Itoobiya daacad ma u noqon doontaa Villa Soomaaliya, Garabka JL iyo KG ma bannayn doontaa?

  Рет қаралды 39,991

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
xasan sheekh wa qof shakhsiyad xun oo aad uliita wuxuna qaba xanuun rabbaaniya oo reer gelbedka kudhaca dad noocasna xil wa kamamnuuc
@fiidowmrk
@fiidowmrk Күн бұрын
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
@Junanilll
@Junanilll Күн бұрын
Somalia oo an laga mamnuucin Imaaradka iyo Ethiopia wax dowlad ah yanan lasugin
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
kkkkkkkk yaa ka mabnuucikara ma kan mooryaanka ah ee xabaalaha qodanaya masajidada iibinaya xamar uun kataloya kkkk
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s Күн бұрын
WAA Run 👍🇸🇴
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Күн бұрын
kkkkkkkk xabaslo qodato mooryaanta xamar cidna dalka kama mabnuuci karto
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Күн бұрын
Ilaahay nabad baan ka barinay meel aan joognaba
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Күн бұрын
Ilaahay hanaga qabto cidii dhib ku wada dhulkeena
@salebanomar76
@salebanomar76 Күн бұрын
SOMALIA ❤️ YERY🇸🇴 TOOSA DALKA FARAHEENA WUU KA BAXAY XASSAN SH IMARAD YAHUUD AYAA VIDIO FARA KA HAYA WAA LA IIBSADAY BADENII IYO DHULKENII SOMALIA 🇸🇴 XASSAN QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN ALSHABAB ROBOW BILILIQO
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 Күн бұрын
Good 😢
@Calicabdulahi123
@Calicabdulahi123 Күн бұрын
itobia iyo imaaradka wa cadawga Somalia 🇸🇴
@ZakariyeDa-uudabdalle
@ZakariyeDa-uudabdalle Күн бұрын
Xasan shekh maxa dhah deen
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Күн бұрын
Somaliya Waxaa Hogaamiyo dad sakhraan AH liito fulayo ah goaan lehayn waana Dad dhogorta ka ah Somali laakiin gudaha Waa Ajanabi Cadow ah
@museaaby5949
@museaaby5949 5 сағат бұрын
Waa waali iyu wax lago qoslo damaca Dowladaa Somalia Ethiopia ma aqbalaysaa oo Somalia ma Ethiopia ka talisaa gedo, jublaand iyu konfor galbeed ma Ethiopia lagala tashanayaa wax Somali maxay baaday
@YoonisYaasin-q3o
@YoonisYaasin-q3o Күн бұрын
Jawabtu waa maya
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Күн бұрын
Ma layska riyoonayaa… Itoobiya waxey meesha u joogtaa iney kala dhantaasho midnimada Soomaliya, lkn Xasan ma oga si kasta uu heshiis ula galo itoobiya… weligood inaysan yeeleyn… danteeda waa kala furfurka Soomaliya… waxkasta uu Xasan sameeyoba…
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
hadee xasan dhiigo hadu shisheeye uso adeeggsado maamul goboleedyada dee iyaguna shisheeyay uso kaxaysanaya villa soomiya wana musiibo horle oo xasan abuuray
@yonisgalayr2376
@yonisgalayr2376 Күн бұрын
Sxb qabiilka nagada
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus Күн бұрын
Soomaaliyawaayiudhamaatayi
@CwaasicXasan
@CwaasicXasan Күн бұрын
Talada wa marad gari weysa iyo marad garan weysa xasan wa garan way maslaxada somalia wa masar o badasha boska itopiya ay hada ku jurta
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Күн бұрын
Deganadas DF kaliged gacanta kuhaynkarte uguyaran waxa uheshinaya mucaradkeda iyo shababe mawaxay rabta inaygayso cidanka masar dadkana lagusojito saxibkin itobiya waidin iibsaday danihisu idinkubedeshay?
@Youmumshouse
@Youmumshouse Күн бұрын
Reer Gedo dantooda waa yaqanan gurgurte haduu wax uqabanayo buundoyinka ayu udhisilaha xaqa loogu leyahay i don't think they will side with gurgurte and his goons
@NasteexMaxamuud-d6n
@NasteexMaxamuud-d6n Күн бұрын
Itoobia iyo imaraadka waxay iskaga mid yihiin sidi loo dhibateen laha dalka marka waa in xidhiihka loo jara ayaan odhanlaha
@QOSOLIYOQARAAXO1
@QOSOLIYOQARAAXO1 Күн бұрын
Fist comment😊
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
maaliba maalinta kadambeysa madaxda soomaliyed damiirta iyo dadnimada iyo wadaniyada iyo diinta kasi dhimaneysa waxana sababay shisheeye layskuduliyey
@ahmedbaadhi2273
@ahmedbaadhi2273 Күн бұрын
Xabashi villa Somalia sidii oori ay qurbe siro ku qabtay ula dhaqmaysaa say doontana xabashi waa ka yeelatay Villa Somalia waa fashil socda 😢😂😂😂😂
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Күн бұрын
Itobiya mar irideda farista mar iskudhib yaa matala yana sababa cidey ladafacan aba eey sohdin wadagan calan budlen midkale calan faras lacala hadi marixan kabadiyo faraska safaradeda taada mayihin kuwa kamadax banan dadweynaha dowlad daris itobiyo lasodhaweynayo ina arko si eeyogafaidin wax magaratoyinki carta hoosgeyay somali isaq jabuti uyeray farmaja uyeray cismacil udhicin aad uyeratan abi iyo hargeysa intas kacelisa iyadoba labadagalamin badna lanadinin nin xiro igaibsaday elatare kusoguray baladkisa iiwaday xirado igaibsaday maxa diday amankeda magac ladirir dadban hanti boob dadban
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g Күн бұрын
U malayn maayo inuu daacad inoo noqon mayso.
@MohamudCabdirashid-km8vq
@MohamudCabdirashid-km8vq Күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Mirhan777
@Mirhan777 Күн бұрын
Book gii minilki 😂 baaa miiska saaran abid hawiye aamin mayan ila xamar😂 ay calankeeda ka taagto😂
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Күн бұрын
Sirta kujirta kulamada 2da dal hogamiyashoda anlafahmin waxaytahay in xasan shiq kuqasbiwayay itobiya inaykanoqoto MOUgii tasbedelkeda aby axmed ukuqasbay xasan inuqiro sipopliga in itobiya dhig ushubtay wiilal badana kuwayday somaliya muhimna utahay abniga somaliya!!!!
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Күн бұрын
ITOPIA UMA NOQON TONTO KOOXDA VILADA INAY DAACAD NOQOTO DAAYE WEY ISKUJALADI DOONTAA
@cadamiproudsomalilander1338
@cadamiproudsomalilander1338 16 сағат бұрын
Ethiopia dawlad ahaan, aqoon ahaan , xoog ahaan dhan walba soomaalida way ka horaysaa waayo siyaasada Ethiopia ku shaqayso waxaa la dejiyay 30 sano ka hor halka teenu qiiro ku dhisan tahay iyo hadba xaalada taagan. Markaan fiirino qaylo dhaantii Dawlada soomaaliyeed ee arrimaha Ethiopia taasi waxay muujinaysaa in arrimahan oo dhan ay isku duba rideen siday somaliland MOU iyo ahmed Ahmed madoobe guushiisiin Raaskaambooni.
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 Күн бұрын
Abi Ahmed knows that Hasan shaikh is very weak and doesn’t have any support in gedo region he also knows that if Ethiopia supports president Hasan never forget Ethiopia will loose the support of the people of gedo region so Ethiopia will surrender dolow airport to To hasan shaikh
Dhoofinta xoolaha Soomaaliya oo loo xiray ajnabi | Qubanaha VOA
29:41
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
I Sent a Subscriber to Disneyland
0:27
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
WAA MAXAY WARKA KA FARXIYAY SHACABKA REER FALASTIIN | SYRIA?
8:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2,7 М.
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН