"Faratoon Muxuu Tarayaa Hore Ayaan Ugu Khasaarnaye" Xildhibaan Khadar Guun

  Рет қаралды 8,473

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 48
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Awdal waa wadani ninkii wax nala raba ayaanu codkayaga ugu hiilinayna!
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 Жыл бұрын
Adiga iyo cirro iyo xirsi Ilaahay dalka gacanta uma geliyo. Allow madax Allah taqaan baan ku waydiisanaynaa.
@ali-gl1gm
@ali-gl1gm Жыл бұрын
dadka aan u khajiley waxa kamid ah geeljire kk bal eega kii diinta ku gaban jirey
@qareenabiibakarshekh7964
@qareenabiibakarshekh7964 Жыл бұрын
Khadar guunow Allah Ka baq awdal Wax lama rabtid, hadalkaagu waa xukuumad ku xumayn runta markaan isku sheegno, albaabkii cabdirisaq Haduu iniga xidhmay reer awdal haku xoqonina reer awdal Anagaa ah
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
Tolkana wax maad tarin oo watay kugu dileen basar xumadi dii aad samay Faratoona wax maatarin oo wadiga sidan uhad laaya
@Yusufhalig
@Yusufhalig Жыл бұрын
Sakhraan darbi jiif ahaa maxaad ka fileysey inuu ku hadlo. Waa DAMEER CIYEY. Md. Faratoon sharaf buu Somaliland ka mudanyahay ee hadal SAKHRAAN yidhi waxba ha kasoo qaadin
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Kan laguma dhex jiro waar ileen ayaan daranaa qof eber ah !!!
@Yusufhalig
@Yusufhalig Жыл бұрын
QARXAJIS waaka hadlay. KALIM yaa MAKA
@qaajemihilehildid2275
@qaajemihilehildid2275 Жыл бұрын
Waan necbahay Shaqsiyada is bed bedesha Ee malinba si nooca u hadasha hadaba halka markaynu marayno rer sheekh isixaaqow taladan wadanka inaga daaya waynu la anbanee oo beelaha darafyada inoogu dhiiba waayo kano miidhan ayaa inagu jira hora wxa loo yidhi af xumo nabadna way kaa kaxayza colaadna wxba kaagama tarto
@asalcabdalsaciid-ki3ly
@asalcabdalsaciid-ki3ly Жыл бұрын
Waxa ayaan Dari ah ninba nikii uu ka doqonsanaa ayaa barlanaka Ku jira waar wadiniyoo xaraabay idinla tahay in aad xil Ku gulaysataan noocuu doonaba ha ahaadee
@qarshemrsnadia5335
@qarshemrsnadia5335 Жыл бұрын
Bila macni sakhraan war waxani parlament maha saqiiditan
@zidiikabdirahmaan1199
@zidiikabdirahmaan1199 Жыл бұрын
Waad ciilantahay😂😂😂
@qarshemrsnadia5335
@qarshemrsnadia5335 Жыл бұрын
@@zidiikabdirahmaan1199 ciilku muxu aha maskin War maskaxdi iyo garashadi meeday araba ahay reerki garxajis aha doqonimadodiba waa imika !!!!!!!🙈🙈🙈
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Khadar guun waa very funny maca qofka ka fikir duwan waa u baahanyahay inuu dhageysto, noolow mujahid
@abdiaffey1728
@abdiaffey1728 Жыл бұрын
Adduunka Qofka uguliita ayaa uguqeyladheer
@Yusufhalig
@Yusufhalig Жыл бұрын
Sakhraan darbi jiif ahaa maxaad ka fileysey inuu ku hadlo. Waa DAMEER CIYEY. Md. Faratoon sharaf buu Somaliland ka mudanyahay ee hadal SAKHRAAN yidhi waxba ha kasoo qaadin
@sharmaarkebulsho8724
@sharmaarkebulsho8724 Жыл бұрын
​@@YusufhaligWar ma wax kala idiinka dhexeya xildhibanka
@Itzmojii
@Itzmojii Жыл бұрын
Heego faratoon hadii aad rabtaan kuraastaad heysataa ugakacade oo siiya gudoomiya nomanoqayo faratoon oo aan reerkoodavwadan❤
@Yusufhalig
@Yusufhalig Жыл бұрын
Ninweyn baa lagu moodaa ee ka xishood sarajoog ku kaadi mise bantii baad xejisan kariweydey
@AO00720
@AO00720 Жыл бұрын
Wad arki indhahaaga oo shan ah isaga oo gudoomiye noqda waddani oo dorashada ururada ku hadha
@halimo.a.mmohamed7785
@halimo.a.mmohamed7785 Жыл бұрын
kursigiina meeshaad rabtaan geeya dhulbahante tashaye fatoona masoo celin karo waxna idiin tari maayo waa sax
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
Nacasnimaadii oo qof. Akhas Sakhraanii eega
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
Ma codkii aad sisay malin tii baad ugu mano sheegatay aweba nacas nimaa ku qaadaye inaad siiso may ayahyn
@Yusufhalig
@Yusufhalig Жыл бұрын
DAAMEEL in loo dhigo ayuu wali TIRSANAYAA waa DAMEER QAAWAN
@robleali3722
@robleali3722 Жыл бұрын
Cagaar ku gabay hankiisu yahay karsiin waa kano kale.
@user-uf6hk8mv1s
@user-uf6hk8mv1s Жыл бұрын
Iga qabo iga qabo odayka lahaa miyaa😂😂😂😂 subxanallaah
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
DHAARTII DANTA SHACABKU GUUNOW MA MID DANTA URURKA WADANI NOQOTAY Gunaduna waa kaa muuqataa ALLE waa ku eegayaa Qosolkuna oohin buu ku dambayn ogow
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
sidaa loo qosli maayo bari fartaad dhexda ka qaniini munaafaqnimada waa layskaga dambeyn Dhaartii danta shacabku Ma tu wadani ayey noqotay ALLE WAA KU ARKAA EE CADHO ALLE FILO
@ahmedawale2572
@ahmedawale2572 Жыл бұрын
Isqaawin baa ka soo hadhay lkn shacabka somaliland waa idin arkaa ina guunaw caqligooda ma caayi kartaan wadani waa dhintay farmaajaa ka adeegtay ku biyo caba somaliland way jiraysa inta u dhimanaysaa 100% ka ah dalka
@Itzmojii
@Itzmojii Жыл бұрын
Sax❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimo.a.mmohamed7785
@halimo.a.mmohamed7785 Жыл бұрын
faratoon muxuu tarayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@maanka4477
@maanka4477 Жыл бұрын
Khadar guun eey wase
@Yusufhalig
@Yusufhalig Жыл бұрын
FARATOON waa ninweyne oo Qaranka u hiiliyay DAMEER-QAAWAN wax taariikh ah ood lahayd majirin QARXAJIS Gacan-Libaax la tag adoo waxgarad sheeganayaa aad naga dhaadhicineysaa QARXAJIS caleemo saar. Diidney oo UFUUF baa lagu yidhi
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
waar Harti af xumadiina iyo dhaqan xumadiinuu ku tagay Garxajisna wuu ku xigayaayee inoo wad afdheer fooqal ilko dheer
@Yusufhalig
@Yusufhalig Жыл бұрын
@@moegreenback6854 Baqali rarasho waxay ku dhaanto lama sheegin Ms. QARXAJIS
@moegreenback6854
@moegreenback6854 Жыл бұрын
caqliga heego iyo Muuse ku ye Dhulbahantaa kursiga gud golaha wakiilada ku imanaya saw kuwa sanka idinka qabsaday ee yidhi hooya C/Risaaq Khaliifna idiin tiriyey
@jibriilcali7475
@jibriilcali7475 Жыл бұрын
Faaruq tanag madhan qabyaalad waxba tari mayso
@hajii2033
@hajii2033 Жыл бұрын
beenly beentajooji
@UbaxQurux1990
@UbaxQurux1990 Жыл бұрын
Camuuu iga qabo 😂😂😂
@abdikaniahmed3961
@abdikaniahmed3961 Жыл бұрын
Khader Guun waxba islama hayo Faratoon waa Gudomiyaha cusub ee golaha barlamanka somaliland khader guunow iska naso adeer dalka inaad burburiso ayaad qurbaha uga timide
@user-br8jq3vv9d
@user-br8jq3vv9d Жыл бұрын
Dasturku maha dhabar tabasho sida Faraton iyo auruurada ee Dawlad dumiska ah
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Belo kuma hesho aftahansana Muuse dhiga dheeru Kala degay! Hadaanu Samaroon nahay xisbigayagu waa Wadani ee Muusow Sanaaduuqda dhulka dhig!
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
Khader Sakhraan: Sida Bahalka Ca U Ciyin Caan Noqona Ha U Dhiman ..
@qarshemrsnadia5335
@qarshemrsnadia5335 Жыл бұрын
Nacasnimado waa noocan
@timoaadan3263
@timoaadan3263 Жыл бұрын
Huwanti gudah 😂
@abdurahmanaden643
@abdurahmanaden643 Жыл бұрын
Huuuuu haaaaa
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Toban xubnood oo iska casilay Ururka Kaah
10:02
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 М.
Kaftanka Siyaasada 505, Arimaha hubka iyo Xildhibaan Mohamed Abiib
38:30
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН