IS CAATAY

  Рет қаралды 81,185

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 549
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 3 жыл бұрын
Fartun shekada gabadha durucda gashata hadana ìibisa aniga waxan arkay aroos gabar walashed 7bada wixi duruc ey heysate bac ugu so xirtay nagu xamaashay boorso dhar ah aye noqdeen saartay hadana habeenki nagu so xamaashay gurigedi kuso ceshatay
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waa qoslay walaahi
@zakariyedaacad4364
@zakariyedaacad4364 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@farhiamusa5460
@farhiamusa5460 3 жыл бұрын
Aboow Saalax, taasi caadi maaheyn🤣🤣aniga xaasinimo waayaan dhihi lahaa.
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 3 жыл бұрын
@@farhiamusa5460 faan ee kawaday
@adnaansrk5762
@adnaansrk5762 3 жыл бұрын
@@FartunDuvetGirl wali reaction kii sharma boy io k'naan kaa sugaynaa abayo adiga io ninkii suuraha badnaa😂✌
@saidao7762
@saidao7762 3 жыл бұрын
Your Abo is proof that amazing Somali fathers exist , May Allah protect him and May Allah keep him safe always. Your father is a legend and he raised a Queen in you! Would love to see more videos with your dad💙
@Qurbajoog
@Qurbajoog 3 жыл бұрын
Omg I love your Aabo he is wise and you’re very lucky to this time with him it’s like a Time capsule for generations to come. You should totally continue this ❤️
@Suusuumo
@Suusuumo 3 жыл бұрын
Your dad is very smart and fun, lucky you.
@FARAXSAAN
@FARAXSAAN 3 жыл бұрын
Masha-Allah
@naliyah9415
@naliyah9415 3 жыл бұрын
Allahuma baarik, ugu dar walaal!
@ruquyohuseen9457
@ruquyohuseen9457 3 жыл бұрын
I cried when I saw the love between you and your father, and you are so lucky girl allah bless all your family allaha isku keen daayo.
@hibackaden9246
@hibackaden9246 3 жыл бұрын
You are lucky to have such a father, masha Allah tabarak ❤🌷
@munimohamed9468
@munimohamed9468 3 жыл бұрын
Guys can we say MashaAllah in the comments section? I know we all mean well. But let’s be aware of the ( evil Eye) . May Allah bless all the parents that have been there for us.
@hafsanur6642
@hafsanur6642 3 жыл бұрын
Your dad is the best masha’Allah 😭❤️
@ilhaanxabiib5198
@ilhaanxabiib5198 3 жыл бұрын
Wlh aabo waaruntiis 1bil ayan sheekesanay Waan iska helnay waan is guursanay 7sano isqabnaa alx waxan heysana perfect 🤩 marriage
@xamdijamac2088
@xamdijamac2088 3 жыл бұрын
Manshallh
@Ismail-somali
@Ismail-somali 3 жыл бұрын
YOUR DAD IS MY DAD Fartuumaay, respect with u walaalO ❤ Love u mi family.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 жыл бұрын
Wallahi our elders are soo wise so much more than the younger generation nimcatul fashuuq shouldn't be written off they have so many other good points and with support and encouragement they can lose weight baruurtu ineel wax superglue ku ah qofka maahee. Case in point Amal Jeele. Fartuun Aabe ugu salaan 👏👏
@shukriabeutystyle3148
@shukriabeutystyle3148 3 жыл бұрын
Masha Allah fartun Aaabe miya Allow kuxifdi usheeg ina aabo kasto jeclhy waligey ma arkin abehey wu dhintay😪😭 Aabo iyo gabadhisa iska agjogo wlhi waan farxa wana uduceya Allow🤲🌸 cimri dheer iyo cibaado suban urajenaa
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 жыл бұрын
Talo waalid waa dahab ,aad bay u nasiib badan yihiin kuwan helay talada Diiran ee Faetun Aabeheed mashaAllh🌼❤ Abyo Adiga ,walidka,walalahaa iyo intaad jeceshahyba cimri dheer oo dheer iyo cibaado suuban Allaha siiyo❤
@Keyfmm
@Keyfmm 3 жыл бұрын
Aniga hada ninka iqabo xaajigag marka is guursnan wa yare burtahy 10 lb iska dhin idhaha wan qatay talita wan iska dhimaya 5 years wada koogan Alxmdulilah allah I xifdiyo
@Zaynab_Hassan
@Zaynab_Hassan 3 жыл бұрын
A big hearts for your dad mashallah❤️❤️❤️
@Aicha12294
@Aicha12294 3 жыл бұрын
Masha Allah your dad is amazing father and your relationship is also amazing.
@shukrimohammad3887
@shukrimohammad3887 3 жыл бұрын
Keep going sis we love you and your dad❤️
@drsfahan9555
@drsfahan9555 3 жыл бұрын
He is so intelligent baba my Allah keep it
@hafsasuleiman8093
@hafsasuleiman8093 3 жыл бұрын
Happy to see you doughter n her father🥰🥰😍😍😍🤩
@nazbz6663
@nazbz6663 3 жыл бұрын
True the west has made us more sensitive we need to toughen up 💪🏾
@mouminahoussein6786
@mouminahoussein6786 3 жыл бұрын
Maasha Allah ilahay aabo ha ku xafido. He is a good father❤💚
@sumayabile9524
@sumayabile9524 3 жыл бұрын
Precious time with the father Adeer qaali ilaahay cimri iyo caafimaad suuban allah ha siiyo ❤️we want to see more
@shaashanaad4071
@shaashanaad4071 3 жыл бұрын
Aabo barna mijo badan nosobadi fartuun abyo mcn
@minaabdi1255
@minaabdi1255 3 жыл бұрын
Mash Allah I love how you and ur dad are such good friends and can hang out like this👍is beautiful 💜💜
@abdijibarAj
@abdijibarAj Жыл бұрын
Aabaa kuu roonaaday maashaa allah aaba wanaagsan baa leedahay allah hakuu deysto wlh aabaha iyo aabahey waa isku egyihiin maashaa allah
@dahirali545
@dahirali545 3 жыл бұрын
I am with Abo's side.
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 жыл бұрын
Cumar qaraaxo waaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 3 жыл бұрын
Masha Allah aabe wanaagsan weeye. Nagu salaan adeerkeen❤ fartuun oo kale funny weeye🤣
@aragsan3761
@aragsan3761 3 жыл бұрын
Looks like Aqliga in aad Aabo ka keentay Ma Sha Allah! 😘
@RA_Q20
@RA_Q20 3 жыл бұрын
Maasha Allah. Ani aabahaa aad ayaan ogahelay. Ilaahay ha xifdo
@abdikadirgarad8872
@abdikadirgarad8872 3 жыл бұрын
Masha allah Aabo inaba caadi ma’ahan ilbaxnimo waayo arag Allah Subhanahu Wata’ala Hasiiyo Cimri Dheer Cafimaad Cibaado Suuban Wlshy Qaliga Ah Fartun Amiin, Salute You Father 🙏🙏🥰🥰
@ridd2267
@ridd2267 3 жыл бұрын
It’s amazing seeing more fathers like this I love mine to death and am blessed to have him😊🥰🥰
@queenruun9709
@queenruun9709 Жыл бұрын
We're waiting for another video of ABZ and Nasteexo waanba ka helaaaa kuwaan😂😂 funny miiran waaye
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 жыл бұрын
MASHA, ALAAH WONDERFUL FATHER AND DAUGHTER. 💯
@marianali9559
@marianali9559 3 жыл бұрын
Maasha Allaah respect Fartuun adiga iyo familykaaga.
@Ayusha243
@Ayusha243 3 жыл бұрын
Allahumma barik lahu ! May Allah grant your dad long righteous life filled with happiness and blessings 🤲🏼
@inacumeeyr178
@inacumeeyr178 3 жыл бұрын
You are not only having time with him but we too fartun Salam to ader, gabadha diraca ibiso usheeg quranka businesses ka oo la qosho ciqabteda
@demavlogs12
@demavlogs12 3 жыл бұрын
Queen and her dad❤
@fosiyofarax5990
@fosiyofarax5990 3 жыл бұрын
man sha Allah the best father ever.
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 жыл бұрын
Adeero Talooyinkisa waa Asal m.a Wan ku Haysanaa Adeer noo keen marwalba fartuney❤🌹🙏
@thelight9936
@thelight9936 3 жыл бұрын
Mashallah! You have an amazing father, ilaahay ha isku kiin daayo abaayo mcn.
@deqamahamoud7949
@deqamahamoud7949 3 жыл бұрын
Wlhi ader ruuntiis waaye aniga iyo xajigeega waxaa isku baranay taleefan waxaana wado soconay 1 bil waxaana wada joogna 7 sano masha allaah
@fartunjama1971
@fartunjama1971 3 жыл бұрын
Maasha allah adeer cumar isla weeyn & walaashey salaan gobeed o ka timi USA ilaa QARAROW dusha ka saaray adeer omar islaweyn 🩸👑🥰👋🏼💯
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Omar Ibrahim sabriye my Allah blessing you May God grant you health and longevity InshaAallah 🤴🏽🇸🇴❤
@samaniiali9506
@samaniiali9506 3 жыл бұрын
Waw mash aabe wanagsan aa heshy wlhi Allah ku daayo abbeyasha somalida gabdhaha iyo wilasha ma u sino ano waxbarsho jecla aa aabahy i diday ina heerka ka gaaro waxbarashadeyda❤❤
@idmanmaxamed3246
@idmanmaxamed3246 3 жыл бұрын
maasha allaah boqorad baad tahay aabbaha ayaa kuboqray illahay haku sharfo aabbe fiican baa kudhalay aabbe waa positive marka adiga negative ka iyo sensitive nimada makaa yeelayo illahay cumri dheer iyo cibaado suuban haidin siiyo adiga iyo dhamaan reerkaga
@Nuritahaji
@Nuritahaji 3 жыл бұрын
Your dad is the best Mnsha allah 🥰
@mirre199
@mirre199 3 жыл бұрын
Hi nora hye bbe
@kinhassan4426
@kinhassan4426 3 жыл бұрын
Masha Allah, tabaaraka Allah, Allah waalidkayaga ma cadaabo. Ameen🤲
@muntazhenna1746
@muntazhenna1746 3 жыл бұрын
Fartuun sister aniga aabahay markaan dhashay sidaas oo kale ayuu ufarxay labo neef oo walqalana waa laysameyay anigoo gabadhisi labaad ahaa. Alxamdulilaah isku qalbi weeye labodan aabo maaansha allaaah allaaah swt haynoo daayo waalidka♥️
@husseinkaskeeyofficial4316
@husseinkaskeeyofficial4316 3 жыл бұрын
Aabo hadalkiisa waa cajiib wlhida msh allah allow ku xafid aabo mcn..
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 жыл бұрын
Masha alah wa la ishelay ilen fartun kartidan iyo dhirinantan intay ka kentay an idhijiray ilen abo ayaba ah aftahan masha alah hurey usucda adi iyo ababa
@saidanur5534
@saidanur5534 3 жыл бұрын
U love your father God give you long life and healthy and happiness adeer big ❤ respect 🙏 ❤ 👏 🙌 💙 ♥
@maryamaabdi2242
@maryamaabdi2242 3 жыл бұрын
Fartuuushh please do reaction our legends Sharma boy &k'naan
@Nurta86
@Nurta86 3 жыл бұрын
Adeer Omar, Masha allah, long time wan kuxisey ❤️
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 жыл бұрын
FARTUUN PLEASE DO REACTION OUR LEGENDS K'NAAN & SHARMA BOY🌍🇸🇴🌎 SHARMA BOY TO THE WORLD INTERNATIONAL🔥🌍🔥
@paultwocock5421
@paultwocock5421 3 жыл бұрын
Sawirkii profil-ka waa badashay new style
@xudayfamahad552
@xudayfamahad552 3 жыл бұрын
Masha,allaah waa gabadh iyo aabo isdhalay oo saaxiibo ah oo aad isugu fiican
@simrancadey4453
@simrancadey4453 3 жыл бұрын
Abyo abahaga wuxuu ila eg yahay Sheikh tafsir inogu aqrin jiray masjidka Masha Allah 🥰🥰
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn 3 жыл бұрын
Sheikha gadh ma laheen miyaa 😂
@simrancadey4453
@simrancadey4453 3 жыл бұрын
@@MohamedOmar-nl2qn Mel kale ha ino rogin😂😂
@iqromohamet2466
@iqromohamet2466 3 жыл бұрын
Fartuun wllhi qof iga nasiib bdn ayaa thy Aabahaa ilhy haku xafido masha allah🥰🥰🥰🥰
@mohamedabdi4
@mohamedabdi4 3 жыл бұрын
Very confident dad Masha Allah
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 3 жыл бұрын
wiilkaas haduu gabadha si dhab ah ugu helay, yuusan ku mashquulin cayilkeeda , cayilka wax dhib malahan waa wax marwalbo la jari karo, lkn muhiimada waa ineey labadooda is fahmaan, iyo waxeey nolosha ka rabaan.
@munahassan5165
@munahassan5165 3 жыл бұрын
Aniga sxbke wuxu idhahaa is cayili 🤣🤣🤣 waa yab wlhi😭
@adiljb5943
@adiljb5943 3 жыл бұрын
Our queen 👑 duvet and her daddy🙏🙏
@faadnavip7956
@faadnavip7956 2 жыл бұрын
A very wise dad mashallah ilaahow ku dhaaf, I remember my aabo AUN
@kuseylamohammed2379
@kuseylamohammed2379 2 жыл бұрын
Aamiin byo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah. Your dad is amazing 👏 🤩
@umumaryam3033
@umumaryam3033 3 жыл бұрын
MashAllah. Abo and daughter beutifull relationship. Just to advice the young generation you should tresure your parents. Some people dont have their parents around and would wish to do good for them but they are not around. Bless you all may Allah protect fartuns dad. MashAllah
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 3 жыл бұрын
Aduunku waa ayame allow isku daaaa fartun iyo waalidked aniga mamaday mcn alle haw naxariisto iyo intii dhimatayba aabbahayna iguso duceeya labatan sano kabadan ayuu xanuusanyahay qalbiga igaso duceya 🥰🥰🥰🥰🥰🥰wixi alle no qoray sina naguma segayan allx kuwii qadarka raali ku noqdan allow naga yeel
@مريممحمد-ت1ز3ح
@مريممحمد-ت1ز3ح 3 жыл бұрын
u always make me smile luv🖤🖤🖤
@updynoorabdiqadir1283
@updynoorabdiqadir1283 3 жыл бұрын
Aabo cumar wlhi waa aaabo in lagu daydo mudan walal fartun waxan ku lyhy aabo ilaahy haku xafido love u all ❤❤😍😍
@pelaaragsan5693
@pelaaragsan5693 2 жыл бұрын
M.a aabayasha allaha no deysto aabahey wan jeclhy lashekeysigisa alxm illahow I deyso aamiin
@geenyofaysal4783
@geenyofaysal4783 3 жыл бұрын
Mashalah ur aabo is fuuny illhy haku dayo😩❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Aisha-qn5tx
@Aisha-qn5tx 3 жыл бұрын
Allah abayasha hano daysto inti dhimatyna allah haw naxaristo ❤️ manto kle 22/9 ayan abahy wayay ani😓 allow janadi ki geee
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 3 жыл бұрын
Allahuma amiin allah u naxaristo abayo
@farhiamusa5460
@farhiamusa5460 3 жыл бұрын
Fartuun masha Allah aabe iyo ilaahey swt ha idin xafido dhamaantiin 🤲🤲waan kahelaa sheekadiina🙏💜💜
@samiraabdi3776
@samiraabdi3776 3 жыл бұрын
Mashallah. Parents are blessings. Ilahay ha ku daayo! Your pops reminds me of my late dad! Plus! I was also born I SOS hospital on xamar!!
@kuseylamohammed2379
@kuseylamohammed2379 2 жыл бұрын
Masha Allah aabe macaan. Your dad is like🌼🌼❤️❤️
@shukriismail9920
@shukriismail9920 3 жыл бұрын
Marka arkay abaha naxaristisa abahey ayaa igu so dha cay abahey adunka ujecla asna adun ka oo ijeclaa Allah ha unaxaristo abe mcn 😅😅
@unique45016
@unique45016 3 жыл бұрын
MaaSHAALLAH you have a good dad
@saladohasan5844
@saladohasan5844 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakalah. Illahay ha inna xifdiyo. Jaceyl buuxa ❤
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 3 жыл бұрын
Barakallaah Adeer mcn waan kuu baahanahay inaad noo soo gudbiso aqoontaada iyo waaya aragtidaad🙏🏾❤️🙏🏾
@rammlasalah736
@rammlasalah736 3 жыл бұрын
😂wlhi hdanan xita videoyagaaga mrka daawananayn waa inaan comment kasii bixiya Love u hno qli🥰😊
@ismahandahir2179
@ismahandahir2179 3 жыл бұрын
Aabo nooso badi waan wadanaa adeer salaan qiimo badan naga gaarsii
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 3 жыл бұрын
masha allh aabe jire . fartuuney. video ayada aad aabo isla sameyneysaan soobadi waa ku heysanaa.. dhanka talooyinka , jaceylka. xulashada lamaanaha . adi barnaamijyo. farabdn. oo aad aabo. waaya aragnimadiisa inoooga faaiideyneyso . iyo maamo ba soobadi noo. . . quruxey. .. wa kaaga fadhinaa arimahaas. iyo kabadanba.
@Iqrujaadnaan
@Iqrujaadnaan 3 жыл бұрын
Wow fartuuun isbitaalka soos xaafadeena ayuu ku yaalaaa
@idilfarah9009
@idilfarah9009 3 жыл бұрын
Mashallah Fartuun I love you and your Aabo ❤️❤️
@idmanshariif3157
@idmanshariif3157 3 жыл бұрын
Abe aqli bdn waye mash allah allaha nooo deysto waa legend aqoonyahan ah indher garad ah mash allah masha allah
@MrMoe612
@MrMoe612 3 жыл бұрын
Maasha allah nice daddy allah kuu xafodo amiin yaa allah
@jhussain1507
@jhussain1507 3 жыл бұрын
Masha allah Fartun iyo abaheeda qurux badana qaabkay u shekeeysanaayan ilahayoow idiin xafiid masha allah saaid u qurxoontihiin
@mustafeahmed3020
@mustafeahmed3020 3 жыл бұрын
Okay good father. I have question sister, I saw tik tok called fartun with lot of your videos it's yours or fake ? Thanks
@ArmyGirLAmuu193
@ArmyGirLAmuu193 3 жыл бұрын
Mashallah welcome back fartuun iyo adeer🥰👏
@idilabdiqani6346
@idilabdiqani6346 Жыл бұрын
Masha alaaha fartuun aabaheeda ❤❤❤❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 ай бұрын
Aabahaa waa fariid. Allaha kuu daayo.
@firdausissa2366
@firdausissa2366 3 жыл бұрын
I love u r dad sis ❤😘😍 much love habibty😘😍❤🔥
@hooriyaosman5069
@hooriyaosman5069 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo, ilahey haku xafido Abo macaan. Naaiib aa lehaday abaayo oo waa iga naseeb badantahay ee xasuus badan la sameey💗
@hamdiali871
@hamdiali871 Жыл бұрын
Masha alllh allh ku xafido abahaaga abaayo❤
@sadiawarsame6116
@sadiawarsame6116 2 жыл бұрын
Fartuneey weey laa muuqstaa inaa tahay gabar Farxad ku soo kortay tahay masha Allah Aluhuma barikum ❤️
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 3 жыл бұрын
Me too furtun isku meel ku dhalanay mashallah 🆘 Hospital 🏥 dagmada Hurwaa Ex Control Balcad u u dhaw yahay qeeb School kana xanaanada walashey dhigan jirtay mashallah 😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nuuneyb1571
@nuuneyb1571 3 жыл бұрын
Mee too 🥰😅 2000
@ayaanissa8493
@ayaanissa8493 3 жыл бұрын
I love your dad🥺😍Allahuma Barikk 😍
@zahrahabarwa3322
@zahrahabarwa3322 3 жыл бұрын
Masha allah Abahaa allaha kuxafido ader gabadhaada allaha kuu xafiyo aduunyada qeyr isku waheshada aqirana jannada
@yasmiinmaxamud4228
@yasmiinmaxamud4228 3 жыл бұрын
Fartuun ilaahay abahaaa hakuuu daaayo mcnto
@ikhlaasnuur9754
@ikhlaasnuur9754 3 жыл бұрын
you're my favorite KZbin ❤❤
@idylmohamed8845
@idylmohamed8845 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalaah Allahuma baarik abo qosol fartun Allah ha ku daayo abaha.
@hassanibrahim1233
@hassanibrahim1233 6 ай бұрын
Waan jecelahay Aabaha ubadkiisa la saaxiiba maansha Allaah baan idinleeyay tusaale fiican
WAA MAXAY AABE DHIBKA HAYSTA?
13:24
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 109 М.
PRANK: HOOYO AFKAA CUNTO IGU SISAA
12:33
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 181 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 110 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
DOOD WADAAG: WAA ISKA CELIN #CENSUS2021 #AHRC
17:04
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 90 М.
Arooski Fartun Duvet iyo Abdinasir || Somali Reaction 9/10-24
17:14
Somali Reaction
Рет қаралды 32 М.
Meherkii Fartun duvet girl iyo Abdinasir || 2024-05-03
21:28
Somali Reaction
Рет қаралды 27 М.
PRANK DAGAAL ISKU BADALEY OO AAN KAGA XANAAJINEY HASSAN BEYLANI :
13:03
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 156 М.
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 118 М.
PRANK: HOOYO ANIGU MA JECLI MIDIBKA MADOOW
13:54
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 161 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY IYO MY RAJO
15:01
Fartun Happy
Рет қаралды 164 М.
NINKAYGA BAA CAGAHA KA GUBAY
13:36
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 46 М.
PRANK  HOOYO KA YAABIYAY
12:26
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 100 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 110 МЛН