Golani oo u hanjabay XB-LUAAH,Iiraan & Ruushka oo xidhiidhka Suuriya raadinaya

  Рет қаралды 53,813

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 90
@abdinorabubakar4251
@abdinorabubakar4251 Ай бұрын
Gaylan media kaqaybqaado nabsdaynta iyo isku xirka dhalinyarada soomaaliyeed ilaahay haku barakeeye
@AliAbdi-g6t
@AliAbdi-g6t Ай бұрын
L
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 Ай бұрын
Anagaa dilcayna ee hanoqonina sida soomaaliya waan kala haadnay waan is dulminay waana kusoconaa weli
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii Ай бұрын
🥺. .🥺. .🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@Warsanmedia0
@Warsanmedia0 Ай бұрын
Suuriya oo Yahuuda hilfaha uqaado ayaan rajeyheynaa
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Ай бұрын
Kuwan SYRIA 🇸🇾qabsaday wa DABADHILIF YUHUD
@MucaadE
@MucaadE Ай бұрын
100%
@MaslahKorane
@MaslahKorane Ай бұрын
Daba dhilif kulaha Dalka hadu dagal kaso baxay Ma iney dagal kale o anay tabar u ahayn ayad rabta iney galan
@NasraOsman-e4c
@NasraOsman-e4c Ай бұрын
Xasuuso madaxweynihii masar محمد مرسى markuu hadlay sidii dhaqso looga qaaday xilkan Ninkaan siiriya qabsaday waa nin caqli badan ماشاء الله oo og tabartiisa saasaana ufiican
@AdemBarre-f3c
@AdemBarre-f3c Ай бұрын
Seconds wait soomaali maryooleey
@AxmedCabdi-u2v
@AxmedCabdi-u2v Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 guul inshllh
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Gull gobonimo Suriya victoire muslimane ❤❤❤❤❤❤❤
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og Ай бұрын
Kusali rasuulka s.c.w ❤
@Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37
@Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37 Ай бұрын
argagixisada adoonyada kajirto adoonyada waa Israel iyo mareekanka weeyna hortagi doonaan cadaalada rabigeena insha Allah
@turbshit
@turbshit Ай бұрын
allaahu akbar 🤲🤲🤲
@issaali8297
@issaali8297 Ай бұрын
Xisbullah waa kuwa ka dambeeyay xasuuqa sunniinta ree suuriya qofka aan ogeen ma fahmi kara
@mohamedabdi5921
@mohamedabdi5921 Ай бұрын
Asc waa maxamed Abdi
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 Ай бұрын
Soomaalidu waaxaay uu baahaantaay cuuluumo wanaagsan oo maasuuliiyiin aah
@XasanjananxasancadeXasancadexa
@XasanjananxasancadeXasancadexa Ай бұрын
Soo.dah.wararka.waan.jeclahay
@AbdiHassan-qn3bh
@AbdiHassan-qn3bh Ай бұрын
❤syria
@user-alma996
@user-alma996 Ай бұрын
،shukran
@RoblehEgueh-u1w
@RoblehEgueh-u1w Ай бұрын
❤❤❤❤
@maxamedsiciid2815
@maxamedsiciid2815 Ай бұрын
Farax maad fasaxdid vedioga
@CabdullahiMoxamedCali
@CabdullahiMoxamedCali Ай бұрын
Wasiirka arinaha dabadda ee reer maraykan meeshii lagu arko halagudilo, sir iyo saaq kay ahaataba.
@bashiirhudle369
@bashiirhudle369 Ай бұрын
manshaa
@ahmedmoge7863
@ahmedmoge7863 Ай бұрын
Jubaland Guleysta
@CabdiIsmaacilmaxamed
@CabdiIsmaacilmaxamed Ай бұрын
Yaaaa"
@AbdifattahFarahJama
@AbdifattahFarahJama Ай бұрын
Ameyonya damu sana
@saidahmed7268
@saidahmed7268 Ай бұрын
Sraa'iil waxba shiddo ah kuma hayso ayagoo waliba dalkooda duqaynaya
@NostresYt
@NostresYt Ай бұрын
Somalidu waa dad wada xanuunsan. srael waxa ka horeysa in lala xisaabtamo dadkii xasuuqay 700 oo kun oo rayid ah oo dadkiisa ah
@zeinababdi5130
@zeinababdi5130 Ай бұрын
Somali
@AxmedKuraade
@AxmedKuraade Ай бұрын
Asc
@ubahsicid349
@ubahsicid349 Ай бұрын
Iran iyo xisbullah waxaa uga daran israil oo dukhayn ku wada mise waa ka baqayaan in ay xitaa soo hadal qaadal israil😊😊
@MucaadE
@MucaadE Ай бұрын
Waa nin la soo adeegsaday!
@Bashe12
@Bashe12 Ай бұрын
​@@MucaadEIran ayaan ka daran yuhuudda
@Bashe12
@Bashe12 Ай бұрын
Iran ayaa kadaran yuhuudda
@Mohamedsharifsharif-di7xy
@Mohamedsharifsharif-di7xy Ай бұрын
Maxaa
@NasserGoorad
@NasserGoorad Ай бұрын
Qasa away warkedi
@AbdullahMohamed-h2z
@AbdullahMohamed-h2z Ай бұрын
Golaani yahuuda ayuu Dabaqoodhi u yahay ,kama hadli karo yahuuda oo wadanka suuriya guud ahaan burburinaayo
@sucaadhajio4867
@sucaadhajio4867 Ай бұрын
asc gaylan
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 Ай бұрын
Arqamkan wan so nacay walahi uuf🥹🥹🥹
@SuldaanMaxamedfod
@SuldaanMaxamedfod Ай бұрын
Daalin illaahay rogayo masirdoon ruushbaa wax uqabankara
@CfitaaxMacalin
@CfitaaxMacalin Ай бұрын
Videoka maxa heysta
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Ай бұрын
Bela wadata haday durba hanjaben
@hodanabdi4308
@hodanabdi4308 Ай бұрын
Muu israaiil u hanjabo
@ahmedissack4875
@ahmedissack4875 Ай бұрын
Waxan suni mahane waxan umaleeynaa inay shaqaala yahud iyo reergalbed yihiin cadowgii yahuudna way uhanjabaan yahuudii oo suuriya duqeen burburin ah kuhaysa dhulkina qabdanhaysa hal kalmad ilaahada kamadhihin shekada cagsi ayay usocataa shiicada ayaa munaafad lagu aqooni jiray sunigi ayaaba hada munafad bilaabay iyo gaala gaalmees shicadi ayaa gaala iyo yuhuud qaadatay sunigina munaafadii ayuu qaatay
@SiciidCali-p7y
@SiciidCali-p7y Ай бұрын
Gobonimo
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus Ай бұрын
Suriyahanooto
@XassanDeeq-ni5fc
@XassanDeeq-ni5fc Ай бұрын
Galyan golani maaha magaca halgamaaga suuriyaa madaxweynaha waa joowlaani waxaa loogu magacdarey buuro kuyaalo masar
@BadeedBadmaax
@BadeedBadmaax Ай бұрын
cawa waa haben madaw ciidankii dawlada oo Kenya iskuudhiibay xasan dalkii waa ceebeeyay jubaland guuul ayay gaadhay
@CabdiCaato-o4q
@CabdiCaato-o4q Ай бұрын
Golani waxa uu rabaa yuhuda burburisay dalkooda hubkii diyaaradihii marakiibtii dagalka Havana haystack 75kmsquare muxuu uga hadli waayay
@Shakir-y2m
@Shakir-y2m Ай бұрын
Yuhuuda Mey iska celiyaan intii Hezbollah ey afks kutaagi lahayeen?? Fuley yaashan dalkooda Mey ka celiyaan yuhuuda bur'burineyso?
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir Ай бұрын
Israel baa duqaynaysa qayb suuriya kamida oo aan ognahay geesigu muxuu cadawgooda uga reebay.
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km Ай бұрын
iraan waji gabax aya ku dhacay xasuuqa ay ku garab siisay mujrimki arxanka dara ee dhigyo cabka ah ee suriya ka caray
@FAAIDO-n3h
@FAAIDO-n3h Ай бұрын
Haaye muuna arkayn israel tan burburinaysa hubkoodii
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 Ай бұрын
Yahuud ha iska dhiciyaan yayna ku mashquulin meel kale maxaa nimanka ka qaldan dhulkiiba la qaadnay dimishiq ayaa 25km loo jiraa sunigu yayna ku mashquulin shiicada ha qabsadaan shaqada loo baahan yahay
@NasraOsman-e4c
@NasraOsman-e4c Ай бұрын
Suuriya shiico dhibkeey ugeysatay yahuud uma geysan Mida kale dad hada dagaal shiico kala dhaxeeyo sey mid yahuud ugalaan tabartaas mahayaan
@Rashiid899
@Rashiid899 Ай бұрын
maxa baraq baraq heeysiin iyo dhuuso
@hiesharbiodowa6405
@hiesharbiodowa6405 Ай бұрын
Oo israel maalinki 100 jeer duqeeyay ee Damascus. 25 mile u jira Max’uu Ku tilmaamay
@KhalidHassan-j1m
@KhalidHassan-j1m Ай бұрын
Srael ma arko miyaa Golani mise reer galbeedkuu ka heybeysanayaa
@NostresYt
@NostresYt Ай бұрын
Srael waxa ka horeysa xisbullh iyo iran oo xasuuqay 700k oo dadkiisa ah caqliga ma futada laga geliyy
@KhalidHassan-j1m
@KhalidHassan-j1m Ай бұрын
@NostresYt taasi waa taariikh tagtay hadda hubkii cuslaa oo dhan srael way burburisay miyaad iska indhatireysaa
@NostresYt
@NostresYt Ай бұрын
@@KhalidHassan-j1m adiga wax walba way kula fududyihiin nimankan hadda ayay dagaal daba dheeraadaay oo xasuuq ah kasoo baxeen , horena dagaal kale kama geli karaan waliba cadaw ka awood wayn iyaga on cagahooda ku istaagin ,hubna way iska heli doonaan maadaama oo ay xor yihiin ,waxay kaloo rabaan inay aduunka iska jeediyaan maadaamaa oo mohamed Golani loo aqoon sanyahay argagaxiye markaa hore kama bilaabi karo hanjabaado ku socda srael iyo reer galbeedka
@CabdixamiidCali-pq7uh
@CabdixamiidCali-pq7uh Ай бұрын
Adiga hadaad bilaa dhiig tahay oo cida ku xasuuqda hadii baryo lasoo dhaafo aad dhahaysid waa taariikh sidada oo kale Maha Iran oo asxapta nabiga iyo xaasaska iyo colada dadka sunada unisba sheegta maxad kaxanaaqda hadaad nabigaga uu hiilankarin iyo masakinta laxasuuqayo sida yuhuuda oo kale​@@KhalidHassan-j1m
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 Ай бұрын
Iiran_Xisbulah Waxay Difacayey Palastiin why oga hadli wayen israil xadgudubtey ay samaynayso iyo dhul bobka xun🥺🥺🥺🥺🥺
@umuzain698
@umuzain698 Ай бұрын
Meeshu waa Syria ee ma aha Palestine Iran iyo Xizbullah waxay dileen 300 oo kun oo Syrian ah waana Cadowga Dalka iyo Dadka Syria saas u fahan Israel wakhtigeeda la sugayaa insha Allah goor dhow way burburi doontaa bi'idnillaah
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz Ай бұрын
NINKAN LA LEEYAHAY ABU MAXAMED GHOLANI EE MUCAARADKA HOGAAMINAYA WAA NIN GACANTA UGU JIRA REER GALBEEDKA SIDA SASAANTIISA LAGA ARKAYO. GARANMAYNO MARKUU XIDIDAYSTO INUU ISBADALI DOONO IYO INUU REER GALBEEDKA GACANTA UGU SII JIRAYO.
@Ahmedmq694
@Ahmedmq694 Ай бұрын
Cida xusbu shaydanka iyo iiraan cadaw ku sheegtaa ma reer galbeed ayay la shaqaysaa Suniga suuriya cadawgooda 1aad waa xisbu shaydaan iyo iiraan 1million oo qof ayay madaxa kajareen labadaasi waana cadawga suniga
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz Ай бұрын
@Ahmedmq694 WAAD SAXSAN TAHAY SXB LAAKIIN ANIGU XAGAA KAMA EEGIN OO XISBIGA IMIKA WAY KA ADAG YIHIIN WAXNA MA YEELI KARO LAAKIIN WAXAA KA EEGAY DHINACA ISRAA, IIL OO ILAA HADA AANAY KA HADAL, DHULKA AY QABSADEEN IYO DUQAYNTA QAYRAL CAADIGA AH EE ILAA HADA AAN HADAL YAR OO KARAAMADA DHULKA AH AANAY KU ODHAN. UU WALIBA LEEYAHAY ANAGU UMA SOCONA ISRAA, IIL IYO REER GALBEED IYO CID KALE TOONA. WAA ARIN AAN HABOONAYN OO KU TUSAYSA INAY ISLA SOCDAAN. BAL DHINACAA KA EEG SXB.
@maxamedsiciid2815
@maxamedsiciid2815 Ай бұрын
Soodaa faarax
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 Ай бұрын
Alla Kani waaba beentii oo lugaynaysa hogaamiyaha khumayni hadalkiisio waxa aan ka dhageestay bbc somali kana hadalkiba sida kale ayuu u rogay
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Ай бұрын
Juulaani waa dowon 😊
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 Ай бұрын
Juulani wa doqon😊
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Ай бұрын
sck wariye hadii uu maxamad goonaali uu u arko in iiraan iyo xisbulaah cadaw u yihiin yuhuuda waxaan arkay samaynaysa ee dhulkii oo dhan burburisay maxuu u arkaa si uusan golani awood iyo hubtoona u helin darteed u samaysay ma waxuu u arkaa in aysan cadaw ku ahayn waliba yuhuud waxay shegtay waan maqlaynay waxaa kaloo ay yuhuud iyo maraykan wadaan in kurdiyita ay helaan dhul madax banaan si danahooda ay u sii wataan wuu sinbiririxday golani walaahay iiraan iyo xisbulaah way jirtaa in ay dhib ka gaysten suniyinta suuriya laakiin cadawga dhabta waa yuhuud iyo maraykan iyo xulufadooda taas ha ogaado goolaani iiraan iyo kooxaha iska caabinta ee ay taageerto khalad kasta oo dhacay oo suniga iyo shiicada dhexmaray khaladkii in laga heshiiyo ayay ogolyihiin oo waxbay arkeen oo barteen in dhexdeena la ina kala jabiyo oo suni iyo shiico la inoo kala qaado ma ogolin ayay taagan yihiin oo waxii. hore la saxo taasayna dantu ku jirtaa oo islaamku is raaco waxii dhaxdenana aan xalino oo aan u jeesano in aan reer galbeed iyo yuhuud meel iska saaro oo shacabka reer falastiin ee la xasuuqi arintoda xoraynta ku midawno iyo alaqsa ma jiro cadaw ka daran marayka yuhuud iyo xulufadooda taas aan isla fahano golanina ha fahmo oo yuhuud waa abrise yuusan soo dhawsan waa talo
@Mirhan777
@Mirhan777 Ай бұрын
Golani dabo dhilif usa miyu noqdey durba😂
@DrsnasriinDuwane
@DrsnasriinDuwane Ай бұрын
Munaaafaqadii baa lala bartay maraykan😂,Israel waxay raadinaysaa inay nimankaas u jawabaan o dhahaan waan iska dhicinaynaa si ay argagixiso ugu shaabadeeyaan oo qalalaaso ugu furaan,waaba ku adkeeyeen iyagana waaka aamusan yhiin.
@MucaadE
@MucaadE Ай бұрын
Imisaan idinlahayn ninkaan waa la soo adeegsaday! Suni Suni waa daalimiin bilaa diin ah,Astaqfirullaah
@DrsnasriinDuwane
@DrsnasriinDuwane Ай бұрын
Ma iska dagdagaysan😂Israel jaawab bay rabtaa waana laga aamusayaa e,ha wadato hawsheeda intay nimankaas dawlad dhamaystiran kasoo dhisayaan ,intaa wixii ka horayso juu loo odhan maayo lkn maalinka dawlad lasoo dhiso ugu yaraan ayaanu eegi doonaa inshallah
@umuzain698
@umuzain698 Ай бұрын
​@@DrsnasriinDuwane Soomaalidu waa Umad degdeg badan oo Dulqaadku ku yar yahay xitaa isma waydiinayaan Israel wakhtigaan maxay Syria u beegsanaysaa? Maxay tahay sababtu? Ragaani hadii ay hanjabaan maxa ka dhalanayaa? Maxay ka badeli karaan duqaymaha Israel? Dalka Syria sidee noqon karaa hadii ay hada Israel dagaal la galaan? Waxaas oo dhan baa isweydiin u baahan Syria waa Dal muslim ah oo aan walaalo nahay ilaahay Dawlad awood leh ha siiyo Israel ilaahay waxan uga baryayaa inay burburto insha Allah goor dhow ragii burburin lahaana waa kuwaan bi'idnillaah
@RuqiyaSheekhcabdi
@RuqiyaSheekhcabdi Ай бұрын
Asc
@xasannuur
@xasannuur Ай бұрын
❤❤❤
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
الحيل النفسية: كيف تحمينا عقولنا من الألم؟ | في الحضارة
20:28
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН