"Jabuuti weligeed cadow ayey ku ahayd Somaliland waxna lama hadheyso..."Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

  Рет қаралды 73,674

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 270
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 3 ай бұрын
Doqoni way qufacda meel laga raacayna ma garato😂😂😂😂 waa maahmaah cajiiba oo igu cusub thanks adeer cabdilahi.
@KhadraJoseph
@KhadraJoseph 2 ай бұрын
🎉🫡🫡🫡🫡💯😊
@MoussaBouh-u3o
@MoussaBouh-u3o 3 ай бұрын
Oday wayn oo Wuxi dono iska shegaya
@Gudbiye1
@Gudbiye1 3 ай бұрын
Waa ma xishoodo ilaahay ka baqayn oo been ku koray
@Somfox1
@Somfox1 3 ай бұрын
Kani waa nacas Qabyaaladi dishay..Miuse Biixi isagaa Bixiyey Gabadhii Ismaaciil Cumar Geele!!!!! Garan Waayey Waxa US badakay!
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 3 ай бұрын
Tala xumadi 60 kii mid ka xun baa lawada waayo dekeda berbera hadii deked kale la sameeyo waa si berbera u baabado tala xumayaal hana rogina no Ethiopia illaahay noma keeno
@suadfarah5701
@suadfarah5701 3 ай бұрын
Ciriguu ku jiro iyo beenta uu afuufayo is malaha. Sool xaaran bay kaatahay. Never never again. Maxaa lagaa faaiidayaa la joogiina waxaad ku suntantihiin, cuqdad , amxaara jacayl, soomaali nacayb iyo quudinta alshabaab. Maalintaan iska kiinsaarnay baa noogu danbaysey qof madaxa loo soo duubtay oo ladiley.
@saidmm9953
@saidmm9953 3 ай бұрын
War Isaaqoow jawaasiista Itoobiya ee sidan u hadlayaa waxey doonayaan in ey Odin gumeeyaan oo Itoobiya idin Hoos geeyaan. Yaa lagu sirmin.
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 3 ай бұрын
itoobiyaa cid nooga wanagsani ma jirto
@saidmm9953
@saidmm9953 3 ай бұрын
@@KoosHassan-w9s halkaas baad isku cadeysay in aad tahay jaasuus Itoobiya ama mugaffal aan aqoon waxa uu ka hadlaayo.
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 ай бұрын
Sxb waxan aad aragto wax kale maaha dawladan fashilka ah baa dhawr bilood oo u hadhay doonaysa in ay dadka ku jiheyso siyaasad colaad ah . Waa sidii ay laascaanood dagaalka uga rideen . Markaa sxb waa maamul fashilmay waxa waxan wadaa dadka inta odaygan oo kale ahina ma fahansana kaartada Muuse Biixi oo dadka doonaya in colaad loo abuuro. Wuxuu ku leeyahay Djabouti colaad bay waligeed noo haysay Hada Qunsiliyad ama safaarad ayay JSL ku leedahay . Waa marka caqliga ay caadifadu ka waynaato.
@Hamda-gd9oi
@Hamda-gd9oi 3 ай бұрын
Adeero shacaab iyo dowlad kala saar anagu hadi annahay reer jabuuti we love somaliland iyo umada somaliyeedba meelwalba ay dunida kajogaanba salama dadkayga somaliyeed dadka yanlakala qaadin somali mid weeye we are brothers and sis❤❤❤❤❤ insha Allah umada somaliyeed Illahaw midee Amin ya Rabi
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 ай бұрын
Shacabka maaha walaal waa dawlada waa ina cumar geele oo u haysta hadii Somaliland la aqoonsado in uu arsaaqadii ilaahay SWT bixinayay waayayo. Waana la aqoonsanayaa Dekada Berberana waataa 250 darajo ka horaysa tii Djibouti world bank baa yidhi ee somaliland May odhan
@queency7943
@queency7943 3 ай бұрын
Ogow dadka Somaliland inay jeclyihiin reer jabuuti lkn dawlad ayay wax ka goaan iyaduna waa cadawga koobaad ee Somaliland mana rabto inay wax noqoto wayo waxa ka dhaadhacsan ama ay xaqiiqaduba tahay in ay u dhamaatay jabuuti haday Somaliland danteeda qabsato
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 3 ай бұрын
Asc horta markasta kodobta dowladaha aya kaala shacaab kana waaye samaysa daad ku ama somalidu dowlado haakala sheektan ee waa wadaa qabaiil
@bahirfarah4605
@bahirfarah4605 3 ай бұрын
You dreaming inader hurdada ka kac
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 3 ай бұрын
Siidoo kale Djibouti was walaalahayo
@DiamondZakaria
@DiamondZakaria 3 ай бұрын
Ader waxaað rabtaan dawlad isaaq samarona ŵuu kabaxay daarod xoog buu kubaxay ciisana kolka horaba kuma9 jirin
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 3 ай бұрын
Between 26 0f June and 1st of July dawlad malagu dhisi karaa??? 35dawladood ma aqoonsan karaa dawlad cusub????
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 3 ай бұрын
Qaabka wax loo aqoonsado wali mad fahminba inder dunidaad ka maqnayde Yan ku Yara Saxe Google Gare ka dip dood furan keen mrka meesha 35 is bahaysi uk waty weeyan major sheegaya
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 3 ай бұрын
Waa su,aasha aan isweydiiyo ee iga daadagi la,
@maguled
@maguled 2 ай бұрын
Somalia = land of Somali people Somaliland = land of Somalis land of Somali people = land of Somalis ∴ Somalia = Somaliland (simple mathematics) 😉
@Gudbiye1
@Gudbiye1 3 ай бұрын
War ninka wayn been badana ilaahay ka baqayn sual Dhulbahante xagee ka maraysa nacas
@mrali3601
@mrali3601 3 ай бұрын
Adkaysi muujiya calacalka joojiya gabal kiini wa dhacay reer Amxaaro
@mohamuddjama9804
@mohamuddjama9804 3 ай бұрын
Maxaaa umadda kul ah yaabi sooddiggas maanta inttiibba wadda. Qaatey maxaa dadka. Kale siiaeenn
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 3 ай бұрын
Oo soo adigaan leh Djibouti 🇩🇯 waxaan nahay xidid iyo xigaal, siday ku noqotay cadaw? Maxaad u soo fariisatay idaacada ood hoos ugu dhamaysan wayseen. Waa yaabe: 1. Djibouti 🇩🇯 waa cadaw 2. Somalia 🇸🇴 waa cadaw 3. Qof kii tala soo jeediyaa waa cadawga gudaha 4. SSC waa cadaw 5. Awdal waa cadaw 6. Wiilashii buurta Gacan Libaax waa cadaw 7. Wadani waa cadaw 8. Gabadha Yar ee Facebook ka hadashay waa cadaw 9. Cirka blue ga qofkii eegaa waa cadaw 10. Lafti Nagaa waa saaxiib [Oromada].
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
XUJJADA MUUSE, HA JOOJIYO DOORASHADA WA FARTA, MUUSE HOREY AYU 2 SANO XARAAN AH QAATAY, BAARLAMANKA GO'ANKA FARTA HAKU DADAALO.
@suadfarah5701
@suadfarah5701 3 ай бұрын
Kalshaaley ku xasuuqeen , hadan laascaanood. Markaasuu rajo ja qabaa inay reer laascaanood soo noqdaan. Shame on you.
@jibriljimcoidow4740
@jibriljimcoidow4740 3 ай бұрын
Hadalkiisa iyo wadnihiisu isku wax ma sheegaayaan. Wuxuu tilmaamay in Jibuuti iyo itoobiya qowmiyado kala duwan, hal dowlad lagu maamula, isagoo raba inoow isku haayo Isaaqland, waa hal qabiil waxoow ka hadlaayo. Su, aasha inla weeydiyo ayaa ah. Maxaad udiidan tahay in Somali oo hal qowmiyad ah hal jamhuuriyad lagu maamulo.
@rajoo532
@rajoo532 3 ай бұрын
Jahil bad tahay. Indhaha Kala fuur, somaliya government wa tuug munafaqiin... adiga maxay ku qabtaan?
@ZonageVers
@ZonageVers 3 ай бұрын
Waxay khatar ku noqon doontaa jiritaanka shacabka iyo dawladda Somaliland balse dawladda Jabuuti waa cadaw cad; la hubo ; toos ah oo sharci ah kuwa aan u hoggaansamin ku dhaqanka sharciga aadanaha
@ZonageVers
@ZonageVers 3 ай бұрын
Sida kaliya ee lagu heli karo qaranimada Somaliland si loo helo madax-banaani waa inay meesha ka baxdo oo ay ka fogaato dhibaatada ay wadaan dhammaan cadawga ka taliya Jabuuti madaxweynahooda Jabuuti xitaa marwada koowaad
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 3 ай бұрын
Hadalkaa aad maanta sheegayso Awal maxaad Usheegi la ayd
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 3 ай бұрын
Yaan ogayn ee loo sheegaya
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 ай бұрын
Buufiya dadkan tirda yar ee qadaad weynta ah Waaa horgalo
@Hciid
@Hciid 3 ай бұрын
Adiga oo milik kugu beeray dhulka aad sheeganeysid ayaa ka hadlaya dad labeero xishoo sheegista taarikhdina way bilaabay
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 3 ай бұрын
Soomaalilaan waxay xoriyada la qaadatay Soomaaliya kowdii Julaay. Waar dadka runta haloo sheego.
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 ай бұрын
Jabuuti way cadaisatay waladham inaya lakiin isaaq alaguuleyay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 3 ай бұрын
Cabdillahi jawaan waa runtii alaayo cizak. Wax badan buu og yahay.
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍 guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ❤❤❤❤
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 3 ай бұрын
Duqaan asasag ah DULMI jaceyl GOODBYE SNMLAND GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE
@miguilwes6005
@miguilwes6005 3 ай бұрын
First my Country Djibouti another nevermind 😅😅😅
@abdirashidmohamedaliabdira1639
@abdirashidmohamedaliabdira1639 3 ай бұрын
Ader sual ban waydin laha Ninka dadka somaliyed e Gobolada Wuqoyi ama Hargayso burco iyo barbaro daga Waxey donayaan Goni u gosad SsC Khatumo waxey donayan Midnimo Side bad Noga dhadhicinysan anagu Xaq baynu u lenahay Masirkena Re ssc na Oma lahan ?
@book2316
@book2316 3 ай бұрын
Waa runti!
@FatixyaDaahir
@FatixyaDaahir 3 ай бұрын
Alamaxa doqoon isaaq baratay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 ай бұрын
Kkkkkkkk Aqooobsi ayay ku waasheen.. Caankiinii aaway. Waa munaafaq. Gudoomiyaha Parliabtja ayuu Isaaq qaatay. Dad been badan
@Iphone20249
@Iphone20249 3 ай бұрын
Waxaa somaliya dagaallu ugu soc daa wa cuqubadii ay naga galeen
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 ай бұрын
Adiga Maanta cuquubada ku heestaa waa taad gashay duqeyntii shacbiga Laascaano
@xirsicaaqil3207
@xirsicaaqil3207 3 ай бұрын
Adeer noolow waa runtii isaaq lama rabo
@am.b5688
@am.b5688 3 ай бұрын
Isaaqna Dhulbahante na rabaan!
@Somfox1
@Somfox1 3 ай бұрын
Waar Odeygan Cuqdad Xumaa...Gar Eexo iyo Kalafogeyn buu ka hadlayaa..Kani waa Mid Caloosha ka buka oo Umada isku diraya..Waxa Muuqata in uu Nacasnimo u dhashay, Qabyaaladna ku darsaday....a very bad combination Naxasnimo + Qabyaalad kkkkkkkk
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 3 ай бұрын
Reer😢jabuuti😮waa😮dadwanaagsan😮lakiin😂ismaaciil😮jawaan😮ama😮kaligii😮talisga😮jabuuti😮haytaa😮dharqabaha😮iskaqabta😮reer😮jabuutow
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 ай бұрын
Waalida waa ictiraafka proff Beeniyay. Ictiraaf ma jiree Nabada Amxaar ku dilla ha ugu yeerin.:
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 2 ай бұрын
Beenaale Somali Galbeed waa la gumaysta wayna xoroobi.Adigu dhulkii ingriisku gumaysan jiray ayaa rabtaa in aad ku dartid Ethiopia.
@mohamuddjama9804
@mohamuddjama9804 3 ай бұрын
Ddaka. Somaliland. Mmaxaa u hameyseenn. Xamar hadiii laynagu dulmaay. Idiinku hada maxaaa u reebteen
@deeqashabcaan2800
@deeqashabcaan2800 3 ай бұрын
😂😂
@khadarcadayse949
@khadarcadayse949 3 ай бұрын
Maxaad hore ugu sheegi wayday inay jabuuti cadaw inagu tahayna ?
@khadarcadayse949
@khadarcadayse949 3 ай бұрын
Waliba siyaasi oo dhami basaboorka jabuuti ayuu haystay maantana waxay na eeyihiin jabuuti waa nagu cadaw markii baasabooradii laga joojiyay dadka bilaa caqliga ayay uhaystaana
@Somfox1
@Somfox1 3 ай бұрын
Adeer Caqligu ha Shaqeeyo..Colaad maanta dan uma aha Somaliland iyo Jabuutiba. Waa in Horumarinta Bulshada laga Hadlas Gaar ahaan Iskaashi Wadada isku Xidha Jabuuti..Saylac..Lughaya..Boorama ilaa Jigjiga Taas baa labada Dhinacba Dan u ah!
@Ahmed-iz8be
@Ahmed-iz8be 3 ай бұрын
Magac bilaash ma baxo JAWAAN. Idinka yaa oromo beeraya
@ahlanhussien
@ahlanhussien 3 ай бұрын
Intanaa illaahay ka waday inay dhibtaasi ina soo gaadho hadana illaahayba inaga saari
@MohamedAhmed-jw7ne
@MohamedAhmed-jw7ne 3 ай бұрын
Jabutii waata bixisaa budgets wadan isku sheega Somaliland. Jabuti waata 30 sano gacanta niguhaysay dhinackastaba. Marka wiil yaroo 1 sano ah hooyadii maka marmaa ? 😂😂😂😂😂 Ilaa gadhe cadihii ayaa sidaa ciyalka u sheekaynayaa Subxana-Allah. War Ishaaqoo Somalie markaa la isgu geeyoo dumar ( dhidiik ) ayaa qorantihine Somalidaa kalana waa raag ( aab )
@munirkh
@munirkh 3 ай бұрын
NIN Culus oo aqli badan, fariid waayo araga.
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 2 ай бұрын
Jabuuti waxay cadow ku ahayd dhamaan somalilsnf&somalia Jabuuti waxay manta god ku ridatay Somalida muqdisho Waxayna hada ku socota in Somaliland dabka ay saartan Waxan KZbin ku qoray 8 sanadood ka hor in jabuuti tahay cadow
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 2 ай бұрын
Cadawga somaliland waa Itoobia mana aha jebouti iyo Somalia. Midkoodna wax ba kaama qaadi Karo. Laakiin Itoobia Xeelad bay kaaga qaadanaysaa badda. Madaxweyna Muse please don't give our sea to Abiy.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 ай бұрын
Shacabkii isaaq waxaa maalin walbo. Film cusub u daaro odoyaashaan. 80 jirada ah 34 sano been iyo isku dir uun ka shaqeeynaayo. Subhana allah.
@AdanCabdilaahi-ft3qd
@AdanCabdilaahi-ft3qd 3 ай бұрын
Nin.xildhibaana.oo.maanta.ka.hadlayey.arinta.ceerigaabo.kana.jawaabayèy.hadalkii.karaash.ayaa.wuxuu.yidhi.waxaanu.moodaynay.hadaanu.garxaji.nahay.in.dhulbahante.dhulkooda .ay.xoraynayaan.muusena.ay.la.dagaalamayaan.laakiin.buu.yidhi.waxanu.maanta.ogaanay.in.lanagu.soo.duulay.waxa.layidhi.xuunshooy.goormaad.wax.ogaataa.waxay.tidhi.marka.labana.igu.dhacaan.midna.igu.soo.socdo.adna.tukoow.baa.layidhi.wuxuu.yidhi.markay.labo.is.eegto.ayaan.wax.ogaadaa.
@livandeen9097
@livandeen9097 3 ай бұрын
G21 farax macalin and farmaajo, this man is more extreme than muse bixi, inta odayyshan oo kale Somaliland joogaan midnimo ma jidho
@VivaWNP143
@VivaWNP143 3 ай бұрын
WAA CADDOW!! Cid walba hadaynu cadaawad gashano miyaanay dhibaato ahayn
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 3 ай бұрын
Odayga abdilahi badhi weyne Xaalku waa xunyahay Jabouti iyo itobiya waxba kaana gelin Gobol somaliyed weeye waqooyi galbeed Dalkaaga ku kalsoonow
@ya3746
@ya3746 2 ай бұрын
Wax somaliland la Yiraahdo ma jirto Mana jiri doonto Gun Gun dhashay tihiin somaliya waxad ku tihiin Ciilqabayaal dhintey Hoosta ka urey tihiin waa in la mariyaa waxan nasabka cad ku leheen halaga eryo Geyiga somalida Naclad araga xun
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 3 ай бұрын
Jabuti somaali ween bay ogtahay ithiopia na way ogtahay. Dorasha kasti o Somaliland ka dhacay ay jabuti malgalin ma jirto.
@jeyowinaomar100
@jeyowinaomar100 3 ай бұрын
Saxib riyada iska daa hirshabela iyo Somaliland wa isku mid.jibuti iyo somalia wa dowlada la aqonsanyah ee riyada kabax
@noormohammed4876
@noormohammed4876 3 ай бұрын
Aabahaa lacadaab beeb badanaa miyuuna dhimaneynin sow ma arko inuu cimrigiisii tagey
@moustaphadouksieh6498
@moustaphadouksieh6498 3 ай бұрын
Somaliland waxba kuma qabto miya Djibouti waan yaabay umad beeen kunoool ah dadkana arkay, Djibouti waa dhuunta kaliyeh ee leedahay dhamaan somaali iska daa somaali eh mwrkaasu leeyahay iyaka wax nagu qaba 😂😂😂😂 kusocda 40 ayaad kujirta adeer eh shacabka waqooyi waa ogyihiin muhimada uleedahay
@Sharafiina123
@Sharafiina123 3 ай бұрын
Allow idin caafi amxaarkana wll baadku tilmaanteen jabuutina cadaw 😂
@Miicaadyare
@Miicaadyare 3 ай бұрын
Adigu Arab baad tahoo adigaa ku dulman isaaq dhexdiisa ina Geelle Arab Lacagtuu kala Soo baxsaday Jabuuti maad ka hadashid inataad Naxliga iska daysid.
@ahmedyasiin5755
@ahmedyasiin5755 2 ай бұрын
Arab weeyaan Arabna waa reer jira oo reer sheekh isaxaaqa ka hadal ina geelana waxba adiga kaama galin runtii nacas baad u yara ektahay qaab qoraalkaaga markaa inaad iska aamustaa kuu fiican hadii kale dhalfo Arab baa lagugu jabin yaa dayuusa
@abdiali2971
@abdiali2971 2 ай бұрын
Erhopia waa naqaana waxay tahay isaqoow wanag kuumahayso ethopia ee wll somaliya wax kuu dhama malahn, ee dadkiina karaaca,,
@abdulraven4970
@abdulraven4970 3 ай бұрын
Basaasiintii xabashida oo mid mid uga soo baxay qolka dabadiisa waxay u shaqeeyaan xabashida
@statcanharprintertech
@statcanharprintertech 3 ай бұрын
kani waa Arab arsaaq waayey ,uma malaynayo inuu Samaroon caayaayo marka uu leeyahay Dhulbahtane baa diiday oo waxa qaatay Gadabuursi,Horaa loo yidhi Arabka iyo Eygu isaga oo Indha la buu dhashaa.Kani xil waxa ugu dambeeyey Dahir Rayaale.Awalbaa Jawaan lagu yidhi,war ma qadaysid ee beenta dadka daa.
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci 2 ай бұрын
😂Sac adlay madhanyid wàxba kuma samayn kartid jabuti
@QaliSharif-pf7jm
@QaliSharif-pf7jm 2 ай бұрын
Badan wax Ku leeyahay max's tastuurkina iga saray dadka wax wada lihi sidad wax u dhigtay maaha
@suadfarah5701
@suadfarah5701 3 ай бұрын
Allaha unacariisto Siyaad Barre isaaq nacabkama ahayne wuxuu ladagaalamayey falaago axmaaro dabada ku wata. Odaygan iyo inta lamid ka ah waxay brain wash ku sameynayeen dhalinyada.
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 3 ай бұрын
ASC cidku aqoon satey majiraan 26juun waxaa laidin yiri raacay somaliya wax aqoonsi layirahdo majirin Somali waa mid war nin yahow nin walba magaladiisa haimandiso hadaynu naqonqyn Hal adl Somali ah
@ahmedalin
@ahmedalin 3 ай бұрын
GOLIHII SARE EE KACAANKA "ISMACIIL CALI ABOKOR & AXMED SALEEBAN DAFLE" LABADUBA SOMALI LANDER AYEY AHAAYEEN. MAXAA IDINKA MAQNAA?
@abdiali2971
@abdiali2971 2 ай бұрын
Xoolo xoolo dhalay cadownA dee wuu sheegin??? Umada Somalina waan salamin oo somali waa somali iyo somaliland waa reer wada waashay dhalinyarada isaaq kan iyo kuwa la.idkaa oo pumparka u xiran yahay yuusan idiin waalin, taariikh beenay kasheekeyaan,, yaa ladagalamy isaaq ayaga 20 sano gobalad dhexe gubayay oo dawlad ahaaaa waar caruurta kadaaya beenta, isaaq waa qabiil somali ah qabilada somaliya wax laqabsada cabaadka iskadaaya???
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 3 ай бұрын
Dadkalaa lagu beerayay waa runtii dagaalku sida dad moodayaan waakadabadheeryahay Cadowga Soomaaliland dhabarka ayuu kajabayaa meelkasta hajoogee insha allah
@salihasaliha-ww8gs
@salihasaliha-ww8gs 3 ай бұрын
Idinka ma idkastaa cadow idin ku aa putland somalia jibuti muse bixi wa islanti safarka racdey kkkkk
@MahdiGuessod
@MahdiGuessod 3 ай бұрын
Soo da'a waxaad hayso Wa odayga Asaasaqay ee dhareerka daadinayow Adiga iyo Laftii Nagaya you are losers
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 ай бұрын
Dadan & beenta intas le'ek. Cirada waa lagah xishoda.
@housseinchinemohamed6990
@housseinchinemohamed6990 2 ай бұрын
Waligey maan arag qof jaahil ah, maxaad ka hadlaysaa, waxaad isku daydaa inaad is barbar dhig ku sameyso qaran caalami ah oo la aqoonsan yahay iyo waqooyiga Soomaaliya, war Itoobiya yaa uu baahan Jabuuti sababtoo ah dekedaheenna kala duwan ayaa ka awood badan 3 jeer. wadamada jaarka ah waxba ka aqoon dublamaasiyada, jaahil 90 jir
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 3 ай бұрын
Geesi
@MohamedAhmed-jw7ne
@MohamedAhmed-jw7ne 3 ай бұрын
Odaygaan maa intaa subaxa biyaha dhanan cabaa miya ? Inkastoo ishaaq u biyaha u badanyahay
@Ikismn123
@Ikismn123 3 ай бұрын
Nimankan somaliland buufis ayaa kudhacay waa nala necebyahay
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 ай бұрын
Waar ilama qurux badna in Media-ha dal aynu jaar nahay laga dhaleeceeyo horaa loo yidhi Af xumo colaadna wax kaagama tarto nabadna way kaa kaxaysaa . Colaad in la huriyo wax faaiido ah oo ay keenaysaa ma jirto . Dawladan fashilka ahi hadii ay tahli kari-waydo in diblomaasiyad ay isticmaasho yaanay dadka shacabka ahi samayn colaad iyo buqdi .
@garada6921
@garada6921 2 ай бұрын
WAR WAA ODAYGII ARAB EE XANUUN SANAA EE MUUSE BIIXI LA TALIYA HA LAHAA MUUSE BIIXI
@TheAlishire
@TheAlishire 3 ай бұрын
Kkkkkkk reerku ma wada faysal Ali waraabe OO kale miyaa Qaadku waa daroogo
@DhagaxGuled
@DhagaxGuled 3 ай бұрын
Waa oday aan xishooneynin; oo been badan oo shaqsiyad aan leheen.. dawlad isaaq oo 35 salaamay aqoonsadeen waa been ; bal noo sheeg wadamada magacooda car; hadda la hubinaa oo safiirada geeska africa u fadhiya la waydiinaa; meel un ha ka soo caddeyaan..
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 3 ай бұрын
Been badana calam baa na aqoonsadsy kuyidhi😅
@sahrawarsame725
@sahrawarsame725 3 ай бұрын
War horta beenta lagama waantoobo miyaa 36 ee dal aqoonsaday yey ahaayeen may dadka u sheegaan
@MrHaaroun
@MrHaaroun 3 ай бұрын
Horta waxanoo dhanoo ben ah idoor maxay ku falaan . Dawlae baanu ahayn iyo ingiriis baa na yiri dawlad noqda iyo 35 baa na aqoonsaday iyo waxasoo dhan . Walaahay walaahay haday haba yaratee wax ka run ahaan lahayeen waxaas ugu yaraan ingiriiskii gumaystaha ahaa ee dalkeen joogay ay u madaxa ku sideen ayaa u markhaati furi lahaa ama aqoonsan lahaa dalalka kalee dunida haba danbeyaane 🤣🤣🤣🤣🤣
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 3 ай бұрын
beenale cajuus maa iidoor baa qaatay xoriyada awdal dad baaleh
@RashidAli-ow3jp
@RashidAli-ow3jp 3 ай бұрын
Malinba cadow cusub ayaad na bareysaan Oromo iyo amxarada ayaa na xigta ayaad na bareysaan Beri waa cadowgeena ha na dhihina Bal Markaad miyirsataan ayaan idin sugeynaa Waxaad ka warantaa waxaa aad lascanood ka geysateen Ma jecely aad u qabtan ayaad madaficda ula dhaceysaan
@osmanfarahmohamed1084
@osmanfarahmohamed1084 3 ай бұрын
markaa isaaq hadu maxuu karaa dadkale dhulkooda isaaq waa dad cuqdad uun intaa la hooyaa walana laayey
@farxaanmaxamed4978
@farxaanmaxamed4978 3 ай бұрын
Hada waa kuwii shalayna amaanayay ee ina lahaa jabuuti waa walaalken kkkkkk haye
@Umo580
@Umo580 2 ай бұрын
KANI WAKUWA CIILQABA YAASH SNM E AMXAARKA IYO GUMESAHA RABA
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 3 ай бұрын
Ma kuwii kuugu garab taagnaa dagaalkii sool baa cadaw ah abaal laawayaal, ismaaciil wuxuu makri uu walaaqayey maantuu hayaa
@garada6921
@garada6921 2 ай бұрын
ISAAQ MAXAA LAGULA DAGAALAMAYAA OO LAGA RABAA ? YAA RABA ? MISE ISAAQ WAXAA AH JEEGAANTA BEENTA BADAN EE ISAAQ MAGA CIISA KU QARAABTA TAN KALE ANAGA OO WAQOOYI DEGAN BAA OG INAAD BEEN SHEEGAYSO OO WAX BA KAJIRIN XORAYD CALAN GOONI AH IYO DOWLAD HOR QAATAY TAAS BEEN CAD WEEYE OO NALOO SHEEGI MAAYO HUU HAA
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 3 ай бұрын
Afxumadaas waa waxa dadka kaa kaxaynaysa siyaad bare isaaq keliya lama dagaalami hawiye iyo dir ayaa garabkeena ahaa gaarahaan ciise sure maanta inta muuse joogay cid aynu wax u reebanay ma jirto kuwii wax ilalahaa iyo kuwii jaarka inala ahaaba cay aflagaado ayaa inagu diraya
@garada6921
@garada6921 2 ай бұрын
WAR ARAB KAN IYO ADNA AADAN OO LABA DUBA WAA FEKIYO OO CARUURTA BAY XANUUN KU WADAAN OO WAR BEEN AH BAY FAA FIYAAN MAR KASTA
@SAHAL.SAID.YONIS_1977
@SAHAL.SAID.YONIS_1977 2 ай бұрын
Muuse bixi is dangerous for somali all people
@MahdiGuessod
@MahdiGuessod 3 ай бұрын
Jawaan waxa laguugu yeedha Allah ilahe been ma aha 🤣🤣🤣
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa mudane cabdillahi jawan hoobiyaha ku rid oo digada iyo dambaska kaga dhig.
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 3 ай бұрын
Argagixisadii SNM waxaan umaleynayaa in xitaa marka danbe dhahaan DHAGXA HARGEEYSA WAXAAY NOO YIHIIN CADAW
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 3 ай бұрын
Xagiigda iyo ruunta laa isma duud siiyo waayo waax badaan oo dhaacaye tarikh daa aya laaka taaga iyaka oo daad kaa inaye cadawaad isku qaadaan laadiidayo
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 3 ай бұрын
Xaqiiqadu yay ku dhibin
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 3 ай бұрын
@@KoosHassan-w9s koosey xaqiiqado maxay tahay rer SNM kamsheekeeyaan wax aanan ahayn cunfi iyo dhiig ladadiyo ma ilooween waxa aay ka geysteen LAASCAANOOD?
@mohamedomat4028
@mohamedomat4028 3 ай бұрын
@@KoosHassan-w9s iyo waxaa kasiidaran in aad coleeysato qafwalba ma xikmadbaa kujirta.
@Thechosenoneschosen1
@Thechosenoneschosen1 2 ай бұрын
War djbouti weligeed bey cadow aha
@kkin7066
@kkin7066 3 ай бұрын
Abdiyaal ma somali oo dhan ba ni cadowa Allah uso noqda
@am.b5688
@am.b5688 3 ай бұрын
Hadiiba ay Somaliland dowlad tahay xuduud leh, ictiraafkan maxaa loo raadinayaa! Hadii reer Waqooyi la duudsiiyay, maxay uga caban waayeen Dhulbahante koonfurta!
@yasinismail2733
@yasinismail2733 3 ай бұрын
Way leedahay xuduudo Kaw dhe ta labaad dhulbahante 1988 isagaa la socday dawladi reer ka ahayd ma iga haysaa waxaa waa laysku fahmaye iska nafis😂
@housseindeheyehofficial2125
@housseindeheyehofficial2125 2 ай бұрын
Jawaan madhaan ina taahay lee sheegtay 😂😂😂
@NaleyShire
@NaleyShire 2 ай бұрын
Odey xeyraan ah oo qaadkiu iska badiyey
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 70 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 71 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
KALAMAAN 02 OGTOBER 2024
10:08
KALAMAAN
Рет қаралды 3,3 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН