ILA TALIDAAN DHIIGKAR BEE IGU KICISAY

  Рет қаралды 38,013

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Ай бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 117
@fatimaabdi1874
@fatimaabdi1874 Ай бұрын
Bari waa carafo halaga faidesto asxabta fartun kuwii acmashoda kor la yelo oo la aqbalo allh naga dhigo aamin ya rabbi🤲🏻🥺
@Haajira.raliyo
@Haajira.raliyo Ай бұрын
Amiin ya rabii
@ninaabdi2848
@ninaabdi2848 Ай бұрын
I think she’s having separation anxiety….i think she needs to get her own life let her habaryar live her life to the fullest
@maha9890
@maha9890 Ай бұрын
I think what you said about the girl with the dilemma about her aunt may be true. Maybe she does have feelings of envy or resentment and worries what place she will have in her aunts life once she marries. On the other hand these irrational feelings she has may be rooted in some trauma that she did not mention. Perhaps she has experienced the husband of a family member try to be inappropriate with her when she was young. These things do happen and influence our way of thinking. Either way, i think she needs to put her focus on the betterment of her own life and not concern herself with her aunt as she seems old enough to do so.
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 Ай бұрын
Qofkii koowaad waligay manoqon dhowr bari asago yalan dawan jiray😂 Caawa first time waaye aan first person noqdo
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Ай бұрын
Balan iiga qaad inad salaada ilaalineysid😭
@dhayiba5423
@dhayiba5423 Ай бұрын
Xaladaan Ana kujiro qof an mudo jacayl lajilayey ayaan Gooyay without reason qofna Asxabtayda kama uu garanayo isku wadana majogno bil kahor ayan sidan okle sameyay hadan Wan iskala hadlay rabbiyow ishiisa iga hay gabar iga wanagsana sii Ana midka wanagsan Amen
@Lyla-sb9hj
@Lyla-sb9hj Ай бұрын
Why ad u usameysay marka?? Adunka waxn sabab lahyn majirane
@aisha205
@aisha205 Ай бұрын
Ghosting kaas wu ka jira somalia ani waxan dhihi jiri hebelki koronta ku dhagtay yacni meel uu ka baxay ma aqaan halmar lee la waaya
@leylatiii
@leylatiii Ай бұрын
Ma qaldanid fartuney you gave her the best advice. It’s either of those two situations you suggested to her.
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 Ай бұрын
Jiro kasto qofka hadii aad her aad family is bartan Garten jiro ma qarsameso so qof ku rabo 1 mint kama maqnankaro jiradisa inaa la qebsato ayu jeclhy
@nazriinhusein4969
@nazriinhusein4969 Ай бұрын
Fartuunteyda Vidoe Gaga Marku Isoo Dhoco Wan Farxana ❤
@dahirali545
@dahirali545 Ай бұрын
Bingo! Great advise.
@aminomoha-is4od
@aminomoha-is4od Ай бұрын
Marwo fartun eid mubarkk🎉❤ wa adun habo yarihi nolosha lo quri la,yahay xage xogan zxp iyo walal bisinka 😊
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Ай бұрын
Eid Mubarak fartun💕💋
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 Ай бұрын
Nin ku jecel daqiiqad kaama maqnaanaayo qof hal bil ka Maqnaanaayo qof ku rabo maaha
@respect1587
@respect1587 Ай бұрын
Eid mubarek sistrey ❤
@BA-ys6yi
@BA-ys6yi Ай бұрын
Maxad nooga fogaatay manta, soo dhawaw 😂😂😂
@salmaabdikarim1589
@salmaabdikarim1589 Ай бұрын
Love you so much fartuun❤❤
@shugrishacnishacni2833
@shugrishacnishacni2833 Ай бұрын
Walaleshey waku jeclahay fartuney❤❤
@Fotballmo
@Fotballmo Ай бұрын
Farten talofiican manshallah allah caqliiga illahaay haku Barcelona habo❤
@fardowsoali4647
@fardowsoali4647 Ай бұрын
Anaa u horeyo❤
@NasteehaMuhammad-dg6kb
@NasteehaMuhammad-dg6kb Ай бұрын
Sifican ayaa yeeshe calosha ayaa xasinimo ugu buuxdaa 😂😊
@SAHRASHAAD-ci1mm
@SAHRASHAAD-ci1mm Ай бұрын
Fartuuney wllo talo naag weyn bad bixisaa mar walba❤❤❤❤❤❤❤
@wiilkahaada7
@wiilkahaada7 Ай бұрын
Hambalyo 400k fartuun duvet🎉❤😂
@sundusidiris1186
@sundusidiris1186 Ай бұрын
Guleyso macanto ❤fav KZbin fartun duvet
@msskiya3665
@msskiya3665 Ай бұрын
waa saxan tahay abayo❤ labo riisina keyn karto iney siqaldan ufikirtay iyo iney nin wax xun ulayimid
@pretygurl944
@pretygurl944 Ай бұрын
not really why would she asume such a crazy thing like that subhanallah she sounds like she is on her head 24/7 and have no grasp of reality whatsoever unless things happened wich she didn't enlighten its also haram to acuse someone of such a thing subhanallah!!
@faizamohamed5503
@faizamohamed5503 Ай бұрын
I totally agree with you fartun, I think there is more to the dilemma. She might had trauma from the past or encountered danger but if not she should stay away from her aunt.
@nastehamohamed3159
@nastehamohamed3159 Ай бұрын
Kibir iyo aqlaaq xuma kugu jirta😂😂😂 Astaqfurulah fartun imtixan ba tahay wlh waa sax qalbige mariid katahay hbo ine nolol samesato marabto waa xasidad😂
@Haajira.raliyo
@Haajira.raliyo Ай бұрын
Dilemma 2 gabadha warkeedu ma cadda warkeedana ha so cadayso coz aniga waa wareeray talow ma ninka bay damacday talow ma gurigaa lagaa burina after marriage bay is dhahday fartuuneeey abayo adiga iyo anagga (walal gang) assignment noo dirtay
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv Ай бұрын
Isoo duceeya asxbey
@user-qy7rz4xi5j
@user-qy7rz4xi5j Ай бұрын
first Person🎉😂
@ruwaydaruwayda7843
@ruwaydaruwayda7843 Ай бұрын
anyba cil igu dishy inta hdlka wdy wah dad nocs jiro acudu bilahi😮
@sihambarre3684
@sihambarre3684 Ай бұрын
Fartuuney ani ahanteda wkgu raacsanhy fikrdada gbrtaz neh sidaz u fikireyso Ilahy qalbigeda safi ha ugu dhigo
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Ай бұрын
Aada ayee ukhaladanatahay habaryartay ayee nolasha uquuren xaasidi wey ee qalab haiska dhaqado subaxnalah 😢
@sawdaacabdicali6961
@sawdaacabdicali6961 Ай бұрын
Exactly 👍cadowti nimo ma fiicno
@sareedo8184
@sareedo8184 Ай бұрын
Waxay ila tahay in wiilka gabadha wada socday in inank a hadii quransaar uu galay wuu xanuunsan yahay ee masij uqor oo xidhiidhi Allah ha caafiyo
@abdullahialli1150
@abdullahialli1150 Ай бұрын
Fartuun abayo waad iga qoslisay wlhi😂
@user-ov2nv8qu6i
@user-ov2nv8qu6i Ай бұрын
Fartuun
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 12 күн бұрын
Walaaleeey armaaad nasiib badan tahay oo qof xanuunsan rabi kaa hayo oo uu ku dililahaa dadku dhawaanahan way xanuunsan yihiine
@hayatttali
@hayatttali Ай бұрын
Inta fartun duvet pagkeda ku cusub 👋🏽 😂❤
@Naciimo433
@Naciimo433 Ай бұрын
Fartuuntyda dee waad naga raagty
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Ай бұрын
Walahy qof kujec wakhati kuma wayo marka ninkan isakad
@abdullahishhussein9759
@abdullahishhussein9759 29 күн бұрын
Yaasaam fartuun, sagal Waala heshay 😂
@user-mv6vk4ks1b
@user-mv6vk4ks1b Ай бұрын
Waad saxnthy abyo❤
@Hajar24787
@Hajar24787 Ай бұрын
Maya maku adkaanin talo ficn bad labadaba siisay ❤
@amiradheman8479
@amiradheman8479 Ай бұрын
@sihamfarah-vx5wm
@sihamfarah-vx5wm Ай бұрын
First 🎊 comment
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx Ай бұрын
Somalia mel dadka lagu xiro ba laga furay oo dhaqan celin ah ami lagu xiray maskin ka😂fartun ramadan Mubarak abyo ❤️🎀
@hibaaqahmed9099
@hibaaqahmed9099 Ай бұрын
Lol first thing I said when I clicked on your video is why are you so far away!? I’m squinting at my phone ee noo soo dhawoow please 😂
@onkod1040
@onkod1040 Ай бұрын
Number one 😂
@aishasaed4406
@aishasaed4406 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@CaishaSuudi-pp5ep
@CaishaSuudi-pp5ep Ай бұрын
F4 ahay iso duceeya❤😢
@samiiraabdi1327
@samiiraabdi1327 Ай бұрын
❤❤
@nyg1162
@nyg1162 Ай бұрын
Dilemma wa uxisney😍😍😍
@samiiraabdi1327
@samiiraabdi1327 Ай бұрын
❤❤❤
@shukrijimale6166
@shukrijimale6166 Ай бұрын
Asc abayo wan ku salamay abayo ❤
@samiiraabdi1327
@samiiraabdi1327 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiiraabdi1327
@samiiraabdi1327 Ай бұрын
❤❤❤❤
@sacdiyomuqtaar4892
@sacdiyomuqtaar4892 Ай бұрын
Uff xaasidnimo iyo daneystanini waye wlhi ciilaba I qabtay 😂😊
@fiifii8276
@fiifii8276 Ай бұрын
Illahow fartuun e Igu xanaaqin darbiga ka boodi laha😂 lkn I agree with you abayo she is selfish unless the man misbehaved with her
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Idildeeqa8
@Idildeeqa8 Ай бұрын
Fariid 🫶🏽😂
@user-nh7nk5wu3x
@user-nh7nk5wu3x Ай бұрын
Qof uk jogan wax waydiyo maka Haley halkan plz
@Aziiza_A
@Aziiza_A Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@rahmaawleed9367
@rahmaawleed9367 Ай бұрын
Ciid wanagsan
@rahmaawleed9367
@rahmaawleed9367 Ай бұрын
You have ready yes tell her move on
@user-gl6ni1bl2i
@user-gl6ni1bl2i Ай бұрын
Fartuun maybe gabadhu in iyadu ay rabto ninka and that's why she say habo ninkn lama rabo
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 Ай бұрын
gabdha 2 aad waba mid fidno soo wado naa wll ninka miya kamaseyreysa hdy habaryarta guri sameysanin ma aday waliged ku agfadhin lahyd inad ku faraxdid laraba guurka habaryarta wa khalad wuxu sheydaanka kaa dhaadhicinayo
@aminaomar6271
@aminaomar6271 Ай бұрын
Sagal sheekaded waxa ku jirto masayer, siday ku ogatay in uu la wareegayo habaryare. Sagal shaqayso mid kale raadi, ama noo sheeg waxa ni dhax maray ninka habo iyo adiga Sagal runta sheeg.
@sagalgacal2479
@sagalgacal2479 Ай бұрын
Hhhhhhh
@fofohassan3058
@fofohassan3058 Ай бұрын
😂😂
@queenliza596
@queenliza596 Ай бұрын
Asc fartuun duvet Wan ku salamay abayo waxan ku weydinaa Anoo somali joogo Sim card UK 🇬🇧 mahelaa
@Zusan15
@Zusan15 Ай бұрын
Haa anigaba jooga wiilka wllkay karkaygu somlia ku itacmala wathsap nuber
@AsAs-dx2yg
@AsAs-dx2yg 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Nadarey
@Nadarey Ай бұрын
Fartuun love you xapipti lkn snapka sooma jawabtid why😢❤
@naum644
@naum644 Ай бұрын
Second dilemma wlhi runtaad u sheegtay
@Naciimo433
@Naciimo433 Ай бұрын
Ta yar xaasid nimaa ka buuxda acuudu armuu i damcaa kula haa bilaa akhlaaq weeye
@faizabocorei1749
@faizabocorei1749 Ай бұрын
intee lakala xariiraa gabrtaan icawiya asxabt aad baan ugu bahnaaa
@Fatuush11
@Fatuush11 Ай бұрын
Instagram Ama Snapchat
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 Ай бұрын
Qalbi instagramkeeda ama snapkeeda meesha ku qoran
@cadnanfarax904
@cadnanfarax904 Ай бұрын
Apayo aniga waxan joga kenya waxan rabaa inan kaaqristo Sweden lacagna umaxaayo sithe waax yela apayo isheeg
@cadnanfarax904
@cadnanfarax904 Ай бұрын
I mean university level inan aqristo rabaa plz iso sheeg sithan wax yelo
@agentperish3414
@agentperish3414 Ай бұрын
Wax dhahi lahaa ina dhahadaa modaa fartuuney intaa qoralka aqriskiisa waday Ani canan aba waday 😂
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 Ай бұрын
Habaryarta seygeda wxa laga yabah inu kunqdo apti ficn qfa baranin se wxs ugu fikire
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 Ай бұрын
gabadhas waa xaasid wxey diideysaa habaryarteed iney nolol sameysato wx laga yabaa iney ninka ka heshay 😂😂 gabadha kale ninkaas kuma rabo katasho?
@user-hl5qd4uq7g
@user-hl5qd4uq7g Ай бұрын
Wan jeclahay bar mamijkan wlhi 😂 ilove you fartun walashey
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 Ай бұрын
asc abaayo mansha'llah ❤❤❤❤❤
@Siham726
@Siham726 Ай бұрын
Drawing living creatures is haraM
@Dhibic
@Dhibic Ай бұрын
Habaryarta cartoon ad soo gadatay mad umaleysay adba biri wad katagaysa hadad gursatide
@sihambarre3684
@sihambarre3684 Ай бұрын
mnta igu horeyso an arko dilemma sas mode ka kga qaldo 😂 kamsar calenta kgu kicisay qoftaz 😂
@salmaabdiadan5769
@salmaabdiadan5769 Ай бұрын
She's joules habaryateda oooh🙄 cadow uqorson waye
@ZuheylaMahamed-tw5ep
@ZuheylaMahamed-tw5ep Ай бұрын
Sibad Ila catowday walee😂😂😂
@sawdaacabdicali6961
@sawdaacabdicali6961 Ай бұрын
Step up app 😂challenge dhesha😭sasee u cadow daay
@rayanmohamed8269
@rayanmohamed8269 Ай бұрын
Kan kowad 3bil kadib kusolabte dagdagas inu gur yhy le umaleyna wa imade hora kaxnunsde macqul maha ani fikikeyga wasas😂😂
@naimaahmed3853
@naimaahmed3853 Ай бұрын
"Kibir"sidaad u tidhi😂😂 ciil baa iga qabtey anigaba habaryarteed ma inay ka quruxbadabtahaybay isu malayneysa ileen ninka inay is arkeenba may sheegine selfishnimo balaadhatey weeye hadanay ninka isla kulmine kala tag habaryarta xasidnimada dheh acudu bilaha😮
@FarxiyoMaxamed-s5j
@FarxiyoMaxamed-s5j 18 сағат бұрын
Qof bil kaa amusay jecel Kuma hayo ee wu ku lugoynoyaye kahar waqti kale ha isaga sii lumin
@aminapharah3906
@aminapharah3906 29 күн бұрын
1. Asc. personally , i say give benefit of doubt, and if he took toooo long to tell her, 🚩🚩 2. what you said lol KIBIIIRRR🚩🚩🚩🚩🚩🚩🚩🚩🚩🚩
@user-oj4ti3lf3i
@user-oj4ti3lf3i Ай бұрын
Sodhawaw hada kugu cusbahy
@FalastiinCabdullahi-ne7pp
@FalastiinCabdullahi-ne7pp Ай бұрын
Inoo guursady lagayaabaa abyo sbbto eh qofkujecel 1bil kamamaqnadeeen😢
@saidahashi9921
@saidahashi9921 Ай бұрын
Isku mid bn nahay 😢😂
@Qa.70
@Qa.70 Ай бұрын
Nin ayaa ayaan iga maqnaadey bil waa radiyaa farintayda waa la arkaa waa laga tagaa bil kadib ila soo hadlay waan xanuusanaa xbbt sorry oo hadaa xanuusnedna maxa hadlkyga iyo xnunka isku xirey wuxu igu dhahy inaa murugta kuu diidaye haha waxa ku dhahay ciyaara ku jirtaa qrxw maca salama calacal ilaa hadadn oo dhowr sano kasoo waregtay uu ka shalaaya inuu sidaa sameyey batatan maba isoo galaba nin maalmo iska amusnanaya
@nimca5728
@nimca5728 Ай бұрын
Naahoy ninka wuu kaadanaystaye kadanayso kumarabo niinkaan
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 Ай бұрын
That is selfishness
@Munayo12
@Munayo12 Ай бұрын
She might have a trauma from her childhood Alle ha caafiyo
@sagalgacal2479
@sagalgacal2479 Ай бұрын
Sagal wey qaldntahy marka horey maxaa uga galey guurka habriyarteeda oo guurso u dhaheesa mid kale calfkeeda ha u dayso mise ninka adiga damcdey
@HodancaliCilmi
@HodancaliCilmi Ай бұрын
Walkisa ku dhe waxan raba ina so ego i ge
@munamire9656
@munamire9656 Ай бұрын
Gadadha sowaydi maxa shakiga keenay mudamcay xisaabta mayada iskugaysatey nalasosocdsii fartuuney sheeko qabay bay soqorte please nososheeg
@sahraosman4298
@sahraosman4298 Ай бұрын
Waaruntaada waa qalad hadii aadkafikirto lacalla bisinka lkn ani waxan kafikiray ninkani billoo marhore tan hadlaysa soomaray kadib inta is fahmi waayeen kuxumayn Aykabaqaysaa???? Tanyari wallaahu Aclam fartun dufed kujecliyaaaa!!!!!! ?????
XABADKA IGA DHACAY AMUU IGU NACAA?
12:12
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 29 М.
DILEMMA: SAAXIBTEY IYO NINKEYGA TOLOO MA I QAYAMOOYAAN?
11:54
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 54 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
PRANK || GABADH AYAAN  UBALAMIYAY KASHKA XANAAQ IYO FADEEXAD…
11:42
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 153 М.
7DAY HADII AAD SAMEYSO WAXA HALEYSA JAWAB FICAN
8:02
Team rajo
Рет қаралды 21 М.
QISOOYIN CAJIIB AH
12:44
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 36 М.
NAXDIN: HOOYADAY WIILKA MA DHALIN ANIGA AA DHALAY
14:28
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 49 М.
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 117 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН