Wallahi Billaahi Tallaahi Farmaajo ku tol ma ihi, laakiin Somaalinimada igu ween, sidaas daraadeed Somaaliyey I maqla Farmaajo shakhsi aagaa wanaagsan Madaxweyne Somaaliyeed ma jiro , waana xaqiiq ee aan ku dadaalno sidaan ku soo celin laheen. Wabillahi towfiiq
Hassan sheikh Mohamud hadiiba uu celin waayey Axmed Madoobe. Anagana hadii aan nahay South West State waxaan qabsanaynaa doorasho Dadban.
@abdimahamud61652 ай бұрын
Very very good journalism
@zarahmohammed5732 ай бұрын
balwan mahadsanid walal
@SunnySunny8888-s3p2 ай бұрын
Aabaha umada soomaaliyeed🎉🎉❤❤
@makehilahmed36952 ай бұрын
C/llahi Balwaan Suldan kuwas iyagah wasaqa. Ninkii horey u burburiyay dowladnimada & kan burburinaya. Waxay ku heshisiinayan soo xaq daro ma'aha
@Youmumshouse2 ай бұрын
Ninyahoow hassan sheikh Somali waa kala diray Somalia manta mar ayka xuntahay majirto madhahayo lkn this is unbelievable sad odaygu dalkii iyo dadkiba warkama hayo bro
@ayanlemohamed59562 ай бұрын
Amar ale ma sheegi karno laakiin waxaad moodaa inuu xasan kala eryey dadkii
@CabaasSalaad-y4v2 ай бұрын
Farmaajo soo noqodadkaa iyo dalkaa kuu baahan 2026 guul farmaajo
Abwaan Balwaan waa suxufi dadka u iftiimiya in qabyaaladu aanay umada Soomaaliyeed waxba u soo kordhinayn taas bedelkeeda qafka waxqabadkiisa lagu qiimeeyo.
@AbdinasirAden-id5wy2 ай бұрын
Wariyuhu waainuu wariyaa war saafi ah oon dhinacna raacsanayn.
Maxaa kii villa soomaaliya galaba ka dhiga kalitalis uraaya?
@deeqocabdisalanwarsame64442 ай бұрын
Wada tashan mayno 😂😂😂😂😂😂
@adammohamed53392 ай бұрын
Kuwa xasan shiikh qabiilka kutaageeraya ogaada inaad qaxootinimo aad ka baxaynin Wadankaan wuxuu ubaahan yahay siyaasi wadani ah ama farmaajo ama cidkale aqoon leh
@XamarayXamar-od6zu2 ай бұрын
wariyayaashii masar iyo carabta iyo caalamka ayaa sheegaya iney soomaaliya gubaneyso hadey soo galasn dowladahaas ayna gaareyso geeska afrika wey soo socdaan iyo kuwa kele
@MaxamedAbukarcali-h5v2 ай бұрын
rooblow rooblow ma runbaa
@XussunMaclin2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@AadanAbdi-e1d2 ай бұрын
Xasan-baahane reerba reer ayuu madaxa u geliyey, qabaa,ilkii ayuu isku hubeeyey. * ciidamadii ayuu baabi,iyey, 30,000 ciidan ah dhisan, tababaran, maanta lama hayo, wax tahriibey, wax deegaanadoodii u baxsaday, wax dhabarka laga toogtey, iyo wax shabaab loo shirqoolay ayay noqdeen. * dhulkii shacabka iyo dawladdana wada iibsey. Ilaahay waddanka ha ka qabto
@cabdirisaqxusencali94092 ай бұрын
Wallahi balwanow qaran dimis ayad tahay sababto ah shalay farmajo mucaraad ku aheyd maanta xasan kutahay umada Allaha ka qabto
@AliMohajim2 ай бұрын
Farmajo waaba miskiin haduuna weli xasanow ka Soo Bax villada hadusan weli dhihin
@aliabdiali-os2ec2 ай бұрын
😅😅😊😊
@kamildore79322 ай бұрын
Dhibka ma aha madaxda dalka Xukunto, in aay sameyaan wax kasto oo aay dantooda ku jirto. Laakiin waa shacab soomaaliyeed oo aan garaneynin in aay yahiin dawlad, madaxdana aay shaqaalo u yahiin iyaga. Shacabkii ayaga ayaa is dilator oo is baabinaayo.
KKKKKKK WALLAAHAY WAA RUNTAA XASAN DHIIQO WUXUU DHAMMEEYEY SHAHAADADA MUNAAFAQNIMADA SOOMAALIYA WAXAA USII DHEER BEENAWAASNIMO MANA XIHOODO WAA XAYAWAAN KAN UGU LIITA EE DOOFAARKA. CAJIIB WEEYE
@MahamedAbdacaziz2 ай бұрын
qof aan dhamayn Hala Simon madax weynaha waayo waa nin madax banana xumaan iyo samaanba iyo nin lamaamulo oo laleeyahay away mulkiilihii lahaa manacay waa Kala tagnay waa maqlaayee ma nin iyo naag is qabaa xaaku bahdil ah kkk kkk
@XamarayXamar-od6zu2 ай бұрын
boqornimo ayuu rabaa oo ismaaciil ugu balan qaadey hadana uu u soo direy masar imaaraad ertareya jabuuti shiino ayaa u soo socda si uu soomasliya gacanta uga saaro ayaguna inqilaab milatare oo dhicin uga dhigaan masar baahi ayey shacabkeeda banaanka ugu soo baxeen ismaaciil canfar iyo ciisahaba wey ka soo hor jeedaan ertareya dagaal iyo baahi ayuu shacabkeedu ku kalaczraray soomaaliya iney gubaan ayuu dalalkoodu badbaadayaa