Farriinta Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

  Рет қаралды 16,849

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 105
@shbarakoole966
@shbarakoole966 2 жыл бұрын
Masha Allah xafidahullah ilahay haa kugu guuleyo maddaxa ugu sareya dalka insha allah hormar wacan
@aot0585
@aot0585 2 жыл бұрын
Rabiyoo mid ka roon adaa og oo noo door
@Bilowga-2023
@Bilowga-2023 2 жыл бұрын
Fanporj adeer soma noqnaysid 🔥
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 жыл бұрын
Ina Gabre Tuug baad tahey
@SVG-pq8oq
@SVG-pq8oq 2 жыл бұрын
Guri kala maa iibsan rabtaa
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
Exactly 😂 Maybe in Dubai or Istanbul? 🤣 He is so corrupt!
@Bilowga-2023
@Bilowga-2023 2 жыл бұрын
Absolutely wa la fahantay wli😂😂😂😂
@IlkacaseMalik
@IlkacaseMalik 19 күн бұрын
🎉Xasan sheekh Maxamuud wax aan ugu abaal celino garan maayo
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
Dalxureye🦅✊🥹🇸🇴🫶👏
@hirsiaid9758
@hirsiaid9758 2 жыл бұрын
Xasan ummada soomaaliyeed kuma taageersana,markaa lacagta hayska khasaarin
@saidmm9953
@saidmm9953 2 жыл бұрын
Soomaaliya wey taageersan tahay marka laga reebo magaratada iyo xaaqidiinta.
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
Exactly! Nobody wants a loser ex president that delivered nothing other corruption!
@mohamednurhussein5696
@mohamednurhussein5696 2 жыл бұрын
Xasan shiiq waa hogaamiye wax hogaamin kara waxwayn qabtay aqoon iyo waayo aragnimo leh
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
You say that only because he is your qabil clan! Every Somali knows he is the most corrupt ex leaders
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 2 жыл бұрын
The only option in somalia this historical election is president Hassan Sheikh please let's VOTE for him
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
Ex Moryan warlords?? You want the corruption to continue?? No more corruption and warlords! Yes to law and order! No to this loser ! You only say this because he is your clan qabil
@ONEPIECE-js3hn
@ONEPIECE-js3hn 2 жыл бұрын
Definitely NO
@KarimTVSOMALIA
@KarimTVSOMALIA 2 жыл бұрын
Yes vote
@jus-sayin5970
@jus-sayin5970 2 жыл бұрын
@@ONEPIECE-js3hn definitely yess and we did it,the patriots made their choice.. Corrupted wannabe dictator farmaajo is gone.. Somalia today took a step to a brighter and exciting future..viva xasan viva Somalia
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 9 ай бұрын
SOMALI
@BakerZz
@BakerZz 2 жыл бұрын
Inshallah next leader waa hassan sheikh inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
Nobody wants this corruption leader back ! Somalia is greater than an ex failed leader
@muminahmed3011
@muminahmed3011 2 жыл бұрын
subxannallah illohow rabiyow hasan gurgurta shartisa namooti asaga iyo moryantisa rabiyow naga hor wareeji wajigooda haa gubtaan mdw farmajo waxnoodama lawaa cafimad iyo nawad allah kusoo cilliya gull wacan i.a amiiiiin yarabiiiii
@saidmm9953
@saidmm9953 2 жыл бұрын
Been baad sheegeysaan adiga iyo xaaqidiinta kula midka ah.
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
Amin ! He is shaytan and corrupt
@aminmohamudhussein5161
@aminmohamudhussein5161 2 жыл бұрын
CBB waqtigoodii woo dhamaaday
@MowliiidAli2002
@MowliiidAli2002 9 ай бұрын
Maaaasha allllah
@JamaalMuxdiinmaxamed
@JamaalMuxdiinmaxamed 2 ай бұрын
Asc shiikheyey
@caishasaid9451
@caishasaid9451 2 жыл бұрын
Asc mudane madaxweyne xassn sherkh maxamuud Anagaa hada heyno waxbarshada ardayda soomaaliyeed ee nago caawi
@solostgen3862
@solostgen3862 2 жыл бұрын
Af Lagaadadda Joojiyaa,ixtiraam.,iyo Kala Danbeeny Laydinma Soobarin Ex Madaxweyne Asaguba Xaquuq gaaru.leyahay👈
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
He is the most corrupt ex president! Nobody wants him back ! Somalia future Is with Farmajo he is delivering change and everybody knows that
@BARNICHANNEL-nq4qx
@BARNICHANNEL-nq4qx Ай бұрын
😢😢😢madaxweeynemanaqaanodoowladnimowexeeytahy.mana sooarglaakinse.rajadeenuweeykasreeysaasidashaly🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@hamzezahardiid7800
@hamzezahardiid7800 2 жыл бұрын
Qumarabno
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 жыл бұрын
Somalida Qiira Wax Loga Radsadaa Miyaad Wadaa😂😂😂😂😂😂
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Subxaana laah waligay Tuug ka idho adag ma,arg Xasan Gurguurte war miyaadan xishoonaynin umada Soomaaliyeed maad ka xishootid markaad madaxweynaha ahayd taariikhdi aad dhigtay aan hal iyo labo kasoo qaato lama koobi karee 9 billood oo musha har la,aan ah qabkii umada Soomaaliyeed iyo dawladd nimadeedi ood baa bisay maydka Kenya usujuud Gabre oo meelkasta ku amrku taag laynayey qabyaalad bal khudbadaad Jigjiga ka jeedisay dhagayso ma,soo koobi karo dagaalki Gaalkacayo ee hurinaysay kii shabeelada hoose meeldaran ilakaatuurye umada cafis wayfiiso
@abduwahabahmedmahamed547
@abduwahabahmedmahamed547 2 жыл бұрын
Madax weenaha Somalia, soo dhawaw. Waa madax weenihii geeye dacwada bada
@sagalismail7465
@sagalismail7465 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️✅Madaxwayne soo dhawoow
@kowsar156
@kowsar156 2 жыл бұрын
Insha Allah you come back we love you
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 жыл бұрын
Maansha Allah Hasan Sheekh wadaniga dhabta ah
@BARNICHANNEL-nq4qx
@BARNICHANNEL-nq4qx Ай бұрын
Siyaasiyiiteenoomawxaarabtiin.inaanahelindowladnimo.mxaasakafaaiideeysaan😢😢😢😢😢
@aminaawil8037
@aminaawil8037 2 жыл бұрын
Ilaahay umada ha kaa soo qabto. Gabraya u taga soomaliya way ta sharay
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 жыл бұрын
masha allaah guulayso xasan
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Qoladina warbaahinta ilaahay kabaqo umada Soomaaliyeedna kaxishooda aduunka horu maray qaybat koobaad waxaaleh warbaahinta marka indha sarcaadka umada kadaaya hadiikale intaan xisaabta aakhiro lagaadhin dadka Soomaaliyeed way idinla xisaabtami Anigu qabiil iyo qabyaalad ufbaan idhi laakiin waxaan raba in aan sida aduunka kale yeesho qab iyo dawladdnimo
@Gashanle02
@Gashanle02 Жыл бұрын
Xabibul Malayiin
@hirsiaid9758
@hirsiaid9758 2 жыл бұрын
No
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Birmade Xasan Sheikh
@naturallandscape757
@naturallandscape757 2 жыл бұрын
Maamabilyo waa xafadeena
@truthafrica288
@truthafrica288 2 жыл бұрын
Sorry hassan but no we had a taste of your government there was no equality you only think of yourself
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
Exactly he is the most corrupt ex leader
@truthafrica288
@truthafrica288 2 жыл бұрын
@@theancientsancients1769 Deni Roble 2022
@abdurahmanyusuf7704
@abdurahmanyusuf7704 2 жыл бұрын
Xasan sheekh wax waad qabatay wax badan waad katagtay marka hada waxaan u baahan nin ku adadag go,aamaamada masiirka dalka oon ka haybaysan dalalka caalamka isla markaana aan dad khaas ah joowaanka ku wada isbeldelka socdana sii horo mariya Mahadsanid madaxwayne
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
He is a loser ! The most corrupt even worse than Sheik Sherif
@cawaaleofficial5930
@cawaaleofficial5930 2 ай бұрын
benale waana, qayante
@axmed9577
@axmed9577 2 жыл бұрын
Mudane xasan shikh dalka aduu kuu baahan yahay i.a waa guuleesan
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 2 жыл бұрын
Kkkkkkk qabiil qaran manoqdo
@somalisomlia6720
@somalisomlia6720 2 жыл бұрын
30sano qabiil qabiil qabiil
@bashiiromarfarah4810
@bashiiromarfarah4810 2 жыл бұрын
Dooranmeeyno ee amaa waxkale noo heeysaa. Xaraashleey dooranmeeyno taasi ogoow
@mohamedhashi5492
@mohamedhashi5492 2 жыл бұрын
77 dagaalkii ninka beniyay Kii YUGAANDHA utagay KII kinya WATA KII wadankale WATA WAA JAAJUUS DABADHILF. 77 kii dafiray WAA CADAW SHACABKA somali MUSUQMAASUQ KUWA KU lacagysatsy Waa TRAITORS ISKA JIRA SUBXAANALAAH
@bashicade4830
@bashicade4830 2 жыл бұрын
Film aan fiirsaday ayuu u egyhy filmka miyaa Mise waa sheekda xasan shiiq 🙄🤔😁😁😁😁
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 2 жыл бұрын
Shawawacan mudane xasan shiiq
@saidwarsame4148
@saidwarsame4148 2 жыл бұрын
Talo bixin walaalayaal Waxaan idinkula talin lahaa haddaad caqli leedahiin Maanta yaanay idinka hoos bixin taladu dib u doorta M A Farmaajo Sababtoo ah 1 maaha tuug. 2 maaha qabyaali. 3 waa wadani. 4 waa nin han leh shisheeyahana ku ad adag oo iska celiya sokeeyahana u debecsan Ee doorta oo doorta oo doorta. Inta keli mahaysaan nin 2 keliya xitaa haysta waa maya Rooble Uhuru ayuu guntiga u xidhay Farmaajo la'aantii xaaska Uhuru ayaad googaradda u xidhi doontaan runtii WBT
@aminmohamudhussein5161
@aminmohamudhussein5161 2 жыл бұрын
Waa tuuga ugu weyn , oo Wadankaan dib u celiyay
@ayuubhassan7774
@ayuubhassan7774 2 жыл бұрын
Walaal qof Wiican lama Rabo tuug ayee Rabaan farmaajo Allah ha inoo soo celiyo.
@dahirfarax2066
@dahirfarax2066 2 жыл бұрын
Hortaa ayaa laqabtay taas adeer adiga intee lagugu doortay
@truthafrica288
@truthafrica288 2 жыл бұрын
We need equality justice security and 1v1 if you seek a better Somalia 🇸🇴 then put your trust in deni a true leader for the people of 🇸🇴
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
Lol 🤣 you have be jogging , nobody will vote for that foreign puppet ! His days are over 😂!
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 жыл бұрын
Somaloya New Deal ee EU khadar Foundation oo 72 degmo oo dalka adega aasasiga ahaa loogu qaban lahaa Aaway.
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 2 жыл бұрын
Adeer xasan sheekhow naga qalee kuma rabnee
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
Exactly! 😂 Nobody will vote for this corruption guy who had 5 years to prove himself and delivered corruption only !
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 2 жыл бұрын
@@theancientsancients1769 Si fiican baan kuu fahmay laakiin Kalsooni daradii ku qaadatay kuma dhigto..aaway af-somaaligi?
@ahmedabiib8548
@ahmedabiib8548 2 жыл бұрын
Tarikh at ku fatoo malihi wayo wan kugarann
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 2 жыл бұрын
Welwel aa oo waagas qosolku ma ka maqnaa
@thementor.4697
@thementor.4697 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh walee tvgii qaranka team baahane desperation Ayey kurideen . Lkn madaxweyne farmajo wusolaabn Inshallah
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
Yes they have him over 10 for this corruption ex president Moryan
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 2 жыл бұрын
madaxweyne hadal ilaah ku maneystay waxgal ah waxqabadkiisu cadaa iyo isu soo dhaweynta umada somaliyeed uuna soo dhabar adeeygay dhibaatooyin badan dalkana ka xoreeyay canaasiirtii alshabaab una qalma in 8da sano oo soo socta madaxweyne inuu dalka kanoqdo xaqiiqdii, nooloow mudane madaxweyne H shiikh mahmoud. nabadeey!
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
You support him only because qabil clan! He is Moryan corrupt guy and belongs in jail !
@ahmedyusuf9637
@ahmedyusuf9637 2 жыл бұрын
No refund hooy lacagtadi ku dhiso sarta qabyada ah ee ku taal aargada number afar.
@saidmm9953
@saidmm9953 2 жыл бұрын
Adiguna ma xaaqidiinta ayaad ka mid taha, mise waad siran tahay?
@xaliimoisxaaq1097
@xaliimoisxaaq1097 2 жыл бұрын
Kumasiinayno nadhaaf
@ashasabtow2488
@ashasabtow2488 2 жыл бұрын
Xasan shiiq maxamuud 2 Mar iyo kabadan ayaad uhiilisay dalka iyo dadka marna waxaa kaa hiiliyay dad aanan wax ku miisamin wax qabad sax ah kuwaas iyo dalkii maanta midkasta wuu qirtay iney qaldameen tariqdiina ku celiyeen taliye ilaa ninka loo ilduufay dastuurkii iney meel iska dhigeen maantana dhibka jira hadii ninkaas loo ilduufo markale qorshihisa dhisida dowlad wuxuu qorsheystay inuu kusaleyo wasiir ilaa PM kasoo qaato ciidamada sidaasna ku copy yeeyo 21 octoobar 1969 waana qatar cusub
@daudcadde7004
@daudcadde7004 2 жыл бұрын
Sarta Manabolyo waa booli waad bililiqaysatay ganacsi ayaad ka bilowday Ardayda lacag ayey wax ku baranayeen Adiguna bilaash ayaad wax ku soo baratay ilaa jamacadda ee calaacalka joji oo na dhaaaaf.
@xuseenyaawaayo9098
@xuseenyaawaayo9098 2 жыл бұрын
Tuug
@saidmm9953
@saidmm9953 2 жыл бұрын
Aabihii tacliinta, hogaamiyihii dhidibada u aasay federaalka.waxaad tahay halyeey qaran Halyeey qaran.. Soo noqo adoo nabad ah.
@bashiiromarfarah4810
@bashiiromarfarah4810 2 жыл бұрын
Kan hogaamiyo ma ah waa kii gabdhaheena Beec geeyey, guryana ka dhistay xoolihii Soomaalida ee wax kale ma heeysaa
@saidmm9953
@saidmm9953 2 жыл бұрын
@@bashiiromarfarah4810 Jooji masabidashada madaxweynaha iyo dacaayada rakhiista ah. Beentana sideedaba waa ceeb. Waana calaamadaha munaafaqiinta.
@ibrahimmadaale6141
@ibrahimmadaale6141 2 жыл бұрын
@@bashiiromarfarah4810 caddeyn ma uheesa bacaaac ha dhihinee.
@bashiiromarfarah4810
@bashiiromarfarah4810 2 жыл бұрын
@@ibrahimmadaale6141 Haa xitaa sedex boos aay leeyihiin deriskeeygii ayuu xoog ku qaatay uuna ka gatay reer qabiilkiisa oo madiino ah
@saidmm9953
@saidmm9953 2 жыл бұрын
@@bashiiromarfarah4810 Cadeyn ma waxaad u taqaanaa in aad halkaan waxaad doonto ku qorto? Cadeeyneey xaal qaado!
@saidmm9953
@saidmm9953 2 жыл бұрын
Soomaaliya wey u baahan tahay dulqaadkaada, dad isku wadidaada, aqoontaada iyo hogaamintaada. Guuleeyso mudane.
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
No more Moryan for Somali no Hasan Sheik! Somalia 🇸🇴 Gul ✌️
@saidmm9953
@saidmm9953 2 жыл бұрын
@@theancientsancients1769 af caaytamo ninkiis baa leh.
@saidwarsame4148
@saidwarsame4148 2 жыл бұрын
Xasan Mar labaad Xatooyo hanti qaran maya. Simad muxuu u qabtay markuu madaxweyne ahaa? beenlow
@bashiirxuseen1757
@bashiirxuseen1757 2 жыл бұрын
Madax Wayne ilaahey idinkiis markale waa helee laakin tubta toosan haka Lee Amin dadkaaga waxay u badan yihiin dad aan aqoon laheen hadana dowladnimo aan aqoonin soco gadaalna ha fiirinin daacadi ma hingowdo dad kuma wada amaanaayee yawku wada nicin
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
He is a corrupt Moryan ! Nobody wants his return. He should retire
@wizzmoha4430
@wizzmoha4430 2 ай бұрын
Dalxureeye🇸🇴🇸🇴🫡🫡
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 51 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 253 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
MW #WAARE MAXAAD KU BADDALATAY KURSIGI #HIIRAAN?
55:38
HANOOLAATO
Рет қаралды 125 М.
DHOOF PART 57 || true story || qiso dhab ah ||
22:52
Family Sagal Channel
Рет қаралды 4,3 М.
Maxay Ahaayeen Xeeladihii Wareysiga ee Cabdullaahi Xaaji?
6:29
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 271 М.
Hadal Jeedinta Musharax Madaxweyne Mukhtaar Maxamed Sayid
17:54
Somali cable
Рет қаралды 3,8 М.
Xasan Sheekh "Maxamed Caqliga hakuu soo noqdo qoray ma talinaayo"
13:36
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 51 МЛН