamid ah dhulka soomaliya somalia hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
Calanka puntland iyo cawaale ba reer puntland ba kuu keeney dameeryhy us​@@shakirabdiqadir5328
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
​@@Khumayni-bl6gucalooosha ku xanuuneysa orod suuliga aad
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 2 ай бұрын
@@dilara-jj5yj suuliga walaashaa ayaa ku jirta miyaan lagala
@khada917
@khada917 2 ай бұрын
Dhulka-udug il baxnimadii ab kasoo gaarka ahayd ee aadanaha ilaa ceelashii Nabi sulayman qoday baa ku yaal Puntland Allow barakee👑👑👑👑
@SakariyeHusein-mn8rc
@SakariyeHusein-mn8rc 2 ай бұрын
Waqtigaa waxa lo yiqaanay land put dhulalaka teedsan samaayo ceerigaabo ilaa halkan hatan lo yiqan puntland ilaa dhulalka kasi baaladhan ooo ahayd meeelo laga helo fooxa iyo uduga noocyadiisa kala duwan
@mohameddaher1248
@mohameddaher1248 2 ай бұрын
Ila waqooyi ayaa loo yaqaanay puntland berigi hore wlp
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 2 ай бұрын
Nabiga alle ku saliya scw keep going bro ❤❤❤
@LaylatulQadri
@LaylatulQadri 2 ай бұрын
Scw
@bakarbulshawi9007
@bakarbulshawi9007 2 ай бұрын
Wanku salaamay Cabdiraxman Omar 😊
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 2 ай бұрын
Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW
@LaylatulQadri
@LaylatulQadri 2 ай бұрын
Scw
@Maame-y6q
@Maame-y6q 2 ай бұрын
Scw scw scw
@FATHER00001
@FATHER00001 2 ай бұрын
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
Haa shb ani xta waxa mqlay wa somali inta ka tagtay oo ka ku dhashy tda kleh masaradi tarikhdena way dhaceen sida maasaradi hore u labisan jirtay ayayna somali hore u labisan jrtay tarikhdeena hala soo radiyo dhlinyaro❤✊🏾
@shakirabdiqadir5328
@shakirabdiqadir5328 2 ай бұрын
Abdirahman waabari ma aanan kaafileyn adigoo tilmaamaya qeeb kamid ah dhulka soomlida in aad adeegsato calmada dadyowka shisheeye🇸🇱in aad ku dayato waxmakaratada wxd eheed in aad ugu yran in aad kaduwaanato dadka wax mgaratad ah soomaliya hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@shakirabdiqadir5328
@shakirabdiqadir5328 2 ай бұрын
Aad io aad umhad santhy Abdirahman waabari madama aad tixgalisay codsigekii❤❤
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Calamadan meel walba ay yaaliine ninkan maxaa ku haysataa muxuu ka qaban karaa
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
Buluuga iyo kan puntland mj baaa kuu keeney cuqdadeey us zero thy cawaale ma urursabool baad moodeen mise puntland ba somalia ah ba lgu yiri
@khada917
@khada917 2 ай бұрын
Yaa shisheeye ah noocaagu daawo malee u dhimo cuqdada iyo cudurka calanka buluuga ahna dhig hooyada malee.
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 2 ай бұрын
Ninka haa cayina e u caqli ceeliya wllo wale somali dawo male reer waqoyi hadanu nahay waxa nalagu edayn jiiray somalidid balse waxan arka inay kuwi konfured isla liitanb
@engcegaagchannel7406
@engcegaagchannel7406 14 күн бұрын
Puntland Somalia 🇸🇴 ♥️
@mubarakmilito3062
@mubarakmilito3062 2 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyey ee dawada vedio m allh
@cabdirisaaqmaxamuud5456
@cabdirisaaqmaxamuud5456 2 ай бұрын
@AbdirahmanFahad-vn1yo
@AbdirahmanFahad-vn1yo 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴
@zakiyare1675
@zakiyare1675 2 ай бұрын
Tariikh deena wa laqariyaay
@Hawaldn
@Hawaldn 2 ай бұрын
Haa wlhi lkn sidaas kuma tirmeyno
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 2 ай бұрын
Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari
@MariamMohamed-re9uw
@MariamMohamed-re9uw 2 ай бұрын
From puntulend 🇸🇱
@A-Muslim-girl-from-Yemen.2
@A-Muslim-girl-from-Yemen.2 2 ай бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`،/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~↑:-~:~¡~¡~¡~I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖,˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˹˛˛˹˛˹˛˹˛˹˹˛˛˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛'''''''˹˛˹˛˹˹˛˹˛˹˛‰.;،،≪-^♢;&;&&;😢😢🎉;&
@MaxamedSharmake-os6dz
@MaxamedSharmake-os6dz 2 ай бұрын
😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 2 ай бұрын
Wa tariikh. Fcn oo ubahan in la badho. Gar ahan. Gobalka. Baari. Ba. Gar u leh. Ilen isaga. Leh. Udug buuro. Bado. Iyo. Wabiyo. Marka. Gobalka baari. Ee somalia wa. Gobol cajiba. From. Somalilnd. Salan sare
@hashimtahirsherif2170
@hashimtahirsherif2170 2 ай бұрын
So badi❤❤😊😊
@LaylatulQadri
@LaylatulQadri 2 ай бұрын
Somalidu iyagaaba faraaciin ah Saan aaminsanahay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Macluumaad Muhiim ah❤❤❤
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 2 ай бұрын
Illaahow ugargaar falestiin
@Owss-h3u
@Owss-h3u 2 ай бұрын
Adeer wa Somalilan iyo puntland
@MaxamedSharmake-os6dz
@MaxamedSharmake-os6dz 2 ай бұрын
BOOWE Somalian ha oran ee dheh Somalis
@sahalmuxumed2924
@sahalmuxumed2924 2 ай бұрын
Waa I kow malintiii u horaysyyy ee waberi midie uu sameyay 2 video
@Bashkapoy-y3q
@Bashkapoy-y3q 2 ай бұрын
Pro horay usoco
@YaquubWafi
@YaquubWafi 2 ай бұрын
my home puntland khaas ahaan g.bari
@FeysalYacquub-k2p
@FeysalYacquub-k2p 2 ай бұрын
Oo headda puntland micnaheeda Dhulkii uduga miyaa Rer puntland waan idin wataa ani mugoo from KGS😂😂😂😂
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 2 ай бұрын
Waqooyi oo dhan ba la odhan jirey saaxiib😅
@abdilahicabi
@abdilahicabi Күн бұрын
Punt land waxa la dhihi jiray dhulka somaliyeed oo dhan iyagu haday magaca si gooni ah ula baxeen une siiba waqooyi ayaa leh sababta magaca inkastu geedka beeyadu somalia badankeeda ka wada baxo
@870mx
@870mx 2 ай бұрын
Ku saliya Nabi Muxammed
@maxamedxasanmaxamud731
@maxamedxasanmaxamud731 2 ай бұрын
Aad iyo aad mahdsanid
@MaxamedCabdulahimayow
@MaxamedCabdulahimayow 2 ай бұрын
Barfasoore c/rahman cumar wanku salaamay😊
@mubarakadem479
@mubarakadem479 2 ай бұрын
Puntland 🇸🇱🇸🇱 :SOMALIA🇸🇴🇸🇴
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 2 ай бұрын
Bal calanka umada Iska dhig intaad umad kale 🇸🇱waxooda ku faanayso kaaga haqiima ridin 😂😂calankan ad isasiinayso waxa Iska leh 😂 dad cadaan ah OOn ku aqoonba 😂😂
@CabaasBaashi-b5q
@CabaasBaashi-b5q 2 ай бұрын
Waxa sidaas u hadlaya oromadii miya😂​@@nimcojaamc8287
@S.A.12789
@S.A.12789 2 ай бұрын
Isku majeeedi miyaa adiga ,waa adigee calamada iran iyo shahadada oo aad sucuudiga kadooqaadateen kuu calanee , war cuqdada iskadaa ,Sinama puntland iyo dadkeeda magaartee , dadka Hormarkooda. Iyo ilbaxnimadooda uqir .​@nimcojaamc8287
@Issa_hassan11
@Issa_hassan11 2 ай бұрын
Baraawe state of Baraawe ❤
@axmedakchannel8179
@axmedakchannel8179 2 ай бұрын
Land of punt❤
@CabdiraxmaanMaxamad-u3p
@CabdiraxmaanMaxamad-u3p 2 ай бұрын
Soobadi❤❤❤
@SahalHassan-ko4vz
@SahalHassan-ko4vz 2 ай бұрын
Fadlaan waxaad kaso hadasha calmaniada please
@lagarmuuse6465
@lagarmuuse6465 2 ай бұрын
First like and coment
@laasmedia1
@laasmedia1 2 ай бұрын
Wale marar badan ba iswaydiyey wa maxay sbbta Puntland lo dhaho dhulka uduga iyo micnaha magaca punt
@abdilahicabi
@abdilahicabi Күн бұрын
Zxb magacaas geeska Africa o dhan ba wadagayey lkn si gaara somalia aya la dhihi jiray
@DjMüllar
@DjMüllar 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴🇸🇴
@AbdilahiBoon
@AbdilahiBoon 2 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Caskaboy-ju9kl
@Caskaboy-ju9kl 2 ай бұрын
Never give up zxb❤
@rbl-quran333
@rbl-quran333 2 ай бұрын
C/raxmaanoow waxaad lee dahay dhulka bari ilaa waqooyiga soomaaliya hadan waxaad astaan uga dhigtay calan beeleed ama goboleed kii ka weynaa ee astaantii qarankana ama umadana waxaad ka hormarisay kii gobolka,sidee jiilka cusub loogu sheegi doonaa in qaranku ka weyn yahay gobolka. Mahadsanid 🌹
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
Astaaanta waayo so buluug maahan 😂 cawale waa puntlander
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 ай бұрын
Hadda sow putland looma.yaqaan
@khada917
@khada917 2 ай бұрын
Waqooyi kale maahane waa sanaag oo Puntland ah qaranka aad ku digriyaysid ayaa beel liidata oo 4.5 ah .
@SidraHassan-r9j
@SidraHassan-r9j 2 ай бұрын
Qof weliba aragti buu leeyahay waana kugu raacay Dadkaan soo galaayo reply ga warkooda kabax ma fahansana ❤
@AbdirihmanMustaf
@AbdirihmanMustaf 2 ай бұрын
M,a Cabdiramaan sidaad wax ubaarto ma jiro qof soomaali ah ee wax u baaro
@Axmedphanamer
@Axmedphanamer 2 ай бұрын
❤❤❤
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 2 ай бұрын
Buntland maaha ee waa land of punt mida kale faraaciinta ama masaaridii hore soomaali Bay ahaayeen asal ahaan ❤
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv 2 ай бұрын
Been iyo khurafad ayaad iskugu shekaysay🤣👌
@Lakicali-kq3ng
@Lakicali-kq3ng 2 ай бұрын
​@@AxmedMaxamed-fr8yvbeen maaha ee waa runtii waxay ahaayeen somaalidi ugu firfircoonaa
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv 2 ай бұрын
@@Lakicali-kq3ng adeer faracin Somalia xidhidh mooye wax kale kama dhaxayn 😅
@MaxamedSharmake-os6dz
@MaxamedSharmake-os6dz 2 ай бұрын
​@@AxmedMaxamed-fr8yvBOOWE inay wax ka dhexeeyeen waxaa kuu cadeynaaya dhiiga DNA-ga Jaahil dhego xiran ayaad tahaye soo baar kadib comment soo qor adoon waxba aqoon hasoo qorin waxba
@Lakicali-kq3ng
@Lakicali-kq3ng 2 ай бұрын
@@AxmedMaxamed-fr8yvtaariikhda adoon meel kale ka raadin afkaaga hooyo ayuu ka buuxa
@NuuradiinMaxamuud-q8b
@NuuradiinMaxamuud-q8b 2 ай бұрын
Sxp business ka soo hadal
@engmohan1423
@engmohan1423 2 ай бұрын
M,a xog hufan oo la hubo
@amiinmaxamed9726
@amiinmaxamed9726 2 ай бұрын
Waad mahadsantahey kalliya vidio kasoo duub xidhiidhki ka dhaxeeyey somalida iyo Romans ka
@SOMALIEDITORPROMAX
@SOMALIEDITORPROMAX 7 күн бұрын
❤❤❤♥️♥️🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️
@MaxamedSharmake-os6dz
@MaxamedSharmake-os6dz 2 ай бұрын
AR BOOWE faraaciintu asalkoodu waa soomaali afkooduna waa Af~soomaali Eebbe wuxuu yiri وما أرسلنا من رسول إلا بلسان قومه Rasuulka iyo ummada aan udirayno waa isku Af. Maadaama ay faraaciintu afsoomaali ku hadli jireen nebi muusena loo diray ummad afsoomaali ku hadasha waxa khasab ah inuu nebi muuse afsoomaali kula hadli jiray ayaa muuqata
@najiip___neto
@najiip___neto 2 ай бұрын
Wax cadenyo ma jiro farcinta ine somali ahayen
@MaxamedSharmake-os6dz
@MaxamedSharmake-os6dz 2 ай бұрын
​@@najiip___netocadaymo makuu keenaa buuxa
@MaxamedSharmake-os6dz
@MaxamedSharmake-os6dz 2 ай бұрын
​@@najiip___netowax walba way cadyihiin hadaad taariikhda soomaaliyeed ladagaallamayso waa meesheeda Hadana uma moodayn inuu ajinabi badan afkeena ku hadlo laakiin Comment-ka ama faallada dagaalka aad ka wadaan waxay muujinaysaa inuu cadoow badan oo soomaalidu leedahay uu afsoomaaligeeda kula hadlayo uu jiro
@najiip___neto
@najiip___neto 2 ай бұрын
@@MaxamedSharmake-os6dz war dagal haku dambeye mel lagu qory ma jirto in faracinta kaos jeden somali lkn xirir xogan ka dhaxeyy tasa runa
@najiip___neto
@najiip___neto 2 ай бұрын
@@MaxamedSharmake-os6dz nabi muse ma af somali ku hadli jiry daliil keen markas wan ku amini inta ka horeso wa iska hadl un
@MaxamadGacal-nq2fs
@MaxamadGacal-nq2fs 2 ай бұрын
Maanta vidio maa dan soo dhigin 😢😢
@SharmakeSacid
@SharmakeSacid 2 ай бұрын
M.a❤
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 ай бұрын
First Comment 😅
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu 2 ай бұрын
Maaha zxp ee adoo wax comment ah arag ayaad hadan 100 1 minutes ku arkaysaa😂
@iimaanMohamad34
@iimaanMohamad34 2 ай бұрын
Maxaa kafaaidee first comment
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 ай бұрын
@@iimaanMohamad34 Kkkk Maxad ka'faa ideysaa adu inaad reply isoo Gasho😃
@hassannor92
@hassannor92 2 ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 ka so hadal ustat
@Hanad10987
@Hanad10987 2 ай бұрын
Mxaa naga hly Ethiopië wtf
@aminshaxmed
@aminshaxmed 2 ай бұрын
Somalidu waa dadka taariikhdoodii laga qariyay Ethiopia waxay sheegataa punt inay kutaalo dhulkoda mararka qaarna waxay dhahaan lama yaqaano meesha saxda ah eey kutaalo punt Taariikhda Ethiopia ayaan ka akhristay buugteeda
@mohazat5009
@mohazat5009 2 ай бұрын
Tariikhda saylac ka sa hadal
@sayidka6911
@sayidka6911 2 ай бұрын
Erayga punt-land ee aad meesha kusoo qortay waa qalad bunt oo kaliya ayaa sax ah, xiligaal ay bunt jirtay English aduunka lagama aqoon narka land ta ka reeb walaal, Haddii kale dad badan baa isku qaldaya bunt iyo puntland oo ah eray gumeystihi hadda ahaa uu u bixiyay gobolka sanaag iyo hareeraheeda.
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 2 ай бұрын
Illaahow Somalia hagaaji oo quluubtooda gili in ay walaalo yihiiin
@SidraHassan-r9j
@SidraHassan-r9j 2 ай бұрын
Umadaha Comment section ka kawada buuxinaaya calanka dal jiro oo u heysta ismaamul calmeed wllayaal badalkiisa kaa 🇸🇴🇸🇴 ka dhiga oo ku qora wax Commentska waala turjumaaa ee midka asalka aan u leenahay aan ku qorna
@saxibtv4853
@saxibtv4853 2 ай бұрын
Faraciinta inay wax noogu darsanaayeen waxaad ku garan halka qabiilka naga joogo
@zakiyare1675
@zakiyare1675 2 ай бұрын
Dhulkaas oo dhan anaaga ka talin jirnaay
@ZakiHusen-wo3pl
@ZakiHusen-wo3pl 2 ай бұрын
Ani waanba yabaye faraaciinta waba soomaali malaha kk
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Adeerow dhulkii uduga waa soomaliya Taariikhda xitaa waa la iska dhacaa😂😂😂😂😂😂
@khalif_mj
@khalif_mj Ай бұрын
Faraaciintu saw soomali may ahyn
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 2 ай бұрын
Somalidu ileen waa faraaciin😂😂😂😊😂😊😊😂😊😂😊😂😊😂😊😂😊😂😂😊😂😂😊😂
@Lakicali-kq3ng
@Lakicali-kq3ng 2 ай бұрын
Waxaad tahay dadki aduunku ka farcamay asalkii aadanaha laakiin maskaxdaa lagaa dhaqay
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
​@@Lakicali-kq3ng aad iyo aad bro wlhi tarikhdena wala qariyay runtii
@Hawaale-media
@Hawaale-media 2 ай бұрын
Waa iikow waaberi oo halmaalin labo muuqaal sameeyay!
@axmedakchannel8179
@axmedakchannel8179 2 ай бұрын
Nio waxaab aamin sanahay faraacintu inaysanba masari ahayn Ay somali ahaayen Ayna masar u tageen si ay boqortoyo wayn uga dhistaan Boqoradaa hatshepsut sawiradeeda eeg wa somali Waxay ledahay waji dhubano qoran Halka ay masaridu leeyihin waji oga ba laaran sida tusale madaxwaynaha masar o kale asisi Luqadooodana fiiri isku luqad ba nahay somali bay ku hadli jireen Lkn qoralka ku kala duwanahay farteena latinkana wati la qoray 1972 tasa sababty Lkn marka la akhrinayo isku si ba lo akhriya oo wa somali caadiya melo yar yar bay ku kala duwan yihin sida Anagu qoraxda waxa dhahnaa qorax iyaguna qorxa sidaso kale Wax bara oo taarikhaha akhriya masar xita tarikhdena way naga qarisaa
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
Haa shb ani xta waxa mqlay wa somali inta ka tagtay oo ka ku dhashy tda kleh masaradi tarikhdena way dhaceen sida maasaradi hore u labisan jirtay ayayna somali hore u labisan jrtay tarikhdeena hala soo radiyo dhlinyaro❤✊🏾
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
Haa shb ani xta waxa mqlay wa somali inta ka tagtay oo ka ku dhashy tda kleh masaradi tarikhdena way dhaceen sida maasaradi hore u labisan jirtay ayayna somali hore u labisan jrtay tarikhdeena hala soo radiyo dhlinyaro❤✊🏾🇸🇴
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 2 ай бұрын
Waa meesha puntland ka timid
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 2 ай бұрын
Mida koobaad Somalida marka laga hadlayo ama isirka Soomali calan gaar ah malaha calanka cawaalana waa calan dawladnimo matala ee maha mid qoomiyadaded mana fahmo inta badan marka Somali laso hadal qaado sababta loogu ladho Mida labaad muqaaladan ma jecla inay arkan dadki aaminsana inay Carab ka farcameen iyo dadki aqoon daradu haysatay ee aaminsana inay Somalidu farcamatay 1400 ka hor !
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
Waxa naasaha comments la dhacaya waa urursabool o puntland ku ooyaya goorme dhulkii fooxa lahydeen goorme ilaahyo aad lahydeen goorme labada badood daganydeen opone goorme somaliya noqotey 😂 urursaboolow puntland waa dhulka faraciinta waana kii israel e nabi ibrahiim ku aasnaa tooxin waana gobolka barri waa meesha khader iyo mosse ku kulmeen torah ku taala iyo both gospel kaba waa kacbada cusub issa imanshihiisa kadib😊😊😊
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
Kulaha xtaa punt anaga nala dhaha shb😂😂 tarikhda iyo dhulkii Harti bay raban iny shegtan ayaga tarikhdoda waa kuwa Konfurta Talyaniga Wabiga intay sexdan kaga gudbi jry kuwa waqoyiga shisheena ingiriskey guska u dhuqi jireen 😂😂
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
Ee shb tarikhda dambe maba ogayn iga sheke nabi muse ma inta yimid
@ahmedhanadofficial3610
@ahmedhanadofficial3610 2 ай бұрын
Foox iyo luubaanta waa isku mid ogow
@Maame-y6q
@Maame-y6q 2 ай бұрын
Somalidu miyey nooleed xilligi firaacinada😊
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
Xiligaas io xili ka horeysayba somali way noleed waliba anga carab ka tarikh bdn
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 2 ай бұрын
Commentiyada dad ka dhex barooranaya baan ujeeda adeer hadii uusan ilahay taarikh idin siin qalbiga usi daaya putland waa taarikh dheere
@hasanhaji8441
@hasanhaji8441 2 ай бұрын
War cad
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 2 ай бұрын
Somalida ilaa faraciintii miyey jirtay
@ontirebreezy2577
@ontirebreezy2577 2 ай бұрын
Way ka hoorreeyeenba
@Xawiiwoawaadir
@Xawiiwoawaadir 2 ай бұрын
Asc Somali dod iyo isqabqabsi idinkama dhamaato soomaali toos toos
@OmardiriehMed-nour
@OmardiriehMed-nour 2 ай бұрын
😂
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 2 ай бұрын
MarkA yaraa ku dhigtay school ka 😂
@CiiseCabdilahi-jd7qh
@CiiseCabdilahi-jd7qh 2 ай бұрын
somaliland
@ADLoFGroza
@ADLoFGroza 2 ай бұрын
punt dhulki udgonka asal ahaan iyo dhul ahaanba hada waxa lagu magacaba somaliland
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
Myeee siiland 😂 xgeee foox kaaga baxaa ma gobolka bari baad yeelateen yaa eydoor oromo
@abdisemed6128
@abdisemed6128 2 ай бұрын
@@dilara-jj5yjsanaag ma hoyadaba leh. Buuraha laasgeel tarikhdi faracinta ayanad ka heleysa
@khada917
@khada917 2 ай бұрын
​@abdisemed6128 sanaag hooyadaa maleh Puntland shaqo iyo shuqul kuma lihide comantiga naasaha ka daa
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv 2 ай бұрын
​@@khada917hada ma aday hooyada leedahay sanaag 😂
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
Wlsha was tarikhdada wa laqyana awowayasha Ayaga ingiriska Guska uu dhuuqi jiray ayeeyoyinkana habeenki bay nimaanki ingiriiska ku raxeysan jireen mrksa tarikh radineysa ee iska dhig tarikhda umadaha kale😂😂
@anasasad-mk2vy
@anasasad-mk2vy 2 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱❤
@shakirabdiqadir5328
@shakirabdiqadir5328 2 ай бұрын
Inte uwda calanka serileone🇸🇱🇸🇱
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
​@@shakirabdiqadir5328calankaaas puntland ba leh liq taas dam3eryhy
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
@@shakirabdiqadir5328 puntland ba leh e adigu dhulka bantuga e xaarka lga helo ku nolow
@MaxamedXuseen-kg9sp
@MaxamedXuseen-kg9sp 2 ай бұрын
Serileone🇸🇱iska dhig sxb
@cabdulaahiyare7862
@cabdulaahiyare7862 2 ай бұрын
Putland Ma Eheen wee Boqortooyo Punti ladhaha Jirtay
@SomaliMaxamed-w9g
@SomaliMaxamed-w9g 2 ай бұрын
Fircoon muuse bixi buu u egyahey 😂
@carafaadaxmed7905
@carafaadaxmed7905 2 ай бұрын
😂😂😂
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 2 ай бұрын
Maxaa ku qoslaysaa huuno🤔
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
​@@ShadiyaCabdiraaxmaan waa jahiil iska qoslaya ha ubixin
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 2 ай бұрын
@@Maryann12q yeah
@AbdallaAbdiftah-v1v
@AbdallaAbdiftah-v1v 2 ай бұрын
Dhulka uduga barro reer muduga
@Maryann12q
@Maryann12q 2 ай бұрын
Bari ugudub buhoodle Durba Buraara dadkeygow ciil dida Tarikhda baro sobaar buga Puntland tagtay ka naxow nafta wa 🇸🇴❤️
@AbdallaAbdiftah-v1v
@AbdallaAbdiftah-v1v 2 ай бұрын
@@Maryann12q waad haysaa tliye🤝
@ABUSINDARAH
@ABUSINDARAH 2 ай бұрын
Muhiimadaado waa maamulo isku cayrsi iyo Isigu faan ee kaama aha taariikh haday kaa tahay taariikh waxaa kugu filnayd dulka soomaalida
@AHMED-YASIN7
@AHMED-YASIN7 2 ай бұрын
somalidu waa labo ayay ukala qaybsaman somalida qaar qabiiladodu carab ayay dhex galan qaarna african ayay dhex galan laga yaaba inay qaarna faraciin dhex galaan
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 2 ай бұрын
Naga aamu duliyohow xaarka ah Xaar xaar dhalay baa thy Somali carab noqda yaa ku yidhi Bakhti yohow yaa wax kubaray horta
@AHMED-YASIN7
@AHMED-YASIN7 2 ай бұрын
@@Chanel_1-0ne magaca carab maad ka xanaaqasa 😂🔥
@IbraHim-Ajep
@IbraHim-Ajep 2 ай бұрын
​@@AHMED-YASIN7bal noo waydii😂❤
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
@@AHMED-YASIN7 qaarna wa israeliyiin like punt people
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 2 ай бұрын
@@AHMED-YASIN7 adoomoyohow is uruursaday orda masxafyada carabaha aaada dadkii ay adoonsan jireen bay idinku dareen worldcup ka dadkii u yimid Qatar oo dhan baa arkay Duliyohow xarantihi orda caabuda dee Wax kle idinma dhinee
@DeeqaAbshir-i4f
@DeeqaAbshir-i4f 2 ай бұрын
Somalia dhul faqiir ah😂😂😂😂😂 1 diyarad ma haysato 😂😂😂😂 somaliland baa dhanta nolow waliga somaliland guul iyo gobonimo
@professorhamza-i4g
@professorhamza-i4g 2 ай бұрын
Foox 100 jeer ayaad kusoo celisay no research
@abdullahidharar49
@abdullahidharar49 2 ай бұрын
14 geed ayaa loo dhoofinjiray Fooxu waa xabagta ka harta Fiirtada ( xabagta caadiga ah) Xijii ayaana foox leh Xijjigu waa labo geed Moxor iyo yagcar Moxorku wuxu ka baxaa Ertriya, DDS, somalia, cumaan iyo yeman xabagtiisa waxaa ladhahaa Beenyo Yagcarku wuxuu ka baxaa Gobalka Bari iyo qayb yaro sanaag kamida kaliya aduunkaba xabagtiisa waxaa ladhahaa Maydi waana geedka ugu qaalisan kiiladii waxaa lagadaa 60 ilaa 80 Dollar Masaaradi hore dhirta loo dhoofin jiray waxaa kamid ah habartiicaa, hoodi, cadaad , xankookib, malmal moxor ,yagcar ,Hareeri, .
@Issa_hassan11
@Issa_hassan11 2 ай бұрын
Baraawe state of Baraawe ❤
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,7 МЛН
The Ottoman Empire Season 01 Complete | Faisal Warraich
2:35:49
Dekho Suno Jano
Рет қаралды 12 МЛН
Sucuudiga Xagee ka yimid magaca boqrtooyaddan? Sideese loo yagleelay?
10:29
History of America Season 03 Complete Documentary | Faisal Warraich
3:13:37