EP11| 2023 dabiicadahan nabad galyee | shakhsiyada daciifka ah. ضعف الشخصية

  Рет қаралды 56,920

Nazreen zallah

Nazreen zallah

Күн бұрын

Пікірлер: 187
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur Ай бұрын
Ani shaqsiyad daciif leeyahay raalina kama ihi😢😢😢😢😢😢
@user-uz8pr5yi1x
@user-uz8pr5yi1x 8 ай бұрын
Raaligalinta allah ku dadaal taas ayana bos walbo ad jeceshahay aduun iyo aakhiro lagu gaara
@munobashiir8825
@munobashiir8825 8 ай бұрын
2024 go aan waan qaatay Illhoow igu garab gal 😢❤
@Iqramalyun
@Iqramalyun 2 ай бұрын
Amin yaarabi
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 2 ай бұрын
1 baqashada 💔 2 goan la,aanta😭 3 qof la heli karo 💔 4 haa iyo Hye da badan💔 5 dulqadka bila xududa 💔 6 inad dadkle waxtarto 💔 7 kalsooni la,aan💔 8 codkar inanu ahay 😭 9 dadka ina kasbato 😭 Kwrn intaasba qofka leh Insha allh Waan iska bedli 😢
@nazreenzallah
@nazreenzallah 2 ай бұрын
In aad ogtahay dhibaatooyinkaa ayaa xalka badhkeed ah wlal waadka guulaysan insha allah marba hadii aad ka warqabto imika❤️
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 2 ай бұрын
@@nazreenzallah jazakallah qaliyey waxbadan ka faiide ilaahi waxan kaga barya aduunka naxariis akhirana jano 🥺🤲
@ConfusedCrescentMoon-ml9dg
@ConfusedCrescentMoon-ml9dg 2 ай бұрын
Walhi gabadhaan azaxptyda waa ku soo xiraa🎉
@user-zz4mg1yz5i
@user-zz4mg1yz5i 27 күн бұрын
Ajar ayaad ka heleysaaa❤❤❤
@annaahmed2564
@annaahmed2564 5 ай бұрын
.masha Allah xabiibtii jzklq qofkast waxaa isku masha quuliyaa I aan rekayaga ka dhigo happy all time marka wax fican oo wanaagasa baan kaa faaideysto qaaliyeey thanks for sharing. Qaaliyeey
@ranialaurrent1234
@ranialaurrent1234 8 ай бұрын
aniga ayay waxs oo dhan ii haystan wlhi stress sahida wn ka qaday intan qalbiyada dadka aan ixtiramo dhawrayay ayan qalbigygi iyo nafsadaydi ku wayay ciid waar ii haysana ay jiiriin mxd igu cawini karta si nafsadaydi iga luntay aan iso ceshado wll qali😥😥
@somaligamerfreefire
@somaligamerfreefire 5 ай бұрын
ILAAHI U TUKO UNA USHEEGO DAMBIYADAA SAMEYSAY IYO ISTUQFAAR SAMEEY KADIB , U BARI INUU NOLOSHA KUU TOOSIYO BAS , HA USHEEGIN DHIBKAA SOO MARTAY AMA NOLOSHA RAFAADKEEDA , ISAGA NAFTAADA KAA YAQAANA ISAGANA OG WAXA FARXAD KUGU AH IYO WAXA MURUG KUGU AH MARKA ILAAHI UDHAWOOW WADADA HAKUU TOOSIYEE INSHAALLAH
@nacnacadam8198
@nacnacadam8198 Ай бұрын
Thanks walaal ❤❤❤❤❤❤❤
@user-om8ks9mh1i
@user-om8ks9mh1i Ай бұрын
Mnsha Allha❤❤❤❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 22 күн бұрын
Masha Allah
@user-dz7wl3kd6z
@user-dz7wl3kd6z 9 ай бұрын
Waxaabad moodaa in aad aniga iga hadlayso subhaanallah caadooyinka aad sheegtay iyo dhibaatooyinkoodaba waan arkay lkn insha allah 2024 waxbaan ka qaban doonaa jasakallah ❤❤❤
@zahinaismail
@zahinaismail 3 ай бұрын
Anixata ❤
@naphizaahmad1599
@naphizaahmad1599 3 ай бұрын
Sidaas ban ahay ma jiraa wax aadan badashay oo ma ku guuleysatay
@shukriyaabdalla663
@shukriyaabdalla663 7 ай бұрын
Mashaa Allah
@khadanmohamut2747
@khadanmohamut2747 8 ай бұрын
Manzha alllaH wlhi aniga ayaad iga hadshay waxan dareema murug badan mana aqan sii aan uga bixi laha iso duceeya in alle iga dulqado😢
@axlaamismahaan3389
@axlaamismahaan3389 8 ай бұрын
Al baqara aqriso😢
@user-kz1sp4tx9n
@user-kz1sp4tx9n 8 ай бұрын
Wlhi wax badan baan ka lahaa dabeecadaahaan lkn markaan dhameyste video anoo halmar bootinin dhameeye waa igu socde waxaan dareeme inaa hurdada ka kacay aad kolsooni buuxdaa dareemay wlhi thanks ❤plz video ga xigo beenta sida la iskaaga jaro ku soo xiji 😅
@user-qg6tj6rw1c
@user-qg6tj6rw1c 3 ай бұрын
Waad mahad santahey wll
@user-dv2ze4ux6h
@user-dv2ze4ux6h 7 ай бұрын
Nasreen wllo aniga miya iga hadlaysa waligaye qof waliga maya ma odhan haye haa waxanan ahaye thanks you wllo
@fardowsaabdulkadir4388
@fardowsaabdulkadir4388 8 ай бұрын
Dabeecadahaas Aad kaso hadashay aniga ayaaa lahaaan jiray lkn hada waan jojiyy oo nftyda io hooyadey cid aan aheyn uma dulqaato umanna samro alx qof waliba siduu yhy ayaan ku ixtirama ayaganna kama sugo ixtiraam Sanad ka hor ayaana ogaaday muhiim in aysan aheyn inan dadka udulqaaato oo usamro😊
@Malyun578
@Malyun578 7 ай бұрын
Aniga ayey ihaysataa
@arle691
@arle691 9 ай бұрын
Mahadsanid, Alle hakaa abaal mariyo sidaad wax badanoo na anfacaya mar walba noola wadaagto
@nazreenzallah
@nazreenzallah 8 ай бұрын
Mahadsanid wlaal araale .🙏
@ZakariyaZaki-yi4wf
@ZakariyaZaki-yi4wf 3 ай бұрын
Yes it you
@user-nw8pp7ni4x
@user-nw8pp7ni4x 4 ай бұрын
Masha allah ❤
@Naiimayyy
@Naiimayyy 3 ай бұрын
M. a😍💕
@user-bg9np4ry8g
@user-bg9np4ry8g 4 ай бұрын
Mahadsanid abaayo waad idhiiri galisay horay u soco❤❤❤❤
@LakiAbdiwali-ex2no
@LakiAbdiwali-ex2no 4 ай бұрын
Mahadsnid abyo❤️‍🩹💞
@Adelina24244
@Adelina24244 8 ай бұрын
I hope I can improve my somali with your videos ❤❤ JazakAllahu Khayr
@abdullahimohamed4006
@abdullahimohamed4006 7 ай бұрын
À vrai dire, j’ai beaucoup appris de votre leçon et je suis entièrement d’accord avec vous. Nous avons besoin de plus de personnes comme vous.
@mahicharhabib9594
@mahicharhabib9594 3 ай бұрын
Moi aussi
@MabsuudAwfaarax-yg2nc
@MabsuudAwfaarax-yg2nc 7 ай бұрын
Maansha allah
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 9 ай бұрын
mashalaah jasakalaahu kher
@user-lx2rd1rb4j
@user-lx2rd1rb4j 8 ай бұрын
Masha Allah
@aminaali-yp9nc
@aminaali-yp9nc 4 ай бұрын
Intaas ba wan leyahay 2021 Ila iminka go'aan bn qadan la ahay malin walba go'anban qataa mana shaqeeyo😢😢😢😢😢
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 8 ай бұрын
Wlley waxaadba moodaa inaad aniga iga hadlayso ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo hadalkaagan dahabka kaqaalisan oo qalbiga taabanaya waxaan ilaahay karajaynayaa dabiicaadka xun ee naftayda iyo shaqsiyadaydaba hoos udhigaya inuu iga tirtiro shaksi adagna markii loobaahdo allaha naga dhigo😊
@user-qe7hk2hb1l
@user-qe7hk2hb1l 8 ай бұрын
Caqliga Alle ha ku barakeeyo
@user-wl3ej7it1j
@user-wl3ej7it1j 8 ай бұрын
😍mahadsanid
@Sinaibrahim00
@Sinaibrahim00 7 ай бұрын
Waxa is mooda in aniga iga hadlayso . Kolay 2024 wax badan ayaan ka baran dona 80% dabeecada aniga le . Ilahay dabecadeena ha noo wanaajiyo Thnks sis❤
@Ruwaida.Abdullahi
@Ruwaida.Abdullahi 9 ай бұрын
Jazakallahu kheyr hppti❤❤
@user-rm8zs1rc9u
@user-rm8zs1rc9u 7 ай бұрын
Maanshalla❤❤❤❤
@user-qn9wt9st1w
@user-qn9wt9st1w 8 ай бұрын
Thanks my sister❤
@ShushuAxmed
@ShushuAxmed 3 ай бұрын
Mahdsanid hppti ❤wn kurajesaa farxad ❤bdn
@hiboahmed8208
@hiboahmed8208 8 ай бұрын
Runti waxa shagysay odan really runta waye wanka kumahdsantahy wll 🥰💕💯
@khadijahassanibrahim4697
@khadijahassanibrahim4697 9 ай бұрын
This podcast really made my night thank you sis❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 8 ай бұрын
Thank u so much wllo🧡🙏
@Paxton.11
@Paxton.11 9 ай бұрын
I followed ur Google podcast also I wanna support u at KZbin. I subscribed ur channel because u deserve it. keep it up nazreen
@nazreenzallah
@nazreenzallah 8 ай бұрын
Am really appreciating it thank you so much wlaalo💛🙏
@user-nq2wn2li7v
@user-nq2wn2li7v 8 ай бұрын
Thanks sister
@rowda318
@rowda318 8 ай бұрын
شكرا جزيلا
@adaancaafimaxamed1273
@adaancaafimaxamed1273 8 ай бұрын
23:09
@zamiiramohaindho7913
@zamiiramohaindho7913 8 ай бұрын
Mashllh wllo wa runta ❤
@ciisefaarax3656
@ciisefaarax3656 8 ай бұрын
aad baa u mahad san thay wllshey 🙏🙏
@Qofnaba.
@Qofnaba. 9 ай бұрын
Ku mahadsanid walshay nazreen casharka qimaha badan ee aad nala wadaagtay, runtii aad bay muhiim u tahay in anu ka ogaano dhinaca lidata ee shaqasiyadaheenu leeyiin.
@nazreenzallah
@nazreenzallah 8 ай бұрын
Mahadsanid wlaalo mohmed🙏
@Kingsbezaani
@Kingsbezaani 9 ай бұрын
Tnks wllo jasa,Aslakalaah
@nuraakhadar7813
@nuraakhadar7813 8 ай бұрын
yaa rabi qorshayasha iyo go aanka aan qaatay 2024 ilahayow igu garab gal
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 7 ай бұрын
Aamiin🤲
@hodan5734
@hodan5734 9 ай бұрын
Masha’allaah tabarkallaah
@Naema_tunio
@Naema_tunio 7 ай бұрын
Mashalah nazreen saalax allah ha ku barakeeyo❤
@user-vf8zb8dw4f
@user-vf8zb8dw4f 8 ай бұрын
Illhy garaadkaga haku barakeeyo ❤
@user-ij2ww3to8c
@user-ij2ww3to8c 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal aad baan ugu faaiday
@nimcodayr8457
@nimcodayr8457 9 ай бұрын
Maaha allah waxbadan ayaaan ka fa,iiday
@user-bn4mg1pb2z
@user-bn4mg1pb2z 9 ай бұрын
Mahadsanid in bdn qaali dumar❤🤍💯
@niciimarooraaye6921
@niciimarooraaye6921 9 ай бұрын
Masha allah afsoomaali tafatiran iyo erayo isku mida hadana kala mida oo isku meel u socda waa waxaan podcast kaaga ku arkay allahuma barik ilaahay hakuu barakeeyo cilmigaaga, balaaqadaa iyo xikmada ilaahay kusiiyay
@HaawoMohamed12
@HaawoMohamed12 8 ай бұрын
Aniga aya iga hadashey abyo naftayda dadka kale aya ka hor mariyaa marwalbo
@fatimahassanbashle2168
@fatimahassanbashle2168 9 ай бұрын
Mahadsanid wllo❤🎉😊
@morganjamac5054
@morganjamac5054 8 ай бұрын
Wll Nasriin Waxaan helay chanalkan xilga aan u baahna Insha Allah coming 100k🎉 Waan kugu sii hambalyeynaya waad gaari donta
@nasraibrahim4637
@nasraibrahim4637 4 ай бұрын
Allahaau akbar maanta waxaa ogaaday inaa shaqsiyad daciif leeyahay😢
@nasraibrahim4637
@nasraibrahim4637 4 ай бұрын
Balan waaye inaa is badalaaaaa😂😊
@user-tx5wy6tc2s
@user-tx5wy6tc2s 2 ай бұрын
​@@nasraibrahim4637 inshallah ku dar wll wax walbe gacataday ku jiraan alle tala Saro usaajod oo bari alle
@SahroMaxamed-ri1fp
@SahroMaxamed-ri1fp 9 ай бұрын
Wow mash allah❤❤
@hafsaseid
@hafsaseid 7 ай бұрын
Ma.❤
@waanochanl1002
@waanochanl1002 9 ай бұрын
Mahadsanid wll
@abdullahimohamed4006
@abdullahimohamed4006 7 ай бұрын
You sound very intelligent 👌.
@user-ih9wf6xz2v
@user-ih9wf6xz2v 9 ай бұрын
Mahadsanid wll siyabaha looga hortagikarona inoo soosheeg
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 9 ай бұрын
Jizaakilaah kheyr.
@nadiadiamond231
@nadiadiamond231 8 ай бұрын
Ani wa iga hadashay wa inan is badal degdega sameya😢
@aymanabdiaxmed2961
@aymanabdiaxmed2961 2 ай бұрын
Dabecadaha aad kashekeyneyso intabadan aniga leh ❤waabal nafteyda ka qadey inan joojiyo dabecadas aan nafteyda ku arkey thnkz xbbti nazrina🎉❤ 2024❤
@mohayaasir1812
@mohayaasir1812 9 ай бұрын
Manshallah
@mssfatima1996
@mssfatima1996 9 ай бұрын
Thanks sister ❤
@apdirahmanhajii2768
@apdirahmanhajii2768 9 ай бұрын
Amazing
@IbrahimAhmed-qf7wo
@IbrahimAhmed-qf7wo 9 ай бұрын
Masha alah
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 8 ай бұрын
Mashaa Allah congratulations
@jaabirabdirxaman
@jaabirabdirxaman 9 ай бұрын
mahadsanid walaal.
@kumeelgaadh3438
@kumeelgaadh3438 8 ай бұрын
Illahay hakaa abaal mariyo khayr badan, Odhaahyadan ay ku duugantahay, aqoonta, aftahanimada, gudbinta ee aanu bilashka ku helnay, adoo geliyey wakhti iyo fekerba
@user-ht9kc7tl5x
@user-ht9kc7tl5x 8 ай бұрын
Mahadsanid abaayo ❤️
@naiima-dn5uy
@naiima-dn5uy 5 ай бұрын
Badankooda dabecadahan wan leyayhay Mahadsanid walalo waxbadanba maanta ka bartay jasaka Allah ❤
@dodoali2911
@dodoali2911 7 ай бұрын
Aad baad umahadsanthy abaayo makula soo xiiiri karaa wxaan ubaanahay inaan shaqsiyadayda dhiso
@aishohajihussein3
@aishohajihussein3 9 ай бұрын
Huray u soco abyo mcn m.a❤
@Naima______12326
@Naima______12326 4 ай бұрын
❤❤
@nimcoahmed6490
@nimcoahmed6490 9 ай бұрын
Proud of you sister❤️
@maxdar11
@maxdar11 8 ай бұрын
Wlaahi dabeecada 1aad 100% waan leeyey immaka waan fcnay mar waxaa jirtay habeen mooyee maalin aanan socon jirin
@Dsaxan
@Dsaxan Ай бұрын
Abowe aniga hda ah my caawin karta mxd kaga gudubtey adu
@maxdar11
@maxdar11 Ай бұрын
@@Dsaxan waxa ugu muhiimsan ee lagu daweeyaa waa dhaqaalaha waa inaad hanti samaysaa yacnii lacag waa aragtidayda dad badan wax kale ayey sheegaan.
@Dsaxan
@Dsaxan Ай бұрын
@@maxdar11 kkk gabar bn ahy lacagtu intey iga imaan
@Dsaxan
@Dsaxan Ай бұрын
@@maxdar11 thnkz abowe wd ku mhdsnthy fikirkaaga
@maxdar11
@maxdar11 Ай бұрын
@@Dsaxan kkk dumarka ayey u fududay inay lacag sameeyaan wakhtigan
@bushra445
@bushra445 8 ай бұрын
Thanks abayo
@shiikedhallahow7046
@shiikedhallahow7046 8 ай бұрын
Thanks 😊
@user-uz8pr5yi1x
@user-uz8pr5yi1x 8 ай бұрын
Raligalin aadana lama gaaro
@user-oi5ik6uq2u
@user-oi5ik6uq2u 2 ай бұрын
الله يحفظكى اختي
@user-ki4zl4mi7n
@user-ki4zl4mi7n 8 ай бұрын
Mshadsanid walaashay😢 dabeecadahaas kuli waan leeyahay sanadkan ayaana iigu danbaysa insha allah mshadsanid khyr allaha ku siiyo
@aliabdullahi6170
@aliabdullahi6170 9 ай бұрын
Qodobka kowaad waxaan isku Arka dhawaanahan Waagii hore bashaash baan ahaa
@aichaawil5569
@aichaawil5569 8 ай бұрын
M2 wlhi 2022-2023 ayaan isku arkay markan la kulmay dad aan isleyahay wey xunyihin
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 9 ай бұрын
1/9 alhmdullh I’m proud of myself 🐣♥️♥️♥️
@hanimaxmuud5885
@hanimaxmuud5885 9 ай бұрын
Ma ❤
@XafsocltisaaqXafsocltisaaqnuur
@XafsocltisaaqXafsocltisaaqnuur 2 ай бұрын
Madsandid wllo nazren allah hakushafro❤❤❤❤❤🎉
@IdilShirwa
@IdilShirwa 8 ай бұрын
I wish I knew this before wallahi 😢
@user-hx6wx9lx9i
@user-hx6wx9lx9i 9 ай бұрын
Mahadsanid wll cawan kugu cusbahay waxaanan rajay naya in aan in badan kaa faiidi doono I a
@shud600
@shud600 2 ай бұрын
Waa igaso daahday walashey ❤
@faaisoabdulqaadir2018
@faaisoabdulqaadir2018 8 ай бұрын
Thanks abyo❤❤❤
@ismahaanosmaan2187
@ismahaanosmaan2187 9 ай бұрын
Thanks abaayo ❤😊
@zakoagas
@zakoagas 9 ай бұрын
Thank you so much 🙏❤🎉
@legendy2343
@legendy2343 6 ай бұрын
WAXBADAN BAA FAAIDAY
@hafsakhalif5629
@hafsakhalif5629 8 ай бұрын
Videogaagu dheeraa bal iskuday inaad soogaabiso o ad sharaxaada yarayso.Taas waa ra,yigayga
@niciimarooraaye6921
@niciimarooraaye6921 8 ай бұрын
Podcast baa la yidhaaa waxa loogu talo galay sharaxaad dheeriya oo macluumaad badan laga faa.ido. Ta kale 35 maba dheeraa podcast yada qaarbaa 1 saac 2 saac macluumaadyo lagaga hadlaa
@user-dz7wl3kd6z
@user-dz7wl3kd6z 8 ай бұрын
Podcasts ka intan lagama yareeyo wlaal qaarbaa hal saac la dhagaystaa oo waxa loogu tala galay in aqoonta qofka wax lagu kordhiyo. Sharaxaada gaaban waxa ka fiican sharaxaada dheer oo waa sababta loo yidhi podcast.
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 9 ай бұрын
Thanks inaa Aniga hadaloosid cml
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 7 ай бұрын
Qodobka 1 unban leeyahy dhaxgalka bulshada plz sen isaga jiraaa
EP12| Qaybteena caruurnimo| inner child| الطفل الداخلي.✨
39:47
EPO10: Way kuu hagaagaysaa ilaahay idamkiisa| Xasuusin iyo xasiloni.
13:00
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 48 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
Episode 15: Kalsoonida Nafta| Self-Confidence |Kabasho|
32:15
Hamda Hussein
Рет қаралды 97 М.
EP19| Talooyin gabdhaha quseeya.🌸
10:11
Nazreen zallah
Рет қаралды 34 М.
Hal Shay Keliya La imoow | Waxaad Helaysaa Waxkastood Rabto!
9:18
Shukri Dhool
Рет қаралды 1,3 М.
Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!
21:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 92 М.
Shahaadooyin ka qiimo badan kuwa ay jaamacadu bixiso
8:55
Mubarak Hugur
Рет қаралды 39 М.
EPO1 Raali-galinta dadka! |Xasuusin iyo xasilooni.
14:00
Nazreen zallah
Рет қаралды 16 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 48 МЛН