No video

Maxay Ahaayeen Xeeladihii Wareysiga ee Cabdullaahi Xaaji?

  Рет қаралды 259,892

Farhan Jimale

Farhan Jimale

Күн бұрын

Maxay Ahaayeen Xeeladihii Wareysiga ee Cabdullaahi Xaaji?
#BBCSomaliTV #CaawaIyoCaalamka.

Пікірлер: 68
@mohamedabdi2091
@mohamedabdi2091 2 жыл бұрын
Cabdullahi Xaaji wuxuu ahaa wariyayaasha BBCda soo maray kan loogu jecelyahay waxa uu lahaa heybad gaar ah. HE IS A TRUE LEGEND.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Rag badan oo qiimo leh oo aan kala dhicin ayaa ka shaqeyn jiray
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 жыл бұрын
todobaadka iyo afrika arbacada uu qaban jiray wariye abdulahi xaji masha allah xiiso bey uqabeen qowmiyada somaliyed beri zamaadkii
@nasteexo-cj3ot
@nasteexo-cj3ot Жыл бұрын
Qabyalidiistuu ahh laze dhimay
@ahmedibrahim2363
@ahmedibrahim2363 2 жыл бұрын
Cabdillahi xaaji waa weriyaha ugu miizaanka cuslaa dhamaan weriyaashaa somaliyeed inta la ogyahay taariikhda
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Waa Laga Cuslaa Sxb Soo Baar.
@ahmedibrahim2363
@ahmedibrahim2363 2 жыл бұрын
@@mohamedmire7660 oo sxb weriyehee ka cuslaa
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 ай бұрын
@@mohamedmire7660ilaa iyo hada wariye ka Cuslaa inooma sheegin Abdulahi Xaji
@guledabdi6342
@guledabdi6342 3 жыл бұрын
Gog bless you Abdilihixaji adeer guubta somaliyeed ayaad dahay guul iyo goobanimo
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Allayaraxma Aaabe siyaad
@ismahanita4
@ismahanita4 3 жыл бұрын
Wariye an jeclahay guulayso wlo
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 ай бұрын
Wakaa Wariyaha Ruug Cadaaga ee Somaliyed Sida Loo Wareesto Madaxda Dalkena Somalia iyo Somalida Weli Aan Xoroobin dhamaan Somaliweyn Wariyasha Soobaxay ee Yar Yar Sidaa Qibrada leh uwareesta oo ku dhaqma Allaha Ku Sharfo Cabdulahi Xaji Ruug Cadaa saxafadeed
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah xifdiyo w
@somalistars2294
@somalistars2294 2 жыл бұрын
Abdullahi Xaaji. Legend
@sacdicabdi6208
@sacdicabdi6208 Жыл бұрын
Masha allah
@mahadow1
@mahadow1 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto 🤲🏻
@ugaashusseinosman3189
@ugaashusseinosman3189 Жыл бұрын
l Wcs ❤a❤ 😊 😊
@abdifatahmogeh2601
@abdifatahmogeh2601 Жыл бұрын
Marnaamijkii qaaliga ahaa ee la odhan jiray Waydiin iyo War Celin
@yasminbarre6135
@yasminbarre6135 2 жыл бұрын
Good advice
@calicusmannuur9692
@calicusmannuur9692 3 ай бұрын
Rug cadaa c/lhi xaaji more respect 🙏
@abshirali313
@abshirali313 2 жыл бұрын
Farxaan waan ku salaamay
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 Ай бұрын
Waa inaad Haysaa xogo buuxa Arinta aad ka waraysanaysid Sida dhacdo hore Dhacdo markaas Taagan Qoshaha Hawleed soo socda Barnaamij wax qabad
@abdifatahusman1839
@abdifatahusman1839 2 жыл бұрын
You should learn from him farah
@saciidmadaxay9531
@saciidmadaxay9531 2 жыл бұрын
Khudbadi ugu horeysey madaxweni maxamad siyaad barre
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 2 жыл бұрын
Bulsho kaabe
@anissamahmoud1652
@anissamahmoud1652 Жыл бұрын
Naxaris jano Abdillahi hadji
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 3 ай бұрын
Rug adagi BBC da
@ismailabdule1810
@ismailabdule1810 3 жыл бұрын
Waxan uu malayena Sidan ayaan qof iu wareysan lahay wanna ka helay
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Жыл бұрын
Hada manoool yahay legend ❤❤❤❤
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Haa wuu nool yahay allaha inoo daayo
@mohdnasir5140
@mohdnasir5140 Жыл бұрын
Col. Abdullahi Yusuf and Yusuf Haji Nur are two different person?
@newrockboy1553
@newrockboy1553 3 жыл бұрын
Farxanow maxa no xasuusin weyday musigadii barnamijkii todobaadka iyo afrika e u so hadal qaaday cabdulahi xaaji, dad badan ayey xasuus galin laheyd!!
@engcalisalaad2946
@engcalisalaad2946 2 жыл бұрын
Gabaygii seyidka
@shantasomali5799
@shantasomali5799 2 жыл бұрын
Waxaan maqli jiray war badanaa ma c/llaahi xaajibaa?
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 Жыл бұрын
Iyo waxaad ii waraysatay sidii Abdillahi xaaji
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 2 жыл бұрын
Eithopia prime Minister Males jahanama alaha ku fogeeyo
@Kifaax500
@Kifaax500 2 жыл бұрын
Xogti udnbeysay Al shabaab
@Qadafi_mandela
@Qadafi_mandela Жыл бұрын
Iskula wariye nimada waaa lo furaaaa
@yesboss2834
@yesboss2834 2 жыл бұрын
8 9
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Hebelow hebel waxa usarisay xolo adiga aad xaday hada isaga aad kuedeysay kunaxirtay hebelow dhula leygu heestaa maxa sameysay marki lagu xirayay waan xanaqay miskan dharbaxay sidas garbadub iiqabteen kuwi sababay inaa miska dharbaxo hadal ey yirin kudharbaxay miska ebelkale uyero saa marku yimid ala kan waki hori iimasabiday iina xiray hada tilbo inaa kusideyno aba nisideyno baa awodna nasidey awoda kale dad badan kala nuc banahay dhan kale kaimaneysa saa dhulki rag kale basijoga makudhacda ina dhisato mid lug fashiyon wato joga nadi xolo ookale kaligis iska qeylinaya hadalo badan iskorto kuwareran minishibiyada suqiba canshurti hirig gasha naga kor tag banankana jogaa xafis kagama juri damacigi sooababulay iyo isaga baaba isku heeb ah kidamac tanasulaya kidagmadi shahi loshegay beenuu noqona iskacelin baaba lesbaray canshurti ciriri gashay malintaas waxa layabaa nagahaan yaa qabooy mawuxu shegu wayay lugtisaba go oon ilalsan wayay nagahuna garabsinoyaa nago laqabin oo suqley magalada hose kakeneen qarkood hadafiriyay mawelo arbush suuq nagahana inlasidayo aba bulshada sojediyo
@cabdulaahiaxmed8032
@cabdulaahiaxmed8032 2 жыл бұрын
Caadal
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 6 ай бұрын
" In kastoo oo aan Soomaali aheyn' yaa? Arreey ODAYGA ma HILMAAMSHO ayaa SABABTAY?
@maxamedmuuse5019
@maxamedmuuse5019 2 жыл бұрын
Asc walaahi farxaanow Abdullah xaaji waan dhegaysan jiro qoso are naftu kaa bayasaa wakhtigaa Waxaanu joognay ama aanu ka dhageysan jirnay wararka bbcda.meelo badan sida took hargeysa.kaam abokor itoobiya salaxlay somaliland 1990 ilaa 1960.
@maxamedmuuse5019
@maxamedmuuse5019 2 жыл бұрын
Magacaygu waa maxamed muuse axmed 1975 waxaan soo gaadhay ilaa cismaan sugule Abdullah xaaji yoonis cali nutrition iyo rag kale oo badan. Bbc waxaa loo dhagaysan jirataa wagaa si aan hore loo aragon amarmarka qaar waxaad moodaysay in ay wax meesha ka dheceen.abdulaahi waaji nin saran.
@artist_marwa01
@artist_marwa01 Жыл бұрын
Cabdillaahi xaaji.....xaajigaasi ma ku aan magac lahayn baa?
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 Жыл бұрын
Abdillahi xaaji osmaan
@PIRATANet-jh5xv
@PIRATANet-jh5xv 4 ай бұрын
​@@ghazalihussein7990 sheekh cusmaan dheh
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 Жыл бұрын
Rer waqooyi ka maydabeeyn wax walba oo xigmad aheed
@dahirali6422
@dahirali6422 Жыл бұрын
Cabdulahi xaji nin mareexan ah buu ahaa Wixii BBC ka shaqeeya reer waqooyi uunbaad u haysataan
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 Жыл бұрын
Adigu ma waxaad u haysataa in mareexan waqooyi degin kacaankii ka hore , waa nin reer waqooyi ah ku dhashay wax ku bartay, reer hawad yahayey
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Adeer Xaaji maxaa laguugu daraa but yiri Siyad Bare hhhhh
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 5 ай бұрын
Faduul iyo edeb darro iyo siiga isku qarin uu suaalihiisa kulul kaga jawaabi kari waayey baa ka keentay
@moeawale4891
@moeawale4891 2 ай бұрын
Isna wuxu ugu jawaabay markaan safarka dambe soo noqdo ayaan idiin sheegi doona . Sheekadu waxay ku timid Idoorka ayaa kartida iyo aqoonta wariyanimadii ka yaabay oo runmaysan waayay waayo waxay la jeclaayeen inuu nin isaaqa noqdo. Kasii darane mareeraan oo SNM u sii necbayeen ayuu noqday. Markaas ayay maalin waraysi ka qaaday madaxdii snm ta iyagu caydhaysan 1980 kii. Markuu dhamaaday waraysigii bay yidhaahdeen horta Cabdillahi Xaaji maxaa laguu gu daraa iyagoo ujeeda cidaad tahayba lama garanayo. Isna jawaab sax ah ayuu siiyay.
@bornleader1653
@bornleader1653 23 сағат бұрын
​@@mohamedaliahmed3950cabaadku wa maxay 34 sano buu siyaad hawada kamaqanyahy Koonfur iyo Waqooyi cid badasha manoo haysaaa, xaabadii aad u ordayseen waad hesheene kirada isaga bixiya wll
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 жыл бұрын
ninkan xiligi aan ku jirney dagalki itoopiya. 1964 wuxuu itopiya kasoo cayijirey somaliya. wuxuu aminijirey xeylasalase. oo wuxuu oronjirey boqor xeylasalase madhinte. halka Mustafa xajinur uu ahaa wariyihi xiligaas somaliya u waramijirey oo biladgeesi la siyey abdulahi xaji amxar yar buu ahaa.
@ahmedabdulle6094
@ahmedabdulle6094 2 жыл бұрын
dee xiligaasi weriya Ethopia u dhaqeeya ayuu ahaa. BBCda Siyaasadeeda ayey ahayd in weriyaasha laga qaato inta Somali degto oo dhan.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@ahmedabdulle6094 Sheeko xume axmaarka ayaad futada uwada ruxdaan markaasaad wadaniyiin iskaga dhiktaan umada somaliyeed
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 Жыл бұрын
@Alan Please dadka wareyso Ma jecli in aan ku xadgudbo qof somali ah oo aan curdugisa wax u dhimo lakin qofkasta tariikhdisa waa La hayaa hadii ay Bentey tahay aniga u qolan
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 Жыл бұрын
@@ahmedabdulle6094 daaroodku maba xishodaan waa gumaysi kalkaal
@moeawale4891
@moeawale4891 2 ай бұрын
Haa waxa la yidhi waqtiiga idaacada itoobiya ayuu ka shaqayn jiray itoobiyana dibada ugu diryay wax barasho warriyanimo ah dalka Jarmaka isna dib uguma noqon. Lkn maahayn sida kuwa kale ee wuxu ahaa nin xirfada suxunimada sii fiican u bartay oo jamaacad uga soo baxay.
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 2 жыл бұрын
Bulsho kaabe
@mohammedalhasan8099
@mohammedalhasan8099 2 жыл бұрын
Meet you, where are you, you are so sweet, so sweet, message me, please, my love
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Жыл бұрын
BBC IDIKADABENI YAMYAM IYO QADAWEEN AYA QABSATAY BBC D
@bisharo
@bisharo Жыл бұрын
Far'yar qor... Hadi kale, waxad qortay qaylo aay noqon...
@musemuse963
@musemuse963 2 жыл бұрын
DIfaacihii Kacaanka ayuu ahaa claahi
@nasteexo-cj3ot
@nasteexo-cj3ot Жыл бұрын
Aad iyo aad afkaa loo buuxiyry dhan walba mid qabiil iyo midgaraba
@abukarmohamed6048
@abukarmohamed6048 2 жыл бұрын
Waaba wariye shisheye kalkal ah wlhi BBC in ay Dowlad ledahy yaa moog hdu nolyahy xitaa caade qaato uun ayu ahanaa wlhi
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 169 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 20 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 20 МЛН
WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII  BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR
13:39
HANOOLAATO
Рет қаралды 149 М.
Baal-Baal iyo Barisamaadkii Bbc-da
14:21
Sollas Media
Рет қаралды 167 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН