Kuwani wa wada caqli me ilahey idin so qabay ilaheyba fashiliyay.. gul gul gul jubaland juba land gul axmed dacad ada madaxwayne Ah ee horey usoco gul wada insha Allah...
@ishmaelmohamed111514 сағат бұрын
Oday xasan waa cadowga Somalia 🇸🇴 i amin
@haras214313 сағат бұрын
Why uu ku yhy ma argtid miya midkn 10 sano ka bdn Somali hortgn
@djibmo653511 сағат бұрын
@@haras2143jaahil kaa loo maa jawabo 😂
@NajmaomarNuju6 сағат бұрын
@@haras2143marki farmajo ninkan ladagalayay qalad Bay ehed miyaa hada sax noqoty asga shalay dhahy wuu sqxan yhy axmad madoobe waa in la tageera hada
@haras2143Сағат бұрын
@@NajmaomarNuju MARKA DADKA SHLY LHA AXNED WA QALDN YHY KANSAR KU TILMAMYY MANTA TGERYANA?
@Johnniedallas21414 сағат бұрын
Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤
@Dheeman-ky7tu16 сағат бұрын
Guuliyo Gobanimo Hasan Iyo Hamza waana guulaysanayaan Adigana Ruufiyaanimada halkaas kasii wad
@abdulfatahyusuf866916 сағат бұрын
Waa lala helay mr madoobe runtii waa la nuxur siibay wxi maanta ka dambeyso axmed waa ciyaal xaafaded rabo inu iska cayaaro dubnat habar cadaan lagu dilay ayu wali doonaya inu dumno balse waa fashil horaa loosoconayaa ee jubaland wa in ay garab istaagan madaxweynahooda cusub ee gaboooze saasaa la fadeee 😀😀😀😀😊
@firdowsmusay-ze9gs17 сағат бұрын
jubaland ilaahay guuleysta
@omarali426517 сағат бұрын
Qabiil yuusan ku qaadin 😢
@hassanbinadow11906 сағат бұрын
Marexan saan udambeyse Ilahoow xogina idin tuus taan wa musibo ilahey idin kuride ini marba dhinac lidin rardo 😘😘😘😘😘
@SaidAhmed-t5c16 сағат бұрын
Xagee mucaarad ito is'doorasho ka jirtaa axmed madoobe inuu is'caleemo saarayo waadax weeyee
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.8 сағат бұрын
THANKS LOT MR:GAYLAN
@GEELQARISO77718 сағат бұрын
we are ahmed mohamed islaan
@SadmaacabdiMataan8 сағат бұрын
Yes xasan sheekh ❤❤
@abdullahiahmed23916 сағат бұрын
Wariyaha kali oo hadii an dhagesan aan is dhaha dunida waxa ka dhacaaya lama socotid cml
@asawirbukhari513017 сағат бұрын
MA DAAROOD NACAYB AYAA MD XASAN SHEEKH KU KALIFAYA DAGAAL KU QAADISTA SOOMAALIDA J L DAGAN
@nuuurcabdii17 сағат бұрын
🥺🥺😪 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@HassanHajir-f2g16 сағат бұрын
Awooda juba land waa awooda lamid ah tan fadaralka LABA dowladood ayay hoostagtaa juba land.
@abdullahiahmed23916 сағат бұрын
Thnks mudane
@Huruuse-o5c17 сағат бұрын
Marka la eego xaaladda Jamhuuriyadda Soomaaliya, ee wakhti xaadirkan, yaa ku calaamadaysan "qaswade"? Jamhuuriyadduse ma waxay u baahantahay isbeddel hay'adeed oo dawli ah MISE shakhsiyaad xukunka kala dhacsada oo "qaswadayaal ah"? Aniga oo isu jawaabaya, qaswade waa shakhsi ama koox kasta (masuuliyadda ay doonaan ha hayaane) kuwaas oo aan ixtiraamin xeerarka & nidaamka dawliga ah. Sida hadda muuqata, dhammaan masuuliyiinta (oo ay villada & baarlamaankoodu ugu tunweyn yihiin) waa "qaswadayaal". Haddaad fiirisaan, kasoo bilaw maamulka fadhiya Hargaysa illaa aad ku keento kan fadhiya Kismaanyo, oo villadu ay udub dhexaad u tahay, majiro maaamul ixtiraama garsoorka & xeerarka ay iyagu degsadeen. Waa wada madax kanool. Gunaanadkii, jamhuuriyadda Soomaaliya ee dhacda min Lawyacaddo illaa Dhoobley, waxaa isku haysta "qaswadayaal" BASAASIIN ah oo XASAAS-QAAD ah oo aan Alle & Aadamihiisa wax ixtiraam ah u haynin kan xishoonayn. Taas oo kaliftay in iyagii ay isu soo "uraan" oo qaswadayaal & jaajuusiin isku sheegaan!!! Kacaanka buluugga ah.
@YUUSUFMuuse-h4f17 сағат бұрын
Guuuuuul sayid ahmed islaan
@omarali426517 сағат бұрын
😢jaahil baad tahay qabiil yuusan ku qaadin
@kornalycaano6 сағат бұрын
Xasan shiikh Mxmud siyaasada soomaliyed waku fashilmay ee ha iska casilo fadlan
WAXAN leyahay walahan logu imaneynin axmed madobe kismayo guur guurte sideed malyan bixi ama ha bixin kismayo ama jubaland aar xidideystey aya joga iyo cidamo adag birjeex wad mahadsan tihiin darood ee xajada sidad modeen ma aha caawa kismayo way xasilan tahay gacanta waxa ku haya cidamada juba land iyo birjeex bada dhulka iyo cirka waa diyaar waa inoo 25/11/24 insha alahu
@Mahmed-td2bk16 сағат бұрын
Qabiil iyo qudhun ay walaaqdaan somalidu ayaa kheyrkood ka reebay maxad ku taageeraysaa madoobe aan reer ahayn doorashada hore huteel ayuu weeraray maantana huteel ayuu weeraray waa nin bilaa kalsooni ah
@berdilacashe28311 сағат бұрын
@@Mahmed-td2bkAdigan ba mxaa kaqaaqsiinayo so qabyaalad maaha o hassan ba adeerka ahod uqeylineysa ..war mesha waluguwada jiraa e waxba dadka hafarfiiqin
@Mahmed-td2bk4 сағат бұрын
@@berdilacashe283 waar anigu hawiye iyo daarood midna ma ahi dadka nabada jecel iyo qaran somaliyed oo la helo ayaan u taagnahey lkn tariikhda waxay na bareysaa in siyaasinta daarood qaldan yihiin oo wadaniyadu ku yartahay hadey wanag rabaan miyey somalinimo u tanaasulan sida ruwanda isugu tanaasushey
@AzerAzer-y6f15 сағат бұрын
Doktor Aaden shaafici Dirir kaaba maxa looga Dhigo' Madaxweyne Somaali oo dhan, maadaamo aan ku bartay Daweeye Somaaliyeed. Mahadsanid Wariye.
Maskiin 😢baad tahay ma waxaa leedahay 35 sano ka dib dhiig ha sii daato
@abdinasirosman583915 сағат бұрын
HSM qorshihiisa asaga ayaab bur-burin ayadoonba la is gaadhin
@hassanmohammed268716 сағат бұрын
Hambalyo Dr Abdullahi Ali Bare Madaxweyne Jubaland
@naylo-qaad894714 сағат бұрын
Maamulka garguurte oo aan wadajir ka talin miyaa awood kula loolami kara maamulka ugu xooga badan koonfurta soomaalia waa dhimbilo iyo dambaaburo uu gurguurte ku fara kaciyaarayo cawaaq8b xumana uu kala kulmi doono
@سلوىمحمد-غ9ب17 сағат бұрын
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967734609354. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·°꒰·̮ •̥·°🎉😢😢 😢😢😢.
@ahmedm-ol4tj16 сағат бұрын
Yaab
@SahraGeele-vc7vh5 сағат бұрын
xasan wixiisa xun. ala haku cesho kismaanyo unakaale
@maxamedgeedgale545114 сағат бұрын
Adiga CBB ayaa shidaal ka qaadata yaawax kaa akhrisanayo
@abdikadirhaji685212 сағат бұрын
Cali Guudlaawe hirshabeele Qoor Qoor Galmudug Lafta Gareen Konfur Galbeed Ayey Digniin Utahay in Hassan Guurgurte Axsan uheynin Dowlad Ma aha is ilaaliya 3Mamul Goboleedyadaa
@firdowsmusay-ze9gs17 сағат бұрын
sayd axmed madoobe geesi geesi dhalay guuleyso
@ahmedmussa198417 сағат бұрын
Ilyaas Gabboose iyo inta qolka kula jiraaba waa la qab qabanayaa, ee cagsheerey yaan la isku kiin dirin.
@ShhaajirCagayare40 минут бұрын
Xasan talo xumaa alla kuqaad
@AbdillahiFarahAllaleh3 сағат бұрын
waar nikaan wuxu noqday nin qabi wana dhaqaanka belaha darood kuu caaan yihiin walahi somaliyaa waxa duminayooo waaa darood waa daad qabyaaladu ku dheex abuuraantahay manaa tashaan karaan lomaana talinkaro
@munamahmed157217 сағат бұрын
Ninka la doortey muqdisho muu madaxweyne ku noqonaa. Qasaara u sugnaatey nimankaan vilada joogo.kkkkk
Sawirada midba midka kale ka foolxun yahay ee xasan shiiq ka sameysay ee aad halkaan soo saareysid ma dagaalkii ayaa halkaa kula maraya oo tabartaadii halkaa kusoo idlaatay tankale xasan nin reer jubaland ah ayuu reysal wasaare ka dhigay isagey ku tahay foolxumo inuu deegaankiisii ka socod siin waayo siyaasada dowlada dhexe ee uu hogaankeeda ka midka yahay isagaana dagaalka ku jira intiisa badan ee ogow
@Khdarcrashiir96Axmed17 сағат бұрын
Ahmed Mohamed Islam success
@omarali426517 сағат бұрын
He fail 😢ee qabiil yuusan ku qaadin
@omarali426517 сағат бұрын
Ahmed madoobe 😢somali nimo waa diiday waa dictator
@alishaafi93804 сағат бұрын
Xasan boqor reerkina ah waa heli kara lakin boqor siyasaded ma noqon kar sababto ah cid xiiso u qabto o uu wangjiyey ma jirto dadulkana filimada xasan way kadaalen ninkase manta dhaqaalah lagu bixinayo villani wadato laga yeeli maayo xasanow boqor reerkina u noqo dadkui afara qabiilkay kugu nacen dhici mayso boqor siyasaded in an ku aqoonayno in somali ka dhigate reerkia waydiiso maxa ka maqan hadadn boqortoyo rabin labadi jeered lagu doortay laguma mahadi o taariikhda bal mugdiyad ka gasha taariikhda ad tegaya waa mugdi mugdimugdi by by
@HusseinGire17 сағат бұрын
Ogaadeen daarood ma ah miya daarood duqon ma dhale sidee udhici kartaa in la isku diri karo
@SahraGeele-vc7vh5 сағат бұрын
xamse xasan wuxuu udooranayey. juba laam inuu ku dumiyo iyo daarood. ugaadeena isku diro
@MohamudFaysal089816 сағат бұрын
Hassan munafuuq 😂😂
@cismaanxasan655517 сағат бұрын
buun laxadey ama la xoogey dheh'' meel lagu afuufo baa loo baahan yhy
@munamahmed157217 сағат бұрын
Walaahi waa runtaa. Ahmed oo aad dadka ugu necbaa ayaan maanta ku taageeraya go"aankiisa
@HassanHajir-f2g16 сағат бұрын
Ceeb iyo tariiq xumo haka tagin XASAN sheqoow dib dambe somaliya Kuma so labaneysid wayo waxad tahay mid umadisa shirqolay dagal u horseday wxad ka hesho ayad ledahy
@AhmedJarmal15 сағат бұрын
Adigu wariye ayaad thay ee dhex ka noqo wixii dhacaya
@mohamedhassan561712 сағат бұрын
Been intaas la eg weligaa ma aragtay? Ilo wareedyo geylan media u sheegay sida ay rabto.
@HassanHajir-f2g16 сағат бұрын
Ee wxaan leyahay hasan sheqoow nima kad Soo dortay caawo wa maxaa biis ee yaysan ku ciilin tabartada juba land ma aha hirshabele iyo konfurgalbeed
@abdizzaF4 сағат бұрын
xamse jubba land bes miya loo adeegsanaya xafiiskiisa waxa ka dhex socda war uma hayee