Faragalinta Qaawan ee Xukuumada Djibouti Ku Hayso Siyaasada Gudaha Gobolka Awdal + Taariikh Kooban

  Рет қаралды 7,124

AyroTV

AyroTV

3 ай бұрын

Barnaamijka Arliya Maanta waxaynu ku soo qaadan faragalinta dowlada Djibouti ku hayso deegaanada Awdal iyo degmada Gabilay
Martida Barnaamijka:
Siyaasi Farxan Adan Warsame, Switzerland
Aqoonyahan Abdirahman Barkhad, USA
Presented Ayrotv..
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy

Пікірлер: 38
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 2 ай бұрын
Walaalaheena Reer Awdal waa in caad ka saarnayn in Muuse + Geele + Xasan Shiekh ay isla shaqeeyaan oo marnaba ay ka shaqayn horumarka + xornimada Awdal... 3-daas shaydaan, gaalo waxay la mid yihiin Xabashida...
@user-np1sh9kd9h
@user-np1sh9kd9h 2 ай бұрын
Walal hadan ciise ahay dhulkeygu wu iga badan yahay. Waxan raadiya dhabsrka somali kumana mashquulo somaliland oo waxa maraga 9 kursi waayo ma aaminsani ee haku riyoonina inad dhulkeyga qaadato
@Moussa-sr7xb
@Moussa-sr7xb 2 ай бұрын
saylac waxan guboqoray 19 toban ogaas xageed jookten ciisuhu walaahi unika siijeeda ha isgu sojeedinina.sida beesha isxaaq sika daran iyaan nii wasayna.borama ciisaa xaguma ee ha isgu iman walahay waa guso qaban doona hadaan nahay beesha ciise
@faizam523
@faizam523 2 ай бұрын
Masha Allah Awdal State.❤❤❤❤
@shukrishukri801
@shukrishukri801 2 ай бұрын
Ilahay ismael oumar guelleh iyo kuwa la socda ha naga qabtoo🤲🤲🤲
@user-dm9rw7fy3l
@user-dm9rw7fy3l 2 ай бұрын
Waan ni salaamey. War iidoor nigama awoodbadana ee iska celiya. Ssc dhiig bey u daadiyeen ee dagaalama. Horgalayasha dila iguna horeysiiya seylici. War xaqiiqda wajaha ee xoriyad waxey ku imaanwysaa dhiig. Guul ama gunimo. Guuleysta reer awdalstate.❤❤❤❤❤
@Nina-h12
@Nina-h12 2 ай бұрын
Ssc hiil harti iyo walalodod baa u hiiliyay oo 5 dowladood oo waawayn leh D5 samaroon yaa la dhashay ehlu laan gaab ha walin ilahay baa halka ku quudiyee 😂😂
@abdidaaha3467
@abdidaaha3467 2 ай бұрын
Irbad un ma galisaaan afkuna wuu idin dhereyahay idoor futo jecelooy
@user-np1sh9kd9h
@user-np1sh9kd9h 2 ай бұрын
Waxad iiga jawabtin 1)sheikh ciise xiis iyo meyd qabrigisu yahay miyad diidantihin??? 2) 18 ogaas ee ciise ina lagu bokhrey seylac miyad diidantihin??? 3) bal ka dhaadhici umada somalied sidey beesha ciise dhulkas isku xidhidh san ila galbed gunteda itopia sidad adigu u sheegatey????
@user-ij3vc8ve9n
@user-ij3vc8ve9n 2 ай бұрын
Dream
@ladanilmi8237
@ladanilmi8237 2 ай бұрын
Asalam alekum what is the solution?
@user-jj2nh6uv8o
@user-jj2nh6uv8o 2 ай бұрын
Waxad sheegtin magloyinka ciisaha gorta laga dhigay awdal
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 2 ай бұрын
Minority will be Minority for ever
@kawsarmuhumud6
@kawsarmuhumud6 2 ай бұрын
Gadabuursi hoostooda uunbay eegaan e hardera hooga ma iigaan
@Lion_de_lion
@Lion_de_lion 2 ай бұрын
Awdal rag ayey rabta Gadabuursow no more hadal ismaciil wa dhagarqabe waxana la raba in la iska celiyo
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 ай бұрын
Xasan.sheekh.ha.Ku.xisaabtamina.waayo.ismaaciil.geele Ayuunbuu.maqlaa. Inaga.gadbuursiya.aan.isku Tashano.dhulkeena.iyo.degankeena.dad.inaan.Ku.Mariano Maba.aha.awdal.ested.guul Insha.allaahu
@ArarsehDjidheh
@ArarsehDjidheh 2 ай бұрын
Waar calol xuumadaalaa fadhiisdaa dhuul aydaan aqoonbaad kahadashiinee
@user-jj2nh6uv8o
@user-jj2nh6uv8o 2 ай бұрын
Siyaad barre sanadkisi ugu dambeeyay gadabursi wuxu tagay fila somaliya wuxu uu geeyay siyaad barre ciise lasafta isaaq ee gobolkiisa awdal noohosge sidaas kasaxeexden imikana cododki ciisaha waxa lootiriya borama
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 2 ай бұрын
Awdal wa dhul ciise
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 ай бұрын
Waqtigan.la.joogo Aduunyadu.waa.xoo.xoog Markaa.inaga.ayaa.ka.seexanay.dhulkeena.
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 2 ай бұрын
Gadabursiga xalasha iyo kuwa xaraata waa inay Kala baxaan dhawan...
@user-tz8ts2qv2o
@user-tz8ts2qv2o 2 ай бұрын
Tolaayeey Magacay ba hadaan maanta loo kicin gobanimo 🥺
@souleimanbarket8873
@souleimanbarket8873 2 ай бұрын
Ninka qori baan wax ku raadinayaa lahow waxaan ku leeyahey sidi sidaada maahine dhul u dhacaaga hubso
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 2 ай бұрын
Jabuuti waa meel laga dhibateeyey somaliya ismacil horor wuxu hubka siin jirey muse judaan
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 ай бұрын
Wixii.tagay.tiigsin.mala. Caano.daatay.dabadeed.laqabay.xalku.waa.dagaal Odayyaasha.anu..gacanta.Ku Dhigno.oo.200.oo.dollar.aynu Siino
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 2 ай бұрын
Walaalayaal ree awdalow qalad aad adinku gasheen hakaraadinina meelkale hadii aad adinku isudhiibteen dariskiina labada dhinacba hadda qofna ha xagxaganina ee tashta oo waxqabsada oo meel kasoo baxa daldaloolekale haraadinina cadaw soojireen ah ayaad maanta qatar ugu jirtaane jabuuti iska daaya
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 ай бұрын
Anigu.waxan.aaminsanahay Qoriga.iyo.dagaalku.waa.xaq Isaaqna.aqligiisu.waa.qori Iyo.in.la.ixanuuniyo.uyuunbuu Wax.Ku.maqlaa. Xasan.sheekhna.waxa.inagu Tarimaayo.inagu.wanaageena Ayaa.batay.markaa.qadhaadhka.aynu.barno
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 2 ай бұрын
Falsification of the facts
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 2 ай бұрын
Horror. Filin. Luisa. Wansoafjaryna. Inshala. Waiskumid. Labadoodu
@rayaalejaamacrayaale2804
@rayaalejaamacrayaale2804 2 ай бұрын
Ismaaciil cumar geele,waa waraabe,waraabana laftiisa uma roono,laf guri taalana uma roono,sobobtoo ah,ismaciil tolkii oo ciisa ah uma roono soomali kalana iskaba dee
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 2 ай бұрын
Degmada boorama ma noqon karto maamul goboleed
@souleimanbarket8873
@souleimanbarket8873 2 ай бұрын
Waar beenaalayaalyahow isku tagey umada been ha u sheegina
@user-wi1io6vl3t
@user-wi1io6vl3t 2 ай бұрын
WASTE OF TIME
@user-we8uc7lp9e
@user-we8uc7lp9e 2 ай бұрын
Waar siyasad mataqanid eeka fadhiso umada waxaa ku adeegsanaya waa isaaq awdalna waa Xor
@user-jj2nh6uv8o
@user-jj2nh6uv8o 2 ай бұрын
Walal magaloyinka xeebta oo dhan ciisa iskale codkoodi borama ayalotiriya dadka an waxba ogayn sida ugu sheekeya
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 2 ай бұрын
Raagan dadkooda ay u hadlayan wll ciise wa waxa laga so horgedo
BLINKEN : ''GO'AANKA KAMA DANBAYNTA AH XAMAS BAA LEH'' GAZA
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 30 М.
Would you like a delicious big mooncake? #shorts#Mooncake #China #Chinesefood
00:30
狼来了的故事你们听过吗?#天使 #小丑 #超人不会飞
00:42
超人不会飞
Рет қаралды 60 МЛН
#تراب_البلد #السرارية
1:35:03
قناة الشمالية - Alshmalia TV
Рет қаралды 176
Fara galinta qaawan ee Djibouti ka Qado xeebaha Awdal
34:07
Qeybtii 2aad Qabiilka Ciise
44:57
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 73 М.
everything turned out to be not as it seems… 🤭👀
0:12
Viktoria Meyer
Рет қаралды 14 МЛН
Настоящий Железный Человек ( @ALEXLAB )
0:51
EpicShortsRussia
Рет қаралды 15 МЛН
Before vs After: Choo Choo?
0:17
Horror Skunx 2
Рет қаралды 20 МЛН
Азат - ол менің бизснесім  І АСАУ І 6 серия
28:42
Write your reaction in the comments 😱😂
0:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 23 МЛН
Кому деньги нужнее? (это юмор)
0:39
ЮРИЧ
Рет қаралды 7 МЛН
Кәріс өшін алды...| Synyptas 3 | 10 серия
24:51