war naxdin leh wilkan hoyadi ti ukudhigay maamineysid 😥

  Рет қаралды 2,337

FARHIA KUSHIN

FARHIA KUSHIN

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@faadumocumar7850
@faadumocumar7850 3 сағат бұрын
Aamiin yaarabi mcnto
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 3 сағат бұрын
Aamiin yaarabbi
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 3 сағат бұрын
ilaahayow kuwi waalidkoda baari unoqdo naga dhig yarabbi
@maslah345
@maslah345 5 сағат бұрын
Caasi waalidiin aduun iyo aakhiraba faaida maleh
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 сағат бұрын
mashaAllh canjeerada saas u waawen ayn jclahay qurux waye lkn birteyda iyo daboolkeeda wa yaris
@aminaaahmed6484
@aminaaahmed6484 Сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@duniyakordahab
@duniyakordahab 9 сағат бұрын
Subxanalah allahu Akbar
@mariyamaxamed7324
@mariyamaxamed7324 Сағат бұрын
Sorry hooyo😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 3 сағат бұрын
Wal ciyaadu billah subxanallh
@Juweriya-s1z
@Juweriya-s1z 10 сағат бұрын
Subxaanalaah Abayo Ilaahay labada walid kiisa iyo keyga inan waxe raban usameno hangu duwo nokaso 🤲🤲🤲
@Juweriya-s1z
@Juweriya-s1z 2 сағат бұрын
Abaayo Farxiyo masha Allah sodohdada iyo sodogada sifican ugu adekta cunto fican ugu karisaa Ilaahay ajar haka siiyo anaga na sidaada cml hanaga dhigo
@sumayaabdikadir-sp9ff
@sumayaabdikadir-sp9ff 8 сағат бұрын
Illahey owlaadena bari nogadig ya Rabb wlh calosha ixanunte 😢😢
@JamiiloXusen
@JamiiloXusen 9 сағат бұрын
Subxanallah ilahow nacafi adiga wax cafiye yaa rabi ❤😢wlh wanaxdin 😢hooyada wa jano adunyo ❤
@sucdisiman4294
@sucdisiman4294 10 сағат бұрын
Subxanallah wllhi waa wax laganaxo Illahey haso hanuuniyo wiilka iyo gabadhaba😢
@JamiiloXusen
@JamiiloXusen 9 сағат бұрын
Hooyadi dhashey xita wey dayacdey iyado 85 yeye dharkeda dhaqane merka arko wlh ilahey wax uweydiya inu kudhibin 😢miskinta
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 10 сағат бұрын
Allaha so hanunsho InshaAllaah
@JamiiloXusen
@JamiiloXusen 9 сағат бұрын
Wa nag diriskena okale abahed wuxu dhintey asigo ladayac otimihi kubexen iyo cidiyi kubexen dharerka wax katiro maleh rashinka marki lakarsho asigo cunikarin ayaa lasohosdhiga macuni karyo gacmah wey jareynayan qorti wey qalocatey asiga dhan wa uraye wax daryelo wuwaye haben iyo malin wa iska qeylina yaa rabi wey dayacdey wlh tasi ilahey marqati ayu kayahy wlh😢marka meqley gerida waku farxey sidu udayacna marka arko wa oyjirey😢😢
@farhiakushin
@farhiakushin 4 сағат бұрын
😢😢😢😢😢 walahi wey kashalaynayan wey sugi tas 😥😥 ale haunaxaristo
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 сағат бұрын
calool xumaa anaga awoowgen ma sogaarin abe oo yar ayu dhinaty lkn ayeeyaa soo gaarnay wlhi sarir ayy saarnaan jirtay sida loo xanaaneenayay waa yaabee hooya aabahed na wu dhintay hooyadeedna ayadaa heysato Alle baari hanaga dhigo
@anabfarah1178
@anabfarah1178 10 сағат бұрын
Ax ax😭😭😭 inkaar baa kudhacady kuwaas
@FaraxMaxamed-d9g
@FaraxMaxamed-d9g 10 сағат бұрын
Xasbiyalaah
@faadumocumar7850
@faadumocumar7850 3 сағат бұрын
Mcntoooooooo
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 9 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 35 МЛН
4 naag ee tiktok ku wareersan en sonacay
9:53
Istar Kurlibaax
Рет қаралды 1 М.
DAGAALKA SAMIIXA KHALIIL IYO AISHA YAR  #ARIMAHABULSHADA
15:44
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 3,5 М.
سين وجيم.. السنوار!
47:45
محمود سعد
Рет қаралды 42 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47