Qeybta 2aad: Wareysiga Sh Ibraahin Dheere, Hoggaamiyihii hore ee WSLF, haddana kamid ah mucaaradka.

  Рет қаралды 44,287

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Qeybta 2aad: Wareysiga gaarka ah ee aan la yeelanay hoggaamiyihii hore ee WSLF Sheekh Ibraahim Dheere, haddana kamid ah mucaaradka dawlad deegaanka Soomaalida.

Пікірлер: 135
@Xasanyusu
@Xasanyusu Ай бұрын
Manshaa allah sheekh ibraahim wa nin xariif ah wariyuhuna wa nin sare
@maarmaar6136
@maarmaar6136 Жыл бұрын
Wariye heer calamiya Wad ku Mahadsanid Waraysiga muftiga weyn Ee siyasada iyo waxkasta oo wanagsan Sheikh ibraahim mohamed hussein
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Fahara C/qadir Wariye talant iyo xirfad leh Guuleeyso keep going
@libaanmaxamed7074
@libaanmaxamed7074 Жыл бұрын
سبحان الله هذه الدنيا ( عش رجبا ترى عجبا ) تذكرو الشيخ ابراهيم كيف كان وكيف هو الان) اللهم يامقلب القلوب ثبن قلوبنا على دينك۔ اللهم ءامين۔۔
@AbdirahmanHaji-po6rj
@AbdirahmanHaji-po6rj 5 ай бұрын
Maashaa allaah wariye qaali ah horay u soco sxb waxaanba ka helay sida aad warka u dhiraan dhirin👍
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Wariyaha keliya ee warkiisu ixiisa geliyo 💞💞💞💞
@HakimAli-ko1jj
@HakimAli-ko1jj Жыл бұрын
farah abdkhdir_ neima gorane terra sheikh abdi hirsi hashi are somali legends halgaamayal guulestaa
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 Жыл бұрын
Thank you FARAH.. for quality programs... Free Somali galbed✊
@axmedcabdullaahi2422
@axmedcabdullaahi2422 Жыл бұрын
Faraxow hore usoco sxb
@haldooruniversity1132
@haldooruniversity1132 Жыл бұрын
Sheekh Ibrahim dheere, waa halgamaa, Xaqiiq waa nin geesi ah.
@farhanfareh1941
@farhanfareh1941 Жыл бұрын
Odaygu waa daacad akhlaaq wanaagsan Ee siyaasada deegaanka ayaa dhiiqo ah
@kiinabdi680
@kiinabdi680 Жыл бұрын
Masha Allah wa wariye nagu qaali ah Allaha xifdiyo
@abdihafithgaraad7138
@abdihafithgaraad7138 Жыл бұрын
Wariyaheena qaaliga ah guulayso cadowgaaga alaha jabiyo
@mohamedhasan2577
@mohamedhasan2577 Жыл бұрын
Wariyaha sanadka Keeep going
@buruntiabdullahi6023
@buruntiabdullahi6023 Жыл бұрын
Thanks 👍
@hukiiygtfghklkhx9966
@hukiiygtfghklkhx9966 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن الرحيم
@FeysalAljaberti
@FeysalAljaberti Жыл бұрын
Mahadsanid Sheikh Ibrahim hore u soco, hadee hagoog xome yeelkadiis. Wariya Farax Cabdi wuu ku mahadsan yehey Wareysigaaga iyo ka Madaxweyna Mustafa. Waxaan ka sugeyna Wareysiga ONLF
@tamaanmahamuud7160
@tamaanmahamuud7160 Жыл бұрын
Waaa sheekh Iyo waaa siyaasi Kaladaaa
@salahnur6517
@salahnur6517 Жыл бұрын
Badaw siyAasi maxaad utaqaanaa
@axmedafrika430
@axmedafrika430 Жыл бұрын
Wariyaha ugu horeeya wariyayaasha ayaan u aqoonsaday shaqsiyan Thanks wariye faarax hore usoco
@aamiincabdi1978
@aamiincabdi1978 Жыл бұрын
Somali galbeed maalin maalmaha ka mid wxay noqon doontaa dal badax banaan insha allah
@ahmednoor8886
@ahmednoor8886 Жыл бұрын
Inshw Allah
@afaarah5760
@afaarah5760 Жыл бұрын
Gaylan media waan xiranahay
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 Жыл бұрын
Ibraahim dheere ma sha Allah waan wataa
@reebecatoosh2665
@reebecatoosh2665 Жыл бұрын
Mashallh Alsiyasiyaan sheek ibrahin
@ciraaqcabdi9293
@ciraaqcabdi9293 Жыл бұрын
Wàriye bananka ku dhacay guul aya kuu rajeynaya
@daacad3109
@daacad3109 Жыл бұрын
Mashaaaaa alaaaah adeeer sheeekh ibraaaahim ...waxaaan kaaaga mahad celinayaaa waraysigaada kadib sida xushmadaleh eed nimanka kaawaawayn ee adeeeradaaa ah ama ilma adeeradaaa ah .. aad u xushmaynayso eee adeeer udhahayso ...waaa karaaamo aad u wanaagsan in qof walba qofka kale ee kawayn adeeer dhoho isagoo xushmash umuujinaya
@abdullahimohamed5480
@abdullahimohamed5480 Жыл бұрын
Anoo joga moyale waxan ka tirsanahay xisbiga sheekh Ibrahim dheere
@maliboy7467
@maliboy7467 Жыл бұрын
ManshaAllah Wariye ilaahaw Noodaa‼️‼️❤️❤️ ninkan Sheekha ahaa ee Sheedaanka Noqday Ilaahaw NAGA QABO Amin🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@mohamedabdirahman1284
@mohamedabdirahman1284 Жыл бұрын
Sh ibrahim dheere nin aftahana weeye alle ha ku xifdiyo
@daacad3109
@daacad3109 Жыл бұрын
شيخ ابراهم
@tamaanfani9520
@tamaanfani9520 Жыл бұрын
Wariyeyaasha Somalida wariyaha ugu wanaagsan
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Thanks wariye faarax cabdiqaadir wadaaadka waad ku soo qaqabatay beentisa iyo hadalkiisa iska hor imanaya isagiiba is fashilay qofku marka aw bilaa mabda yahay waa sidan oo kalle
@husseinmahamed7383
@husseinmahamed7383 Жыл бұрын
Wariyaha sanadka. ❤️
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Жыл бұрын
Sh Ibrahim manshaa Allah siyaasi wadanka lexejeclo ka hayso, ee waxaa kolba xukunka Qabsada nin aan wax dhib ah u soo marin calooshi u shaqaysta ah. Ilaahay ha naga saaro
@abdullahiabdi6301
@abdullahiabdi6301 Жыл бұрын
Lagende Waku salamaya. Form konfur galbeed. Malaf yadii wakaa sugayanaa ❤❤❤❤
@ismailhusseineid2400
@ismailhusseineid2400 Жыл бұрын
Rijaal qaran ,ha guuleeysteen dadka hal abuurka leh ee qalbiga qurxoon ,qabiilkuna uusan dabrin sida wariye geylan""
@carebahmed2321
@carebahmed2321 Жыл бұрын
ONLF Soo warayso su;aalahan aad sheekh dhigatyoo kale hor dhig
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Жыл бұрын
Sheikh ibrahim waa niin aqoon leh sharaf leh
@liilbaliil5001
@liilbaliil5001 Жыл бұрын
Wariyanaga nagu qaaliigaa guulayso cadawgaagana alahajabiyo garkaaga alaha galo
@faaraxyuusuf1808
@faaraxyuusuf1808 Жыл бұрын
Faarax marna haka gaban inaad xaaladaha dalka run ka sheegto .
@yasinjama2638
@yasinjama2638 Жыл бұрын
Marna itixaad iyo qolyaha iqwaanka ka farcamay buu ahaa siiba kuwooda madaxda ka ah hadana siyaasi buu noqday Bal adigu diin iyo siyaasinimo xagay iska soo galaan taasi waxay ka macna tahay inaysan markoodii horeba wax xaq alle ku taagan ahayn balse ay ahaayeen firqooyin magacya badan Waxay kaloo arlada ku qabsadeen xoola xaaraana waxay fidiyow iyo sawiro ka qaadi jireen dadka magaalooyinka duleedkeeda degan ee abaaruhu saameeyeen sawiradaasay imaaradka iyo sucuudiga masaajidadooda la tegi jireen markasaa dhar iyo timir iyo raashin loo soo rari jiray suuqyadayna ka iibin jireen cidna kuma aysan caawin jirin waysii dalaceen iyagoo wadaadnimo sheeganaya ayay hadana xukun iyo dagaal iyo dil iyo wax lagu hoogo bilaabeen kuwii soomaaliya joogay baa la arkay shidadoodiiye hadii somali galbeed maamulkeeda iyo xukunkeeda la idiin daayo yaa huba inaydan umada dhibaataynayn oo aydan isqabqabsanayn furahay talyaanigu dhahaan duwa bastaarada ee wax walba fura ayaad ka dhigan tihiin wadaadow dadka marna qamiis dheer iyo cimaamad u qaata marna suudh u xidha midaba badan lihidinaa
@hassanmahamud5411
@hassanmahamud5411 Жыл бұрын
Wariyaha sanadka
@axmedcabdullaahi2422
@axmedcabdullaahi2422 Жыл бұрын
Good farxanow
@dahfur2735
@dahfur2735 Жыл бұрын
ONLF na waa inaad waraysataa
@moha5318
@moha5318 Жыл бұрын
Waraysigan kadib sheekha wllkii ayaa gaadhiga laga qaatay arintaas ma ogtahay
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 Жыл бұрын
Masha Allah warika Farah Waxaan kaaga baranay warar la hubo horay u soco. Kuwa Ku daba socda waxaad ahayna kugu sheegaya way daalayaan ha u joojin
@hodanabdi2352
@hodanabdi2352 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@halimo3956
@halimo3956 Жыл бұрын
Guuleyso wariye qaali ah baad tahay oo lagu naaloodo
@hodanabdi2352
@hodanabdi2352 Жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏
@maxamedwali5511
@maxamedwali5511 Жыл бұрын
Maadey next?
@barrebirkaan3627
@barrebirkaan3627 Жыл бұрын
Farax abduqadir mohamed Adoow ka hajabu
@khaalidabdalaziz6585
@khaalidabdalaziz6585 Жыл бұрын
Su'aaha kusaabsan muqaalkii hore iyo midka maanta waxaa fiicnay sh ibrahinow sifudud inaad ugu jawaabto faarax shalayna nin wadaad ah ayaan ahaa maantana adiga faarax ah ayaan kula mid ahay meel dheer matagin haday sidaan xuntahay waan isla xunahay ee aan iska badalno haday caadi tahayna inaad isu aasho maba mudna
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 Жыл бұрын
Genious.....awsome thankz👍😅
@cabdimahad1142
@cabdimahad1142 Жыл бұрын
Geylan mida waan ku garab taaganahay
@cabdimajiidhussein6082
@cabdimajiidhussein6082 Жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون Allow na sug Bal ninkaasi intuu isbadalay eega (اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك....).
@hodanabdi2352
@hodanabdi2352 Жыл бұрын
Asc
@abdisamedqisole5119
@abdisamedqisole5119 Жыл бұрын
Wax kasto anaa keenay intaa dawanayay muqaalkiisa dadka kale ee la socday ma dhagaxyo ayay ahaayeen fikir ma leheyn miyaa marku kuli asaga keenayo ayagane haye raac lee miyay ahaayeen
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 Жыл бұрын
Daqiiqada 23.20 waxbaa laga jaray. Isagoo waxba xasuusataa leh buu go’ay
@mohamedadenabdi4333
@mohamedadenabdi4333 Жыл бұрын
Wariyahan wuu igu socda
@muhumadhussein2422
@muhumadhussein2422 Жыл бұрын
Asc aad iyo baan usoodhaweynaa yaa wareysiyadaada wariye farax markan kadib soo wareyso muuse biixi siciid dani xasan sheekh mahad salaad iyo wariye alcadaala mahadsanid
@abdirashkacali8872
@abdirashkacali8872 Жыл бұрын
M.a
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
A man of many colours, a direction-less character. Perhaps , bragging is his main asset and quality.
@nuuryusuf285
@nuuryusuf285 Жыл бұрын
Asc gaylan
@Zaak100
@Zaak100 Жыл бұрын
shiikh Ibrahim 2005 waxuu duubay labo Muxadaro oo video iyo 💿 CD ah oo kala ah himada sare iyo qaflah oo dadka aad u dhageysan jireen lakin intaas kadib shiikha waa la wayay meeshu ka baxay
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
Geylan media, waxa ay muuqataa in hadii federal ka meesha laga saaro micnuhu waa in soomaalida qodobka u fasaxaya inay go' karaan laga saaro meesha.
@hodanabdi2352
@hodanabdi2352 Жыл бұрын
👑👑👑👑👑👑👏👏👏👏✅
@bashaal62
@bashaal62 Жыл бұрын
WAAN ISASA SOO DHIIBEY BUU AFKA KALA GABANAYAA, RUNTA WUU SHEEGAY MANA SHEEGIN, AFKA BUU KALA MEERMEERAYAA,
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Faaraxow hargaysa noogu kaalay muuse aad waraysatide kkk
@abdirashiidhassan2884
@abdirashiidhassan2884 Жыл бұрын
Hhhh ma inuu xidhad donaysa bro
@abdirahmanahmed9618
@abdirahmanahmed9618 Жыл бұрын
ONLF waa inad MALAF part 3 gudomiye Abdirahman MAADEY kabacdi ayanu qimeynyna midka HADAF dhab ah ka leh DDS😎
@abdulfatahamaan5420
@abdulfatahamaan5420 Жыл бұрын
Garabka maadeey dheh
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 Жыл бұрын
ibraahim waa dulmane dulmi wade ku,adeegtay waxna kudulmiyay
@awmubaarig5718
@awmubaarig5718 Жыл бұрын
Malafkani waa xasaasi😂😂
@Ibra12886
@Ibra12886 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@mahamedgadhle266
@mahamedgadhle266 Жыл бұрын
Dadka commentiga af Ingiriis ka ku bixinayaa maxay uga jeedaan Wariyaha iyo sheekhuba waxay ku hadlayaan afsomali dadka daawanaya Dhamaantood waa Somali
@HakimAli-ko1jj
@HakimAli-ko1jj Жыл бұрын
Ruunta
@sharmarkesaki7549
@sharmarkesaki7549 Жыл бұрын
Xamar hatagin
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 Жыл бұрын
Hadba xalada takan in ladiraseeyo oo sida ku habon Lola dhaqmo quranka xita Wu kashekeya. Markay dagal ku habontahay iyo markey heshiis ku habontahay.lakin marku min dhalinyara ah oo khibrad iyo aqon aan lahayn taliyo wa la dhumaya
@omarguled7170
@omarguled7170 Жыл бұрын
SHIEKH IBRASHIM HADAAD KUTALISAY IN LAQAATO "TASTUURKA ITOOBIYA, TASTUURKA ITOOBIYA WUXUU DHIGAAYAA IN SOOMAALI GALBEED, AY XABASHI LEEDAHAY! "TEEDAKALE DHULKAAN SOMALIWEYN, AYAALEH MAXAA 5 NIN OO OGAADEEN AH UGACAN GALIYAY OO XABASHI U GULA "GORGOR TAMAAYAAN? IYAGOO CAAMILIIN AMA HOOSJOOGE U AH? CADAWGA SOMALIWEYNEEY, KHAASATAN "KENYA IYO ITOOBIYA? SIYAASIYIINTA BEESHA OGAADEEN SOOMAALI GALBEED IYO NFD KAMA XOROOBIKARTO ILAA SHEEKADA RAQIISKA AH EE OGAADEEN WAA INEEY MEESHA KABAXDO? ,,,, SOMALIWEYN MAANTA SHAREECADA ISLAAMKA, HAQAADATO GOBALADA MAQANA HALA XOREEYO DHIBAATADUBA WAA DHAMAANEEYSAA? INSHAA ALLAAH.
@bashirhuorso5736
@bashirhuorso5736 Жыл бұрын
Asc faraxa ninkani wa qabayaladiis ee igadaf
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Жыл бұрын
Wareysigii mustaf. Niin waalan oo sheekaynaaya ayuu aha. Lkn sheikh ibrahin niin deganaan kaa muqaato weeye
@sms2437
@sms2437 Жыл бұрын
onlf na waa kasugayna
@ahzaab553
@ahzaab553 Жыл бұрын
Ma nihin isku qalbil lkn waa nin macquul ninkaan
@mohamedqaranimo4010
@mohamedqaranimo4010 Жыл бұрын
Wariye heersare
@liilbaliil5001
@liilbaliil5001 Жыл бұрын
Haldoorka beesha daarood maxay weerar uuguyhiin siyaasiyiin beenta kutamariyaa ilaahay may kabaqaàn
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 Жыл бұрын
Wariyahunu qofka inuu caburinayo ayad modaa
@walielmi7419
@walielmi7419 Жыл бұрын
Waxuu yiri in siyaasadda gobolka in la qabiileeyo waxaa keenay Mustafe. Su,aashu waxay tahay haddii masiirka gobolka Soomaali oo dhan ka dhexeeyo, muxuu wacay Axmed madoobe sida uu sheegay oo uu u wici waayay Muuse Biixi, Deni ama Farmaajo? Waxuu kaloa wacay Yuusuf Xaaji, laakiin ma uusan wicin Biloow Keeroow ama cid kale, siday isu qabankaraan labadaas hadal?
@abdiasiskafi6621
@abdiasiskafi6621 Жыл бұрын
ONLF NOOGU XIGSII
@najibasad7675
@najibasad7675 Жыл бұрын
Nin adag ardaybaan ahaa ayuu kaga baxay
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay Жыл бұрын
Organization Ilhaan soo saaray Musluminta wax u qabtay oo u sheeganayo wali ma maqal mana jiro. Waa faataale inuu sheikh aheen hadalkisa laga fahmayaa
@farhansamatar6537
@farhansamatar6537 Жыл бұрын
Wali Guulaha Dowladda Soomaliya Alshabaab ka gaartay kama aadan hadlin adigu Dowladdu ineey Guuleeysato iiyo Alshabaab inoow guuleeysto kee taageersantahay keed jeceshahay ?????????????
@TheAguled
@TheAguled Жыл бұрын
ردة ولا ابابكرلها.....
@ciiltire509
@ciiltire509 Жыл бұрын
Allshabaab khawaarij hawiye naceeb daarood qurmay
@abdiali6503
@abdiali6503 Жыл бұрын
akhas qabyaaladayste
@ilyaasak9758
@ilyaasak9758 Жыл бұрын
Hawiyaha hooyadaa ka was anaa hawiye ah waliba abgaal ayaan ahay farah c qadir gar iyo gar daro wan wadana hooyadaa xitaa haduu futada iyo siika ka waso farah wan taageer san nhy dhilaa ku dhashee halyeeyga afka kala bax gaalyoo gaalku dhalay
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 Жыл бұрын
Somali waa hal qabil ... wax kale majiro..... alshabab IYO cadawga Somalida adookale way kujecelyihin maxa yelay qabyalad IYO kala qaybin argagixisada dan baa ogujirto... aqliga kashaqeysi sxb
@ciiltire509
@ciiltire509 Жыл бұрын
@@ilyaasak9758 daarood ayaa ceytamo nin Abgaal maceytamo Allshabaab khawaarij ayaa tahay
@ilyaasak9758
@ilyaasak9758 Жыл бұрын
@@ciiltire509 naclada ku dhashay wase inaan dulmi kugu raaco miyaa rabtay ma adaa cadeen karo inuu shabaab yhy afka kala bax muslimka shuuba ku dhashe
@nuromarabdi7680
@nuromarabdi7680 Жыл бұрын
Tigrey miyuu raba miya beerka uu dhimo
@abdinasirhussein6083
@abdinasirhussein6083 Жыл бұрын
Sheekh Ibraahim Af Soomaaligiis Yes, ayaa ku badan!. Muxuu ka wadaa?
@hodanabdi2352
@hodanabdi2352 Жыл бұрын
Go forward to not be frayed
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
4 nin oo ilmaader ah inay 10milyan oo 30 qabil ah ay masiir koda tunkaga saartan waa nacasnimo
@ahmednoor8886
@ahmednoor8886 Жыл бұрын
10m may u halgamaan deganka haday degaan laangaabow
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
@@ahmednoor8886 kkk kkkkkkk hadii ma cabdi ilay ba halgama aha
@realisticnewsviewer3316
@realisticnewsviewer3316 Жыл бұрын
Afartaas nin oo ilmo adeer ah hadey soomaalida u talin lahaayeen dhibaatada ma aha.. Laakiin waxey marna in ay ku abtisadaan daarood tigray jabarti marna daarood amxaaro..
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Madaxda Soomaalidu we faraaraha leh Nasiibdarada haysato Ujeedo iyo go,aan midaysan ee Ka tarjumeyo danaha dadka ay matalayaan Kuma socdaan ee waa ishaa falataysi iyo hadba meeshi ay Ka arkaan danahooda gaarka ah
@nuraahmed2401
@nuraahmed2401 Жыл бұрын
Bee hawaas qabiil ka guuxayo oo carrabkay qoyan isaga hadlaya
@RasmiTV24
@RasmiTV24 Жыл бұрын
Faarax waxaad waraysigood aad loo danaynayaa
@faisalahmed2416
@faisalahmed2416 Жыл бұрын
Ma hayn hogaamiyaha Somali galbeed ee wuxuu ahaaa midowga islamiga ee Somali gal eed ama itaxad alislami fil ogaden
@abdisalaam2020
@abdisalaam2020 Жыл бұрын
51%😂😂😂
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
SOOMALIDA WAX WAYNBA KA QALDAN WAYO QAMISKA AYAY U ARKA DIIN NABIGA LAGA SOO GADHAY! HADA WA MARO DHAQAN CARBED WAKHTIGI NABIGA CWS MABA LA ISTICMALIJIRIN.
@mash-allaha7166
@mash-allaha7166 Жыл бұрын
It’s obvious that all Somalia’s destruction land Came from outside especially Arabia and none Muslim countries whom used sheiks with different beliefs. For example, sheik Dheere is educated about Islam in Arabic countrie also lived in the USA. Can someone holding USA passport can join islam fight without USA being silent?😏He even said he went to Malaysia. I respect different point views,,but some foreign mission was going on.
@hamzaibrahim2159
@hamzaibrahim2159 Жыл бұрын
He doesn't hold the American passport, get your facts right my brother!
@moha5318
@moha5318 Жыл бұрын
Carabtu khamiis bay wada qabtaa siyaasadana way dhex boodayaan
@Abdulahihuseen-v1z
@Abdulahihuseen-v1z 2 ай бұрын
Wariyaha waxiisa waa self ataagad i.aaamina😂😂
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 Жыл бұрын
Gaylan media
@a.m.x747
@a.m.x747 Жыл бұрын
Yaa miisa saaran hada 😂
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 14 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 27 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 14 МЛН