baro sameska sabunta,wadkaganacsan😱homemade soap add any fruit you like moisturising and whitening

  Рет қаралды 20,680

FARHIA  CUISINE KUSHIN

FARHIA CUISINE KUSHIN

Күн бұрын

BISMILAHI RAAHMANI RAHIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

Пікірлер: 203
@fortunemohammed2526
@fortunemohammed2526 3 күн бұрын
Abayo muqalada saan camal English iyo somali cinwanka kuso qor si views-ka ubato, dad badan oo Somali kaseynin oo radinayan aa arkayan marko english gees uga qoran yahay.. subscribe kada aad aa uga xumahay walahi ma istahishid intan 1million iyo kabadan aa u qalanta. Insha’Allah waa garey❤
@faadumociise4379
@faadumociise4379 2 күн бұрын
M.a. ilahay gacantada hakuu barakeyo nogu sooxiji shaampada madaxa xapiptii adogoo mahadsan❤❤
@ubaadali5944
@ubaadali5944 Күн бұрын
Alla farxiyo abaayo waad jasaakumullahu qeer noogu soo xiji shaampada
@nimcoabshir2267
@nimcoabshir2267 Күн бұрын
Wll ilaahay haku barakeeyo bulshada kaalin muhiim ah baad ugu jirtaaye
@LakiAbdiwali-ex2no
@LakiAbdiwali-ex2no 11 сағат бұрын
Abyo wax badan baa kaa bartay mahadsanid nabra idhibay saabuun ufiican iisheeg waxan ka samaysato 🤎
@isterCali
@isterCali 23 сағат бұрын
Farxiyo hormar wacan qali xabibtiyey armay ureysa yacni isbadaleysa
@zeitunadan
@zeitunadan 4 күн бұрын
MashaAllah tabarakallah abayo Allaha ku barakeyo gacanta walahi, you deserve millions subscribe ❤
@RukiyaRukiya-b7e
@RukiyaRukiya-b7e 4 күн бұрын
Sax waye farxiyo millions ayeey uqalanta
@naciimanashad4372
@naciimanashad4372 2 күн бұрын
Abyo mcn sabunta dharka lagu dhaqo no Gali an aragne
@HawaAbdullahi-c2i
@HawaAbdullahi-c2i 4 күн бұрын
warnteet inta daawaneyyso haday kaxasdin likta walaashen wayku farxi laheed ee haka xasdina wallaasheen likta iyo shrta
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 4 күн бұрын
Mahadsanid ❤❤❤
@MaryanMuxiyadiin-k3o
@MaryanMuxiyadiin-k3o 17 сағат бұрын
Masha Allaah shugran❤❤❤🎉
@fortunemohammed2526
@fortunemohammed2526 3 күн бұрын
Masha’Allah.. Masha’Allah ❤ Illahayow gacantada ku barakey.. waa naga fujisay walahi aad aa ugu bahnay🙏🙏🙏
@MalyunAli-g8m
@MalyunAli-g8m 19 сағат бұрын
Mahadsanid abaayo
@Abo-zaki07
@Abo-zaki07 2 күн бұрын
🇸🇴somaali waad anfacday farxiyo ilaaheey fardowso hakuugu abaal Mariyo abaayo
@FARHIYASHARIF
@FARHIYASHARIF 3 күн бұрын
Manshllh abaayo Nairobi Ayan joga xagen ka heli Kara sabunta cad iyo caagedha
@FARHIYASHARIF
@FARHIYASHARIF 3 күн бұрын
Manshllh abaayo Nairobi Ayan joga xagen ka heli Kara sabunta cad iyo caagedha
@NimcoOmer-s3e
@NimcoOmer-s3e 3 күн бұрын
Mnsha allh tabarakallh abyo isli mel aan ka heli karo itilmaan ado mahadsan quruxey❤
@AyanYacin-b6x
@AyanYacin-b6x 7 сағат бұрын
Acs wllo samunta xagenkahelikara hno
@FardowsaMaxamed-f2c
@FardowsaMaxamed-f2c 4 күн бұрын
Thank you abaya
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 4 күн бұрын
You’re welcome 😊
@ashoelmi3185
@ashoelmi3185 3 күн бұрын
Masha Allah somali ma tala iisheega
@FARHIYASHARIF
@FARHIYASHARIF 3 күн бұрын
Manshllh abaayo sabunta cad iyo caagedha lagu samey. Nayo xagee laga heli
@Amona-c5w
@Amona-c5w Күн бұрын
Mansha Allaah wllo Illaahy gacanta da Haku barakeeyo
@faadumocabdishakur304
@faadumocabdishakur304 4 сағат бұрын
Asc abayo nosoogali cuntada caruurta
@IsmahanAbdulqadir
@IsmahanAbdulqadir 10 сағат бұрын
Masha allaah abayo ilahay haku barakeyo xifradad
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 4 күн бұрын
Masha alah tabarakallaah farxiyo qof wax laga faaido waye runtii ma qiyaasikaro inta aan kabartay tana waan isku dayaa insha Allah
@armaan2828
@armaan2828 4 күн бұрын
Asc wll wxn joogaa xamar ee xagee ka helaa weelka iyo saabuunta ama gabadha jumber-keeda isoo qor
@ZeinabAbdullahi-iq2pd
@ZeinabAbdullahi-iq2pd 2 күн бұрын
Sabunta cadiga makadigankara badalkeda soap base
@zahraxiis3634
@zahraxiis3634 Күн бұрын
Farxiya gabadha kagadatay noosoo sheeg abayo
@suusu7980
@suusu7980 2 күн бұрын
Abyo wxa no so galisa sidaa shanbada bada loo smaeeyo
@AyanAbdullahiomar-u3s
@AyanAbdullahiomar-u3s 3 күн бұрын
Hadan cuno kwrn wxn mafiirin karee😊😂
@aminarage8485
@aminarage8485 12 сағат бұрын
Masnallah my sizter 🥰🥰🥰
@FarhiyaHadiis
@FarhiyaHadiis 2 күн бұрын
Sabunta dharka noo soo gali
@sahrahassan4353
@sahrahassan4353 Күн бұрын
Masha allah tabaaraka allah
@Umu-aamin
@Umu-aamin 12 сағат бұрын
Qiyaasta noo sheeg
@CabdiAyaan-p5p
@CabdiAyaan-p5p 4 күн бұрын
Dadka somaliya jogna see ku heli Karan abyo mhdsinda
@IfraaxMaxamuud-e1j
@IfraaxMaxamuud-e1j 14 сағат бұрын
Walagu sameya
@ashaidow3997
@ashaidow3997 Күн бұрын
JazakaAllah abayo❤❤
@MaryamAli-x2d
@MaryamAli-x2d Күн бұрын
Asc abaayo macaan xagee lagu gadaa geedka saabuunta ka sameeyso magical noo soodir
@isterCali
@isterCali 23 сағат бұрын
Silicone soap 🧼 muqdisho hadad jogto wuu buxa xabibti
@FardowsoBulsho
@FardowsoBulsho 3 күн бұрын
Maasha allaah abaayo qaali
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 3 күн бұрын
Mashallah Mashallah abayo 👍 👏 good
@hodanxashiibra4362
@hodanxashiibra4362 2 күн бұрын
Abaayo mogadisha joga numberkaga see ku heli karaa thanks
@deqoleylon1434
@deqoleylon1434 Күн бұрын
Kor ayuu saaran yahay
@ayanahmed70
@ayanahmed70 4 күн бұрын
Chukran❤❤❤
@Umo580
@Umo580 2 күн бұрын
MAANSHALLAA ♥️
@AsmoCabdullahi-p8w
@AsmoCabdullahi-p8w 2 күн бұрын
Masha allha🎉❤
@FARHIYASHARIF
@FARHIYASHARIF 3 күн бұрын
Asc abaayo
@suusu7980
@suusu7980 2 күн бұрын
M.a thanks abyo
@khadijakassim5319
@khadijakassim5319 3 күн бұрын
Mashallahi
@gggGgg-el4xm
@gggGgg-el4xm 3 күн бұрын
Masha alaha
@bushradagan2144
@bushradagan2144 4 күн бұрын
mashallh farxiya alle haku barakeeyo illahy gacmahaga hakuu barakeeyo ana alle lacag aan ku ibsado allaabta laga samaynayo hayso galiyo sida saabuunta cad iyo caaga iyo mishiinka yar anigu waxaan jooga somaliladn umalayn maayo in laga helo
@HaboonKusow-yq9ch
@HaboonKusow-yq9ch 2 күн бұрын
M.a alle hakubarakeyo
@lullahmed8166
@lullahmed8166 4 күн бұрын
Maxadsanid adban ugufaidey abayo mcn from Mombasa ❤
@ilhaanilhaan9165
@ilhaanilhaan9165 4 күн бұрын
Thank you walshey
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 4 күн бұрын
Your welcome dear ❤❤
@umulkheirabdullahi1151
@umulkheirabdullahi1151 3 күн бұрын
Gacantada Allah kubarakeyo abayo next waxad ino so sameysa sabunta dharka lagu dhaqa shukran walashey mcne
@NacimaIbrahim-y3i
@NacimaIbrahim-y3i 3 күн бұрын
Asc wll
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 4 күн бұрын
Mashallh tabarkalha allow kubarakey aqlikada mashallh ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 habalyo walhi
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 4 күн бұрын
Amiiiiiiiiiiiiin yarabi ❤❤
@foosaxmed8852
@foosaxmed8852 9 сағат бұрын
Thanks habo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZahraYussuf-q9q
@ZahraYussuf-q9q 3 күн бұрын
Masha aalah waye wan isticmalijire wanagedijire lkn diriska waiga imsanwaye markidanbe waiskadhafe
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 4 күн бұрын
Cabirka Soo sheeg Soo loo qiyasa Abyo tan kale firiijka miyaa galisa base soapka Xagee Kasoo iibisa iyo framke
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 4 күн бұрын
Soap base Online ka Insha Allah
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss 4 күн бұрын
30 dhig iyadaa adkaanaysa wll
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 4 күн бұрын
Masha allah inoso badi xabibti
@AsmoCabdullahi-p8w
@AsmoCabdullahi-p8w 2 күн бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@nimcoahmed6662
@nimcoahmed6662 3 күн бұрын
Asc wllshy farhiyo allah haku barakeeyo insha allah waxn rabaa whatsapp kaga waxn ubahanhy alaabta sabuunta abaayo isoo jawab si dhakhso ah
@faysalmire7624
@faysalmire7624 4 күн бұрын
Lugu dara
@FarduusMaxamoud
@FarduusMaxamoud 4 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله wll xagaan kahelaa alaanta saabuunta lagasameeyo
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 4 күн бұрын
Online ka kuqor soap base
@shamsoahmed5167
@shamsoahmed5167 4 күн бұрын
Xabiibti jazakallaahu khayr mahadsanid walalayaalow gabadhan iyo gabdhaha wanaagsan ee asturan oo ehlu diinka ah sida gabadhaan oo kele ugu ronaada sherta iyo likta oo u kala kiciya dhakhsada malyanka gaarsiiya wax fiican bay soo gudbisaaye
@fartuunadan7351
@fartuunadan7351 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 4 күн бұрын
❤❤❤❤
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 4 күн бұрын
Waan kuu subscriber gareeyay like sidoo kale ❤jazaakallaah
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 4 күн бұрын
Mahadsanid qali ❤️❤️😘😘🫶🏻
@ContentGamingHeadset-ci4xl
@ContentGamingHeadset-ci4xl 4 күн бұрын
ASC FARXIYA ABAAYO NEMBERKAGA MASOQORIKARTAA SIAAN KUSO WACO HADAN ALABKARABO SIDEN KU. HELIKARAA
@RuqiyoDaahir-v4e
@RuqiyoDaahir-v4e 4 күн бұрын
Abaayo maansha allaah alaha kubaraxeeyo abaayo xageen kahelikaraa sabuunta cad boosaaso ayaan joogaaye
@Samsam-hi8is
@Samsam-hi8is 2 күн бұрын
Noo soo raadi bosaaso kula jooga
@zahraxiis3634
@zahraxiis3634 Күн бұрын
Mcney ma heshay
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss 4 күн бұрын
Saabuunta cada ah muqdisho xagaan kahelayaa aasbaan ugu baahanahay waayo saabunahaa idhiba qofkii pg meel laga helayo haysoo sheego
@الملتقيالجنه-ج3غ
@الملتقيالجنه-ج3غ 4 күн бұрын
Abaayo mcn khayr allaha kusiiyo wax badanan kaa faa.iidnay abaayo mcn shaanbada Madagascar maad noose galisid
@HamdaOthmen
@HamdaOthmen 4 күн бұрын
Thank you so much abaayo kheyra badan illahey ha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bestrong5233
@bestrong5233 4 күн бұрын
Soap base ka (saabunta bahasha laga sameynayo) Somalia mogadishu Malaga helaa asxaabey
@RukiyaRukiya-b7e
@RukiyaRukiya-b7e 4 күн бұрын
Mashaallah walaashey farxiyo shugaran xabibti millions aya uqalata🎉❤
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 4 күн бұрын
Saabuunta bayska ah iyo caaga qiimaha lagaa siiyay iisheeg wllo adoo raaliya ❤
@HassanmuhumedMahir
@HassanmuhumedMahir 4 күн бұрын
Masha Allah abaayo waad mahadsanthy ilahay khayr ha ku siiyo
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 4 күн бұрын
Qiyaas malahn miyaa abayo saabubta cad
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 4 күн бұрын
Walakileya
@JamiiloXusen
@JamiiloXusen 4 күн бұрын
Mansha allah wlh waka faidey miss 1milyaney garsiya wey uqalant
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 4 күн бұрын
Masha allh tabaaraka raxmaan❤❤❤ gacantaada allha kuu barakeeyo
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 4 күн бұрын
Mansha Allah Tabarikalahu ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@zahroali-nj2kf
@zahroali-nj2kf 4 күн бұрын
maadada saabuunta laga sameeyo halkii afakadho ama babaay ee saabuunta kale intee in la eg ku qayaasaa
@shariifomohamed4266
@shariifomohamed4266 4 күн бұрын
xamar ayn joogaa hageen ka helaa saabunata laga sameeyo
@qadijaquruxsan
@qadijaquruxsan 4 күн бұрын
Manshallah ❤
@MushtaqYunis
@MushtaqYunis 4 күн бұрын
Manshallah ❤ JazakAllah qeir xabibty 💖
@IbaroozAhmed
@IbaroozAhmed 4 күн бұрын
Mashallah samiyow gacantada illahey ha ku barake,o
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 4 күн бұрын
Walee aniga ovocado iyo babay ayan sameysan lahaa wa jir qalalalanahay
@masbalosman5360
@masbalosman5360 4 күн бұрын
Masha Allah ga cmahaaga Allaha barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤
@KafiyoHerpal
@KafiyoHerpal 3 күн бұрын
Abaayo Cagayan sabunta aad kusameynesid xagen kahelaa
@djamilaonly8528
@djamilaonly8528 4 күн бұрын
Wllo djabouti ayan juga albta hdan dalbaday maad iku keeni karta
@nimcoabdilahi7964
@nimcoabdilahi7964 4 күн бұрын
Maasha allaah ALLAAH gacanta hakuu barakeeyo wll
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 3 күн бұрын
MashaAllah Allaha kubarakeeyo abaaayo
@Basroibrahim-o4g
@Basroibrahim-o4g 4 күн бұрын
M.a huuno xamar mala helaa
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 4 күн бұрын
Suqa karadi inad hesho laga yawa
@zamzamahmed9889
@zamzamahmed9889 4 күн бұрын
Mnsha Allah jasakumulahu khyer ❤❤❤
@DekiyahIsmail
@DekiyahIsmail 4 күн бұрын
Masha Allh abaayoy Allh hakuxafido
@aishamohamed-ec8kp
@aishamohamed-ec8kp 3 күн бұрын
Asc siz where can I get in Nairobi
@farhiyamohamed606
@farhiyamohamed606 3 күн бұрын
Waxan cad magaceeda noo sheeg
@SalmaaanSalmo1223
@SalmaaanSalmo1223 4 күн бұрын
Manshaallah ilaahay gacantaada ha kuu barakeeyo
@zamzamzamatar1528
@zamzamzamatar1528 4 күн бұрын
Masha Allah gacanta Allah ku barakeeyo
@HalimaEdin-oh1ii
@HalimaEdin-oh1ii 4 күн бұрын
Masha alah abayo bahasha ad ku hagajineys mahaysa
@FarhioM-y3o
@FarhioM-y3o 4 күн бұрын
Sabuunta cad magaceed abaayo ❤
@shukraansheekh7241
@shukraansheekh7241 4 күн бұрын
Shukran abaayo waan kaa faa'iidnay wax badan
@FalastiinUpduqadir
@FalastiinUpduqadir 4 күн бұрын
Masha allaah ❤
@MaymounaAli-n2n
@MaymounaAli-n2n 4 күн бұрын
MashaAllah Allahuma bariik abayo❤
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 71 МЛН
Ozoda - Lada ( Ko’k jiguli 2 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 15 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2 МЛН
katajir bilaka oo wax meldhigo😱 how to keep vegetable save your money xalimo
10:24
alab cusub 🥰New gadget
7:36
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 6 М.
Guryo iib ah - Mogadishu (Liido)
13:07
Jimcaale Deals
Рет қаралды 4 М.
kamaran burka  qurac cafimad leh bur laan 😱 #healthy#breakfast
6:51
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 4,6 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН