QOOMAAL YARE FT RAAXO SHARIIF HAMBALYADII CABDULAHI & HANI OFFICIAL VIDEO 2018 BY AFLAANTA STUDIO

  Рет қаралды 7,318,371

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

Күн бұрын

Пікірлер: 1 700
@abdilahiabdiwahid7212
@abdilahiabdiwahid7212 5 жыл бұрын
Heesta waxaa loo qadey xaskeyga hani qurux iyo anigoo Abdilahi maxaa ka macaan qofkad adunka ugu jaceshahey 😢😢😭
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
abdilahi maan kula murmaa sida somalida adiag ma ahaa kkkkk
@sumayaabdi6570
@sumayaabdi6570 5 жыл бұрын
😂😂😂😁😁😁😁
@firstqueen4435
@firstqueen4435 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 how can I believe?
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
@@shaarubsulleiman9229 😂😂
@farmajochannel5899
@farmajochannel5899 3 жыл бұрын
Hees kasta oo macan quranka Kamacan xaqiq wlhi plz like
@leilaali7954
@leilaali7954 3 жыл бұрын
M.a
@simandiri2642
@simandiri2642 3 жыл бұрын
Haa
@husseinabdy7347
@husseinabdy7347 2 жыл бұрын
Xaqiq wlh
@user-lr3md4zu9g
@user-lr3md4zu9g 2 жыл бұрын
@xasanmuhamedchannel6802
@xasanmuhamedchannel6802 2 жыл бұрын
Xaqiiq wllh
@axlamgacal9416
@axlamgacal9416 5 жыл бұрын
Intaa. Jeceyl. Quranka. Karimkaa. Like. Eesaray
@xasancaruus8688
@xasancaruus8688 5 жыл бұрын
Meel hees lagu dhageey sanaayo quraan hakeenin adiga uu doonaayo like walaal mahadsanid
@Najmaalem
@Najmaalem 5 жыл бұрын
Filim afsomali
@ahmedyogoyogo310
@ahmedyogoyogo310 5 жыл бұрын
Munafiq
@sumayaabdi6570
@sumayaabdi6570 5 жыл бұрын
wax dinta ka bax san aa mesh lagu haa yaa Quran hagenin wll
@macab6141
@macab6141 5 жыл бұрын
Please ilahay kabaq oo quran meesha kadhaaf
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 6 жыл бұрын
Amina dhool iyo Raaxo shariif ka sman cod iyo qab jilliin!. Yaa ila Arkay?
@caliwasaaye.5728
@caliwasaaye.5728 5 жыл бұрын
MOKAABBE PRODUCTIONS Sidoo kale WASMO jacayl ka
@tijaabogmail978
@tijaabogmail978 5 жыл бұрын
masha Allah magaca xaajiga waa IGA gadan yahay
@michelle-su3iy
@michelle-su3iy 5 жыл бұрын
Anaa kula arkay
@abdifitaahkuwatare7802
@abdifitaahkuwatare7802 3 жыл бұрын
waa isku cod aamino dhool iyo raaxo shariif
@husseinali-ww6nt
@husseinali-ww6nt 3 жыл бұрын
@@caliwasaaye.5728 Zzz
@abdirahmanali958
@abdirahmanali958 10 ай бұрын
Waaa hesta ay arooskena u qaden raaxo iyo qomal 5 sano kaso waregato alxamdulilah 4 wiil ayaa no jogto ❤❤❤❤❤
@amanomar804
@amanomar804 5 ай бұрын
Abdirahman umay qadin lkn😂
@NajmoMuxumed-s9c
@NajmoMuxumed-s9c Ай бұрын
​. Adiga kada ma cabdiraxman ladhaha
@LaakoTv
@LaakoTv 5 жыл бұрын
xaaskayga Juwayriya insha ALLAAH ayaan heesta u qaadi doonaa... Juwayriya Abdi isse Adunkan ku jclhy bea
@aadanlucky2135
@aadanlucky2135 3 жыл бұрын
ooo cadaaaa
@fardowsaabdullahi1324
@fardowsaabdullahi1324 3 жыл бұрын
@@aadanlucky2135 😂😂😂😂😂😂
@xumeirah
@xumeirah 3 жыл бұрын
@@aadanlucky2135 😂😂😂😂😂😂
@ismaaciilcabdi7404
@ismaaciilcabdi7404 3 жыл бұрын
@@aadanlucky2135 intee ku xanuuntay🤣🤣🤣
@moha______boy3702
@moha______boy3702 3 жыл бұрын
@@fardowsaabdullahi1324 🤣🤣🤣
@omarfanaan4660
@omarfanaan4660 5 жыл бұрын
Mar aan dheereen ayaan maqlay heestaan, Waa hees aad iyo aad u macaan. Raaxo shariif walaaley intee ku maqneed, hadda ayaa iigu horeyso codkaada iyo muqaalaadaba, waxaa tahay gabar cod dahab leh,, waxaa tahay gabar masraxa luleyso. Allaha ku dhaafo waad noo raaxeysay.
@akramyare5444
@akramyare5444 3 жыл бұрын
Hno rerkeda fananka iskuma ficnin waxe so radisay ayan ka yabanahy cml
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
Aad ii aad
@Abdallegio
@Abdallegio 5 жыл бұрын
Yaasalam Raaxo shariif 😍 Cod iyo qaab intaba way haysa love ban usaaray.
@AbdixakinAli-c3w
@AbdixakinAli-c3w 8 ай бұрын
Been badana🎤🎤🎤
@Bile-os3nb
@Bile-os3nb 2 ай бұрын
@@AbdixakinAli-c3w maxa ku haayo inte ku xanuunoso 😂😂😂😂
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 4 жыл бұрын
Raaxa shariif qababaalki Magool aun ayay leedahay sidey u jilayso heesta oo akhshinki layaabka laha ee Magool u keentay ayaan la ashaqaraaray walhi. Erayadana aadbay u miisan yihiin qaafiyad bay ku socdan respect Abwaanka heesta iyo laxanbkaba🙏🙏🌹
@sahruujsaxardiid8065
@sahruujsaxardiid8065 5 жыл бұрын
😍😍Nafta gooni kuu tahay cabdillaahi gacaliye😍😍😍 Xaaji cimri dheer qaali noloshu la'aantaa ma lahan ilays.....
@zumayohareed6125
@zumayohareed6125 3 жыл бұрын
Masha allah
@abdifitah5687
@abdifitah5687 Жыл бұрын
HYe xaajiYo❤️😂
@MaankacadeMaankacade-b3z
@MaankacadeMaankacade-b3z 25 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤ukdjegfhayy❤
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 4 жыл бұрын
Allahayow Galgaduud qofkaan ka gacalooday qalbigayga kasaar imuusan soo dhawayn mana isoorinee. Amiin ya Rabii
@updylaahi3366
@updylaahi3366 3 жыл бұрын
Magac Abdullahi inte jecel I Lava guo wlh💎💖✌
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
Wllhi aniga jaceel wilkeyga curadka Abdullahi inaa u bixiyaa jacelahay insha allah ♥
@dooladolaa252
@dooladolaa252 2 жыл бұрын
00 ⁰ p0 ⁰ 0p0p
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 insha Allah isku raja nehee👍❤❤🙈
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 жыл бұрын
@@ayaancabdi2770 insha allah mcnto
@abdallamohamedaweys903
@abdallamohamedaweys903 2 жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 masha allh
@manowali6110
@manowali6110 3 жыл бұрын
Abdullahi ...waa halyeey anaa ka mit eh.....waa rageedhaay...abdullahi...meel walba aat jogtiin ismujiiya....🤣🤣🤣❤❤
@SumayaAhmed-mc2ug
@SumayaAhmed-mc2ug 3 ай бұрын
Abdi ullahi ❤ waa halyeey anaa ka mit eh ❤ waa rageehaay ❤ abdi ullahi meel walba aat joqtiin
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 5 жыл бұрын
Heestan mar walba xaaskayga ii qaada markas ban ilooba wax walba aan dareemayay codka fanaanadan iyo kan xaaskayga waaba isku egyihiin allow inta jecel isku daa
@amiraayusuf2254
@amiraayusuf2254 5 жыл бұрын
Ameen❣️❤️💯
@Abumaaida
@Abumaaida 5 жыл бұрын
Ameen 💉anigabo weey iskucod ekayen balse waan kaladeerane hada 😭😭😭😭
@ilwaadqurux9099
@ilwaadqurux9099 4 жыл бұрын
M a Alaah haisku ken deysto wall
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
Aamiin ale haidin usukikindao
@abdirisakjamaosmanabdirisa9872
@abdirisakjamaosmanabdirisa9872 4 жыл бұрын
@@ilwaadqurux9099 kkkkk
@hamdihashi9828
@hamdihashi9828 6 жыл бұрын
Qofaa ogahy hduu i dhihi lahaa Gacaladeydaaay gacantaada iii dhiib 😭😭😭 Hubaal mar kale aya dhalan lahaa Rabbow qalbigiiisa iisooo jeedi Ax caku ciil badanaa calafkeyga xumaa 😭😭😭
@abdirahmanmohamad9682
@abdirahmanmohamad9682 6 жыл бұрын
Hamdi Hashi 😥😥 wan awoda qofkas oo ka daba oynaya ina ku tuso ila so xariir aniga ana fikrad fican ku haya mase inu la washa ku tusa ha oynin wax walbo xal ayay ledahay 👍
@shineaar5219
@shineaar5219 6 жыл бұрын
@@abdirahmanmohamad9682 waan awoodaa ha dhihin wll waan isku dayaa dheh thnka
@aishahussein4229
@aishahussein4229 5 жыл бұрын
Hamdiy hashi waliga nin ha isu jabin raga somaliyed wa ku jeclahay waxey ka qadan kibir siy kastod u jeceshahay hada aragtid inow kasiy jedo iska dhaf
@naimaosman5183
@naimaosman5183 5 жыл бұрын
Ilahay ha kusoojeediyo haduu khayr kuugu jiro , Mar ayaa jirta wax shar kuu ah aad khayr moodayso Guulayso Ina abti.
@hamdihashi9828
@hamdihashi9828 5 жыл бұрын
@@naimaosman5183 Aamiiin abaayo mhdsanid
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
raaxo shariif mansha allah beautiful song adiyo wilka mansha allah FROM SOMALILAND ADE BAAN IDIIN TAGERA HEESIHINA
@salimdin5997
@salimdin5997 5 жыл бұрын
Raxoo shariif really got a unique style m.a 😍 cant get over her
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 жыл бұрын
2020 had dawanayso Like isaar Inder🙄😁😊
@suhuramaxamad2013
@suhuramaxamad2013 4 жыл бұрын
Me
@mohamedshabeel4671
@mohamedshabeel4671 4 жыл бұрын
Tänk
@fartuunfaraxsan4370
@fartuunfaraxsan4370 3 жыл бұрын
✉️
@AnisoAyaan
@AnisoAyaan 3 ай бұрын
Me 2024😂
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Eeeesh qiyaazak Raaxo shariif nolow😍Matanaha ila magacaa Abdullahi si gaara idin Salamey Sxbyl.✋
@ichheieahmed37
@ichheieahmed37 6 жыл бұрын
Somali maxamed tool hada tihiin uu Sheega Raaxo Shariif inan ku dakhranahay ❤🌷
@zuadnuur1691
@zuadnuur1691 2 жыл бұрын
1m kamida ana dawady umalyna wankuso noqnoqda uun heestan❤
@moniishabeyzaani6094
@moniishabeyzaani6094 6 жыл бұрын
Heesti ugu horeyse my nolasheyda magaciisa aaan maqlo 😘
@cimraancawaale380
@cimraancawaale380 5 жыл бұрын
2019 ya ila da wa nayo like isar ✈✈✈
@amiindaahir4670
@amiindaahir4670 4 жыл бұрын
2020 sanad cusub manshaalah
@musaapanday6230
@musaapanday6230 4 жыл бұрын
2020 ayaan dawanoyaa szp
@yaskasalax6544
@yaskasalax6544 3 жыл бұрын
@@amiindaahir4670 masha allh
@munayusuf9938
@munayusuf9938 4 жыл бұрын
Oh heestan maalinta aroosakayga ayaan udhiganaya insha Allah waa axsaas jacayl laba qofo kalgacayl kalsoni leh dhisay 😍😍😍😍😍
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Miya dhigatay wllo😂 hdad geriyotayna rapi haku naxariisto 🥺🤍
@munayusuf9938
@munayusuf9938 Жыл бұрын
@@amanomar804 Aamin ya rabi shugran qaali
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
@@munayusuf9938 commentikada 2year kahor aha sidasa kudhahay wllo alx weye😂🤍
@qadiijamaxamed712
@qadiijamaxamed712 4 ай бұрын
Iga qoslisay wllhi wllo adiga manoshahy weli😂😂😂​@@amanomar804
@engabdukadirmuqtar4090
@engabdukadirmuqtar4090 5 жыл бұрын
2019 who is watching 😍😍
@farhiamohamedharaf8987
@farhiamohamedharaf8987 5 жыл бұрын
cabdullhi waa mgc aan jecel allha dhaafo cabdulhi inta iljecel
@srrs1975
@srrs1975 3 жыл бұрын
Aamin anigo Hina ah c lahi
@salmanabdirasaq1711
@salmanabdirasaq1711 3 жыл бұрын
magac qurux badan waye
@salmacabdulahi4745
@salmacabdulahi4745 Жыл бұрын
Anaa Kamida m.a
@mahamadmahamud9581
@mahamadmahamud9581 Жыл бұрын
Waa magacaygaa
@fartuunabdulahi9892
@fartuunabdulahi9892 5 жыл бұрын
Xajigayga markuu iga xanaqo uqadaa ❤❤abdullahi
@mamaafrica4930
@mamaafrica4930 4 жыл бұрын
Asc walashay qalii Fartuun walashay qaali kusodawoow Ariimo sifudhuud kugukorinayo timaha iyo dhalaalka maqaarka 0743982469
@drsabshiiroomar401
@drsabshiiroomar401 4 жыл бұрын
Mashaa alaah
@somaliyalove3997
@somaliyalove3997 3 жыл бұрын
😁😁
@ubaxbaashe559
@ubaxbaashe559 3 жыл бұрын
😀😀😀
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 11 ай бұрын
Abdullah ❤ wan jaceylahay magacaas insha Allah wiilkeyga u bixinaya Abdulahiyow hooyo aabahad soo daahay alla ha keeno 😘🤲
@guuleeyste66
@guuleeyste66 4 ай бұрын
Inuu aapihis cabdulahi noqdo baaba laga yaaba😂
@ArdoMahamed-zq8uh
@ArdoMahamed-zq8uh 2 ай бұрын
I.n😅
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 ай бұрын
@@guuleeyste66😂😂😂ma noqonaayo
@akramganne2954
@akramganne2954 5 жыл бұрын
Kama dhargo wlhi musqusha xataa waan ku dhageestaa CISHQI ASAK AXLAA HEES AAN DHAGEESTO😍😍😍😍😍😍
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waagi hore waxaa la dhihi jiray jini ayaa ku dharbaaxaayo gaalada music ayeyba ku dhageestaan musqusha aniga waa ayaa jirtay ku dhex heesi jiray anoo codka kor u dhigaayo
@akramganne2954
@akramganne2954 5 жыл бұрын
@@cabdicadow1472 hhhhhhhh bashaaaal kaaape
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 5 жыл бұрын
War CabdiRaxmaan Hees Usoo Sameeya 👏👏👏👏👏👏
@maslaxmaslax1812
@maslaxmaslax1812 5 жыл бұрын
Haa
@abdirahmanbowyyare4978
@abdirahmanbowyyare4978 5 жыл бұрын
Haa wllhi cabdiraxmaan
@kkkkk6110
@kkkkk6110 4 жыл бұрын
Haa zxp waa runtaa
@zuraleymohamedzakariye7415
@zuraleymohamedzakariye7415 2 жыл бұрын
😂😂
@yusufali4585
@yusufali4585 5 жыл бұрын
Wallee hestaan bishii 6aad 2019 meel ay lahaayeen shaah macaan neirobia bey iigu shidneyd
@dhagaweyne61
@dhagaweyne61 5 жыл бұрын
Qomaal iyo raaxo si fiican ayaad u heesteen thanks ❤️
@iidlekudun2815
@iidlekudun2815 6 жыл бұрын
Waaawo heees shidan oo aroos loo qadey Erayada 💯 Laxanka 💯 Music 🎶 💯 Codadka : Qoomaal 💯 Raaxo shariif 💯 Nice 👍 Heesta arooska sanadka 2018😍😍😍😍😍😍
@elmiyusuf7866
@elmiyusuf7866 6 жыл бұрын
Waaw
@saladisaak5366
@saladisaak5366 5 жыл бұрын
I like ths song mwaah
@apdullali9846
@apdullali9846 2 жыл бұрын
TEAM ABDULLAHI CIMAAMADA KU TUURA ......INSHA ALLAH maalinta arookeyga waa inan dageystaa heestan ....#Raaxo and Qomaal ...Well appreciate u ....thank u ...masterpiece song ...Apdull ❣❣
@abdulahiqaasim1283
@abdulahiqaasim1283 Жыл бұрын
À
@amsaabubakar3667
@amsaabubakar3667 6 жыл бұрын
Hambalyo walaashay qalida hani iyo dumadhikay abdullahi ilahy waxaan ka baryinina ubad kheerkhaba kala hela ❤️❤️
@daahirdayaxdaahirdayax7624
@daahirdayaxdaahirdayax7624 4 жыл бұрын
habeen JUMCA ah eheed wn xusuustaa ❤
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Cod macaanaa Qoomaal yare codkaas oo kale inuu ku jiro maan moodayn 😘 walee laxan weyn baa saaran heesta labadda fanaana kumay rafan ee halkeedii ayay dhigeen 👏👏👏👏 😍💕
@missperfect3795
@missperfect3795 5 жыл бұрын
Inpadan💓✌️🔐
@abdullahimohamed1243
@abdullahimohamed1243 5 жыл бұрын
Aniga abdullahi aya li dhaha hesta ad aya u jeceshye wlhi lkn waxa igu fcn lahad ina gabar hani la dhaho an helo wlhi oo i dhado my husband like ii sar adiga mahad san
@loveumom2746
@loveumom2746 4 жыл бұрын
Its me hani😌😌🙈🙈😊
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 4 жыл бұрын
@@loveumom2746 kkkkk
@loveumom2746
@loveumom2746 4 жыл бұрын
@@rashiidomar8604 hhhh maxa igu qososhy walalo😅😂
@ShukriAbdirahmaanAfjar
@ShukriAbdirahmaanAfjar 4 жыл бұрын
😂
@muniitacadey6170
@muniitacadey6170 4 жыл бұрын
Muhiim inaa mgc dorata Ee waxa muhiim ku ah inaa hesho qof ku raaligaliya mgc waan mgclee wxbkuma qabankaro Eee qofka shaqsiyadiisa kudoro io dadnimadiisa 🙏🙏☺
@bellafarah2573
@bellafarah2573 10 ай бұрын
Jacaylkan guyaal badan Soo gardaadineyna guuleysty maanto hadan goalki dhaline 🥰 Abdigeygi Finally we are married Alpi❤
@shushumalin3110
@shushumalin3110 6 жыл бұрын
arooskan habeenki la dubaye waan jogay wallhi mashallh wallshey hani aroos farxadle
@hafsahubi9574
@hafsahubi9574 5 жыл бұрын
Aniga xitaa wlhi Masha Allah ilaahay haisku barakeeyo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
shushu malin maansha allaah sister mar hadaad u ducsey anaa waan u duceeyey
@abdullahiabdi8977
@abdullahiabdi8977 6 жыл бұрын
Waligeey markin magaceega oo lugu heesooyo manta ka hor 😀 Abdullahi miyeee dhahday
@sagalinabbyano7985
@sagalinabbyano7985 6 жыл бұрын
😂😂😂😂haaaa
@abdullahiabdi8977
@abdullahiabdi8977 6 жыл бұрын
@@sagalinabbyano7985 maxaa igu qoshoshay been ma shegay cml😀
@sagalinabbyano7985
@sagalinabbyano7985 6 жыл бұрын
@@abdullahiabdi8977 cml wad malesani way day inay Abdullhi dahday
@abdullahiabdi8977
@abdullahiabdi8977 6 жыл бұрын
@Hawo Abdi] 😁😁👍 meshiir xaga aheed iga soo qabo meel wlbo waa iga horesaa adigaa
@abdullahiabdi2999
@abdullahiabdi2999 6 жыл бұрын
@@sagalinabbyano7985 ma wax lamaystaa walashay
@sucdiomar5461
@sucdiomar5461 6 жыл бұрын
msha allah 💗 Hani iyo c/llahi💗 Hambalyo Hambalyo isku wara ubud qer qaba kala hela Amiin Aflaanta iyo qomaal yare iyo raaxo shariif la Aantiina Aabar waaye 😘😘😘
@naj1534
@naj1534 3 жыл бұрын
L
@JamiiloQalanjo
@JamiiloQalanjo 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caashomaxamed9996
@caashomaxamed9996 5 жыл бұрын
Inta hadda dawanaysa like isaara abdilaahi gacaliye hees aan la dhacay❤👌👌👌
@adnanjanuzaj3242
@adnanjanuzaj3242 4 жыл бұрын
Ply of
@luulibrahim2907
@luulibrahim2907 4 жыл бұрын
😎🤡🤢
@raxocadey6769
@raxocadey6769 5 жыл бұрын
Cabdulahi gacaliye wlh intas le ka jeclahy mamadan wana samidey
@Farhiashire2019
@Farhiashire2019 2 жыл бұрын
jacayl kaa gu'yaal badan Soo gardaadinaynaa Guulaystay maantoo Hadda goolki dhalinnee Wah wah hees sare 🥰🥰
@abdilahiali539
@abdilahiali539 5 жыл бұрын
Abdilahi waa magaceyga lkn maan jaclyn in lagu heeso, waa magac Alle agtiisa loogu jecelyahay
@lamahuranchannel8113
@lamahuranchannel8113 5 жыл бұрын
😂😂😂
@its_hamdi5043
@its_hamdi5043 5 жыл бұрын
Haa whli
@amirabukar2913
@amirabukar2913 5 жыл бұрын
Abdilahi H Ali Oo Mohamed miyuu ka qaalisan yahay 😂😂
@zeinabahmed3863
@zeinabahmed3863 4 жыл бұрын
@@amirabukar2913 ma odhan karo haaa lkn ilaahah magacyadiiso dham ayuu ka jeclyahy
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 3 жыл бұрын
@@zeinabahmed3863 Abdullahi iyo Abdirahman kudara dee labada magac Alle ugu jecelyahay
@farxiyasomaliweeynafkdfb3137
@farxiyasomaliweeynafkdfb3137 5 жыл бұрын
Cabdulaahi gacaliye xabiibi albi heesta iigu qaalisan dunida nolow shamso cali mclin
@lamahuranchannel8113
@lamahuranchannel8113 5 жыл бұрын
Acs
@fariidoinafaarax3544
@fariidoinafaarax3544 2 жыл бұрын
Waa heesta kaliya ay ku seexato gabar kastaa oo qofkeeda cabdullaahi la dhaho 😂😂 Ani keygii idin kama hyo 😩💖
@farhanxoogsade8757
@farhanxoogsade8757 2 жыл бұрын
Sidaa ku fahmay abdullahi is gaad gaad ku heysaa
@kiinalbi1611
@kiinalbi1611 6 жыл бұрын
Ala xali markee heestaan la duubayah waan jogay 😘😘😘😘👈 abdi jabaar caadi ma tihid waad ka faa'ideysatay jaaniskaga👈👈👈
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 5 жыл бұрын
Rooxanta caashaqa heestan kama daalo Mansha allah fnaniin qiimo Lee noogu kaalaya raxmo shariif iyo inankan magacisa maa aqaano ee somaliland waan idinjeclnahaye ee ❤️❤️👑👑👏🏼👏🏼👏🏼🙌🏽🙌🏽🙌🏽🙌🏽🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋
@haniahaldhaa3566
@haniahaldhaa3566 Жыл бұрын
Hestaan waxaan kuso xasuustaa xajigeyya ayaa mar walba ii daari jiray allah ku sharfo 🥰
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
Ceeldheer ayaad ilawdeen inta kale waa ok budub Abahey hoyadisaa ku dhalatay galcadna hooyadey Abeheyn ceeldheer anigana muqdisha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@miskaatiinuuriin405
@miskaatiinuuriin405 6 жыл бұрын
Masha Allah maamo raaxo shariif cod mcnaa axya cod Wlhi 😘😘❤❤❤❤✌
@Hassanleftty
@Hassanleftty 5 жыл бұрын
Fananita fanaanka ugu cood ficn waa qoomal yare and Raaxo shariif waan Amin sanahay runtii Harmar wacan hadaad tahay tageeraha Aflaanta please like
@soyaansoy746
@soyaansoy746 5 жыл бұрын
raaxo 2000 volt power. just love you sister. qoomaal you are amazing. god bless you
@abdullahinurhilaal6197
@abdullahinurhilaal6197 5 жыл бұрын
Quruxey ani Abdullahi nur Hilaal waa magaceyga nolosha jeceelkeyga ma igu soo dhaweeneysid miyaa ❤❤❤❤
@maryanaadan4675
@maryanaadan4675 5 жыл бұрын
Heestan barteediibaa dhigteen nabee jaceylku waa cajiiib❤️ 24.6.2019like
@gariyeymohamed21
@gariyeymohamed21 5 жыл бұрын
Sun 15 September 2019😍
@quruxsan287
@quruxsan287 5 жыл бұрын
11 November 2019
@FatimaZahra-bv7pv
@FatimaZahra-bv7pv 4 жыл бұрын
14 DECEMBER 2019
@mohamedomarali3638
@mohamedomarali3638 4 жыл бұрын
Inta earphone ku dhageysanaysa 2020 like ku qabta
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid 4 жыл бұрын
1 luuliyo 2020 still waan dhagaysanayaa
@Abdulahi-1
@Abdulahi-1 5 жыл бұрын
Hesstaan ana laa ii qaday 🤣😍😍
@leila14jimale28
@leila14jimale28 6 жыл бұрын
MAsha alah wey iga gadantahay inta reer galgaduud ah like Haka hilmamina
@abdisalanabdisalaandiyoode6560
@abdisalanabdisalaandiyoode6560 6 жыл бұрын
Xaradhere wanjeclahay lakin ceeldher ankasojeda
@leila14jimale28
@leila14jimale28 6 жыл бұрын
Galcad ayad ledahay iyo aadanyabal inta Amanta waa lodhameyey
@demohamnajkovil27
@demohamnajkovil27 6 жыл бұрын
Ceel lahelay iyo ceelqoxke ayan kaso jeeda iyo dooxo duduble
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
kkkk reer galgadud le rbta sx
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 5 жыл бұрын
@@ayaninabeautycooking1687 Haaa wax kale nama maraa mara ayan jeexanay anaguna wana isku kakabanay mcnto adna Waan ku soo dhaweyneynaa
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Markey Raaxo leedahay "Naftu gooni kutahy Abdullahi gacaliye"😢🤣 waad i daawaysay Guuleyso Fananad Qaaliya❤️
@FaayowCadey
@FaayowCadey Жыл бұрын
Alla 😂❤🎉😊
@jamaccadeloveme5841
@jamaccadeloveme5841 6 жыл бұрын
Alla raaxo shariif cod macaana Maanzha Allah ❤❤❤👍👍👍👍👍👍
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
xajida jamac cade dumashi mar hadad jacshey jamac waa reer somaliland mise waa magac bugaa raaxo sharaf wa gabdh reer somaliland filyaa
@rihannamajid3779
@rihannamajid3779 5 жыл бұрын
Kkk
@abdirizakjama8574
@abdirizakjama8574 5 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 war bal eega axadkaan warersan - f*k somalland
@rimaascadey3717
@rimaascadey3717 5 жыл бұрын
Cabdala waa ninkega wlhi 🤣🤣
@lamahuranchannel8113
@lamahuranchannel8113 5 жыл бұрын
💋💋💋😃😃😃😃
@abdullahimahatajaib9382
@abdullahimahatajaib9382 5 жыл бұрын
Gawada aan nasibka u helay magacedhu waa hani anigu Magaceygu waa abdullahi ...... Hestan qemu aad uweyn ayey ino ledhahy.........
@raxmaabdalle758
@raxmaabdalle758 2 жыл бұрын
Abdilahi wiilkan ku riyoodo ilahow ii rumee inan mar uun xaskiisa noqdo🥺♥️💏💖💯💋
@cabdulahimohamoud
@cabdulahimohamoud Жыл бұрын
Abdulaahi ani waaye xppi
@MaryaHassan-o4s
@MaryaHassan-o4s 10 ай бұрын
Sis pray for me too because we love the same name . I dream about you cabdullahi gacaliye 🥀🌹
@daahirdayaxdaahirdayax7624
@daahirdayaxdaahirdayax7624 6 жыл бұрын
m.a habiin kii la tumaa yay wn fiir sanaa yay kama DaLo ❤❤❤💋❤ guul ayaan idiin rejeynaa in sha Allah 💖💕💔💓 godan kii yabaal 2018
@fadumofiican7918
@fadumofiican7918 Жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaa xili aan aduunka ugu jeclahy wiil cabdallaahi la dhaho 💝💍💋
@usaamadhaqane1076
@usaamadhaqane1076 Жыл бұрын
Allaha kuu sahlo 🙏🎈
@mohamedosman1930
@mohamedosman1930 6 ай бұрын
Waaaww
@xamdiumal
@xamdiumal 6 жыл бұрын
Mamada heesaysa indhaheeda iyo wajigeed waa unique
@yacnick
@yacnick 4 жыл бұрын
Magacaygu heestan inuu ku Jiro waa arrin si weyn farxad gaar ah ii siinaysa. 👏👏✊
@jannoabdi1463
@jannoabdi1463 5 жыл бұрын
Alxm walhii waaaxaan jeclaadey hal wiiil 2016 sii walbah xad dhaafah lakin nasiib daro waan kasoo tagey halkas iyoh qurbaha ayan imi waxaa ijeclaaadey wiil walbah siii xad dhaaafah anigu maaaa jeclayn runtii lakin waxaan qirsanah jacaylka waxaa uuu yhy waaan uruumeeyy riyadiizii alxm hadaaa 1week uur uleeyhy allh haydaayoh lkie
@binthajj6678
@binthajj6678 5 жыл бұрын
yfp
@manaalmahamud5323
@manaalmahamud5323 5 жыл бұрын
😂1 week uur Ma lagu garTaa Horta😅Dhawr Bilood Ba Lagu Dareema u mlynayaa mna Hubo wlHi
@ismail0moha727
@ismail0moha727 5 жыл бұрын
Masha allah allah hadinka dhigo kuwo iskuwaara
@abdirashidomar5909
@abdirashidomar5909 5 жыл бұрын
ManaaL Mahamud haaa waa ladarema xalada ka daremaysa
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
@@manaalmahamud5323 aamus yarey ilma tahee 😊😊😊😊😂😂😂😂 Uur 3 days baa jire 😎😎😎😎
@maryamaabdirashid140
@maryamaabdirashid140 5 жыл бұрын
Axlaa Hees😻❤️Gabadhu cod macaanaa😍
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 жыл бұрын
RAAXO SHARIIF RUUXDII BOQORADA CODKA EE MAGOOL AYAA KU JIRTA ❤🎻🎷📯 RAAXO SHARIIF 👍👏
@cabdulaahifarxaan195
@cabdulaahifarxaan195 5 жыл бұрын
Mohammed Jaamac
@abdullahiyahye2209
@abdullahiyahye2209 Жыл бұрын
Waa sax
@afnaanqurux4086
@afnaanqurux4086 2 жыл бұрын
Heestan marka dhagesto waxa i qabato nin cabdulahi ladhaho maxa u baran wese wan u qadi laha😁🥺❤
@Qeysar_90
@Qeysar_90 10 ай бұрын
Ani mad i baratid 😂😂
@fouziaibrahim7555
@fouziaibrahim7555 2 жыл бұрын
Ohh My Husband Abdullahi,,❤️❤️this song just melt heart nd My make weak...I nolow macaankey🥀💍👑,❤️
@sacdiyaahmedmohamed7257
@sacdiyaahmedmohamed7257 2 жыл бұрын
Sidoo kle ana keyga waa abdullahi Allaha no dhowro mcny kuweena😰🥺❤💜👑
@hananibrahimali3633
@hananibrahimali3633 2 жыл бұрын
Me too Allah ii kaa xafido my abdullahi
@leylocbdulahiaamim5936
@leylocbdulahiaamim5936 2 жыл бұрын
Hmlyo hmlyo
@salmomoha9223
@salmomoha9223 Жыл бұрын
Isku waara abyo
@sonkonasirowhotstuffer7578
@sonkonasirowhotstuffer7578 Жыл бұрын
Guleysto walalahey.. thanks for the love you have for your soulmates. May God bless your families 👪 🙏 ❤ ♥
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 жыл бұрын
Maamada cod mcn m.a wllkey Abdullahi baan uqaadilahaa muu Arooso Lee
@khalidosman8864
@khalidosman8864 6 жыл бұрын
Qoomaal yare walalkey proud of u 💓
@abdirahmaanabdulahi5683
@abdirahmaanabdulahi5683 2 жыл бұрын
Hhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣jcyl iga dheh
@shugrisiciid2811
@shugrisiciid2811 5 ай бұрын
Heeskan wanba is jeclahay dhageysigeda waxana i jecleysiyay magaca cabdullahi❤🙈
@mohamedabdi6266
@mohamedabdi6266 4 жыл бұрын
Alle maxaa heestaan raadin jiray cawa haleelay walee 👏
@lamayaqaan1280
@lamayaqaan1280 5 жыл бұрын
Abdullahi gacaliye🥰😘 heesbaaan uhelay xaajigi Yaa salaam😀
@xadsanxaashi680
@xadsanxaashi680 6 жыл бұрын
Yaah sidii geenyo uguboo wlhi qoomaal yare codkaaga is best all your voices i like waa lagu waayay intee ma dhacday?
@abdirizaksalat9156
@abdirizaksalat9156 5 жыл бұрын
Last bornka familkena Abdullahi gacaliye thumbs up
@munaahmed2322
@munaahmed2322 6 жыл бұрын
walasheey hesta loqaday aroskeda mashallah hani iyo dumashi faraxad iku nolada ubad qeer allah idin siiyo bariyaalo amiin ya rabbi
@mustafNune
@mustafNune Жыл бұрын
Anigana ku disi ku gacan shadayo nafta goni ku tahay cabdulahi gacaliye kama cajiso hestan is mujiya fc marqan farta taaga❤
@walkerpoi8024
@walkerpoi8024 11 ай бұрын
Hada aya fadiya 😂 legend
@iimaanhassan8095
@iimaanhassan8095 5 жыл бұрын
Raaxo shariif codkeda ayaan ku haystaa cadi ma ahan 😍😍😍mash.lh magool ayaan u qabaa marka aan codkeeda aan maqlo
@fatimamahad1112
@fatimamahad1112 2 жыл бұрын
Heestaa waa jeclaa waligey hda kaba sii ficn xaajigygaa cabdulaahi la yiraahdaa❣🥰
@ahmedomar2299
@ahmedomar2299 5 жыл бұрын
2019 hada dawatay like hayla dhafiin
@salahahmed8807
@salahahmed8807 3 жыл бұрын
Galad eebe weeye gaban iyo caruur guunyo iyo maal guulo ha ina siiyo Aniga Gacaladeday Gacantaada ii dhiib ❤️❤️❤️
@MohamedAbdalla-ez9jr
@MohamedAbdalla-ez9jr 5 жыл бұрын
Ya dhagysnaya 2019ka?
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 4 жыл бұрын
Raaxo Shariif waxaan daris ku ahaayn Eastliegh Nairobi 2008 waa muda dheer waa gaas aroos yada ayeey ka heesi jirtay from 🇨🇦
@abdimalikabdimalik9766
@abdimalikabdimalik9766 Жыл бұрын
Habrtu another level weeye ❤
@suurobadan172
@suurobadan172 5 ай бұрын
Caawa ano single ah ayaan dhegeysnya wan so boqondana malinka an hello geesigi uqalmayey nolosheyda❤
@faziaadam4915
@faziaadam4915 6 жыл бұрын
Abdullahi gacaliye naftaan adi kuni ku tahay honeykeyga much love 😍😍
@wasodoontowaasaayewalashii4060
@wasodoontowaasaayewalashii4060 5 жыл бұрын
Heestan why abwaanada cursiysay ale aqli ha barakeeyo Waa abwaanad dhaba heestan malaaa 15jeer wan dawaday mansha alah ereyo iyo degano cajiibaa ku jira fardo gamaan gaaf qurux mansha alah Deganada heestu ka sheekanaysaaa waa mudug baan filayaa kolay waa dhul somaliyeed waa somali quruxdeed mansha alah arooskana loo qaada isku wara ubad khayrle kala hela aroosku waa nayroobi filayaa gulaysto somali dhamaantiin❤❤❤❤❤❤ From sool somali
@mohamedok94
@mohamedok94 6 жыл бұрын
Woow heestan wey iga gadan tahy like 😍
@gabadhacanab1776
@gabadhacanab1776 6 жыл бұрын
rp
@rumaanruun2136
@rumaanruun2136 5 жыл бұрын
Mohamed m oke adine melkasto waka gadan tahay
@nimcojamac9448
@nimcojamac9448 5 жыл бұрын
Cawa mcneuhadarya
@habibaosman7293
@habibaosman7293 4 жыл бұрын
Cabdulaahi gacaliye labadii iscalmato alow iskudaa waxan leeyahay alow amiin amiin codkaaga canolagu qabey labadiina❤❤🙏
@zuraleymohamedzakariye7415
@zuraleymohamedzakariye7415 2 жыл бұрын
🥺❤️
@ayaanlepoy7469
@ayaanlepoy7469 5 жыл бұрын
My best friends name apdullahi Ali (Boss)big respect sxb mcn😍
@princesssamriitaa9022
@princesssamriitaa9022 4 жыл бұрын
Hadu idhihlahaa gacanta iidhib hubal farxad ban la walan lahaa ranob isoo jeedi qalbikiiisw😭xanun badana
@Qeysar_90
@Qeysar_90 10 ай бұрын
Wad hele i.a
@abdullahiabdi2999
@abdullahiabdi2999 6 жыл бұрын
gabadhu ficanaa sawtan magacaygii ku heestay waw
@abdulla34abdulla80
@abdulla34abdulla80 6 жыл бұрын
Abdullahi Abdi waa lagula jiraa sxb kaligaa matihid ogow brd
@abdullahiabdi2999
@abdullahiabdi2999 6 жыл бұрын
@@abdulla34abdulla80 kusoo dhawaw walal waa inan gabadhaa kharashkeeda u diraaa
@abdullahidrogba9791
@abdullahidrogba9791 6 жыл бұрын
Abdullahi Abdi shacabka Wuu badan yhy ugaas
@abdullahiabdi8977
@abdullahiabdi8977 5 жыл бұрын
Saaas waaa guys
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
kkkkk
@farianmoha7009
@farianmoha7009 6 жыл бұрын
Hani iyo abdullahi isku waraa ubad kheer qabaa kala hela😍😍😍😙😙😙😙😙
@hanicaddey9228
@hanicaddey9228 5 жыл бұрын
amiiin amiiin amiiin amiiin
@farxiyolul9436
@farxiyolul9436 5 жыл бұрын
m.a favorite song
@hanaabby242
@hanaabby242 5 жыл бұрын
My husband . Abdullahi mustfe abdilahi ❤
@MoHeart10
@MoHeart10 5 жыл бұрын
ManshaAllah Allah hakuxafidho
@somaaaliweyn3757
@somaaaliweyn3757 5 жыл бұрын
Magacaydena iyo magacyada labadeena xaaji isku egyiihin xbbti
@Abumaaida
@Abumaaida 5 жыл бұрын
Alle hakudaayo
@thebosslady8000
@thebosslady8000 4 жыл бұрын
@@somaaaliweyn3757 amee mid yihiin 🤣😂🤣lol joking
@mohamedaminofficial9212
@mohamedaminofficial9212 4 жыл бұрын
@@thebosslady8000 hhhhhhhhhhh
@abdullahiarte651
@abdullahiarte651 2 жыл бұрын
Hestan ad ayan u jeclahay Abdullahi gacaliya markey dhahdo ani dhan sisikale
@farhiasalad1920
@farhiasalad1920 6 жыл бұрын
Haye haye cabdulahi gacaliye heestu cadi mahan Aroos wacn hani iyo cabdale isku wara
@hashmahmoud2563
@hashmahmoud2563 5 жыл бұрын
maashaa allaaah raaxo shariif cod iyo qurux alle wuu isugu daray dumaashideey ayaan soo xasuustaa mar walbo aan arko aad bay iaugu ek yihiin 9 bil uur ayaan ahay illaahay waxaan ka baryaa gabadhaas haday eedo u ekaaneeso inay u ekaato edadeed mida raaxo u ek
RAAXO SHARIIF NEW REMIX | HURDO KAMA BOGTO | OFFICIAL VIDEO
6:28
Aflaanta Studio
Рет қаралды 100 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН
RAAXO SHARIIF | MAGACADA MEEL WEYN IGA YAAL | TAHLIIL & RAAQIYA | OFFICIAL VIDEO 2023
4:06
FARXIYA FISKA & FUAD CADE ASHQARAAR
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 10 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD
6:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 10 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
HEES MACAAN | GALBIS | SHAMSO CALI MACALIN | 2018 HD.
10:47
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН