Farsamooyinkan deg deg ah u isticmaal Taleefankaaga.

  Рет қаралды 53,763

Lastech Academy

Lastech Academy

Күн бұрын

Waa cashar ku siinaya shortcodes yar yar oo aad taleefanka ku isticmaali kartid.
La wadaag asxaabta kale ( Sharing is caring)

Пікірлер: 24
@ahmedjanaale2713
@ahmedjanaale2713 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waan kula socdaa casharada mid imma dhaafin baan filayaa Axmed dhaaye Salaamulah ustaad abdihalim aadam
@hireypro6846
@hireypro6846 4 жыл бұрын
Waxaad ino so diyaarisaa software rada lagu jabiyo mobilka paswordkiisa
@mohamedfarah7762
@mohamedfarah7762 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay sxb, soo badi si aan kaaga faaiideysanno.
@doosa8454
@doosa8454 3 жыл бұрын
Mid ka mida mcalimiinta ugu waawayn dhanka IT ga salaam macalin
@maxamuudceydiid8712
@maxamuudceydiid8712 Жыл бұрын
Zxp lambar wuu kuluulaanaya lambarka markan data furo taa iga cawi zxp
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 4 жыл бұрын
Mahadsanid waad noo faaidaysaty
@adeeghayemarket
@adeeghayemarket 4 жыл бұрын
Hadii aad touchka taabato macalin waa inaad dhamaan laymanka gidaarada khad marisaa si loo check gareeyo in touchku wada shaqaynayo shukran wax badan ayaan kaa faaiday iyo qaar aan hore u arkayba
@lastechacademy
@lastechacademy 4 жыл бұрын
Haa waan ogahay qolo badan ayaa ku khalkhaly markaas ayaan sidaas u idhi inay ku wareerin. Mahadsanid
@AK_boy-
@AK_boy- 4 жыл бұрын
shortcode yada mobelka noosobadi mhdsanid
@lastechacademy
@lastechacademy 4 жыл бұрын
Haye bro insha Allah
@mohamedabdi935
@mohamedabdi935 Жыл бұрын
Mcln kaso hadl sida loo active gareyo mobilicity totern pls.
@naasiraxmed7213
@naasiraxmed7213 3 жыл бұрын
Macalin walhi casharantata waa qar aan laga cajisiin👊
@mmm-tl6gq
@mmm-tl6gq 2 жыл бұрын
Ustaad wxd isheegta sidaan kuso ceeshan karo xogtii igu jirtay mobilka gmailkii waan hilmayay
@idirisguudleguudle9405
@idirisguudleguudle9405 2 жыл бұрын
Thanks
@fisallakilove6706
@fisallakilove6706 4 жыл бұрын
Casharka noo soo badi wll
@Faisalhassanrabah
@Faisalhassanrabah 2 жыл бұрын
Waa maxay firm wareku
@falkhal6848
@falkhal6848 4 жыл бұрын
Macalin wifiga D-Link routerka sida passwordka iyo magaca loobedelo iyo sida hiding loo saaro casharkaas noo soo geli hadad awoodo
@lastechacademy
@lastechacademy 4 жыл бұрын
Waa diyaar mahadsanid insha Allah
@falkhal6848
@falkhal6848 4 жыл бұрын
Insha Allah
@maxamedcismaan5294
@maxamedcismaan5294 3 жыл бұрын
Thanks dawsho wanagsan
@xiisrabi-media
@xiisrabi-media Жыл бұрын
Af soomaali wax ku soo qor adoo mahadsan
@maxamedmire6647
@maxamedmire6647 3 жыл бұрын
Sida mashqulka loga saaro mobelka
@Farahgams
@Farahgams 2 жыл бұрын
Sideen Internet Free kuhelikarnaa
@Yaxyecabdicandidate
@Yaxyecabdicandidate 9 сағат бұрын
Haa wallh❤
Codes ka gaagaaban (Wuu xidhanyahay, Waa khalad, wuu iska jaraaa iwm)
7:52
3 DABEECAD DADKA LEH ISKA JIR💔
8:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 48 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 17 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 110 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Sidee loo helaa Anti Virus Bilaash FREE Ah - Crash Course
23:08
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 20 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 591 М.
OGOW QOFKA MESHUU JOOGO SI FUDUD ADOON WICIN
6:16
ISMAIL'S PROGRAM
Рет қаралды 33 М.
cod sifeeye | barnaamij aad ufiican | #YISLAM_OMAR
5:41
OGAANSHO
Рет қаралды 90 М.
Sidee lagu raadiyaa qof macluumaadkiisa adoo isticmaalaya wajigiisa.
2:46
Sadex Qaab Ee Ugu Fiican Wax Akhriska iyo Xirfada Soo Koobida Cashirka   📖
13:53
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 17 МЛН