59.56. Biliyan oo Qof ayaan oo somalida xorta ah ayaa waxay jecelyihiin in uusan muqdisho tagin mw. Mahamad abdulahi formajo. Sababtoo ah magaalo haduu xanunkajiro lama tago!!!!!!!!
@adnahussein60609 ай бұрын
Farmaajo ma aha shaqsi qabiiil eee waaa Ciyaal xamar….Dhamaan Ciyaal Xamar Iyo dhamaan Soomaali oo dhan Aaa Sharf u heyso
@alihajiayanahmed93529 ай бұрын
Farmaajo meyu walan yahay muxu moryaantas inta ay joogan dalka wax lo yimaado Maha haa wa daroood hada ma hoindi ba kkkkkkkk
@adnahussein60609 ай бұрын
Farmaajo Xamar xudun tiisaa ku duugan wakiba Xaafada DAGMADA WABARI.
@Tajirnews9 ай бұрын
Farmaajo ha dilaan mogdishu waa laga bedalya casimada
@cadilkaynan35989 ай бұрын
K. Lugeya. waxaad iskusoo agsawiraysaa laba nin oo aan lays barbar dhigi karin.. ninyohow credit ka ha iska xumaynin dadka kuugu xirana ha iska eryin.. anigoon cidna wax ka sheegin intaas baa iga talo ah
@ZeinabJimaale-tu3mf9 ай бұрын
Abdiraxman ma ogolanayaa in Mohamed Formagio
@ShaaficiMaxamed-q3w9 ай бұрын
farmaajo muxuu xamarka doonayaa isagu haduu tago waaba nacas laakiin cid saa u eegi kartaa majirto waa laays ku baa ba ayaa hadaay taab taan farmaajo walee soomali wax ladhahaa jiri jiray baa la odhan doonaa
@ruqiyaxayeesi80489 ай бұрын
Ciirane wax walba ayey sameyn karaan siyasada iska dhaaf shacabka xage uu ka galaya waa la kobeynaya adiga aqiro kama baqeysid miya marna ma dhaceyso farmajo in uu yimado Saxb adiga oo eelaay ah haweye waa boqotoyo ayaga ayaa ku xukumaya.
@kamalaouale49119 ай бұрын
Soomaali oo dhan way idin nacday dad qalato ayaad tihiin moqdishana waalaga tashan hawiye iyo dawladnimo isma qaadi karaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@faizaaliabdallah57319 ай бұрын
Kabta qalafow boqortoyo sheeganayo waa aduunyo gadoon, arxabaa caano la barxo u sheeg, boqortoyo xaal qaado xasan, mahad iyo rooble ayaa gabadha idinka dishey ee weydii iyaga, suubis