alaah ayaa mahad leh subxaanahu wa tacaalaa waxaa gurmad iyo guul rabaaniya oo aanbaaqanayn ka sugaynaa alaah tabaraku wa tacaala oo ah kan koonkan iska leh cid lalehna aysan jirin si dag dag ayaan rabiga uga codsanay subxanahu wa tacaala
@halimahersi845413 сағат бұрын
Allow unaxariiso reer falastiin reer suuriya nabad alle hasiiyo
@RuqiyoDihad-lt5jk14 сағат бұрын
Yuhuda waa garadaro garadaro og in la iska celiyo moye hadal mamaqasho waxa laga yaba inay dhamadaki Yuhuda lagujiro😢😢😢😢😢
@AbdiraxmanHussein-y8o14 сағат бұрын
Thank ugaas❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@roobleAsowe8 сағат бұрын
Asc zxp frax horay usoco walal
@yasminjama270315 сағат бұрын
Welkom 🤗 Gaylan media
@AllDahir-j2p14 сағат бұрын
Magacayigu Ali dahir
@MohamedBarkadGeulleh13 сағат бұрын
Hada maqashay macigo aya America laka galaya hada gaza aya Janada laka galaya dhalinyarada aya laraba inay galan😢😢😢
@FarxanMaxamed-o5t15 сағат бұрын
hayeeee
@AllDahir-j2p14 сағат бұрын
Asc waxan kusalamayaa farax maxamad🎉😮😅 wan taageera warkaga
@GggfFtffy14 сағат бұрын
Lacnatullah yahuda allow inta an xoogleenahay noofur albabka jihaadka
Waar inangumeed shantaaduun ayaa kaa reebta hasugin insharci kaa reebo dhul aanuu lahayn ayuu ku leeyahay kabiximaayo markaa waxa weeye aan kugumaysto ee idaawo waar waxaasi xagay ku qoranyihiin waar halayska celiyo dadka bilaa akhlaaqdaa
@saidabdirahmanmumin25334 сағат бұрын
Walee suuriye wey socota guulaheedane wey siii siyaadeysaa lkn israiil ayaa ahaan doonto wadanka burburi doono 10sano ee soo socoto waliba si xun loo gali doono garbaga ay maanta ku faaneysane ay garbahooda ka bixi doonan waxan ka sii horeyn doono burburka israil imiraatka carabta oo iyagoo tuugsanaayo iman doonan dunido dhan insha allh
@ckaafiadem114510 сағат бұрын
War israel waa kibirkii oo dad ah Yassir allah gardaro garab og
@MacalinKinyaati14 сағат бұрын
Insha Allah israil wxa qariidada laga waayi doonaa 2027
@deeqibraahinmm681414 сағат бұрын
Maxaad ceerigaabo uga soo hadli wayday
@farahdahir85549 сағат бұрын
NINKAN GOLANI LA LEEYAHAY WAXAN UGA SHAKISANAHAY INU YAHUUD IYO REER GALBEED U SHAQEEYO TURKEY LASOO DHEX MARAY, MAXA YEELAY ISRAEL AYA DUQEYN KU HAYSA WAX HADAL AHNA LAGAMA HAYO..
@AhmedBucul15 сағат бұрын
Waad ku Mahadsantahay sida hagar la'anta ah eed noogu soo gudbiso hadaba waxa ku cusub caalamka
@hassanhassanismael847014 сағат бұрын
Gaylan media mahadsanied press Palestine kawarane Farah abdoulkadir please 🥺 hamas support Palestine Suriya victoire muslimane
@AllDahir-j2p14 сағат бұрын
Oojooga kiinaya
@TubeNajiib14 сағат бұрын
A away dadkii qiiro jabaanka kujiray we suniyinbaa xoroowda DA hayay shiicana aflagaadeynayay had a xaqiiqada ha arkaan Hana difaacan goobahay shiicadu kabaxday yahuud baa kawareegtee ha kasaaran
@crisaaq38778 сағат бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
@mlkcali505814 сағат бұрын
somaliyey waxaad ku socotaan sidaas ee maxaa idinka diaara
@AbdisalanYusufshkalif13 сағат бұрын
Waxa tahey taageere weyn Yuhuuda Wax badan ayaa kugu qarson