Masha Allah wlhi waa fariin ka timid qalbi wanaagsan waxan ilaahey ka rajenaya inuu nagu anfaco isaga iyo anagapah xaskagi adunka isku weydeyn in allah janadiisa idinku kulmiyo waxan kalo jclanlahaa inuu xaj iyo cumro uu ka gudo sidokale uu u sameeyo sadaqa jaariyah i.a ilaahey dhamantena hano dambi dhaafo sidokale ilaahey gafkeena iyo geerideena ma kulmiyo sidokale ilaahey towxiidka haynagu dilo allahuma amiin yaa rapii
@simanruxii29813 күн бұрын
sadaqada wuba usi wadaa ayu dehe jimco kasto si private ciwanahedina muqaladedi ayu kasaraya lakn way jiri donan si dadki ay cawini jirte iyo kuwa cusuba farhiyo tos inbox ugala so hadli karan asagana uu cawiyo hajjkana illahay ha garadsiyo inshallah
@MaanoowLeo-fw2qu13 күн бұрын
Amiin yaa rapi
@kowsaralihassan767411 күн бұрын
wa saxiiiiiix blse walal sawirada ha soo saarin xanuun kale ayey ku tahay qofkii dhama ee nafta la qeybsanysay markii ale oofsado hadana sawiradeda lagugu hor wado wa dhawac gooni ah yan la sameyn gabadhas ale ha u naxariisto dayax iyo gabadhiisa iyo qoyskii iyo asxbtii samir iyo iimaan ale hasiiyo 😢😢
@IfraaxKaahin13 күн бұрын
Wa xaqiiqo taasi dhimashadu wa xaq gabadhas allah hau naxariisto wn ka naxay anigo is garanaynin ayn kanaxay
@Miidan512 күн бұрын
masha allah waa waano qaali ah walaal adun iyo aaqiro qof ku jecel kugu waano❤❤❤❤
@asad-n6u12 күн бұрын
msha Allah
@maneibrahimbarreh979212 күн бұрын
Mashallah wa ruunta bro bararuujiin
@MaryanCali-w7g12 күн бұрын
👍👍👍
@dahabomaxamed-g8m13 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@XafsaMaxamuud-pd3dk13 күн бұрын
Wllhey saan uga naxey wayadaan qof aan uga naxey garanmayo mar wlabaan xasuustana waan u duceynayey illheey ha u naxriisto wllsheen namay aqoone
@ju496513 күн бұрын
ilaahay ha unaxariista walasheen 😢
@MaryanCali-w7g12 күн бұрын
🤲🤲🤲
@sacdiyockarim593813 күн бұрын
Sax bowe wa runtaa😢
@Fardowso_cisman1713 күн бұрын
Mashalh walal Wanda quruxda badan shugran
@Samia_Abdi13 күн бұрын
Wlhi aad uga naxay gerideeda aad i tabatay ilaah ha u naxariisto 😢🤲🏻
@maryanmohamed959813 күн бұрын
Ilaahey ha u Naxariisto
@CaashoAxmad-q3x12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@rahmomahamud164212 күн бұрын
Allah unaxristo
@quresho-qx5ff13 күн бұрын
ilahw unxriso 😢😢😢😢 walalhiy
@kowsaralihassan767411 күн бұрын
Scw scw scw
@XafsaXasan-c2b13 күн бұрын
Alehaunaxariisto walahay aad ban uganaxay
@Ziyaad_goni_socod13 күн бұрын
The generous is allah ☝️
@hindahasan999713 күн бұрын
Waa talo wllninmo wllhy ani comanti ma qoro shoshal midina kuma jiro lkn waan jecelaa in an heelo qof siidaan u hadla oo wllken sa waxa u xasuusiya oo oga faaideesta xiligaan munaasabka ah