Farax Kaftan & Axmed Weyne---Heesti Cajiinley

  Рет қаралды 5,134,211

Goobe Video Production

Goobe Video Production

Күн бұрын

Ereyadi Xuseen Madoobe, Laxanki Farax Kaftan, Music by C/Casiis Al-Casal iyo Codki Farax Kaftan iyo Axmed Weyne.

Пікірлер: 600
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 5 жыл бұрын
Ree xamarka hadalkoda waan jeclahay lkin heesahoda midh kama fahmo viva xamar From somalilnd
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
Somaliland dhulki uduga iyo geesiyada Qalbiga idiin ka jeclahay wlhi
@haniahmed5547
@haniahmed5547 5 жыл бұрын
Thnk walaal
@Cudoon1
@Cudoon1 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣dumashi ma sidaa baa Waanu idiin jecelnahay♥️jidhkayagii😘♥️💬💚
@thedanishparkourmarstersl3721
@thedanishparkourmarstersl3721 5 жыл бұрын
Kkkkkk waa lagu bara diyar u so noqon
@faisaofficial9833
@faisaofficial9833 5 жыл бұрын
@@asmaabuukar1705 thnks 💟💟💟
@Aminamohamed1
@Aminamohamed1 5 жыл бұрын
Hees kaftan ah: waxba la iskuma reeban😂Caloolweyne Abkoowgiis😂Cali Ureeye waaxidow arod caashaq soo baro😂 Cajiinleey abootadeed😂waagii Dugsilayda ahayn dib noogu celiyeen thanks teamka heesta isku howlay😍👏
@dahircalisahal400
@dahircalisahal400 5 жыл бұрын
Ma ila araktay amina cadi ma ahan qoftan
@nasrahenna864
@nasrahenna864 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@shekeyeahmed9688
@shekeyeahmed9688 4 жыл бұрын
Hhhhh San ayaba nagu caysay yarta
@ibrahimmohamedisxaaq4456
@ibrahimmohamedisxaaq4456 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Wa is cayen yab 8gu dishay hestan
@sameraahmad7480
@sameraahmad7480 5 жыл бұрын
I’m from Somalilands wlhi waan jeclahy reer xamrka ciyaartooda ❤️❤️😘😘😍
@inziyappe7324
@inziyappe7324 5 жыл бұрын
Goobolada dheex
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
Anagaba wan jecelyahy walalhena reer waqooyga 😁 kuligeena Somali 🇸🇴 Isla nahy , Somaliland wx ladhahayo qaamuska dunida kuma taal huunooy 😄
@cadarus75
@cadarus75 5 жыл бұрын
WHY AAD ULEEDAHAY I AM FROM SOMALILAND LIKE U ARE FROM UGANDA. WE ARE ALL ONE.
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 жыл бұрын
Samera Ahmad somaliend xage ladhaha 🇸🇴 somalia le maqlqy
@iftincali6861
@iftincali6861 5 жыл бұрын
Www
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 5 жыл бұрын
ciid wngsn inta xamriga jecel love from muqdisho
@asmahassan4352
@asmahassan4352 5 жыл бұрын
Wngsn galacka😍😘
@janjano6576
@janjano6576 5 жыл бұрын
Wanagsan oo wacan
@hanaaqurux6787
@hanaaqurux6787 5 жыл бұрын
Farduu sheeno wanagsan gacalo ❤️❤️🙏
@maryamoahmed2368
@maryamoahmed2368 5 жыл бұрын
cali uraaye horta cashaq soo baro kkkkkk
@axmedmustafe8883
@axmedmustafe8883 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh yaaab reer xamar
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 5 жыл бұрын
Reer xamar waan iska taageeraa lkn ciyaartooda ayaa igu adag😛aniga reera dhaanto ayaan ahay salaan buuran iga gudooma ree xamar❤ from ogadenia ❤❤
@aishahabib7823
@aishahabib7823 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 4 жыл бұрын
❤️🤣
@manouranoor7924
@manouranoor7924 3 жыл бұрын
mashallah viva ogadenia, anba rer dhaanto aan ahay from wardeer and jigjiga
@rooblekaamil5019
@rooblekaamil5019 2 жыл бұрын
Heesaha reer xamar eesh calaa weeyi walee. BOORAMA ayan idinka soo salaamay
@abdiazzmohamed7983
@abdiazzmohamed7983 5 жыл бұрын
I’m from Ethiopia 🇪🇹 I love xamar 🎶
@SOProduction
@SOProduction 5 жыл бұрын
No, Thanks
@ruun324
@ruun324 5 жыл бұрын
Tnks bro
@hussienmohamed8553
@hussienmohamed8553 2 жыл бұрын
runti waa hes kaftan badan
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
Ninka ciyaartisan ka helee from hargiesa👏👏👏👏👏
@cuuff8ztxtdt153
@cuuff8ztxtdt153 5 жыл бұрын
From somaliya gar ahan buur hakaba farax kaftan wan tageera marwalbo iinolow bay bay farax 🙌
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 5 жыл бұрын
kkkkkkkkk.... walee heestan wax ba la iskuma reeban. maryo dhiigleh ayaa lakala furtay. ala jecliyaa my reer muqdisho. i love you my peple wlh
@abdiazizadan8623
@abdiazizadan8623 5 жыл бұрын
Eid mubarak meel walba aad joogtan iso duceeya inuu illahay waxan jecelahay ii sahlo wax yaabo badan aan haminaaya inaan helo Tnx 😍😍😍
@salaadoshiikh5928
@salaadoshiikh5928 5 жыл бұрын
cali uraye
@fardowsaabdulahi2468
@fardowsaabdulahi2468 5 жыл бұрын
Allaha gusahlo abaayo mcn
@fardowsaabdulahi2468
@fardowsaabdulahi2468 5 жыл бұрын
Eid wanagsan walashey
@awilmohamed4110
@awilmohamed4110 5 жыл бұрын
I like heesaha xamarwaagi waaan ku haystaa 💕😍😍😍😍😍😍😍 I’m from buhodle
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 жыл бұрын
Fanaaniinta boondheere libaax Waa ka baxsateen viva boondheere libaax Ahmed weyne hore u soco waa ka baxsatay cajiinleey abootadeed 😂😂
@sareyoabdullahi3944
@sareyoabdullahi3944 3 жыл бұрын
😂😂😂
@daleysxaaji4053
@daleysxaaji4053 5 жыл бұрын
waaw farax kaftan ish cala reer boondheere degmadeyda dadkeeda liwaxad waka baxsatay farax kaftan farxadii fanka respectfull queena boondheere makugu qasaarin adiga my favourite xilwa yaa binit anti aksar caraf raqis yaa xilwa
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 жыл бұрын
Ninku sheekh buu ku qurux badnaan lahaa sujuudii iyo gadhkiina waa ku yaalaan ilahay heesa haka madoobeeyo
@queenofthemoney4020
@queenofthemoney4020 5 жыл бұрын
I m from Muqdisho wlhi xamari ninki ku dheli karo ama fahmi karo lee fami karo 😃😃
@HaniHeloS
@HaniHeloS 5 жыл бұрын
Queen of The MoneY Aad io Aad Wlh I like Xamari From USA 🇺🇸 inkasto Aan Aqoon Lkn dheesha io Erayada waa Ka Helay Alow Somali Inoo Hagaaji Dance 💃 xamarig Xaqiiq Waa Waxaa u Dhalanay 🙏🙏🙏🙏
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Queen of The MoneY Lkin MayMay ciyaartood ayey ku qasayaan. Banadir anigu ma arko Hadalka un aya Maxa tiri ah bas
@iamaworrier3649
@iamaworrier3649 5 жыл бұрын
Meesha waxbaa ka.dhacay Aaway reer boondheere iyaga laga soo gaaray dance . Cilmi u leeyihiin . Hh From Cyprus 🇨🇾🇨🇾🇨🇾
@sihaamsaciid6436
@sihaamsaciid6436 5 жыл бұрын
Waaaw cali uraaye calolweyn abkowkiis yaa zalaaam axmed wene ciyaar meel waa ku saartay kaftan lakiin laki wir laso heees meeel aya lagu saaari wlhi rer boondheere salaama kulikiin👏👏👏👏👏👏💕💕💕✋😍😍🎸🎵🎹📯🎤
@abdullahiomar8044
@abdullahiomar8044 5 жыл бұрын
Waaa la is hargufay Wlh meeshan kaftan reer xamar nagu wada waa nagu socotaaa
@aymanmohamud2867
@aymanmohamud2867 5 жыл бұрын
Ay Ay farax kaftan waa ay iigambatay because laxankan shidan iyada waye war rer bondhere aniga gacan iyo lug ayaa iskugu daray idin salama hit waye heesta diriska ayaa idin so salamoyo war dhiigley 🙏🙏🙏❤❤
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 4 жыл бұрын
Qeerto aboo long life my sister tartankii heesaha xasuustaa fannaanad weyn in aad tahay waa ka muuqatay. 🔥🔥🔥🔥🤙.
@xamdauni557
@xamdauni557 3 жыл бұрын
Iskalaaji
@bmnofficial1
@bmnofficial1 5 жыл бұрын
reer muqdisho like inaa i saartaan ceeb miyaaa
@abdinasirabdi4617
@abdinasirabdi4617 4 жыл бұрын
Cay ayy isku balansadeen hees ka weyn
@monafgfg8718
@monafgfg8718 4 жыл бұрын
Wankuheysta xamariga
@vjghghgut1661
@vjghghgut1661 4 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😍😍
@cimraansocialist106
@cimraansocialist106 3 жыл бұрын
@@abdinasirabdi4617 ²
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Rer muqdisho cayartan can ku yihin
@xilkazbeautychannel2910
@xilkazbeautychannel2910 4 жыл бұрын
hesa heena wa shidan yihiin viva reer xamar❤❤❤❤💋💋💋💋💋
@yasilafabdo6388
@yasilafabdo6388 5 жыл бұрын
Reer boondheere aa is helay ahmed weyne laki hees la so qaad meel ey ku saare laki luula noloow inti nolol jirto aduunka❤❤❤
@dajiyadeeka8523
@dajiyadeeka8523 4 жыл бұрын
Laki maha wll wa farax kaftan
@zahraciise4690
@zahraciise4690 4 жыл бұрын
Hhhhhh waxbaa ka dhacay.
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 5 жыл бұрын
I love u farax kaftan cod macaan masha allaah alaha kuxafido abyo mcn 💔💔💔💔💔💔
@GoobeVideoProduction
@GoobeVideoProduction 5 жыл бұрын
Eid Mibaarak dhamaan asxaabta! Ciidaan waxey ka shidan tahay Niiko. Kuwa badana waa soo socdaan!!
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 5 жыл бұрын
Hees jcyla oo niiko aheyn noo sooo geliya fadlan👍👍👍👍💘💘💝💝💝🙏🙏
@hamdidahirdiriye5355
@hamdidahirdiriye5355 5 жыл бұрын
Goobe Video Production ruwayada shaalay dumar noo so badiya
@sahromuhamed3796
@sahromuhamed3796 5 жыл бұрын
plz aaway heestiii kaftan ay laki ugu tala gashay taas nooo soo daaaa goobe big respect
@hodan573
@hodan573 5 жыл бұрын
Goobe Video Production عيد مبارك كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
Goobe Video Production Goobe ciyaalka xaafada walahi kashidantahay kulahaa kkkk
@nimco_saciid
@nimco_saciid 5 жыл бұрын
heestan we iga dhex bxdy wn ka hely kftn iyo weenow😍😍😍❤❤❤
@maslahstudio5872
@maslahstudio5872 5 жыл бұрын
Faarax laxanka ay ayado heestaan saartay aadi ma ahan long life my sisters
@istarhonest2181
@istarhonest2181 5 жыл бұрын
am from xamar cadeey keep going heesaha xamariga
@warsamemahamud1626
@warsamemahamud1626 5 жыл бұрын
Ahmed weyne qosal ayu igu diilay walahi caajinley awatadeed kulaha caay kuma hariin 😂😂 farax kaftan kulaaha caalol weyn abkoowgiis 😂😂🇸🇴
@hassankayd6721
@hassankayd6721 5 жыл бұрын
Cay yar oo aan turxaan lahaybaa meesha ka dhacday wlhy funny one I like it 😊 woow hore usocda fanaaninteena weldone
@banadirhey3011
@banadirhey3011 4 жыл бұрын
Abwaan xuseen madoobe salaan sare mahadsanid fadalan nooso badi heesahano kale 🇸🇴❤️🇬🇧
@aishaismail6970
@aishaismail6970 5 жыл бұрын
Ciyaartisa ayan kahelay beelo waye 👌👌👌👌👍👍👍🔥🔥
@KaahaNolosha
@KaahaNolosha 5 жыл бұрын
Cali Uraaye as tahee Horta Caashaq soo baree. Woooow Kaftan cod dananaayo. Ahmed Weyn Caadi malahan
@mohamedwiito8186
@mohamedwiito8186 4 жыл бұрын
Reer xamarka wax kale weeye wllhi mar waa inaan kaqaybgalaa ciyaa rahooda
@user-ri7cf9qd1f
@user-ri7cf9qd1f 4 жыл бұрын
Hawaryar wan ku xiisy xamar weeni aya ku soga faxar qal wan ku salami aniga موجود السعودية
@deqaali5866
@deqaali5866 5 жыл бұрын
Cali uraaye waaxidow orod caashaq soo baro I like it lahjadan wlhi
@abdullahiyousufabdullahi8546
@abdullahiyousufabdullahi8546 5 жыл бұрын
Deqa Ali cajiinley abootadeed aatahe orode dhiisa siii cugee hhhhh
@Kalidinho
@Kalidinho 5 жыл бұрын
Inta jecel heesaha xamariga farta hataago
@mumtazahmed6553
@mumtazahmed6553 5 жыл бұрын
dalmar mohamed
@queenofsmile8443
@queenofsmile8443 5 жыл бұрын
Adba ciilanaa tahee😆CAlool weyn Abkoowgiis cali uraaye waaxidoow orod caashaq soo baree soo Baree🤗last Amaan👌Farax kaftan💪
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
Heesta ugu cajiipsan 2019 😃👌👌👌👌👌👌👌. Way ka baxsadeen fanaaniinta 😘
@salaadoshiikh5928
@salaadoshiikh5928 5 жыл бұрын
hesta inaba cadi ma aha
@caqlicade534
@caqlicade534 10 ай бұрын
Mashaallaah baaba jeey legend Keeb going abti Macaan Allaha ku xafido ❤❤❤
@Inspire3hub
@Inspire3hub 4 жыл бұрын
Hestan kaligeega aya KZbin ka firsady xaqiqday 1000 times 💛❤🤣🤔😥💸💸💸💸💰🙏🏽
@abdihafidbariyow9771
@abdihafidbariyow9771 5 жыл бұрын
Axsan hees wlh fananintan uk iska jeclhy wlh⚡⚡⚡🤟
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 5 жыл бұрын
skuul hadii la joogo Ali said Asha said kaalaya wax walbo cali maa iska leh kutiri cali uraaye waaxidoow orod caashaq soo baro magaca ayay iga wasaqeysay gabadhan sidaan u ciyaaraayey cali uraaye markan maqlay waanbo fariistey hush waryaa faarax kaftan
@waqtilumis2571
@waqtilumis2571 5 жыл бұрын
😂😂😂 iska badal bro Caasho ba dgib aye qabtaye
@amishhasan1720
@amishhasan1720 4 жыл бұрын
Cala uracey waxidow orod cshq sobare😂😂 2020. April 9 hbn jimca ah Inta argtay qoral kyga waxey kutabay wngzn 🙏💋😘💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sharwaqaali197
@sharwaqaali197 2 жыл бұрын
I am puntlander wan jeclahy heesa xamar
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 2 жыл бұрын
Sdo klh puntlander 🥰
@nashaadqurux6885
@nashaadqurux6885 5 жыл бұрын
Caawa anaa first ahee walaalayaal like igu sharfa sharafta alle idinkama qaado😂
@user-qv2kk5hu8j
@user-qv2kk5hu8j 9 ай бұрын
Xamari lee iga dheh afar sano kadib hadan arkaa muqalkeda yaab😂❤
@user-rc2rj6lh9x
@user-rc2rj6lh9x 5 жыл бұрын
حبيت الاغنية 😂😂😂😂😂🤦🏻‍♀️
@habsoma9617
@habsoma9617 4 жыл бұрын
Hi
@cabdiraximburci4924
@cabdiraximburci4924 3 жыл бұрын
Ya ila dawayaano 2021
@hafsamahamed8135
@hafsamahamed8135 4 жыл бұрын
Heer xamarka waan Jecelahay laa kiin heesa waxba lagama fahmo
@marizalovemazaa8410
@marizalovemazaa8410 5 жыл бұрын
Mugaan Kula ciiyaran camashada tambtaa=x2 Yahooy xaa sidii ciyalki canka igu tuurta =x2 Aryaa aada ii cilayo carabkaga dheryahoo cududo igu faane caasha iga so gale=x2 Nabeee caamia tahee Hooyale aada eheee Cajiinleey abootaded Meel walba joog adaaa ehee Nabeee caamia tahee Warya hooy aada eheee Cajiinleey abootaded Kirkir hooy aada ehee Casriga an war uhaynine Orod dhiisha sii cugee=x2 Adba ciilana tehee Hooyaley aada ehee Calool weyn abkowgiis Hooyaleey adaa ehee Adba ciilana tehee Warya hooy adaa ehee calool weyn abkowgiis Wixi so hera tehee Cali uraaye waxidow orod caashaq so baree Hooyaleey orod cashaq so baree Mugaan kula colowaan Codsigaaga diide=x2 Arya xa sidi cawaanki caay ilaso gashaaa=x2 Waryaa adaa iciifayo ceeb an lehenio Cilado igu sheegayo cuqdada kugu beerante=x2 Adba ciilana tehee Hooyaleey aada ehee Calool weyn abkowgiis Wixi so heera tehee Cali uraye waxidow orod caashaq so baree Nabeee caamia tahee Hooyale aada eheee Cajiinleey abootaded Kuli sheey aada ehee Casriga an war u uhaynine Orod dhiisha so cugee
@shadiahussein7504
@shadiahussein7504 4 жыл бұрын
Mariza Love Mazaa the
@abdulkadirali6556
@abdulkadirali6556 4 жыл бұрын
Nzb mariza
@abdihaadi6608
@abdihaadi6608 3 жыл бұрын
Thnkz mariza qaali
@ubhabdi1344
@ubhabdi1344 3 жыл бұрын
Hhh
@maamayaya2725
@maamayaya2725 4 жыл бұрын
Nashnal Tiyaatar aan soo xasuustay 👌👌👌👍👍👍❤❤❤
@thedanishparkourmarstersl3721
@thedanishparkourmarstersl3721 5 жыл бұрын
Bismilahi walhi waxa ma leysku rebanin
@ahmedwayneofficial8738
@ahmedwayneofficial8738 5 жыл бұрын
Dhamaaan asxaabteena Aad iyo aad ayaan idiinkaga Mahad celinayaa taageeridiina anoo kuhadlaya magaceyga AHMED WAYNE Iyo magaca fanaanadeyga FARAX KAFTAN inshallah heeso kale on the way soon 🙏🙏🙏😘😘😘😍😍😍❤️❤️❤️😀😀😀🌹🌹🌹🥀🥀🥀🌸🌸🌸💋💋💐💐⚡️⚡️🌷🌷🥰🥰🥰👍👍🙌🙌🙌✨✨🌟🌟🌺🌺
@ifraxdahir1876
@ifraxdahir1876 5 жыл бұрын
Kkkkkk cali uraye lee iga dheh hesta igu xisaha backed wllhi like kasbeya
@shukrideeriye774
@shukrideeriye774 4 жыл бұрын
That part Cali urya killed me walhi bisinka 😃😃😃😃
@sahroabdullaahi6869
@sahroabdullaahi6869 4 жыл бұрын
kkkkkk
@bahjocadey4937
@bahjocadey4937 5 жыл бұрын
Saas waye kaftaanteyda waka baaxsatay nikada igu diishay bondheere aya iso xasusisaay bilahii
@hamdidini5161
@hamdidini5161 5 жыл бұрын
Wow i liked my hamari song 👌❤️
@yasminsaid1207
@yasminsaid1207 5 жыл бұрын
I like Cali Uraaye caashaq soo baro walaahi waan qosley kun sidaas ah ayaa jirta oo waxba ogeyn
@ahmedhaji6864
@ahmedhaji6864 5 жыл бұрын
Meshan waxaa usow galay kali ah inaa aqriya comments balse ani wax like ah maraba sidaa ula socda
@istel3283
@istel3283 5 жыл бұрын
waaw caadi ma ahan heestaan. xamar cadeey lee soo xasuustay. farah kaftan iyo ahmed heestaan waa ku heeystaa . sii badiya heesaha reer xamarkaa..... casriga aan war u haayninee orod dhiisha sii cugee lol cali uraaye orod caashaqa soo baree lol waxaanba soo xasuustay caajiinkii aan soo shiidi jiray... wardhiigleylol
@sumayaqurux8251
@sumayaqurux8251 5 жыл бұрын
Reaction ka ck kadib qofkii imaday like ii saar😂🙏🏻
@rahmahassan1150
@rahmahassan1150 5 жыл бұрын
Sumaya Qurux hahahah Wlhi Aniga kaa mida
@saalaxsiidow4303
@saalaxsiidow4303 5 жыл бұрын
Wllhi anigaa kamid ah
@maslahstudio5872
@maslahstudio5872 5 жыл бұрын
Cali uraaye kulahaa f kaftan
@yasiryasir4263
@yasiryasir4263 5 жыл бұрын
reer xamar hadaatahay like iisaar
@jaziiraofficial7511
@jaziiraofficial7511 5 жыл бұрын
cali uraaye waxid caaytin way is dhafsadeen
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 4 жыл бұрын
Cali uraaye wuu dhinte😥😂 udeeya magiciise
@ahmedmohamud8290
@ahmedmohamud8290 2 жыл бұрын
Isgoyska calikamiin uu ku dhintay hhhh ree xmar lee yaqaano
@bintusadiaabdi1321
@bintusadiaabdi1321 5 жыл бұрын
Unuka unuka lee waaye Farah kaftan ❤❤💋💋💋👌
@saahiryare7300
@saahiryare7300 4 жыл бұрын
Sàas waaye
@Abdi1430
@Abdi1430 5 жыл бұрын
Viva reer xamar i am proud to be xamari
@xamdixarago1790
@xamdixarago1790 5 жыл бұрын
Banadiriga aad ayaan u jeclahy ilake
@hon.aliabdullahimohamed7711
@hon.aliabdullahimohamed7711 3 жыл бұрын
Anagana sidoo kale, Shukran!
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 жыл бұрын
Anigaa Cajiin gadi jiray waagii aan yaraa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maryamali3513
@maryamali3513 4 жыл бұрын
Walahi hees ta wa jecelayla 🥰😘💜💖💖❤️
@AaA-xv7bn
@AaA-xv7bn 10 ай бұрын
❤😂😅😊هلا
@daganaadanbeautytips3761
@daganaadanbeautytips3761 5 жыл бұрын
farah kaftan waan iska jeclahy ilaah amrkiii nolow mcney
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Form Puntland GoRoWe🇺🇿 HeesTan si fiican baa Ufahmay🌹 Lkn heesaha kle Ee xamarawiga ah ma fahmo ilee aan bil dhageysto oo qeyba malin qeybo by noqon tan lkn isbuuc by igu qatay caadi mhn karbaashkan ciyaal xamar waa iska jclhy😂😂😂 cali uraayo waxidow Orad caazhaqa soo baro😂😂😂 2020😂🌹🌹
@quruxsanhennanbeauty3764
@quruxsanhennanbeauty3764 5 жыл бұрын
Cabitaanlihiiyow soco ciyaar soo baree. 😂 coming soon ila socda fans 😂😂😂 hdaa sugi ladahy hesteda cusb like igu dharbaax dhash👍
@umufathiabdullahi4880
@umufathiabdullahi4880 5 жыл бұрын
woow farax kaftan cod iyo cayaar waakugu dhamaaday
@abdi4316
@abdi4316 2 жыл бұрын
Baba alcasal🙏 cimriga iyo caafimaadka allah kuu barakeeyo.
@nacimoxusseinadan2185
@nacimoxusseinadan2185 5 жыл бұрын
Hhh farax kaftn mel naga sar ninka I like
@samiiraliibaan8474
@samiiraliibaan8474 5 жыл бұрын
Axmad weyne wanku heystaa xaqiqdi😍😍😍😍😍😍
@simansiman4012
@simansiman4012 5 жыл бұрын
Isii iyaa kaftan in the house
@araboali7845
@araboali7845 5 жыл бұрын
Hhhhhh wa. IGA qoslisay kaftan rer Cali wa xanaqen ana ka kow ah intu red Cali ah so baxa an duulnee
@adeniidow3556
@adeniidow3556 5 жыл бұрын
😂😂😂
@hodoali1307
@hodoali1307 5 жыл бұрын
Ani xita
@cadnaanarchitect5921
@cadnaanarchitect5921 5 жыл бұрын
SIDA LOO GARAACAY MUSIGA BEST
@nuneahmed7052
@nuneahmed7052 4 жыл бұрын
From muqdisho ciyaal wabari cajiinley wixii soo heraa eheed lol 😂
@mskhadra
@mskhadra 5 жыл бұрын
Cali uraaye 🐐😂😂💃🏽
@africansports3436
@africansports3436 3 жыл бұрын
Cajiinley😀😀
@sumayaqurux8251
@sumayaqurux8251 5 жыл бұрын
Kuli sheey adaa eheeee😂😂😂🇸🇴
@dacadofficial9118
@dacadofficial9118 5 жыл бұрын
Orgi xfdayada ku arkyy ba #cali_uraye la dhaha can bu noqdy hdi hes lo qady😀
@maryanmaxamed9597
@maryanmaxamed9597 5 жыл бұрын
Hhhhhhh
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 жыл бұрын
Haye haye iwada heesta daadiskey kashidantahe guusha dumarka leh
@liibancadde5153
@liibancadde5153 5 жыл бұрын
Heestan waa iga gadmatay 💲➡🔝
@aminahashi6250
@aminahashi6250 5 жыл бұрын
Cool ween abkoowgiis ar aman u qadaa qof aan ogahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@dulmimidiyowcade9536
@dulmimidiyowcade9536 5 жыл бұрын
Amina Hashi hanoogo qadin
@rtghfc
@rtghfc 5 жыл бұрын
Micnaha Magaca Heesta waxa layiraahaa Cali uraaye & C ajiinleey
@jamilanoor8638
@jamilanoor8638 3 жыл бұрын
Reer xamar cadi ma,ahan 😍😍🙏🙏
@mohamedomar1747
@mohamedomar1747 5 жыл бұрын
Waaaw war maleh heesda caadi maha
@alishiiq3341
@alishiiq3341 4 жыл бұрын
cajiiley awootadeeda ina ah like iyo love saara
@libaaxalee
@libaaxalee 4 жыл бұрын
Wax leyskula habayaraatee majirto heestaan. Dhulkaa seetahay leyskugu jiiday lol :) nice one.
@cabdullaahiyaasiin2507
@cabdullaahiyaasiin2507 5 жыл бұрын
I like this song but , i don't understand . From Majeerteen.
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 5 жыл бұрын
Jalam Media you mean Puntland 🇺🇿🇸🇴❤️
@amiishaamanka5343
@amiishaamanka5343 5 жыл бұрын
Warya ada I ciilay carapkga dher io cududa igu fanay may dhahday ar faraxa 😀
@sheekoiyoqaraxoofficiell6322
@sheekoiyoqaraxoofficiell6322 5 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄. Cajiinleey abootadeyd
@lulmohaa6554
@lulmohaa6554 3 жыл бұрын
Shekaiyo 😂😂😂😂😂😂
@Professor4555
@Professor4555 5 жыл бұрын
Ani kolley ba naagate Cali carfaaye le i dhahda,,ragga kale u taalla
@qalanjo7611
@qalanjo7611 3 жыл бұрын
Muqdisho fatan hess aco shak jacley Farah kaftan mashalah hess fatan wa co
@musenoor3751
@musenoor3751 5 жыл бұрын
Mashaa alaah ilaahey. Ha idin dhooro
@farhiyodagan8219
@farhiyodagan8219 5 жыл бұрын
Miss world horay u soco kaftan
farax kaftan iyo laki xaaji hees cusub oo hada soo dhacdey
5:19
STUDIO HOBYO 2
Рет қаралды 259 М.
HASHIM CADE | BUURAAN KORAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:21
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,5 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 47 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
FUAD CADE HEESTII DOWLAAY 2018 4K
4:50
Wadani News24
Рет қаралды 628 М.
PRANK NAXDIN BADAN OO KA OOHIYAY LAKI GABADHEEDA HANI
24:56
Goobe Video Production
Рет қаралды 244 М.
HEES 2021 MASEER JAAJUMOW & AMAARA
8:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,6 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
XUSEN NURIYOOW & FARAH KAFTAN HEESTA TARTIIBKOO 2018 HD
4:31
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,4 МЛН
HASHIM CADE | DARYEEL MAHAASTEE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
6:10
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,4 МЛН
XAAWO KIIN IYO XUSEEN SHIRE - HAR II JIID (OFFICIAL VIDEO)
9:44
Tusmo Films
Рет қаралды 4,5 МЛН