Masha Allah abayo muniiro iyo abayo ruumi walalehy aan jeclahay o waxbadan an kafaiday barakalahu fiikum❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruumichannel5 ай бұрын
MUNIRO CADEY dankjewel schat Fartuun waa hoyo caqaliy badan waa la dhacay aniga waa sidan yeeliy laha bey yeeshay🎉🎉🎉❤ nolasha ma ciisho waliyged
@amnahaji17695 ай бұрын
❤masha Allah Abaayo muniiro iyo rumi hadal fahad leh
@kifahmoha97855 ай бұрын
Mid waxaan arkay dhahaysa khiyaanay gurigeeda ku dumisay naagaha soomaaliÿeed nin iska dhaadhici bay ku be'een Fartuun happy waa kartidii oo naag ah masha allah bogaadin bay mudantahay
@Shamsocayni16675 ай бұрын
Kuwa qabyaalad uga soo horjeestay iyo kuwa aan naftooda qiyaantay Fartun xoola kama dhicin ninkaas nolosha isku fahmi waayeen waxay rabtay nin masuuliyada qaada caruur agoon waa in aabaha banaanka ka soo shaqeeya hoodana caruurta heysta waxay ku garab istaagi kartana ku garab istaata Dumarka Soomaali ayagaa isku xoog weyn
@fartuncabdi37825 ай бұрын
Masha all ruumi runta ayaad taabatey somali meel looga fakaayo maleh tii ladhibaateye oo ooynesa waa waalatey waa habaarantahay ayaa laleeyhy tii dhaxda xerato oo go,aan qaadato hore usocoto mustaqbalkeeda utashato sida fartun happy waa lagu dhagaa intee looga fakaa waa yaab ani aad ayaan ulayaabanahay naagaha kudhagan fartun happy oo kujejesaayo Allah ha ubarakeyo caqligeda waa hooyo adag masha allh
@sabriincadey25225 ай бұрын
Walaal macaan kheyr aan dhamaanin abid Allaha ku siiyo walalahi wixii aan dhihi lahaa adaa ii yiri gabadii tashato waa la caayi naagaha somalida 100/80 waa duli adigana dulinimo ayay kula rabaan markii gabari nin iska dhiciso ninkey la soo safdaan
@fartunnuur67595 ай бұрын
Fartuun happy waa hooyo adag walhi guuleeyso sami
@kOKOBULLE-tis55 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫶🏻🕋❤️
ماشاء الله ماشاءالله احمد امين يارب العالمين امي احمد ربك ماشاء امي احمد امين يارب العالمين الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@inaxaajicumar40105 ай бұрын
Fartun waa hooyo adag guleyso sharafay👋👋❤❤❤
@riyaaa1435 ай бұрын
Hooyo adag oo karti bdn Fartuun happy masha Allah ❤💕💕
@hasmah80185 ай бұрын
Wax ilaa hada casharka laga baronayo qosadeeda nala share gareeyay adaan arkaa. Naago inaanay khaldamin iska dhigayan arkayay iyo inay dadka ka caqli badan yihiin. Waa gabadh yar oo fariida kartina leh waana geesiyad inay qisadeeda adag inala share garayso si habalaha ka danbeeya cashar uga dhigtan. Marka inaynu xanuunkeeda ku jees jeesno xaq uma lihin adoon qofka kabihiisa xidhan. Proud of you Ruumi adigana sidaasa laga raba influencer ka inu positive ka inala share gareeyo
@fadumocilmi34055 ай бұрын
Yes waa gabadha istahisha in lagu daydo
@Miski-kw9gq5 ай бұрын
Fartuun habi
@AaminaSiciit5 ай бұрын
Wlhy fartuun hooyo adag weeye m.n ❤❤❤
@Farxadiyoguul5 ай бұрын
Aniga super woman ineey tahay ayaan u qoray mar hore. Wallahi qisadeeda qibro badan ayaa ku jirta aniga waanka faaiday. Alhamdulilah.
@RuqiyoMahamed-op7cu5 ай бұрын
Waa sax waa hooyo Adag Naag aan dhib soo Arag mafahmi karto fartuun Dad ayaa aad u dhaliilaayey waase fakarkooda
Maasha allaaah xabibti guul wacan qaali dumar ❤❤ fartun waa hooyo adag oo aqli badan allaaha xafido yaa rabii il iyo af allaaha ka haayo ❤❤❤
@SalmaSalat-dd8dq5 ай бұрын
Masha Allah tuney❤🎉
@NaimaMohamedAli-k6k5 ай бұрын
Waaba taan la yaabay ninkaba marku go aansado inu ka tago wuu iska baxa mx u diiday dumarka ineey go aan garaan fartuuun waa wataa ani
@faizafaba72235 ай бұрын
Waxa meesha naagaha somali dhigey wa isku tashi la aan hala xamaasho gabdho❤❤❤❤
@shafoallasow24315 ай бұрын
Maasha allah waa hooyo adag gabafhan
@NimoYusuf-b8k5 ай бұрын
Haa mansha allah mcnto, wallahi aad iyo aad fartun happy waa ❤hooyo ad adag badan mama strong 💪 really 🎉
@kowsarcige87605 ай бұрын
Dumarku waa bilaa dhaqan maalinkasta waxay la oyayaan waa tashi la aan haday midkastaa danteeda raacan la ahayd oo markii noloshu ku xumaato dhexda intay xirato alle talasaaran lahayd bay calaancal iyo oohin iyo waxaan lo jogin bilaabayaan Midakale gabadhii tashatana dumarku ma dhiri Galiyaan way iska Cayayaan bal hada gabadhaan maxay ku haystaan Ninkii ay aduunka u jeclayd markay danteeda ka dhex arki wayday uu ku xumaaday ma so ooyin ee way tashaty Mantana wataas asagiina halkii uu ka so bilaabay buuku laabty kawaran Dumarow is taageera haysku wiirsaninee