Guul Guuleyso Gaylan media❤wariye umada u soo gudbiyo. wararka runta ah..hanbalyo lafta gareen
@sahrojamayusuf3045Ай бұрын
Maasha alaah lafta gareen nin culus guulayso
@abdirahmanibrahim4334Ай бұрын
Guul laftagareen horey u soco
@dalkaab1436Ай бұрын
Mudane madaxweyne abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen Bi'idnillah 🎤🤲🏻☝️ guuleyso in sha allah
@abdikadirhaji6852Ай бұрын
Masha Allah mahadsanid Gaylan hadiiba MD Hassan uu Wafdigii Beydhabo uu usoo diray uu Hogaaminayey RW Hamse haduu labo Agente Ay kala Wateen Waa layaab xaqiiqdii Wuu Ku Sugay MD Lafta Gareen lama Kulmi Karo Taliye Nabad Sugid Maadama Madaxii Xukumada Somalia uu la kulmay bagah wuuku Sugay Sarkaalkaa MD Lafta Gareen ❤❤❤
@mohamedabdikarin1552Ай бұрын
Wallahi lafta gareen waa wiil hoog
@warfaaskar7548Ай бұрын
Geesi Nolow MW C/ Laftagreen. Somalia ha Noolaato.
@maanshaallah8752Ай бұрын
Masha allah mudane madaxweyne Cabdi Casiis Lafta Gareen Geesi tuugta xaraash qaran ee tuugta ah caydhiya
@ubahali783Ай бұрын
Mashaa Allah go’aan adayga iyo diracnimada ayaa ku jeclahay reer koonfur galbeed. Dadka way be la fariistaan cadkoodana way goystaan, cidlada kama caroodaan.
@abo.ase.1071Ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@sadaamshikshikarts4579Ай бұрын
guuleyso laftageen guul guul
@Yuyeeproduction88Ай бұрын
Soomaaliya ayaa kaweyn Xasan&Xamza 🤝🤝
@AbdicasiisXuseen-ec4vkАй бұрын
Asc mudane ❤
@ahmedcumar8335Ай бұрын
Dhagarta xasan gurguurte was in uu ka digtoonaado laftagareen
@guuldoon1Ай бұрын
Somalia wa lagu kala tagayaa markaan calanka buluuga wuxuu kuso harayada dhulka hawiye bye byee nin walpoo futadada ka ilaasho oromo ama dhulkaaga sii
@dilara-jj5yjАй бұрын
@@guuldoon1 buluuga ma hooyada baaa leh dameer yhy ninkii sameeyey mohamed cawaale liiban bu u harayaa orod dameer calan ka dhigo 😂😂😂😂
@FarassBloggerАй бұрын
Allah Quluubta Umada Ha isku Soodhaweeyo
@maxamedsalaad543Ай бұрын
Cajiib
@iy4621Ай бұрын
Legend laftagareen ✌️
@Computer-knowledge-educationАй бұрын
Guul madaxweyne laftagareen
@CaliCabdalla-lx7pnАй бұрын
Alaheshyo dawlad Somali mamulka konfurglbed
@MaxmuudCalimacalinАй бұрын
Guul Madaxweyn❤❤❤
@Bashi-h8wАй бұрын
Lafta green wuxuu meel uga dhacay SYL isaga Kala mid dhigay xildhibaanadii taageeray Ethopia waa nasiib daro Somalia u soo hoyatay. Lafta gareen wuxuu Ku jiraa halgan sidii uu kursiga ugu sii gadhin lahaa isaga oo grab Ka helaaya Ethopia .
@borowbaydhabo6201Ай бұрын
Syl maba naqaabo kwrn ilmihii ingiiska uma dhigmaan xildhibanadeena
@mohamud12adam50Ай бұрын
Hasan maxuu ku jiraa
@quizpertuttetipidipatente1618Ай бұрын
Xasan sheikh wuxuu keeney Egypt asiga oona la tashan cidna walaa baarlamaan wuxuu u keeney ma ahan wadani nimo ee wuxuu u keeney masar inuu ku ilaaliyo beeshiisa una adeegsado koofur galbeed lkn shacabka koofur galbeed way diideen 1 carab abaal haka sugin 2 hawiye nabad haka sugib 3 Raxawayn in lagaado haka sugin Kgs guul❤
@safiahassanali1226Ай бұрын
waxba ma diide marxuum xamse malaaigtaa ka rawaxday shir iyo khayrtoona ma leh walee libaax lafta gareen maxuu sanbaluushe waydiin ee aw kala fadhiistaa si fiican ayuu u karbaashay
Meesha waxaan Ka arkaan doqon aan aqoon background Ka ninkaan. Ninkaan waa NN waxa Dan U ah ayuu idin dhex marsanayaa waa film wax uu Ka ogyahay malaha . Huuhaa . Nabar iyo naxdin
@dilara-jj5yjАй бұрын
Garanuugta yaxye caamir hala tarxiilo iyadana😂
@MubYusАй бұрын
Xasan gurguurte waxa uu wadaa waa khiyaamada caruurta oo kale, waa in aad dhahdaa ciidanka Ethiopia ha baxaan , kabacdi si aan meesha kaaga tuurno oo aan kuu qabano. Yaaab.
@mohammedmohamudosman5656Ай бұрын
wariye n&n wanaaga ayaa laga shaqeeya rabitankada lagama shekeeyo
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
xasan sheekh xasuuqi lascaanod qayb bu ka aha wana madaxwen aduunka soomali kii ugu horeyay dad midnimo iyo wadanimo utaagan kahiiliya dee markasay soomaali saastay oo kaqanacday muqdisho
@dilara-jj5yjАй бұрын
Lasdhiiig 😂 attention heli myso sorry
@sahramohamed4931Ай бұрын
laftagareen owr buu caano ka maalayaa xamse marxuun xasan munafaqa war kuma celin karo
@MohamedAli-nm8oeАй бұрын
Hasan dhiiqo wuxuu soo diray sanbuluushe oo yiri nin aan hawiye aheyn ma Aaminsani inuu xukumo somalia.😂😂😂lafta qareen gang😂😂
@libanbariyoow8327Ай бұрын
Ladtagaren waalasoo xiraa iaamin
@maarshaal9565Ай бұрын
NIN NIN KU XUMEY INTEY KU JIRNO AYAA ITOOBIYA INA QABSAN DOONTAA
@superfun1819Ай бұрын
Allaah cadaabo qofki waata Ethiopian
@samijohn4271Ай бұрын
Somaali heshiis ah oo dunida heshiis la'ah saan maa laga waday? 🤣
@MouminHersiАй бұрын
Xassan sheikh wuxu wada hawiyizim wa moriyane
@bashiraden3094Ай бұрын
Marxuumka ogaadeen iska soo buri
@berdilacashe283Ай бұрын
Hh o marxuumkalo majeerten kubadalo dheh hassanow
@dilara-jj5yjАй бұрын
@@berdilacashe283 marxuumka mj waa geeridiisa sida garanuugta mj maahan hdu yimado ama wa is casiliyaa sidii ina cawad ama kursigu ku shaqaysan garanuugta yaxye caamir noqon mayo
@Abshaw6Ай бұрын
Ogadenow kola isma dhaantaane qofkan hawiye hambada ka dhigteen ma qabsataan 😂lafta green legendow ha ujabin moryanta
@berdilacashe283Ай бұрын
Mxa ogaaden kagale qofkani wuxu sameeyo ma qabiil dhan ba losaari karaa khaladaadkiisa ..mise ogaaden ba magacaabey ..war nimanyahow iskuxishooda o wax reebta
by bye sanbalooshe ...markaad qabyaali tahay cid ku qaabilaysa ma jirto
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
xasan sheekh ardaa dhigi wa laga diiday ar reer koonfur galbeed dhaqanki soomalida meel bay kaga dhacen war maad ka aqbashan oo 10 mashuur dowlada kacodsatan waba fursade
@husseinomerqudhac9283Ай бұрын
Faaraxaw goormaad tebin doontaa war aan caddiifadeysneyn oon reereysney
Ninka 3 gobol hoos yimaado oo dowladiisa cadow u sigo
@mohamedfarahshirwac7318Ай бұрын
Aad ban u taageerayaa in sanbaloolshe sidaas loo galo waayo ma ahan nin qaran ee waa nin qabiil marka maadaama u nin qabiil yahay kuma hadli karo shir qaran
@PilotibraYareАй бұрын
Qaainul wadan Jaajuus ba tahay 😂
@MubYusАй бұрын
Marxuumku wuu soo lug,ay. sheeko aan macquul ahayn soconayn ayay u soo dhiibeen.
@AyanleAbdulqadirАй бұрын
Adiga waye qofka marxuum ka ah
@miskemohamud534Ай бұрын
Raysal wasaraha hala ixtiraamo
@shuay0987Ай бұрын
Waa been mar walba dhinaciiaa ayuu dhex marsanayaa EE nabad iyo nolol ma aha wariye madaxbanaan
@hodandaahir5232Ай бұрын
Hhhhh ha baqlaysaa Alow HG barakee war dadkaan HG Ayaa taqanaa sida lo Edbiyoo Aduun maxa waqti isbedelay 20024 iyo Eelay Oo Ethiopia hoosta kuwataa in la arka wa cajiib blse waaa nila sifeen Markii hore la yabaabnen lahjadiinaba aslan iyo waxaad ku hadashaane Mw xsn sheikh siidaa Ciidankaa