Asc weligii dulmi ka badan lama arak reer falastiin waxa lagu wado reer galbeeku waa khinsiiriin waxshiya 🫵🫵🫵🫵🫵
@KhalifJama-l4b3 сағат бұрын
Talo waa tan Allah waxi Allah qoray baa dhacaya
@mahadawilhossein92203 сағат бұрын
baq bqaq da reer galbeedka ogoow Tii ilaahay waa gooni mayna oga guush reer Falastiin amaba Muslimiinta ma dheera samir ayaan ka xiga inha.Allah waa hadii muslimiinta isku kalsoonaadaan
@MohaKuusow3 сағат бұрын
Geylan Yasar carafat wxu aha Astanti halganka falastin lkn mdxdi carabta u aminsana aya qiyanadas ku ridey mida kuma dhimn Rafax e wxu ku dhinty Hospital ku yalo mgalada paris e dalka faransiska wxa sumeyey yuhuuda
@MucaadE4 сағат бұрын
Qof Suni ah ha aaminina Abadan!
@MohetDekh3 сағат бұрын
What you mean 😂 Sunni dhaxdoda dhib ka jiro lkn wa iska kor qaadi doona I.a Allah ba na garab tagan
@MucaadE3 сағат бұрын
@MohetDekh Subhaana'llaah,Waa u dhamaatay suniyiinta:($$$$$$$
@YusufHonest3263 сағат бұрын
Suufi ma aamini laha mase shiico🤔
@MohetDekh3 сағат бұрын
@YusufHonest326 nin walan wye Wax kasto oo dhib eh wa laga gudba Allah swt ba no sheegay wa imtixan mar walpo anaga ayaga guusha muminiinta Sabra adkeysta Allah aya nala jiro I.a
@YusufHonest3262 сағат бұрын
@@MohetDekh thanks sxb teda kle shacbiga hala wacyi galiyo somali somalidii ma aha Christian io shiicaba wey leedahy maanta subxanallah suufida Aya la yaabi jirny Aqiidadooda lakala tag wllo
@Sahallohos19404 сағат бұрын
Cabaas badowga reer falastiin ayuu u shaqeeyaa Waa la yaqaanaa