PM Cali Maxamed Geeddi - Wareysi 2/3 - Muqdisho waxaan kala kulmay jees-jees fool xun

  Рет қаралды 217,152

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 774
@ahmedsanweyne9163
@ahmedsanweyne9163 10 ай бұрын
Thanks! Wallahi wax wayn buu inooo sheegay Riyo waxaa igu jirtay mar uun Dalkii oo nabad ah waad cago dhigin iyo halkan ku koray ... Mr Geedi waa Lagend waxanu ogayn buu noo sheegay.. sidoo Kale Allaha U Naxariisto Geesigii Somaliyed ee Mr A.Y Yey. Hoyaday oo u ducaysa SSDF baan ku caqlisaday 😊..fadlan ila soo wadag qaybta 3aad
@Culusow-f3c
@Culusow-f3c 14 күн бұрын
❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤b
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 10 ай бұрын
Ayaanle 3 qeyb naguma filno mid 4 kudar ilahey kasokow dawlad nimada aan heysano maanta waxaa nookeenay inay muqdisho kushaqeyso cali m geedi maxamed dheere iyo cabdullahi yuusuf cali geedi is a hero ❤❤❤
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 9 ай бұрын
Aad baad umahadsantahay sxb sare waxaa sheegtay waa xaqiiqada dhabtah ❤❤
@jamilanor653
@jamilanor653 8 ай бұрын
Hero, ilaahey ayaa og, dhibaatadii dhacdey in heroism lagu sheego waa wax lala yaabo😢
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana 10 ай бұрын
2005 ayuu Bosaso noogu yimid maalin dhan ayaa qorax u taagnaa dowlad jacayl awgeed Mahadsanid PM Geedi
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 10 ай бұрын
Alle haku barakeeyo
@hassanelmi7146
@hassanelmi7146 9 ай бұрын
Qabiil aaw gii aad u taagneed 😅😅😅😅😅
@libanali8528
@libanali8528 9 ай бұрын
😂😂😂 Sababtoo ah Wuxi ahaa Caada qaate ogolaaday in dadkiisa amxaaro loo soo kaxeestay kadib nh lagu xasuuqo
@alimohamedmohamud8458
@alimohamedmohamud8458 Ай бұрын
@@hassanelmi7146sidas maahan sxp Alle dalka ha inoo hagaajiyo
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 10 ай бұрын
Thank you prime Minister without your government SOMALIA wouldn't have been where we are today.every somali should appreciate we are starting to have peace and prosperity..
@harunhassan3182
@harunhassan3182 10 ай бұрын
U r delusional. More than 20k innocent civilians have died because of him.
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 10 ай бұрын
​@@harunhassan3182Argagixiso ayay ahaayeen in la laayana way mudnaayeen
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 ай бұрын
He's a great leader who layed the foundation we hv today
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 ай бұрын
​@@harunhassan3182bcz they were fighting the government.
@jamalyasin3327
@jamalyasin3327 10 ай бұрын
Sxb ninkan dad badan ayaa madaxeesa gud ugaleen
@djamareggae9926
@djamareggae9926 10 ай бұрын
Professor ilaahay ha kaa raali ahaado war kaaga waan ku diorsanay. Ayaanle good good and good
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 10 ай бұрын
Halgamaa Cali Maxamed Geedi ❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@MukhtarabshirIsack
@MukhtarabshirIsack 10 ай бұрын
Masha allah mahadsanid priminster ali mohamed geediwaa wareysi aan wax badan ka faaidney runtiii wadankeenu meel adag buu soo marey ee alle dowladeenu na inoo balaadhiyo alle ha ka dhigo mid somali inteeda oo dhan wad hukunta amiin aaamiin 🤲🤲
@aminafardale8159
@aminafardale8159 9 ай бұрын
Das
@AbudHassan-j8y
@AbudHassan-j8y 3 ай бұрын
Ui5iuiuiu5kui5i5⁵uiul⁵5i5iuik555i5i5u5i5ìu5iu5iuk5uk5u5i5iu5iui5i⁵i5i6i5i55kiuķ5iu⁵5ii5kk55iö55iui5u🎉lii5i5ui5i55i5iui🎉i5u5i5iuìiui55i5kuuk😂⁵⁵565u5⁵uulu6555i🎉i565k66k5⁵55ii5i5ii5ui5i5ui5⁵5i5iuuìui565ö6iu6iuk5u5⁵⁵u5🎉🎉😂5k5🎉
@mowlisyusufmatan
@mowlisyusufmatan 10 ай бұрын
Wareysigan wax badan o waya aragnimo ah ayan laga kororsanaya Cali maxamed gedi sidan u arki jiray waxbadan na iska badalay
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 ай бұрын
He's a great leader, forget about moryaans propaganda
@maryammb7064
@maryammb7064 10 ай бұрын
​@@ahmedkulowabdi821❤
@maryan4436
@maryan4436 10 ай бұрын
NINKAA RAGII DOWLADA XAMAR U CAGO DHIGAY WEEYE WAXA EEDEENAAYAY WAA RAGII XAARAANTA KU NAAXAYAY
@Jimmy-ps2bq
@Jimmy-ps2bq 10 ай бұрын
Haa walhi anigaba fikrkaan ka qabay waa isbadalay
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 10 ай бұрын
Ahahahahah, Geeddi, hanoolaato maxaa u weydiinweysey meesha ow ka keenay lacagta ow gurigii John grang ku gatay, Waa u ceeb qari hee. Ilaahay ka cabsa meeysid, xaaraan aa lagu naaxay
@IlyasNr-u8r
@IlyasNr-u8r 10 ай бұрын
He spoke true, really. I believe PM-gedi what was saying us. This documentary is next-generation our country.
@Abdirahmangaras1
@Abdirahmangaras1 10 ай бұрын
Ayaanle your doing great work to this country my allaah reward you for your dedication ❤
@halabaishwiaba
@halabaishwiaba 10 ай бұрын
Proffesor Cali Maxamed Geedi, fikradii aan ka haystay mid aan ahayn ayaan ka fahmay hadda. Now i realized, that he is a notable dictionary. Waxaan ka codsanayaa inuu buug dhaxal reeb ah noo reebo rabi idankii
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 ай бұрын
Never believe in moryans propaganda again
@Abdihakin.
@Abdihakin. 10 ай бұрын
Professor Cali mohamed geedi best interview
@saidxade5136
@saidxade5136 10 ай бұрын
Mahadsanid ayaanle raaysal wasaare cali maxamad geedi wuu ku mahadsan yahay wararka xaqiiqdaa ee dawladii uu madaxa xukuumada aay kala kulantay qabaailka uu ka dhashay iyo isbaaradii uu ka qaaday dawladnimada somalia oo maanta rajo fiican aan ka qabno mdne raysal wasaare thank you very much
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed 10 ай бұрын
Ragii dhisay dawlada soomaliya mdaxwyne abdullahi yusuf,pm cali maxamed geedi iyo intii caqliga usaaxiibka ahaa jazakallahu khayran ❤❤
@FarhiyaMahammed-bp8hk
@FarhiyaMahammed-bp8hk 10 ай бұрын
Mashallah cali maxamed geedi geesi soomaaliyeed oo go aan leh madax weynaha mustaqbalka inshallah
@dcdeeqow2102
@dcdeeqow2102 10 ай бұрын
Best interview ever
@Drs-xamda
@Drs-xamda 9 ай бұрын
Msha allh walhi wa wareysi qurux badan
@shavecm3047
@shavecm3047 10 ай бұрын
HALYAY SOMALI WEEYE GEEDI TAARIIKHDA SOMALIA KU XUSIN INSHALLAH
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 10 ай бұрын
LAYAAB MALIHID MAXAAYEELAY MUJRIMKASTA OO ILMA NEBI ADAM KAMID AH DADKA QAARBAA HALYEY UHAYSTA , XITAA FIRCOON
@themajec533
@themajec533 10 ай бұрын
Guuleso mudane cali maxamaad gedi wadku mahadsantahay cimriga alah kubarakeyo
@Axmadmaxamed-u3z
@Axmadmaxamed-u3z 10 ай бұрын
Aduuyada waa cajiib hadii dad badan ay ku dhinteen geedi dartiisa illaa hadana aanan cafis waydiisanin mana mudna in loo duceeyo lkn maalin lis xusaabinaayo aa jirto ogaada somaliyeey😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdullahishariif6883
@abdullahishariif6883 10 ай бұрын
Waxan fahamsana inu abihii dowladnimada ahay bur burki kadib intusan wareysigan bixan waxa wax lagu dirsado ah iney kuwa wax yar fahmi karo ay fahman in badan oo qalad ka fahansane ey fahmaan nin saxan u ahay Ali gedi Legand 👏👏
@somnews6954
@somnews6954 10 ай бұрын
Ilaahay ha xafido PM Geedi rabi waa ramadaane ha noo xafido MR Geedi …ISKU QABIIL MANIHIN ISKU DEGAAN MANIHIN HADANA RUNTAAN KU JECELAHAY IYO DAL JACAYL IUO WADANINMO ISLAAMNIMO
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 10 ай бұрын
masha Allah proff.R/wasare Ali Mohamed geedi waxan ka bartay wayo aragnimo badan iyo Halgan adag kadib burburkii dawladnimada soomaliya allaha xafido Shakhsiyad hal adaygleh oo OG halka uu usocdo iyo waxa uu usocdo allaha xafido ninka Adayga muujiya oo guulaysta markaba
@abdidhuux5350
@abdidhuux5350 10 ай бұрын
Hanoolato Mr ayaanle waxaan kaa codsan lahaa markii Aad su’aal waydiiso qofkaad waraysanaysid please waqti sii uu nooga jawaabo laakiin faa’iido malaha inaad dhexgesho jawaabtiis. Please 🙏 let him talk. Sheekooyinka ha dhex gelin. Sida PM geedi oo jawaab fiican wada dhexda ha ka soo gelin. My advice 👍
@caarafmadar6038
@caarafmadar6038 10 ай бұрын
Waa runtaa lkn weriye ayaaba dhex gelin laga waayin oo point raadinaya xataa kuwa aduunka ❤❤
@HonCabdiqadirhirsiMiyas
@HonCabdiqadirhirsiMiyas 10 ай бұрын
Oo waxuu sheegey maa beenineysaa su,aalba ka dhan ku qanac ama haku qancin waligiiba been ma sheegin cali geedi Wiilkaa leheloow ahna ma,aha nin waxuu rabo ka heli karo
@abdidhuux5350
@abdidhuux5350 10 ай бұрын
@@HonCabdiqadirhirsiMiyasima aadan fahmin wllo, waxaan rabaa in PM geedi aan ka dhagaysto taariikhda uu ka hadlayo waayo waa fursad qaali ah, waxaan diidayaa in laga dhexgalo isagoo aan dhamaynin taariikhda uu ka hadlayo, that’s my point 👍
@sayidali5742
@sayidali5742 10 ай бұрын
Hanoolato,ayaanle Waa wariyaha keliya ee shakhsiga uu waaysanayo wakhti uu hadalkisa ku dhamayto siiya ❤
@abdidhuux5350
@abdidhuux5350 10 ай бұрын
@@sayidali5742waan taageersanahay ayaanle iyo hanoolaato tv, laakiin mar marka qaar waxaan u baahanahay inaan dhagaysto qofka la waraysanayo, Waxa talo iga ah waa inaan la qaybsadaa ayaanle.
@ShuceebAhamedkari
@ShuceebAhamedkari 3 ай бұрын
Waa waraysi aad uqurux badan m.a
@MohamedHassanAbdille
@MohamedHassanAbdille 10 ай бұрын
Thanks professor geedi🙏
@mohamudalbashiir4333
@mohamudalbashiir4333 10 ай бұрын
Intii aad dad so waraysatAy ninkii ugu Wadani Sanaa ayaan Oran karaaa❤
@Zailatv
@Zailatv 10 ай бұрын
Absolutely lkn somali waa ciilqabayaal beenalayal.ah ader hadusan geedi awood shisheeye u adeegsan manta xamar ma nuurteen dawladna ma jirten
@saalimxasan4064
@saalimxasan4064 9 ай бұрын
Thank you our prime minister ❤
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 10 ай бұрын
Someone can have some differences with PM Gedi but when it comes about governing structure he built the basics of government structure momentarily
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 10 ай бұрын
Masuulka waa Somalia waryaha waa Somalia dadka loo waramaaya waa Somalia adi xagee U wadaa English 😮
@bashirelmi4555
@bashirelmi4555 10 ай бұрын
He built nothing, he was nothing but an Ethiopian stooge along his boss Abdulahi yusuf. I am very proud i fought against them and wounded in that fight
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 10 ай бұрын
@@axmedkalluun9228ma fahmi weesay😂😂
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 10 ай бұрын
@@caydaruscayga2170 Bro Asturelia ban ku nolahay 10 years oo looga hadlo English ee afkaga ku faan meesha ajaanib ma joogaan
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 10 ай бұрын
@@axmedkalluun9228 aniba waan bartay sxb alxd Twitter ka aan u badanhy ma waxaan somali ahayn ma qoro🫡
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 10 ай бұрын
Ninkan aadbaan u taageeraa waa nin adag
@highflyer215
@highflyer215 10 ай бұрын
Mr geedi is a national asset he should be a president while he is still strong
@AbdirashidFarax-z9x
@AbdirashidFarax-z9x 10 ай бұрын
Thanks ayaanle for good jop to do your country and prime Minister geedi allaah keeping you
@halimaomar7967
@halimaomar7967 8 ай бұрын
Very very good information or nice information what ever you say
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 ай бұрын
Cali Mohamed geedi dawladi kama danbayn wlh nin qaran buu ahaa Allah cimridheer siiyo amii We love our x priminster. dr geedi longe live 🙏🙏🙏🙏🙏🙏we salute you 👍👏👏👏
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 10 ай бұрын
Mashaalaah waa ku mahadsantahay taariiqda weyna lasoo marey sida aad noogu soo gudbisey adiga iyo Raisal wazaaraha “@
@YusufYusufHarun-o7t
@YusufYusufHarun-o7t 10 ай бұрын
Ali maxamed geedi geesi qaranka Somalia badbaadiyey🇸🇴
@cabdiraxmansubkane134
@cabdiraxmansubkane134 10 ай бұрын
Waagii uu shekayo raisul waraha dadka stadium mogadisho jooga baan ahaaa alx malintaas dowlad jeceyl baaa na geysay hero PM Ali Mohamed Geedi❤🙏
@anwar2848
@anwar2848 9 ай бұрын
Dadki tuugafa umada dhacay ba ku dhegan ŕasulwasaraha😢😢😢
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 10 ай бұрын
Maanshaa,Alaah Cali Maxed Geedi Waa Soo Shaqeeyay,Shaqo Aad U,adagna Wuusooqabtay,Aad iyo Aad Xog-Ogaal Dhabah
@gigachad9879
@gigachad9879 10 ай бұрын
Geeddi wuxuu isku darsaday Geesinimo goaanadeyg iyo Runsheeg. Waa calaamado wanaagsan
@FarhiaAhmed-w2y
@FarhiaAhmed-w2y 10 ай бұрын
Wllhi ninkan okale ubahan tahay somali
@MohamedCabdi-tx5ed
@MohamedCabdi-tx5ed 10 ай бұрын
Wallhi ninan muqdisho jogina taha fila ninkan meshuu somali kataganyahy alla og 60000 Kun oo qof aya kumaqan itobiyanki adunka kufaniya lkn akhira waryalq
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 10 ай бұрын
​@@MohamedCabdi-tx5ed aakhiro. Xisaabtada. Unbaa Ku hursan mid Cali geedi lagu weydiin maayo lkn. Cali geedi in dowladnimada u shaqeynayay ayaa hubaal.
@maryan4436
@maryan4436 10 ай бұрын
@@MohamedCabdi-tx5ed6000 HADEESAN DHIMAN DOWLADA CAATADA AAN HADA HEESANO MA HEESANAYN DOWLANIMADA DHIIG BAA U DAATA
@TohowTohowjibriil
@TohowTohowjibriil 10 ай бұрын
With or whith out suport iwill go to muqdisho on wednesday
@MuxsinAbubakar-hm7sl
@MuxsinAbubakar-hm7sl 8 ай бұрын
Waa ninkii ugu horeeyey ee caasimadii soomaliya muqdisho kee itoobiyaan ee ii qabta yidhaaha
@ShaficciShabeel
@ShaficciShabeel 3 ай бұрын
Okey
@hirsiegal6072
@hirsiegal6072 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ good job thanks very much guys
@mariansaid6369
@mariansaid6369 10 ай бұрын
Ali Mohamed Geedi waa Somali runa, waana dadka yar ee faraku tiriska ah ee qadiyada wanaagsani ku danbayso. Guulayso ❤️ ❤️ guulena hakula jiro isha Allah
@omarali1196
@omarali1196 10 ай бұрын
❤❤❤❤ mahadsanid mudane Geedi waxa u qallantaa Ladaxweyne
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 ай бұрын
Professor Resalware Ali Mohamed geedi waa nin dawlada somaliya manta jirtah Salma u dhigay waana geesi somaliyed taariikhda waa xumeeysay Viva longe live professor ali Mohamed geedi 🙏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@AbdirashidMohamed-c1g
@AbdirashidMohamed-c1g 10 ай бұрын
Wlhi hadaladiis waa hadalo xaqiiqda u dhaw wana raisalwarage geedi maalinki is bartibo lagu soo dhaweynayay uu qaraxa dhacayay waan taagnaaygma shekynayo likin sirta badan uu shegy ayaan aqoon mana fahansanyn xiligaas waana yaraaa school ayaan dhiganayay wana tarikhda u bahan in la diiwaan galiyo
@aim-xm8hc
@aim-xm8hc 10 ай бұрын
I'm always fan for ali geedi I wish he would become president
@ibraboy3822
@ibraboy3822 10 ай бұрын
Halyeey Somaliweyn ❤❤❤ Ali mohamed geedi
@Hiil-Walaal2024
@Hiil-Walaal2024 10 ай бұрын
Cali Maxamed Geedi Fikirkaan Ka qabay iyo Geesinimada Uu Qaatay waa kaaf iyo Kala Dheeri Waa Siyaasi Bisil Fahmi karo Qolo walapa Qaabka ay wax ku fahanto Kii wada hadal wax lagu fahansiin karo iyo Kan Qoriga Caaradiisa waxa ku fahma intaba wuu Yaqaan legend Adiga cml ayaa soomali meel Gaarsiin kar
@imthehero76
@imthehero76 3 ай бұрын
Aad iyo aad
@akarinhassanaynte4321
@akarinhassanaynte4321 10 ай бұрын
Thnks ayaanle
@caydaruuscali1727
@caydaruuscali1727 10 ай бұрын
Where is part three
@MohamedSaid-ri4kx
@MohamedSaid-ri4kx 9 ай бұрын
War Ninkaan Looma Abaalgudin Somalyeey ❤❤❤
@mohamedfarah9298
@mohamedfarah9298 10 ай бұрын
why you focusing the camera to Ayaanle when prime minister Geedi is talking?
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 ай бұрын
Geesi somaliyed dr cali Mohamed geef Allah cimri dheer ku siiyo Isha allah One day you will be came Somali President 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 10 ай бұрын
Geesi allaha ku barakeeyo❤😊
@Gaashaanle-Sare
@Gaashaanle-Sare 10 ай бұрын
Dadka maanta villa Somalia suudhka ku Wata ha u mahad celiyeen Geedi iyo Clahi. Somalia uu bahdilan oo nairobi fadhida ayay xoog muqdisho ku keeneen
@maxcali863
@maxcali863 10 ай бұрын
RW Cali Maxamad Geedi hado maanta Madaxweyne ahaan laha Abi Ahmed bad kuma fakreen.
@CabdiodowaaKulane
@CabdiodowaaKulane 10 ай бұрын
Mayga hubtaa armuu abaal gud usiin lahaa
@MajorKuuloow
@MajorKuuloow 9 ай бұрын
Wuba siin lahaaye iyadoo free ah 😂
@axmedjihaad7747
@axmedjihaad7747 10 ай бұрын
Raisal Wasaare illaah haku xafido aduun iyo Aaqiro
@AbdullahiIbrahim-pn5sr
@AbdullahiIbrahim-pn5sr 10 ай бұрын
Ilaa iyo 5 qeebod no kasodhig wax badan ayaa kafahannay❤❤❤❤ kan waa waraysigii ugu waynaay aad tabiso🎉
@somaliaviation-pagetube1729
@somaliaviation-pagetube1729 9 ай бұрын
Guuleyso Mr Geedi allaha kaa abaalmariyo wxii Aad somalia u qabatay
@IbrahimAbdiAli-er6gg
@IbrahimAbdiAli-er6gg 10 ай бұрын
Wareysi qiima badan ✍
@burhanhassan4610
@burhanhassan4610 28 күн бұрын
Well done
@yaaskaabdulahi6280
@yaaskaabdulahi6280 9 ай бұрын
waa xasuusata from jowhar to beled weyne maalintaas 9:00 ilaa 15:00 sugeeynay galabtinaa airprka beledweyne ka duuleen
@farahfariid1718
@farahfariid1718 10 ай бұрын
Mansha Allah guulayso mudane PM
@mahatomar3522
@mahatomar3522 10 ай бұрын
Thanks Ayaale Walaahay you are great real Somali men I hope you great wishes you and you family. When are you going see 3 gaadi. Waraysigiisa. Waa mahat oo Reer Canada ah asc Walaal
@LJama6119
@LJama6119 10 ай бұрын
Geddi is a legend. We thank him what did for the state.
@SarahA1217
@SarahA1217 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@elmidini1390
@elmidini1390 10 ай бұрын
Cali maxamed geddiyow 15000 oo somalia ah oo ethopia ay leeysay oo aad hogaminaysid adi iyo cali jeele iyo gacmadheere dadkii aadleeyseen caliyow lama hilmaamin in shalh waqtiguna waa imanayaa
@axmedjihaad7747
@axmedjihaad7747 10 ай бұрын
Maasha Allaah Tabaarak waa Halyey Taariikhda ayaa xusi doonta
@AliAhmed-fh3sk
@AliAhmed-fh3sk 10 ай бұрын
Maxaa ugu reebtey Xusen ceydiid,cabdi qeybdiid,Cusmaan caato.mise jufadaada Ethiopianka la socdey waa ka saareeysa adigoo qabiilada kale kuwooda canbaareynaya
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 10 ай бұрын
​@@AliAhmed-fh3skcusmaan caato kuma jirin maxaakiimtuu la jiray
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 10 ай бұрын
Dowladda maxay ula dirirayeen?
@maryan4436
@maryan4436 10 ай бұрын
GEEDI WAA NINKII DOWLADA MAANTA LA HEESTO NINKII U CAGO DHIGAY WEEYE MOORYAANOOW FK OFF
@Drroble4288
@Drroble4288 10 ай бұрын
Caqabadaha dowlada wa sharif sakin maistiri
@fnw8688
@fnw8688 10 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@amedfarah299
@amedfarah299 10 ай бұрын
ThAnk u❤
@muniibcade8335
@muniibcade8335 9 ай бұрын
Give time the question Mr ayaanle jawaabta
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 10 ай бұрын
Professor geedi wuxu isku darsaday go,aan adeey iyo geesi nimo Masha Allah
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 10 ай бұрын
Waa wareeysi xiisa le Ayaanloow🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 10 ай бұрын
Ninkaan waa aqoon yahan jecel dowladnimada ee waa lala fahmi waayey.
@amnor9507
@amnor9507 9 ай бұрын
Halgamaa weyn Ilaahey haku xifdiyo
@drabdirahmanabdinasir
@drabdirahmanabdinasir 10 ай бұрын
Living Legend
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 10 ай бұрын
LIKED
@asma-qg3et
@asma-qg3et 10 ай бұрын
Waraysi dhaco kii ugu wanaagsanaa prof ali macamed geedi. Madha allaaah ilaaah haku xafido aamun
@doorbin24295
@doorbin24295 10 ай бұрын
Wlhi maalintaas qaraxa Stadium Muqdisho waan xasuustaa Aniga oo cunug Yar ah buu qaraxa dhacay Aniga oo baar ayaan ka dhaqaaqay🥲 waa qaraxi iigu horeeyay aan maqlo
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 10 ай бұрын
Guuleyso Madaxweyne Mustaqbal cusub PM PRO. Ali M Geedi ❤❤. Waxey noo sheegi jjireen kuwa Dowlad diidka ah wareysigaan ayaad ku cadeysay ❤
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 9 ай бұрын
Pro. Geedi❤
@saidrooble5076
@saidrooble5076 10 ай бұрын
Kan wejigiisu waa idhibaa walaahi kani maxkamed ayuu mudanyahay in sha Allah
@binabari9842
@binabari9842 10 ай бұрын
Muxuu kaa haleeye?
@FarhiaAhmed-w2y
@FarhiaAhmed-w2y 10 ай бұрын
Sanaga liska ugumaba jirtid ifirana ku mow dhihin e naso wad dalan tahay hhhhhh wasaq yahay
@mohamedabdulkadirosman7860
@mohamedabdulkadirosman7860 10 ай бұрын
Waa wareeysi dhaxal-gal ah ✍️💯👍.
@mariansaid6369
@mariansaid6369 10 ай бұрын
Alla muxuu run sheegay, muxuuna been la faafiyey runta ka sheegay. Guulayso
@abdiwalisayid8304
@abdiwalisayid8304 10 ай бұрын
Ayaanle aad baad u mahadsantahay sida xirfadaysan ee aad su aalaha usoo bandhigaysid xogtana uga soo saaraysid raysal wasaaraha iyo ragii ka horeeyayba. Guul baan kuu rajaynayaa halkaas kasii wad
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 10 ай бұрын
Waxbadan oo aan ka aaminsanaa cali geedi ayaa waraysigani iga saaray, hogaamiye kooxeed iyo urur diimeed ayaa somalia god ku riday
@duniyalang1285
@duniyalang1285 9 ай бұрын
Maraykan ka ayaa diidanaa Dowladii Mr. Geedi.
@cabdinuurxasanyusuf2368
@cabdinuurxasanyusuf2368 10 ай бұрын
Shacabkii ree muqdisho iyo gobolad qaarkod aad kuxasuuqday ciidamadii etopia ayaa lagaa rabaa cali maxamed g 11:51 eediyow
@MohamedSaid-vl8de
@MohamedSaid-vl8de 10 ай бұрын
dawladanimada manata xamar taala hadaan dad badna lagu layn lama hayeen maanta, somalida wataas wada nac nac leh, dalkaan meesha laga keenay hadaan maalinkaas ragaas sidaas aysan kushaqeeyna xaaladaas maanta in xitaa dawlada laga hadalo xitaa iskadaa walahy inaan la nooladeen
@hassanmuktaar1198
@hassanmuktaar1198 10 ай бұрын
Kuwii aad magaca maxkamadaha ku disheen,Lugaha ugu jirteen,Naagaha aad ka fura teen,taas ma hilmaanteen
@mbinuali7106
@mbinuali7106 10 ай бұрын
​@MohamedSaid-vl8de dowladnimo maxaad u taqaan? Dowladdii cabdiqaasim waxaa lagu dhisay jabuuti waxeyna ku burburtay muqdisho. Midii cabdulaahi yuusuf waxaa lagu dhisay kenya waxayna ku burburtay baydhabo ka dib markay ku fashilintay in magaalada muqdisho ey wada qabsato oo itoobiyaan-kii ayaa ku jabay dagaalkii halka vila somalia ey dib ula waregeen maxkamadihii waxaana dowlad lagu soo dhisay jabuuti oo madaxwyne ka yahay hogaamiyihiin hore ee maxkamadaha shiikh shariif shiikh axmed. Marka dowladii ninkaan ma iyadaaba taangigii xabashida ka danbeysay?. Haddii qof lagu amaanayo dowlada xamar maantay ka jirto waxaa lagu amaani karaa shiikh shariif shiikh axmed oo ah ninkii ugu horeeyay ee suurto galiyay in muqdisho doorashadii ugu horeyasay ee xasan shiikh lagu soo doortay lagu qabto.
@SomaliHistory1
@SomaliHistory1 10 ай бұрын
Waa lagaaga sheekeeyay dhageyso ali geedi afkiisa wuxuu kaaga sheegaayo
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 10 ай бұрын
Cali geedi waa halyeey taariiq u dhigay kooxdii magaca diinta islaamka ku gabaneeysay
@bilealiali9258
@bilealiali9258 10 ай бұрын
Wlahi ninkan rag bu ahaa ilahaybaa soo diray anago habar gidira amisan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 10 ай бұрын
LOVES
@AxmedXuseen-o4g
@AxmedXuseen-o4g 10 ай бұрын
guul cali geedi
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 10 ай бұрын
From kgs somalia 🇸🇴
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 10 ай бұрын
Wa sugo lahay 2 waresiga rasulwasar geedi
@shiinedheere
@shiinedheere 10 ай бұрын
Cali mohamed geedi waanin aan jeclahay waana nin ku adag hadaladiisa
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 10 ай бұрын
Waa Ayaan darro Ma anagaa 13:17 maqli karna Beesha Caalamka Allaah ha naga qabta
@alinuromer5876
@alinuromer5876 10 ай бұрын
Ayaanle Ha Noolato Libaax 😊
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 10 ай бұрын
Dadka 2004 cali gedi kasheganayo waa kuwa manta lagu kari layahy guryaha dowlada kagura
@ahmedcarab11
@ahmedcarab11 7 ай бұрын
That is true bro
@abdiazizelmi3601
@abdiazizelmi3601 10 ай бұрын
Ilaa hada wa jogaan duulkan dowlada rabin e shacabkawa oman yahay
@cabdiraxmaanoffical3328
@cabdiraxmaanoffical3328 10 ай бұрын
Markayn somalia dowlad uma rabo
@abdiwali1000
@abdiwali1000 10 ай бұрын
Raysal cali Maxamed geedi waa raysalwasaare ugu fiicnaa 10 wareeysi ka qaaday xaataa haduu markuu iga qaban waayo waa igu soo celin jiray Radio galbeed Melbourne Australia
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h 10 ай бұрын
Laakiin aawey sheekadii maxamed dheere yiri c/aahi yuusuf ayaa iqayaanay
@anwar2848
@anwar2848 9 ай бұрын
Waxasi qolyihi falagada suuqa galisey reer galbedka diiday labo hogamiye koxed madexweyn iyo rasulwasare kale nooqden😢😢😢
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 88 М.
DFS SAFARKII ITOOBIYA | KIISKA BADDA | NISA | UN, WALEE WAA YAAB
16:42
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН