firi kafeyga wax tarkisa 😱 kafaideyso routine ka manta

  Рет қаралды 58,498

FARHIA KUSHIN

FARHIA KUSHIN

Күн бұрын

BISMILAHI RAAHMANI RAHIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

Пікірлер: 77
@fatimamohamed3517
@fatimamohamed3517 6 ай бұрын
Qof farxiyo ku xiran oo aan uduceeynin waa xaasid ilaahey ka barakeeyo iyada iyo familkeeda
@Seynabcadey-t1t
@Seynabcadey-t1t 6 ай бұрын
Aaamin aaamin Allah ha barakeyo inshallah
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Amiiiiiiiiiiiiin yarabi mahadsanid qali ❤️💜💕💓💖💕💓💕💓💖💖
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
@@Seynabcadey-t1t amiiiiiiiiiiiiin yarabi 🩷💕🩷🩷🩷🩷🩷
@zuzu2728
@zuzu2728 6 ай бұрын
​@@farhiakushin abayo south c guri ayan karaba man heli kara please
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
@@zuzu2728 haaa boroka udir mamakale radi wad heli
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 6 ай бұрын
Maaashaaa alaaah sabuuska iyo bur ka waakareesatay kudayasho wacan quraxeeey
@faadumocumar7850
@faadumocumar7850 Ай бұрын
Maa sha alaah mcnto
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 6 ай бұрын
Mansha Allah 👍 👍 👍 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ jizakalahu kharan
@bushrabintumohamed7513
@bushrabintumohamed7513 6 ай бұрын
Ani Farxiyo say yaahh udhahdaan ku haystaaba 😂❤ allaha kubarakeeyo Mccanto macalimadydiiiii❤❤❤
@riyaqmohamed565
@riyaqmohamed565 6 ай бұрын
Mashalah tabarakalah farxiya dagan aya ubixiyey gawadan runti muqaladeda ad aya lofahma yacni waxkasto eysodigto wad kabaran karta m.a midakale abayo intas marka intas kuafurto waxkale macunesa mise ila iyo saxurta 🥰
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Mahadsanid 🙏🏻🥰 biyo badan cabaa
@XabsaDaahir-g9g
@XabsaDaahir-g9g Ай бұрын
Mashalh.qali tanakisyou
@FaadumoxasanFaadumo
@FaadumoxasanFaadumo 6 ай бұрын
Masha allah
@ShamsoAhmed-gk4yx
@ShamsoAhmed-gk4yx 3 ай бұрын
Thanks wll farxiyo xaafade dagan tahay
@Hoodofarxaan-j6g
@Hoodofarxaan-j6g 2 ай бұрын
Masha alla ❤❤
@Dhawrsan-o8y
@Dhawrsan-o8y 6 ай бұрын
Mash alah Qli dumar aleh haku dhawro ❤
@rujaaljibriil-rp4gd
@rujaaljibriil-rp4gd 2 ай бұрын
Abayo nabarka idibe mhan iskbbiya bilisa iso seka💔💔😭😭🙏🙏
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 6 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@abshiramursalabdullahi6147
@abshiramursalabdullahi6147 6 ай бұрын
Maaska Dacar 2 qaado Subag idaha Hal qaaado coffee Waa qasee Hal qaaado xulbad ah Wajiga finanka leh marsoooo Mhdsanid wlalshey farhia❤🎉 5:12
@luulmusamohamed4015
@luulmusamohamed4015 3 ай бұрын
Dacarta wa qurux lkin finanka iyada igelisa
@RahmaMaalim-wc1mu
@RahmaMaalim-wc1mu 6 ай бұрын
M,a keep goin❤❤❤
@umucaasim-h5y
@umucaasim-h5y 6 ай бұрын
Side jadwal malin la ah lo sameyaa waan ku dhib qabaa 😢😢
@BisharoAnshur
@BisharoAnshur 6 ай бұрын
Wow❤
@saabirina9060
@saabirina9060 6 ай бұрын
Abyo mahre ku dawan jieay farhia qurxinta kugu qorneed adi mohoo abyo
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Haaa sax ❤️❤️❤️ Mahadsanid 🙏🏻
@katykadrina9654
@katykadrina9654 6 ай бұрын
Wad mahadsanthy wll anu sanbus ka aya ka tagi lahay sistareey
@AmishupdulJohn
@AmishupdulJohn 3 ай бұрын
Apayo anga finan igamabaxan tedakale alarji qawa qof alarji qawo ukun ma cuni kara dacartana ma isticmali kara
@fadumodahir-lr1um
@fadumodahir-lr1um 6 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@AyaanKhadar-z9l
@AyaanKhadar-z9l 5 ай бұрын
Labarkaga iso sheg wll
@ummumahir7551
@ummumahir7551 6 ай бұрын
Suba laxda so uyala plz abyo korka dhan na ma marsan kara
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 6 ай бұрын
Mashallah
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 6 ай бұрын
Farxiyoy anigoo manta dhan somana intas kuma afuri karee wa iska cayilnaa karaa leee 😂😂😂😂
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Haa sax waye lakin wixi ad jeceshahay kudarso
@fatimaahmed946
@fatimaahmed946 6 ай бұрын
❤❤😂😂😂👍
@k.a.5403
@k.a.5403 6 ай бұрын
Asc oo hadan heynii subag ka waran
@ilaqosolchannel1979
@ilaqosolchannel1979 6 ай бұрын
Xawasha dhodhob miya abaayo?
@AshoOsman-p1z
@AshoOsman-p1z 2 ай бұрын
asc abaayo saliida ayan ubahnahy muqdisho ayan jooga nambar isoo dir
@faadumocumar7850
@faadumocumar7850 Ай бұрын
@marwoali6189
@marwoali6189 6 ай бұрын
XAGAAD SOO MASAXDAY LAGUMA SOO TUNTO DIB UGA SOCO .
@Umutaqiya
@Umutaqiya 6 ай бұрын
Masha allah abayo skin jirka noso baadi
@Umutaqiya
@Umutaqiya 6 ай бұрын
Abayo subag arii hadan haysan maxaanku badalan kara
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Salida qumbaha
@rayaanshata5535
@rayaanshata5535 6 ай бұрын
Asc abyo gabdhaha umulaha ah oo aan rabin inay cayilaan hadan ilmaha naaska siiyaan maxaad ku cawin lahayd thnks
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Wcs abayo horay usodhige
@sacdiyacumar2518
@sacdiyacumar2518 6 ай бұрын
Masha Allah Masha❤❤❤😂
@ummumahir7551
@ummumahir7551 6 ай бұрын
Angba wlh ma jecli shaqala balyda aydaba dhilqa iyo chafu ku galineso
@HoodoMoHmad
@HoodoMoHmad 5 ай бұрын
❤❤
@aminamohamedhassansiman6562
@aminamohamedhassansiman6562 6 ай бұрын
Abyo aniga xulbada xasaasiyad ban ku ahay
@khalidrashid1141
@khalidrashid1141 5 ай бұрын
Abaayo.harah iyo.madamadawag.nabarah.katagay.maxan.kubabiya
@LuulGabowosman
@LuulGabowosman 6 ай бұрын
Abayo maska shaley aad sodhiktey markan marsado wixi soharo meel madhigan kara
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Haaa firigka gasho
@hamdaayan893
@hamdaayan893 6 ай бұрын
Farxiya subaga idaha maxd kawadaa ma badhida
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Subag lax
@sahrasahra3119
@sahrasahra3119 6 ай бұрын
Abaayo shaqalle kumaa jogto miyaa
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 6 ай бұрын
See oga marmi kartaa waa maxay hadad naag gariya tahay shaqayso hadii kalana dee qabso shaqada waligay wlhi dhar ma arurin dhar subax walba wan dhaqaa alx hada way ii Karen ilmihii 2ali subax wan dhaqanaa
@Najmaquruxoffical
@Najmaquruxoffical 6 ай бұрын
Huno ila sohadal zu,aal aan ku waydinaa
@Sihamonline
@Sihamonline 6 ай бұрын
Walally hadan tirtiran malinkasts
@mulkimuqtar7101
@mulkimuqtar7101 6 ай бұрын
Maxaa kale oo kutari kara an ehen xulbat
@fatimaahmed946
@fatimaahmed946 6 ай бұрын
Asc abyo shaaha calenta magac kale mala dhahaa ani mafahmine ado igaraliya
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Wcs abayo tea bags miya
@maimounaawaleh421
@maimounaawaleh421 6 ай бұрын
Walal mad no Korikarta mask aad Marsatey
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Insha Allah
@faaisabarkhad2773
@faaisabarkhad2773 6 ай бұрын
Abaayo nafaqo noo soo dhig❤
@HasanMuqtaarCabdi
@HasanMuqtaarCabdi 6 ай бұрын
Eoe❤
@HasanMuqtaarCabdi
@HasanMuqtaarCabdi 6 ай бұрын
🍍🍊🍒🍓🍉😆😶‍🌫️👣🤲🇦🇪🩸🧢
@katykadrina9654
@katykadrina9654 6 ай бұрын
Ina is cateyana wan raba
@shacnimaxmed8122
@shacnimaxmed8122 6 ай бұрын
Xasasiyada byo maskiga u fcn so gali
@farhiakushin
@farhiakushin 6 ай бұрын
Insha Allah
@marwonur5325
@marwonur5325 6 ай бұрын
Dadkan qurbaha joogaana guryo xumaanta ayan ku nacay.....hadii ay guryaha Hargeisa oo kale haystaan dadkani way ina wareerin lahayenba
@Ugbaad_Araweelo
@Ugbaad_Araweelo 6 ай бұрын
Hhhhh kkkk vura soomali miyaba la jiraysan karaa waa guryo waayen weliba gabadhan guru weyn beyba degantay handling habar fadhida leading wax uga fudud
@AyaanKhadar-z9l
@AyaanKhadar-z9l 5 ай бұрын
Mahad sanid
@Amataallah-w4g
@Amataallah-w4g 6 ай бұрын
Wajiga qalalan so gali
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 6 ай бұрын
Waji qalalan xitaa waala marinkaraa lagu dhahay
@FarhiyoOsmanabdulle
@FarhiyoOsmanabdulle 6 ай бұрын
abato farhiyo
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 6 ай бұрын
🧐😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@wabo-x2k
@wabo-x2k 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
isku cadey 3 bari adigoona wax kiimaka isticmaalin by adna henna
12:43
war naxdin leh firi gawadhan wixi kudhacay 😱
6:48
FARHIA KUSHIN
Рет қаралды 9 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 27 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 26 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
SIDEE UGU FUDUD MIISAANKA LEYS KAGA RIDI KARAA?
17:57
KOKO BULLE
Рет қаралды 133 М.
Routingka Subaxdii Iyo Quraacda Xaajiga Kabax
8:24
Kafi Abdi
Рет қаралды 70 М.
UGU DAMBEYN CABDULLAHI WARQADII MARKAN TUSAY FARAXAD AYUU LA ILMEYAY
12:04
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 27 МЛН