WAA MAXAY AABE DHIBKA HAYSTA?

  Рет қаралды 107,120

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

2 жыл бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 915
@sofiabasir5481
@sofiabasir5481 2 жыл бұрын
“Dalinyaro cuslaate” 😂😂😂 Aabo made my day
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 жыл бұрын
MaanshaAllaah qaraaxo cumar isla wayn qosalisiisay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 2 жыл бұрын
Cumar thanks wllk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍
@suadisnail7450
@suadisnail7450 2 жыл бұрын
MASHA'ALLAH what a beautiful dad, May Allah Sobhanawatallah bless in this donya and hear after, Allhoma ameen ya rab alameen 🤲🤲🤗😘😘
@mustafeahmed3020
@mustafeahmed3020 2 жыл бұрын
So Nicely additional with parents friendly actually amazing dad
@aliog8654
@aliog8654 2 жыл бұрын
Maasha Allah, Aabbe was qof wanaagsan oo ilbax ah. Waan ogaa fartun inaa famaly wacannkasoo jeedid. Hire u soco walaal
@walishow
@walishow 2 жыл бұрын
Ilaahay abbahaa hakuu barakeeyo walaal, waxaa dareemi kara qof aabbo la`aan kusoo koray wanaagga uu leeyahay aabbuhu, gaar ahaan marka la yaryar yahay. I liked how humble your father speaks, it is a lucky enough to have a good father or even a father when you are growing up. haddaan kula kaftamana odayga dhegihiisa si fiican uma arko hhh, it is a joke, Allah bless him.
@nimcoali5316
@nimcoali5316 2 жыл бұрын
Mash allah adeer Omar waa qosol miiran fartuney noso celceli Aabe cimriga iyo caafimaadkaba allaha ku barakeeyo adeer mcn
@loveandlife879
@loveandlife879 2 жыл бұрын
Fartuun Duceysan, walle waa duceysan tahay walaashay. Allow abaaha kuu dhowr. Cimri dheere iyo caafimad allow adiga iyo abaaha, hooyo iyo familkaaga oo dhan idin sii ❤️
@HassanAli-zi6sr
@HassanAli-zi6sr 2 жыл бұрын
Amazing father may Allah Grant him long life and health,Amiin ya Allah
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 жыл бұрын
Woow masha allah wlhi abahy waa adeer cml shactiroole ah oo dadkii hore 🥰allaha isku kiindaayo 🤗
@asliabdulkadir1182
@asliabdulkadir1182 2 жыл бұрын
Inani waa aabeheed horaa lo yiri ilaahey hakuu daayo aabahaa mcn sharafey cimri dheer allaha siiyo waayo badan wada joog mcny❤❤❤
@hazel8882
@hazel8882 2 жыл бұрын
You and your father have the exact beautiful smile, Masha Allah. I love these video's with you and your dad, is endearing, he is so sweet and have a great personality, Allaha ku daayo huno, remain blessed both Insha Allah!
@deeqaluulalifestyle3224
@deeqaluulalifestyle3224 2 жыл бұрын
I loss my further 2 months ago ilahy wxn ugu baryayaa adiga iyo kuwa abahood u nolyahy inuu u daayo anagana kuweena u naxariisto 😭😭
@safkaxaaji8132
@safkaxaaji8132 2 жыл бұрын
Illaaheey ha u naxariisto aabahaa iyo dhamaan inta muslimiina ee dhimatay
@ArmyGirLAmuu193
@ArmyGirLAmuu193 2 жыл бұрын
Aniga Adeer dhagahiisa wn u jeedaa Fartuuney😂😂
@munshi3853
@munshi3853 2 жыл бұрын
Great abo. May Allah bless him. Love your relationship with abo ❤May Allah preserve you for each other and protect you. Ameen Ya Rab
@Shaakir-Talk
@Shaakir-Talk 2 жыл бұрын
Rabbi cimriga iyo caafimaadka ha usiyaadiyo Aabbo Macaan ❣️
@farhiamusa5460
@farhiamusa5460 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahey swt ha isku kiindaayo farxadiina🤲🤲, mahadsanid intaad naga farxiseen calashaan qasolkiina 💜💜💜
@Janno190
@Janno190 2 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakalaah fartun and her father had a good relationship Allah bless you guy's ❤
@deqa9702
@deqa9702 2 жыл бұрын
What a legend 💕May Allaah protect you parents always Ameen ya rabb
@hamdialiahmed561
@hamdialiahmed561 2 жыл бұрын
Masha Allah abo fiican waye ilaah haku dhowro abyo cimri dheer iyo cafimaad allaha Ku siiyo Baba waxba kama maqno waa dhameystirantahay 😀🥰🥰
@maidahussein4068
@maidahussein4068 2 жыл бұрын
Masha Allah Waa aabe reer magaal ah oo ciyaalkiisa saxiib la ah ❤️❤️
@ramladhameys6570
@ramladhameys6570 2 жыл бұрын
Masha Allah u have best mom and Dad wlhi ❤walee funny family ba tihin😃😃
@hanawehliye
@hanawehliye 2 жыл бұрын
Ader walahi waa iga qoslisay👑👑🤣🤣🤣
@bukarimahamud2415
@bukarimahamud2415 2 жыл бұрын
Mnsha Allah aabo omer dhagihiisa sidan ayuu qurux ku yahay Allah ha xafido Aamiin
@ashajimale6888
@ashajimale6888 2 жыл бұрын
ASC Mansha ALLAHA Aabe wanaagsan, waa jecleystay Hadalkiisa naxariistiisa Aabe fiican Thanks Fartuun ❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@halwoali5532
@halwoali5532 2 жыл бұрын
You have the best papa in the world respect kuuseey❤
@qalbixabxab1211
@qalbixabxab1211 2 жыл бұрын
Mansha_Allah fartun iyo abaheed Allah ha isku daayo 🥰😘🤩
@saynabbarre420
@saynabbarre420 2 жыл бұрын
Maansha Allah Allaw waalidka cimri dheer iyo cafimad noo siih
@lulahmed7756
@lulahmed7756 2 жыл бұрын
Masha Allah waa fani Aabe keep going 🥰💯sister
@shukri1395
@shukri1395 2 жыл бұрын
Masha alaha. your dad is hilarious man runtii. Love seeing you guys together!!😅
@saidynwa1423
@saidynwa1423 2 жыл бұрын
Mashallah my Allah bless our Somali dads ❤️❤️❤️❤️
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 жыл бұрын
man sha allah aabe iyo gabadhiisa oo isu farax san allah ha xifdiyo aamiin yaa rabi
@filsanali177
@filsanali177 2 жыл бұрын
He is the cutest Mashallah! May Allah bless and protect him for you sis!
@Qurbajoog
@Qurbajoog 2 жыл бұрын
Omg your aabo is absolutely hilarious 😂 natural comedian honestly I am here for dads stories ☺️
@wamowamo
@wamowamo Жыл бұрын
D8s
@wamowamo
@wamowamo Жыл бұрын
Fir7dghfu
@qaalisharaf410
@qaalisharaf410 2 жыл бұрын
Love you baba, Dhamaan aabayaasha wanaagsan waanii jeclahay❤❤
@xawarawda3279
@xawarawda3279 2 жыл бұрын
maashaa Allah aabahaa waa ilbax wiil waxgarada weeyaan allaha kuudayo adeero anuu dhagahaaga waan arkayaa sifiicane kuwa sawirka kugusooceshay iyaga indhohooga ayaa waxqaba
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 2 жыл бұрын
mashaAllaah fartun abaayo waxad haysataa aabo iyo hooyo kaftan badan,runti waan ka helay waalidkaa,dabeecada fiican iyo kalsoonida iyagad ka keentay mashaAllaah besr family ❤❤❤
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 2 жыл бұрын
Maashaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha Isku Keen barakeeyo Aabo fiican oo Reer mahal ah waaye Aabahay Allah yaa Raxma Aan soo xasuustay,fartuuneey Aabayaashii hore sharaf ay lahaayeen Illaahay Aabayaasha hada jirana xaqa Allah Ha Fahamsiiyo inshaa Allah so congratulations fartuun Abaayo mcn 🌹👏👏👏💕💕💕🌹
@diricyo943
@diricyo943 2 жыл бұрын
CUTEST DAD AND DAUGHTER CHEMISTRY MASHALLAH 😍😍😍😍
@sadiaosman3436
@sadiaosman3436 2 жыл бұрын
Masha Allah adeer waa qosol Allah noo xifdiyo
@ayaanabdullahi5742
@ayaanabdullahi5742 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah Allaha ku deysto aaabo sidaas isku fahmeysiin maxa ka fiican Masha Allah
@kowsaryasir1592
@kowsaryasir1592 2 жыл бұрын
Maasha’allah Tabaarik ❤️❤️❤️
@kawsarqueen5308
@kawsarqueen5308 2 жыл бұрын
Mnshalh tabarakalh wa Abe qiimo badan🥰❤️❤️❤️
@barwakorashid9625
@barwakorashid9625 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah love u guys
@sistasafi3263
@sistasafi3263 2 жыл бұрын
I loved abo's story...hilarious 🤣 Baraka Allahu alayhi. May Allah protect and preserve him. Ameen.
@QueenAMAL347
@QueenAMAL347 2 жыл бұрын
abaha adi aad isku egtihin masha allah keep.going fartun
@dagancaynan
@dagancaynan 2 жыл бұрын
Walahi wan arkay dhagahaa 😂 lakin qofkii ugu horeeye ee aa arkay ma ahayn. Masha Allah allah ha idin xifdiyo akhiro iyo aduun
@marwamohammed1146
@marwamohammed1146 2 жыл бұрын
Masha Allah hore u socda adi iyo aabaha aabo fiican waaye ilhaay cimri ka ha u dheereyo walidken
@mamahooyo9379
@mamahooyo9379 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah allow isku daa aad baan ugu farxaa muqaaladan ookale🥰🥰
@fataato2792
@fataato2792 2 жыл бұрын
Aabe anigu dhagihii wali ma akro🤣🤣i'm joking, "Aabe allah protect you for ever".
@maidahussein4068
@maidahussein4068 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 2 жыл бұрын
Faataale aatahay
@muntazmohamed9240
@muntazmohamed9240 5 ай бұрын
Fatal dofar
@laylamohamud1493
@laylamohamud1493 2 жыл бұрын
I smiled through the whole thing, Aabo allaha inoo daayo
@hassan38955
@hassan38955 2 жыл бұрын
Zamankaani maanan ku daawan masha allah adiga iyo aabe allah idin xifdiyo....
@nimcanadar4099
@nimcanadar4099 2 жыл бұрын
M.a so funny Daddy wlhi waxaa soo xasuustey Aabahey mcn oo waqtiga inakala dheereyey Alle dib hainoo kulansiiyo Aabo mcn miss you😢🤲🥰
@qadromoha9521
@qadromoha9521 2 жыл бұрын
Maansha alah adiga nasiib leh oo aabe mcn kunolyhy 😢
@shafieali3093
@shafieali3093 2 жыл бұрын
Legends waaye aabayashen allaha dhaafe 🥰😎
@rahmoadam5978
@rahmoadam5978 2 жыл бұрын
Masha alah ilah cimri dheer iyo ciwado suuban iyo cafimad ku aaabo fartuun abayo farxad waarta ku rajeyna 🥰🥰🥰
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 2 жыл бұрын
I love fartun and her family positive energy always💕💕
@hoddy1368
@hoddy1368 2 жыл бұрын
So cute having small ears is cute don’t worry
@kamamoores3138
@kamamoores3138 2 жыл бұрын
Fartun your aabo is lovely man and such a positive father. Your so lucky fartun. Ilahay ha kuu daayo your Dad.
@salmasiman3452
@salmasiman3452 2 жыл бұрын
Masha Allah keep going my sister fartun❤
@user-mn7ff7ye1p
@user-mn7ff7ye1p 2 жыл бұрын
Masha’Allah Fartun your aabo is soo funny May Allah protect you from him and May Allah swt grant my aabo mcn and hooyo mcn jannatul Al-firdowza🤲🏾
@anzaladan3107
@anzaladan3107 2 жыл бұрын
Masha,Allah ♥️🥰❤️
@MZRUSCKUTA
@MZRUSCKUTA 2 жыл бұрын
Fartuney runtee gabadha ugu aqlaqda iyo waxtarka fiican ayaad tahay Somali social media da marka aabo Allah hanoo caafiyo adna Allah hagu xafido..ducada waalidkaana Allah haguu aqbalo👏👏💯♥️
@salmanhaji7085
@salmanhaji7085 2 жыл бұрын
Masha Allah, Gabadh iyo Aabeheed , Alle ha isku daayo.
@aishaomar4103
@aishaomar4103 2 жыл бұрын
MashaAllah aabo Allah cimri dheer siyo wlhi he is so funny 🥰🥰🥰
@rahmamohamett779
@rahmamohamett779 2 жыл бұрын
😂😂dhagihii meshas ka firsha allah frtuney abahaa fani wayeee😂😂 Allow ku daa
@user-nu9cv7yq6t
@user-nu9cv7yq6t 2 жыл бұрын
Ayyy🥺💗 alle haku xafido aabaha Wan ka helay xiriirka kala dhaxeya abaha🥺
@nila7120
@nila7120 2 жыл бұрын
MashAllah you dad he looks like u MashAllah n he so enjoyable to watch Fartun u have awesome n the best parents thanke for sharing with us
@daayare4909
@daayare4909 2 жыл бұрын
Masha allah waa aabo sxb kula ah waana aabayaasha ugu fiican waana naga qosliyay allaha noo dhowro walaal
@maankaali4239
@maankaali4239 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥺
@Simnoor07
@Simnoor07 2 жыл бұрын
Masha'Allah! Aabo is simply humorous. Amazing dad.
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 2 жыл бұрын
Mashallah allah ku daayo abaha iyo hooyo ba mashallah ani abahey aya i nool aadna wan u jeclahy hooyodey allah u naxaristo yarab❤️
@Nadia-xz9xm
@Nadia-xz9xm 2 жыл бұрын
Hahaha love the father and daughter relationship masha’Allah ❤️❤️❤️ After he mention it I couldn’t stop laughing bless him!
@sabrinabdirizakaliahmed5472
@sabrinabdirizakaliahmed5472 2 жыл бұрын
Masha Allah you’re father is Reer magaal 🥰
@najmaqurux1919
@najmaqurux1919 2 жыл бұрын
ManshaAllah abe mcn cimri der ayan ku rajenaya inshAllah ❤️
@samiakhalif3872
@samiakhalif3872 2 жыл бұрын
Maa Shaa allah Allaha kuu xafido aabo ❤️❤️❤️
@riri4450
@riri4450 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣Omg your dad is so funny specially when he takin about the Ears👂
@mira_chull6140
@mira_chull6140 2 жыл бұрын
Dhago shidan wayaan adero ha ka warwaren 💛😂 walhi fartuun u have a wonderful father ilahay ha ku dayo dentanah iska bixeh yaah hhhhhh
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 2 жыл бұрын
Mashalah tabarakalah adeer aabe qaali ah aa tahay 😊👍fartuun nah wa lovely Allaha isu kiin daayo
@Hayattt004
@Hayattt004 2 жыл бұрын
Special likes for abo mcn. May Allah grant him long life. Ameen.💞💞💞🥺
@loveandlife879
@loveandlife879 2 жыл бұрын
Ameen 💕
@sb9191
@sb9191 2 жыл бұрын
Your dad is a Legend! And, Yes we can see his ears 😂
@halimaali431
@halimaali431 2 жыл бұрын
Asc Masha allahi alle ha idiin xiifdiyo Fartun iyo Abbehed Xafidulahi 🤲💯🌹💖
@hiboabdilahi3624
@hiboabdilahi3624 2 жыл бұрын
Mnsha Allah qurux kunolada aduunka iyo aakhiraba
@queenbos558
@queenbos558 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah may Allah bless your father! I now know where you got your personality from he made me laugh walahi😀
@HornerBloke
@HornerBloke 2 жыл бұрын
i brust out laughing at this 🤣🤣 1:40 You are the best duo I've seen in this channel Mashallah allaha ilaahey ha isku kiin xafido.
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 жыл бұрын
Barakallaah Walaashey iyo Adeer Ilaahey heeydin xafido heeysu kiin daayo Ameen🤲🏾❤️🥰🥰🥰🥰
@heblaudacar2346
@heblaudacar2346 2 жыл бұрын
Msh Allah abbo ilhy cimri dheer iyo cibaado suuban
@hobyoprincess
@hobyoprincess 2 жыл бұрын
Masha-Allah. You father seems like a great man. He looks just like my awowo, and if my suspicions are right, they may be related. May Allah bless your father and his family.
@abdikadiralli
@abdikadiralli 2 жыл бұрын
Mashallah Family dhan oo iswada fahansan ayaad tihiin ❤ aabo cumarna dhagahiisa wan aragna camerada uunba iska kaa diidan mooye😂😂
@husseingabaar5181
@husseingabaar5181 2 жыл бұрын
Aabe iyo inantiisa dad aad u sharaf badan walaahay walaalo ayaad moodaa waan idin jecelahay
@safiyocabdiraxmaan8825
@safiyocabdiraxmaan8825 2 жыл бұрын
Masha allh allah ku daayo aabahaga cimri dheer iyo cfmd & cibaado suban allha siiyo😍😍
@endlesspaintings2624
@endlesspaintings2624 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah sis 🥰
@sumayahashi3629
@sumayahashi3629 2 жыл бұрын
Honestly crying with laughter 😂😂😂 Aabo is the sweetest for real, Allah ha ku daayo
@Qurbajoog
@Qurbajoog 2 жыл бұрын
We didn’t notice it until the story 😂😂😂
@sareedo8184
@sareedo8184 2 жыл бұрын
Masha Allaah aabo iyo dhaman walidadeena allow cadaabta ka xarim amiin yarabi 🤲
@abdimoe1049
@abdimoe1049 2 жыл бұрын
Mansha allaah Aabo ficaan ba ku dhalaay fartun you are lucky ❤️
@maryansamatar599
@maryansamatar599 2 жыл бұрын
MashaAllah adeer makes me laugh cimri dheer iyo cafimad Allaha siiyo
@fatmabarre6037
@fatmabarre6037 2 жыл бұрын
Abti dhagaha only me ka daa Public ka dhig😂😂😂🙆❤️
@Littlepretty143
@Littlepretty143 2 жыл бұрын
Fartun abayo nasiba ledahay allah ahabo haku xifdiyo abaha ka fa idayso hab sii jecel badan u muuji aniga aabahay allah haw na xaristo sanad ka hor ayan waye samayn bu igu yeshay mar walba aabo an arko iyo gabadhisa wan il meya allah najadi hageyo dhaman musliminta
@arifana_official6569
@arifana_official6569 2 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo aabe abyo 🥰🥰🥰❤️❤️ Mansha allah
@kinhassan4426
@kinhassan4426 2 жыл бұрын
God bless all of our parents. Ameen 🤲
@sistasafi3263
@sistasafi3263 2 жыл бұрын
Ameen💕
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 2 жыл бұрын
Pls don’t call Allah god you can say Allah.✨
@Qosol_qaraaxo22
@Qosol_qaraaxo22 2 жыл бұрын
Dhagaha waa u jeednaa adeer masha allah
@cashosiciid4843
@cashosiciid4843 2 ай бұрын
Still 2025😂
IS CAATAY
13:37
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 79 М.
NIN LA'AAN BAA CARUUR HELI KARAA!
16:15
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 20 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 24 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
ABZ IYO ANIGA WAA ISKU DHIB QABNAA
16:00
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 56 М.
Going to my Best Friend/sisters Nikkah | Fartun Duvert
11:50
Akafi Ali
Рет қаралды 183 М.
Somali video!💓
11:00
Itssbalqis
Рет қаралды 20 М.
AF SOMALI VS ENGLISH SI TOOS AH U FASIR FUNNY DIRECT TRANSLATION :
17:16
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 154 М.
Ilaa wax Cadeyn ah ka heleysid ha weydiin Ninkada wax war ah🫣🫣
20:00
DUMARLAND XALKA MA FIICNO
21:49
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 47 М.
PRANK  HOOYO KA YAABIYAY
12:26
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 98 М.
PRANK: HOOYO FANAAN BAA RABAA INAAN NOQDO
12:01
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 247 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН