استغر الله الظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه
@IkraanKhadar-k1o18 күн бұрын
Waxan ku darsan lahaa saacada salaad subax ka horysa istqifaar akhri sacada salaada subax ka danbysa saliga nabiga akhri Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤ salaada duhu markaad tukatona sacad yar fadhiiso xawqalda akhri ale haka aqbalo
@sarahajji211818 күн бұрын
Wa talo fiican masha alh
@cabdinuurMaxamed-w6y18 күн бұрын
rabi hakudhowro m.a watalo wacan❤❤❤❤
@Mizz-zaraa14 күн бұрын
Ma sha Allah walasheey talo Wanaagsan mahadsanid
@BishaaroMaxamed-h6g13 күн бұрын
M a wallshy mhadsnid
@QuenAmla13 күн бұрын
اللهم إني أسألك الجنة واستجير بك من النار ❤
@HodanAlicusmaan16 күн бұрын
Ma shaa allaah❤❤
@xilkasmohamed498417 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@Nafiisa-t3r13 күн бұрын
JasakaAllh khayr
@RaxoAbdiosman13 күн бұрын
Maasha allaah aad baan u raadinaayi muqaalkano kale fikarad fiican aan kaa helay jazaaka llaahu qayr anagane allaah ha naga dhigo ku wa daa.imo dikriga allaah
@QuenDahapo-k8v16 күн бұрын
Masha alh wllkey alaah kubarakeyo
@AaminoMohamed-n4p17 күн бұрын
Mashlaaa walky jasklaahhh❤❤❤❤❤❤
@nimcobajiyo150619 күн бұрын
Walaalkeen MAXAMED XASAN mahadsanid waa shax qurux badan maalin walba & hal dikri SUBXAANALLAAH su aal hadaa igu dhaanto DIKRIGA SUBXAANALLAAH CADADA KHALQIHI WARIDAA NAFSIHI WAZINATA CARSHIHI WAMIDAADA KALIMAATIHI hadii aan rabo inaan SALIGA XABIIBKA ku akhriyo qiraa ada ma is badaleysaa sida CADADA KHALQIKA mise CADADA KHALQIHI waaye SUBXAANALLAAH.
Msha allh wllky waxaan kahelay dhmn degenaan sho iyo sacaado Alle ha inaga aqbalo wllky jasaakallh
@Ayan-yto-r4t13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@samirahassan59718 күн бұрын
Sabti illa arbaco 20,000 istigfaar oo maalin walba eh taas waa 100,000 khamisti neh la xawla wala quwata inta awoodo maalinti oo dan jimcadhi neh saliga nabiga inta awoodo fikradheydhi waa saas maadama maalmaha kle aanan sameyneynin xawqalada iyo saliga sujuuda ku deh la xawla wala quwata illa billah 10 jeer 5 salaad waxaa ka aqrisey xawqalada 50 jeer saliga nabiga marka aad ka baxdho salaada aqri asiga neh 10 jeer salaad walba wxee isku noqone 50 jeer intaas idhiin faaidheyna
@asouma62017 күн бұрын
Tasbiixdana salad walba dabadeed 100 ka dhe shantii saloodba 500 bay Ku noqonysa
@asouma62017 күн бұрын
Masha allah allahuma barik wllo
@asmaxaaji828318 күн бұрын
M allah shukrn wll malinba mid ayaan kasameyaa kumanaan 3daba
@samiirasm183418 күн бұрын
Sallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@qadanahmed588017 күн бұрын
Masha allh wa fikrad fican lkn anigu qabkan u akhriyo malin walba 1k istiqfara 1k saliga nabiga 1k xawqala iyo wixi aan duco racainkaro sida ducadi nabi yoonis akhristay oo aan akhriyo malinki 333 jer
@asad-n6u17 күн бұрын
msha Allah
@ZahroYahye18 күн бұрын
Fikrad qurxan baad nasiisay allaha kaa ajarsiiyo wlle
@SahroAbdi-rd8im19 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤
@Bfb73417 күн бұрын
Masha Allah aniga waxa kudarsana maalintii mid walba 1000 in la aqriyo Istiqfaarta 1000 Saliga Nabiga scw 1000 Xawqalada 1000. Si markaas mid waliba faaiidadeda aan u helno.
Asc walalkey allaha kubarakeyo aniga wan wada daa imay alxamdulillah mana rabo inan hal malin an mid wayo bacdal duhur illa casar astaqfarta aqriya casirka illa maqribna xowqalada bacdal maqrib illa 9:haben nimo saliga leh ilaaha hanaga aqbalo ikhlasna ha inoga dhigo
@maryanmuse480918 күн бұрын
Asc wll masha allah waxan kaga mahad celina sida marwalbo wanaga naguso gudbiso ajar ii xasanad allah ka siiyo ani malin walbo waxa aqriiya 3k istiqfaarta iyo 1k xowqalada ii 1k saliga nabiga scw lkn malinta jimcaha saliga nabiga scw bees aya aqriiya
@ubaxmaxamud948018 күн бұрын
9:59 Xasilooni qalbiga ah ayay iskaga mid yahiin Cadho Ama murug daran haday ku Qabato Ood afkaga mid un ku soo dhaco waad dagaysa Waa inta si ruuuxi ah Loo dareemo 12:58 Fikirkaagaba soo kooabay in Tiro go an aad midba ka samysid Saacdahana Aad kla qayb qaybstid waana sida aan sameeyo Allah haygu garab galee aad baad u mahadsntahy
@AmiiraMxamef17 күн бұрын
Mid iga tosi sxp istigfaarta mia mise ❤mid igu tsi
@asad-n6u17 күн бұрын
astaqfirullaah
@asmaTahir-p9s13 күн бұрын
5Saladod mrkad ka baxdo hadad aayatul kursiga akhrido wuxu rasulku yidhii jannada inad gasho wxa kga dhiman oo kaliya inta ay naftu kabaxyso aan kafaaiidysano walayal
Asc to you all just asking is adhakar and hawqala the same
@AshaHusseinBarre18 күн бұрын
𝗔𝗻𝗶 𝘄𝗮𝘀𝘄𝗮𝗮𝘀 𝗯𝗮𝗮 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗮 𝗶𝗸𝗲𝗻𝗮𝘆 𝗶𝗹𝗮𝗵𝗼𝘄 𝗶𝗴𝗮 𝗱𝘂𝗹𝗾𝗮𝗮𝗱😢
@IfraaxKaahin18 күн бұрын
Aamiin allaha Haku caafiyo wll
@quen_happy16 күн бұрын
Same nahay wll 😢ani xtaa nafta liga qaaday mana noli mana dhiman waa iska oyaa saase tahay naxariista alle kama quusaneyno istiqfaarso wll
@IfraaxKaahin16 күн бұрын
@quen_happy abyo waswaas aniga hayo qof bil aadan ah in u haayo wllhi umaleeyi war ma haysinee alxm dhaha Allaha haina wada caafiyo dhamanteen an isku wada duceeno
@AshaHusseinBarre16 күн бұрын
@@quen_happy abayo sir baan ku hayaa waxa jirto aad kaar markaan aqriyo ilahay iga dulqaado waswaaska oo dhan wana الا اله الله وحده لا شريك لك له ملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير Ku cel celi marka salada kali dabtid wlhi was waaas dhan ma arkeesid mar walpo oo aad dareento waswaas kucel celi abayo
@AshaHusseinBarre16 күн бұрын
@@IfraaxKaahin abayo sir taan ku hayaa marka waswaas dareentid aqriso ani waa aqristaa waswaskana ilaahy baa iga dulqaado alxm marka salada gali rabtid ku cel celi wlhi ina hal xabo oo waswaas ah arkenin insha allah Waxa wayeالا اله الا الله وحده لا شريك لك له ملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير Aqriso aaadna ogu cel celi insha allha ma arki doontid